en
Feedback
Warka

Warka

Open in Telegram

Wararka iyo warbixinada somaliya

Show more
6 902
Subscribers
No data24 hours
-367 days
-5630 days
Posts Archive
Warka
6 902
Faahfaaahin Waxaa faahfaahin laga helayaa weerar #madaafiic ah oo saacadihii lasoo dhaafay ay ciidamada AS ku garaaceen, #Eleboorka magaalada #Baydhabo oo ay saldhig ku leeyihiin ciidanka #Xabashida Itoobiya. Waxaa weerarkaasi lagu #dilay ugu yaraan 3 askari oo #Itoobiyaan ah, halka lagu #dhaawacay 1 mid kale.

Warka
6 902
15 ruux ayaa ku nafwaayay Tiro kalana wey ku dhaawacmeen camaliyad nafhurnimo ah oo lagu weeraray xarunta Iskool Bulisiyo ee degmada Xamar Jajab magaalada Muqdisho

Warka
6 902
Warka Saaka AS ayaa #weeraro ku qaaday, #fariisimaha ay askarta #Dowladda ku leeyihiin degmada #Afgooye iyo degaanka #Sabiid oo ka tirsan gobolka #Sh_hoose. AS sido kale waxeey weerareen #xeryaha ay askarta #Xabashida Itoobiya ku leeyihin degmada #Diinsoor iyo degaanka #Awdiinle ee duleedka magaalada #Beydhabo, iyo saldhigga #askarta dowladda eey ku leeyihiin degaanka #Guufgaduud_Buurey ee isla duleedka #Beydhabo.

Warka
6 902
Asallamu caleykum Jimco wngsan, maanta waa jimco digriga alle ama xuska alle aan badino sida adkaarta maalinlaha ah iyo ducooyinka kale, Waxaa ku jiro saacad la yiraahdo, saacatu ijaabo, saacadaas in alle ku waafajiyo ayaa laga yaaba, marka ducada hala badiyo Yaan la hilmaamin Suurada "suuratul kahfi" Inaad aqrisato, ajir weyn ayeey leedahay, waxaana la socdo ineey suno tahay oo waxyaabo badan kaa difaaceyso Aduun iyo aaqiro

Warka
6 902
Taliska ciidanka ATMIS ayaa soo saaray bayaan eey ku cadeeyeen ineey baneeyeen saldhiga ciidan soo duulayaasha ah eey ku laha
Taliska ciidanka ATMIS ayaa soo saaray bayaan eey ku cadeeyeen ineey baneeyeen saldhiga ciidan soo duulayaasha ah eey ku lahaayeen KUDHAA, jubooyinka.

Warka
6 902
Sarkaalkan ayaa kamid noqday ciidanka iyo saraakiisha lagu dilay weerarki maanta ka dhacay iskool bolisiya ama xerada dowladd
+1
Sarkaalkan ayaa kamid noqday ciidanka iyo saraakiisha lagu dilay weerarki maanta ka dhacay iskool bolisiya ama xerada dowladda ee General Kaahiye

Warka
6 902
AS ayaa sheegtay masuuliyada qarax ka dhacay iskool polisiiya, halkaas oo aheyd xarun lagu qoraayey ciidanka pooliska dowladd
AS ayaa sheegtay masuuliyada qarax ka dhacay iskool polisiiya, halkaas oo aheyd xarun lagu qoraayey ciidanka pooliska dowladda somaliya, qaraxa ayaa waxaa ku dhintay saraakiil iyo askar dowladda ka tirsan iyo kuwa isku diyaarinaayey ineey ku biiraan dowladda oo safaf dhaadheer ugu jiray xerada banaankeeda. Waxii kuso korho @wararka2

Warka
6 902
Faahfaahin Warar dheeri ah ayaa kasoo baxayo #Dagaal saaka ciidamada AS ay ku qaadeen #xerada Kufaarta Xabashida #Itoobiya ee degmada #Diinsoor Waxaa halkaas ku baqtiyey 1 askari oo Itoobiyaan ah, Halka uu ku #dhaawacmeen 2 askari oo Itoobiyaan ah kale ah.

Warka
6 902
Warka saaka 1. Wararka ka imaanayo degmada #Beledweyne, oo ka tirsan gobolka #Hiiraan, ayaa sheegayo in #AS eey ciidanka #dowladda labeegsadeen #qarax. qaraxa ayaa lagula #eegtay meel fariisin u ah #ciidanka dowladda oo ay ku leeyihiin #Buundada_weyn ee magaalada #Baladweyne, waxaana ku dhaawacmay 1 askari oo Booliska ka tirsan, kaasi oo lagu magacaabo #Cabdi_Gashiin. 2. Wararka ka imaamayo Gobolka Bakool ayaa sheegayo in habeenkii xalay #dagaal saf ballaaran ah ku qaadeen #saldhiga iyo #fariisimaha askarta dowladda ee degmada #Xudur, waxaa halkaas ku #dhintay 1 askari oo lagu magacaabo #Maxamed_Saneey, Halka eey 7 askar kale ah ku #dhaawacmeen. 3. AS ayaa shalay #dagaal culus ku qaadeen #xerada askarta Kufaarta Xabashida #Itoobiya ee degmada #Bardaale, waxaa ku dhaawacmay 2 askari oo itoobiyaan ah, waxaa halkaas ku gubtay hal gaari oo Uuraal ah. 4. AS ayaa saaka #dagaal culus ku qaadeen #xerada askarta Kufaarta #Xabashida Itoobiya ee #degmada #Diinsoor. 5. AS xalay #dagaal ku qaadeen xerada askarta dowladda ee #Maaya_Fuulka magaalada #Baydhabo. 6. Waxaa #Faahfaahin dheeraad ah laga helayaa #kamiin AS u dhigeen ciidanka dowladda Kenya ee ka dhacay #duleedka deegaanka #Fiinow ee hoostaga degmada #Lafeey, ayaa waxaa ku baqtiyey 5 askari oo #Kufaarta Kenya ah oo #sarkaal ku jira. Waxaa ku #Dhaawacmay 10 askari oo isla Kufaarta #Kenya ah.

Warka
6 902
Faahfaahin Dagaalki shalay Gariile ka dhacay ee ciidanka dowladda lagu riiqay ayaa dhimashaad waxeey gaartay ilaa 36 askar ah Halka dhaawaca u gaaray 21 askar ka tirsan ciidanka dowladda, dagaalka waxaa lagu furtay ilaa 31 qoryo kala duwan iyo zaadka militeriga. Dagaalka ayaa imaaday kadib marki ciidanka dowladda eey dhaqdhaqaaq ka sameeyeen duleedka Ceeldheer. Waxii kuso kordho @wararka2

Warka
6 902
Daawo: Taxanaha Bakool- Qeybta 06-aad oo ah Tan Ugu Dambeysa- Magaalada Biyooley. Warbaahinta islaaamiga ah ee Al-Furqaan. Waxaad Muuqaallaada kala socon kartaa baraheena Internet-ka Telegram: https://t.me/+pP2ccL9-cN8wZDhk Website-ka: https://radiofurqaan.info/

Warka
6 902
Hadaad is weydisay, maxuu diirada saarayaa? Maxaa lagu falanqeynayaa barnamijka cusub? Gorme la bilaabayaa? Iyo suaalo badan oo madaxaaga ka guuxaa, ku dhageyso qeybtaan gaaban!

Warka
6 902
Idaacada islaamiga ah ee andalus ayaa bilowday podcast, waxeey kusoo gudbin doonaan dhamaan aaladaha laga dheehdo podcastiyad
Idaacada islaamiga ah ee andalus ayaa bilowday podcast, waxeey kusoo gudbin doonaan dhamaan aaladaha laga dheehdo podcastiyada kala duwan Si aad u hesho linkiyada Raac linkiga hoose 👇👇👇👇👇👇👇

Warka
6 902
War Cusub Dagaallo #culus oo lagu jabiyay askarta #dowladda ayaa maanta ka dhacay degaanka #Gerile oo dhaca duleedka degmada #Ceeldheer ee gobalka #Galgaduud. Qasaaraha #dhimasho ee ciidanka dowladda ayaa sii caga cageynayo 17 askari oo dhamaam lagu #dilay dagaalladaan kuwaas oo 12 kamid ah meydadkooda looga cararay #goobta #dagaalka, halka lagu #dhaawacay 21 kale Waxii kuso kordho @wararka2

Warka
6 902
Manta deegaanka LAFEEY hala xifdiyo, waayo dagaalo kala duwan ayaa lagu qaaday. Gobolka Mandheera sido kale #dagaal culus ku qaadeen #xerada Kufaarta #Kenya ee deegaanka #Fiinow ee hoostaga degmada #Lafeey. Dagaalka #kadib waxey ciidamada AS duleedka deegaanka #Fiinow kamiin ugu dhigeen #kolanyo Kufaarta Kenya khasaara xoogan oo #dhimasho iyo #dhaawac ah ayaa gaaray kufaarta. Goobta Kamiinka uu ka dhacay waxey Kufaarta Kenya kaga #carareen 3 Baqti oo kala ah #Sarkaal ciidan, #Dhaqtar iyo #askar. AS ayaa ka furtay qaniimo, oo kala ah, 2 Qori hal bistoolad iyo agabyo kale oo kuwa ciidanka ah Waxii kuso kordho @wararka2

Warka
6 902
Warka Gudaha Maxaa Cusub AS ayaa #dagaal culus ku qaadeen #xerada askarta Kufaarta #Kenya Kenya ee deegaanka loo yaqaano 50-ka. AS ayaa #dagaal culus ku qaadeen xerada Kufaarta #Kenya ee degmada #Lafeey. Sido kale, Mandheera waxey AS #dagaal culus ku qaadeen #xerada askarta kufaarta #Afrikaanta ee deegaanka #Dhamase ee hoostaga degmada #Lafeey. Dagaalka inta uu socday waxaa gubtay #teendhooyin kufaarta uga dhisnaa #gudaha xerada. Dagaalka waxaa ku #dhaawacmay waa 2 askari oo #Kufaarta Kenya ah. Mandheera #dagaal kale oo culus ayeey AS ku qaadeen #xerada ciidanka #Saliibiyiinta Kenya ee deegaanka #Sheekh_Barow ee hoostaga degmada #Lafeey.

Warka
6 902
Faahfaahin Waxaa faahfaahin dheerad laga helayaa duqeymo loo geystay garoonka diyaaradaha ee deegaanka Awdiinle oo hoostaga Baydhabo. Sida lagu waramaayo waxaa qasaaraha kamid ahaa, dhaawac soo gaaray mid kamid ah xubnaha qaramada midoobay oo ku sugnaa garoonka. Walee ilka yaxaas hoos ayeey ka xiriiraan, cadowga somaliya itoobiya iska fiirineysiine, yaa idiin maqan, waa kaas xubno ka tirsan qaramada midobay dhex ordayaan itoobiyaankii dhulka xooga ku heystay. Inta dhoohan alle nagama dhigo. Waxii soo kordho Ha moogaanin @wararka2

Warka
6 902
Qaar kamid ah dadkii xabsiga #Buula_xaaji laga soo badbaadiyey ayaa u mahadceliyay AS, ayagoo sheegay in aad loo ciqaabay intii eey xabsiga dowladda eey ku jireen, ciqaabaha la marsiiyey ayaa waxaa kamid ahaa in qaarkood dhabarka laga jabiyey, in bac madaxa loo galiyey oo neefta loogu celiyey, marna ceeji iyo garaacid la iskugu daray. Ciqaabta noocaan ah ayaa waxaa baray gaalada cadaanka ah iyo kuwa deriska ah, ciqaabta noocaan ah ayeey gaalada u adeegsadaan ineey ku qasbaan qofka inuu qirto inuu AS yahay. Waxaa jirto in dad badan eey horey uga marqaati kaceen dhibaatoyinka iyo xadgudyada ka jiro xabsiyada gaalada iyo gaalo raacyada. Xabsiyada dowladda, waxaa lagu soo ciqaabaa qof walbo oo laga shakiyo, iyadoo loo fiirinayo qabiilka, inta badan xabsiyada waxaa lagu dhibaateeya qabaailada yar yar iyo kuwa aan awooda badan ku laheyn gaala raacyada. Marqaati dadkii #Buula_xaaji laga soo furtay ayaa kugu filan, dad masakin ah in sidaas loo ciqaabo oo loo dhibaateyo, waa wax laga naxo, bal dhageyso hadalkooda

Warka
6 902
#Warka Dibada Dana Stroul, oo hore u ahaan jirtay sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka difaaca Mareykanka, ayaa ka digay in kaydka gantaalada wax-ka-hortagga eey gabaabsi ka yihin Yahuuudda. Dowladda Yahuuudda ayaa wajaheyso tartan adag oo ka dhan ah waqtiga si ay u soo ceshato sahaydeeda ka hor inta aysan dhammaan. “Arrinta hubka Israa’iil waa mid halis ah'' Haddii Iran ay ka jawaabto weerarka Yahuuudda, oo XisBllh ay ku biirto, difaaca cirka ee Yahuuudda waa loo baqaa Maraykanku ma sii wadi karo taageerada joogtada ah ee Yukreeyn iyo Yahuuudda si isku mid ah. Taas macnaheedu waxa weeye in gantaalada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Xisblh ay shaqadoodii qabsanayaan. Waxay u socdaan inay faarujiyaan nidaamyada difaaca hawada intii suurtagal ah ka hor weerarka ugu weyn ee Yahuuudda wajaheyso. Waxii kuso kodho @wararka2