en
Feedback
Warka

Warka

Open in Telegram

Wararka iyo warbixinada somaliya

Show more
6 902
Subscribers
No data24 hours
-367 days
-5630 days
Posts Archive
Warka
6 902
Dowladda Itoobiya waxeey leedahay, waxaan sameysanay #ciidamo_booliis ah oo ilaaliyaha #xeebaha, kuwaasoo la sheegay iney ka
Dowladda Itoobiya waxeey leedahay, waxaan sameysanay #ciidamo_booliis ah oo ilaaliyaha #xeebaha, kuwaasoo la sheegay iney ka #hortagayaan dembiyada #biyaha ka dhaca, waa arin fajac iyo layaab ah, biyaha waxa laga ilaalinayo ameey somali yihin. Tallaabadan ayeey qaadeysa itoobiya, iyadoo wali uu jiro muranka ku aadan MoU_ga itoobiya eey la saxiixatay ninka lagu magacaabo #Muuse_Bixi, Damaca Itoobiya ee la xiriira #qabsashada badda Soomaaliya ayaa ah mid wali taagan, oo eeysan marna ka laba labeyneen. Itoobiya ayaa damaceeda ugu weyn yahay ineey qaadato bada Waqooyi galbeed somaliya, sida Berbera ama Seylac. Itoobiya oo damaceeda kol hore ahaay ineey badda ka hesho hobyo, muqdisho ama kismaayo ayaa ku hungowday, kadib markii maar lala laqsiiyey ciidankeeda, eeyna aragtay indha run ah, weeysayna meel eey ku harsadaan, ayaa lug uga baxay konfurta Somaliya, kolkaan waxeey u jeesteen ineey badda ka xoogan Somali Waqoyi, markaan waa markoodi, maar qiiceeyso haka kacdo itoobiyaanka dushiisa. Xal kale ma jiraa?

Warka
6 902
Fatxullaahi Golan, oo ahaa madaxa mucaaradka dowladda turkiga, ayaa ku #dhintay gobolka #Pennsylvania ee dalka #Maraykanka.
Fatxullaahi Golan, oo ahaa madaxa mucaaradka dowladda turkiga, ayaa ku #dhintay gobolka #Pennsylvania ee dalka #Maraykanka.

Warka
6 902
Repost from Warka
Kusoo biir Kanaalka Cusub ee wararka Caalamka Gaar ahaan bariga dhexe si gaar ah aan u soo galin doono http://t.me/soomaaliya3

Warka
6 902
Hanad Cabdi Muuse oo ahaa sarkaal 2xidigle ah ayaa waxaa dilay ciidan ka tirsan kuwa sirdoonka, kuwaas oo rabay ineey lacag baad ah ka qaadaan musqul uu gurigiisa ka dhisanayey. Sheeko ayaan maqli jiray oo aheyd, gabar iyo wiil walaalo ahaa ayaa cunto la iskugu dari jiray, gabadhii ayaa cuntada boobi jirtay, maalinti dambe ayuu dhahay, hooyo cuntada gooni iigu gur aniga, weey iga boobta heblaayo, kadib ayaa gooni loogu riday, markiiba saxanki gabdaha wey boobsiisay, markaas ayuu yiri, hooyoy arag, waxeey igu heyn jirtay ayeey isku heysaa! Hada dadka shacabka waxeey ku heyn jireen ayeey isku haayaan, waa sidaas maalin walbo askari ayaa askari kale baad ku dilaa, waayo waxuu u bartay inuu dadka baado, kane asiga baada qaadan jiray, tuug tuug ma xado ayaa u shidan. La arki doonee!

Warka
6 902
Warka manta AS ayaa xalay #weeraro safballaaran ah waxa ay ku #qaadeen, xeryaha ay askarta #Ugandheeska ee qeybta ka ah shisheeyaha kusoo #duulay dalka iyo kuwa Dowladda Fedaraalka ku leeyihiin, #garoonka magaalada #Baraawe, degaannada #Buurcolow, #Ambareeso, iyo degmooyinka #Jannaale iyo #Buulomareer oo dhammaan kawada tirsan gobalka Shabellada hoose

Warka
6 902
Warka Maanta AS ayaa #xalay dagaal culus ku qaadeen #saldhiga ciidanka dowladda ee degmada #Awdheegle. AS ayaa xalay #dagaal culus ku qaadeen #saldhiga dowladda ee degmada #Waajid. Askar ka tirsan ciidanka #itoobiyaanka ayaa dhexda u galay baabuur u rarnaa dadka #somaliyeed ee itoobiya dagto, "#somaligalbeed", ciidanka ayaa #boobay waxii alaab ahaay ee somalida u #rarnaa. #Dagaal u dhaxeeyey askar ka tirsan ciidanka #Puntland ee kala ah #PSF iyo #PMPF ayaa saaka wuxuu ka dhacay gudaha magaalada #Boosaaso kasoo geystay #khasaaro.

Warka
6 902
Faahfaahin 8 askari #Burundeys ah ayaa ku #dhintay weerarkii ciidamada huwanta soo qaadeen, dagaalka oo cuslaa, ayeey jihaadiyiinta AS waxeey isku heleen #Yaaqle oo ah duleedka degmada #Balcad ee gobolka #Sh_dhexe

Warka
6 902
Kusoo biir Kanaalka Cusub ee wararka Caalamka Gaar ahaan bariga dhexe si gaar ah aan u soo galin doono http://t.me/soomaaliya3

Warka
6 902
War cusub Degaanka #Yaaqle ee dhaca duleedka degmada #Balcad, waxaa maanta ka dhacay #dagaallo 3 jeer lagu jabiyay ciidanka #Burundi iyo kuwa #Dowladda oo is #garabsanaya. #Dagaallada ayaa yimid kadib markii ay ciidankaan #huwanta ah isku dayeen iney soo #weeraraan goobo ay ku sugnaayeen ciidamada AS, balse muddo 3 jeer ah ayaa la #jabiyay iyagoo ku hungoobay #damacii ahaa ineey meesha la #wareegaan. Waxii kuso kordho @wararka2

Warka
6 902

Warka
6 902
Hada ka dib wararka Caalamka kale, marka laga reebo wararka somaliya Kala soco πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ t.me/soomaaliya3 Kusoo biir Kanaalka Cusub

Warka
6 902
AS ayaa xalay weeraray #xerada askarta #ciidanka dowladda ee #Koonfur_galbeed ay ku leeyihiin degmada #Diinsoor ee gobalka Baay iyo #saldhigga ay askartaasi sameysteen degaanka #Goofgaduud_Buurey ee duleedka magaalada #Beydhabo.

Warka
6 902
Qarax ay AS ayeey ka #fuliyeen gudaha magaalada #Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada_hoose, Qaraxa waxaa ku #dhaawacmay 5 askari oo katirsan #Sirdoonka maamulka la baxay #Jubbaland, kuwaas oo uu ku jiray #taliye_unug, Waxaa sido kale #qarax kale oo isla xalay ka dhacay magaalada #Beydhabo lagu #beegsaday askarta #maamulka la baxay #Koonfur_galbeed.

Warka
6 902
Wararka saaka Faahfaahin Waxaa xoga #dheeraad ah laga helayaa weerar #jidgal ah oo saacadihii lasoo dhaafay askarta #Kenya lagula beegsaday, degaanka #Finnow oo hoostaga degmada #Lafeey ee gobalka Mandheera oo kamid ah dhulka kenya xooga ku heysato. Tirada #dhimashada ee weerarkaas ayaa #gaartay 8 askari oo Kenyan ah, halka #dhaawacana uu maraayo 10 kale, waxaana intaa dheer oo ay #ciidamada AS ayaa weerarkaasi kusoo #furteen 2 qori, #bastoolad, iyo #agabyo kale oo millatari.

Warka
6 902
Maamulka islaamiga ah ee degmada Saakow ayaa gubay waxyaabo dhacay oo ciidanka Xisbada ay kasoo uruuriyeen degmadaas iyo deegaanno hoosyimaada.

Warka
6 902
Wafdi ka socda Dalka Masar ayaa kusoo wajahan magaalada Muqdisho, xilli ay sii xoogeysaneyso xiisadda kajirta gobolka Geeska Afrika.

Warka
6 902
Repost from N/a

Warka
6 902
Alkataaib ayaa baahisay sawirada Dagaalkii Gerile ee duleedka #Ceeldheer Ma aragtay sawirada Ka soo daawo qeybta sawirada, πŸ‘‡
Alkataaib ayaa baahisay sawirada Dagaalkii Gerile ee duleedka #Ceeldheer Ma aragtay sawirada Ka soo daawo qeybta sawirada, πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

Warka
6 902
Muxuu ka dhiganyahay dilka 62 sana jirka Afartanka sano taagnaa goob dagaal? (Warbixin). Muxuu ka dhiganyahay dilka 62 sana jirka Afartanka sano taagnaa goob dagaal? (Warbixin). Inkastoo Yahuuddu caan ku tahay sirdoon heerkiisu sarreeyo ayna haysato imkaaniyaat casri ah oo Mareykanka iyo reer Yurub ay ku qalabeeyeen haddana waxay qiratay in dilka Yaxye Sinwaar uu ahaa wax aan la qorshayn oo si lama filaan kedis ah udhacay. Afhayeenka ciidamada 'Israa’iil' Daniyel Haagari wuxuu sheegay in aysan ogayn in uu Sinwar goobta ku sugnaa illaa ay markii dambe ay askartu meydkiisa ay ka dhax heleen dhismihii lagu dagaallamay. Sinwaar wuxuu u dagaallamay si halyaynimo leh illaa daqiiqadihiisii ugu dambeeyey isagoo xataa isku dayay inuu diyaaradda aan duuliyaha lahayn (drone) ku weeraro loox alwaax ah oo gacantiisa ku jiray taas oo muujinaysa sida uu ugu kalsoon yahay geeridiisa shahiidnimo. Muuqaal kooban oo maamulka Yahuudda uu faafiyay ayaa muujinayay hal adeyga Yaxye,runtii muuqaalka ayaa dhan kale urogay ujeedkii ay Sahaayinadu ka lahaayeen faafintiisa wuxuuna muslimiinta iyo caalamka xorta ah tusiyay halyaynimada hoggaamiyihii muqaawamada reer Qaza. Sannado ka hor ayuu halyey Yaxye Sinwar sheegay inuu jecel yahay in la dilo oo uu u dhinto shahiid ahaan halkii uu ka dhiman lahaa si caadi ah, isaga oo doorbidaya geerida dagaalka wuxuu caddeymihiisa ku xoojiyay in waxa kaliya ee cadowgiisu sameyn karaan ay tahay in ay dilaan iyagoo adeegsanaya diyaarado sida F16 balse aysan isaga taas wax ka aheyn waxa uu dhibsanayana ay tahay in uu udhinto cudur sida Covid19 oo kale. Yaxye Sinwaan wuxuu ahaa geesi aan la loodi karin oo fagaarayaasha ka caddeyn jiray in uu doonayo Shahaaddo Allane waa u aqbalay ducadiisi. Siwaar inta badan noloshiisa wuxuu kusoo qaatay ciidanimo,halgan,jihaad iyo imtixaan, wuxuu ahaa 62 sana jir 40 sano wuxuu taagnaa goob dagaal 22 sano wuxuu aha maxbuus ku jilbaha xiran xabsiyada Yahuudda. Yaxye sidaas ayuu ku ahaa dagaal huriye aan weligiis nabad helin, oo sidee nabad ku helayaa ruux laheysto dhulkiisa iyo Muqadasaadkiisa?. Hogaamiyeyaal badan oo ka mid ahaa Muqaawamada Falasdiin ayaa horey loo dilay laakiin taas waxba uma dhimin oo waxaa halkiisi kasii socda halganka ka dhanka ah Yahuudda. Dilka hoggaamiyaasha muslimiinta waxba uma dhimo halganka, sanaddii 2011 Mareykanka ayaa dilay Sheekh Osaama Bin Laden oo ahaa halyeey umadeed,istish-haadka sheekha kadib waxaa dhacay futuuxaad waaweyn jihaadiyiinta ayaana ku xoogeystay caalamka Islaamka. Alsinwaar wuxuu dunida macsalaameeyay iyadoo ehelkiisa iyo dadkiisa ay feenanayaan wuxuushka Yahuudda oo ah wacallada reergalbeed ee mandiqadda,wuxuu katagay duni dulmigo meel sare gaaray,dad kuwii ugu dhowaa ee umadda Milyaarka ayaa khudlaamiyay oo hortooda lagu dilay isaga iyo 40,400 oo dadkiisa reer Qaza ah. W/Q Eng. Kurtun Xasan