en
Feedback
Smart Crypto

Smart Crypto

Open in Telegram

Your gateway to the latest in cryptocurrency! πŸš€πŸ”Ή News & Updates πŸ”Ή Market Analysis πŸ”Ή Investment Tips πŸ”Ή Educational ContentJoin us and stay ahead in the crypto world

Show more
1 674
Subscribers
No data24 hours
-47 days
-2130 days
Posts Archive
Waxaan muqal ka diyaariney Sida suuqa cryptocurrency $50 Loogu maalgashto kasoo daawo πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://vm.tiktok.com/ZMBvU9fSn/

Waa kaan muqaalkii aan ka sameyney 3 qalad oo ay galaan dadka kucusb suuqa Cryptocurrency https://vm.tiktok.com/ZMB7pr1xH/

Asc asxaabta halkaan kujirto beri hadi alle idmo waxaan soo gudbin doona 3 qalad oo ay sameeyan dadka kuscub Cryptocurrnecy Muuqalkaas waxaan soo dhigi doona tiktok Smartcrypto πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://www.tiktok.com/@smartcrypto.so?_t=ZM-8vq2NU4caUX&_r=1

$95k Bitcoin
$95k Bitcoin

Bitcoin 94k πŸ˜πŸ„
Bitcoin 94k πŸ˜πŸ„

Sui Makaqabsatay ?
Anonymous voting

Muuqal ayaa jira aan ka ssmeyey sideen coinka sui uga sameyey $100 oo faaido ah kasoo daawo linkigaan πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://vm.tiktok.com/ZMB7Nkobc/

Muuqal ayaa jira aan ka ssmeyey sideen coinka sui uga sameyey $100 oo faaido ah kasoo daawo linkigaan πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://vm.tiktok.com/ZMB7LsG7M/

Sui coin ayaa weekan dhaqaaq aan caadi ahayn Ka oo kasoo dhaqaaqay From $2.09 ilaa aw hada gaaray $3.578 celcelis ahan waxaw
Sui coin ayaa weekan dhaqaaq aan caadi ahayn Ka oo kasoo dhaqaaqay From $2.09 ilaa aw hada gaaray $3.578 celcelis ahan waxaw dhaqaqy in ku dhaw 69% Mudo 6 beri ah πŸš€ Kawrn hadi marki aw marayey $2.09 aad galin lahyd $100 maanta waxaad heli lahyd $171.2 oo waxaad dib kugu soo noqon lahaa 71% lacgt aad galisey Taas macnaheeda waxay tahay fursadu halamar ayay kusoo martaa re ka faaideyso

Sui πŸ‘€πŸ‘€ πŸš€
Sui πŸ‘€πŸ‘€ πŸš€

Sui πŸ‘€
Sui πŸ‘€

#BITCOIN wuxuu ka sarre maray Amazon iyo Silver marka la eego qiimaha suuqa (Market Cap)! πŸš€
#BITCOIN wuxuu ka sarre maray Amazon iyo Silver marka la eego qiimaha suuqa (Market Cap)! πŸš€

BTC $94K Weli Fursad aad uwayn ayaa wadada kuso jira βœ…οΈ
BTC $94K Weli Fursad aad uwayn ayaa wadada kuso jira βœ…οΈ

πŸ“Š SUI – 24 Saac Falanqeyn πŸ’° Qiimaha Hadda: $2.89 πŸ“‰ Isbeddelka 24h: +29.24% πŸ“ˆ Qiimaha ugu sarreeya: $2.95 πŸ“‰ Qiimaha ugu h
πŸ“Š SUI – 24 Saac Falanqeyn πŸ’° Qiimaha Hadda: $2.89 πŸ“‰ Isbeddelka 24h: +29.24% πŸ“ˆ Qiimaha ugu sarreeya: $2.95 πŸ“‰ Qiimaha ugu hooseeya: $2.65 πŸ“Œ Falanqeyn Kooban: SUI wuxuu kordhay 29.64% 24-kii saac ee la soo dhaafay. Kororka waxaa gacan ka geystay xiisaha sii kordhaya ee memecoin-yada. Suuqa guud ee crypto ayaa sidoo kale muujinaya koror.​ ⚠️ Fadlan si taxaddar leh ula soco isbeddelada suuqa ka hor intaadan go'aan maalgashi gaarin. #SUI #CryptoUpdate #24hStats #MarketReview

πŸ“Š XRP 24 Saac Falanqeyn πŸ•’ Last 24 Hours Update πŸ“ˆ Qiime Hadda: $2.24 πŸ”Ό Kordhinta: +7.69% πŸ“Š High: $2.25 πŸ“‰ Low: $2.08 πŸ“Œ S
πŸ“Š XRP 24 Saac Falanqeyn πŸ•’ Last 24 Hours Update πŸ“ˆ Qiime Hadda: $2.24 πŸ”Ό Kordhinta: +7.69% πŸ“Š High: $2.25 πŸ“‰ Low: $2.08 πŸ“Œ Sababaha Kororka Qiimaha: Koror ka yimid xiisaha maalgashadayaasha Warar la xiriira hagaajinta xaaladda sharci Suuq firfircoon & kalsooni soo korodhay ⚠️ Fadlan si feejigan ula soco isbeddelada suuqa kahor intaadan maalgashi sameynin. #XRP #CryptoNews #Falanqeyn #DhacdooyinkaMaanta

BTC Waxay Gaaraceysa $90k + Waxay ka dhiganatahay in suuqi dib uso laba kacleeyey βœ…οΈ
BTC Waxay Gaaraceysa $90k + Waxay ka dhiganatahay in suuqi dib uso laba kacleeyey βœ…οΈ

Yaa diyaar u ah inuu barto sida lacag looga sameeyo Crypto?
Anonymous voting

Maalqabeenka Elon Musk ayaa xaqiijiyey in Internet-kiisa aan xadka lahayn uu gaadhay Soomaaliya, ka dib markii ay maanta ruqs
Maalqabeenka Elon Musk ayaa xaqiijiyey in Internet-kiisa aan xadka lahayn uu gaadhay Soomaaliya, ka dib markii ay maanta ruqsadsiisay DFS. Starlink oo ah internet aan xadlayn oo ku shaqaynaya bad iyo berri ayaa la filayaa in uu cidhiidhiga isgaadhsiineed ka saaro dalka.