Smart Crypto
Открыть в Telegram
Your gateway to the latest in cryptocurrency! 🚀🔹 News & Updates 🔹 Market Analysis 🔹 Investment Tips 🔹 Educational ContentJoin us and stay ahead in the crypto world
Больше1 674
Подписчики
Нет данных24 часа
-47 дней
-2130 дней
Архив постов
1 674
Waxaan muqal ka diyaariney
Sida suuqa cryptocurrency $50 Loogu maalgashto kasoo daawo 👇👇👇
https://vm.tiktok.com/ZMBvU9fSn/
1 674
Waa kaan muqaalkii aan ka sameyney 3 qalad oo ay galaan dadka kucusb suuqa Cryptocurrency
https://vm.tiktok.com/ZMB7pr1xH/
1 674
Asc asxaabta halkaan kujirto beri hadi alle idmo waxaan soo gudbin doona 3 qalad oo ay sameeyan dadka kuscub Cryptocurrnecy
Muuqalkaas waxaan soo dhigi doona tiktok Smartcrypto 👇👇👇
https://www.tiktok.com/@smartcrypto.so?_t=ZM-8vq2NU4caUX&_r=1
1 674
Muuqal ayaa jira aan ka ssmeyey sideen coinka sui uga sameyey $100 oo faaido ah kasoo daawo linkigaan 👇👇👇
https://vm.tiktok.com/ZMB7Nkobc/
1 674
Muuqal ayaa jira aan ka ssmeyey sideen coinka sui uga sameyey $100 oo faaido ah kasoo daawo linkigaan 👇👇👇
https://vm.tiktok.com/ZMB7LsG7M/
1 674
Sui coin ayaa weekan dhaqaaq aan caadi ahayn Ka oo kasoo dhaqaaqay From $2.09 ilaa aw hada gaaray $3.578 celcelis ahan waxaw dhaqaqy in ku dhaw 69% Mudo 6 beri ah 🚀
Kawrn hadi marki aw marayey $2.09 aad galin lahyd $100 maanta waxaad heli lahyd $171.2 oo waxaad dib kugu soo noqon lahaa 71% lacgt aad galisey
Taas macnaheeda waxay tahay fursadu halamar ayay kusoo martaa re ka faaideyso
1 674
1 674
#BITCOIN wuxuu ka sarre maray Amazon iyo Silver marka la eego qiimaha suuqa (Market Cap)! 🚀
1 674
📊 SUI – 24 Saac Falanqeyn
💰 Qiimaha Hadda: $2.89
📉 Isbeddelka 24h: +29.24%
📈 Qiimaha ugu sarreeya: $2.95
📉 Qiimaha ugu hooseeya: $2.65
📌 Falanqeyn Kooban:
SUI wuxuu kordhay 29.64% 24-kii saac ee la soo dhaafay.
Kororka waxaa gacan ka geystay xiisaha sii kordhaya ee memecoin-yada.
Suuqa guud ee crypto ayaa sidoo kale muujinaya koror.
⚠️ Fadlan si taxaddar leh ula soco isbeddelada suuqa ka hor intaadan go'aan maalgashi gaarin.
#SUI #CryptoUpdate #24hStats #MarketReview
1 674
📊 XRP 24 Saac Falanqeyn
🕒 Last 24 Hours Update
📈 Qiime Hadda: $2.24
🔼 Kordhinta: +7.69%
📊 High: $2.25
📉 Low: $2.08
📌 Sababaha Kororka Qiimaha:
Koror ka yimid xiisaha maalgashadayaasha
Warar la xiriira hagaajinta xaaladda sharci
Suuq firfircoon & kalsooni soo korodhay
⚠️ Fadlan si feejigan ula soco isbeddelada suuqa kahor intaadan maalgashi sameynin.
#XRP #CryptoNews #Falanqeyn #DhacdooyinkaMaanta
1 674
BTC Waxay Gaaraceysa $90k +
Waxay ka dhiganatahay in suuqi dib uso laba kacleeyey ✅️
1 674
Maalqabeenka Elon Musk ayaa xaqiijiyey in Internet-kiisa aan xadka lahayn uu gaadhay Soomaaliya, ka dib markii ay maanta ruqsadsiisay DFS.
Starlink oo ah internet aan xadlayn oo ku shaqaynaya bad iyo berri ayaa la filayaa in uu cidhiidhiga isgaadhsiineed ka saaro dalka.
