en
Feedback
Smart Crypto

Smart Crypto

Open in Telegram

Your gateway to the latest in cryptocurrency! πŸš€πŸ”Ή News & Updates πŸ”Ή Market Analysis πŸ”Ή Investment Tips πŸ”Ή Educational ContentJoin us and stay ahead in the crypto world

Show more
1 674
Subscribers
No data24 hours
-47 days
-2130 days
Posts Archive
$130k jidkeeda waa lahayaa βœ…οΈ
$130k jidkeeda waa lahayaa βœ…οΈ

BITCOIN $126K
BITCOIN $126K

Cashirkii kowaad ee coursada free ga ah waa diyaar

Ugu Danbeyn Bitcoin Ayaa sameysatey Al time High Cusub ayada o gaartey saaka $125k
Ugu Danbeyn Bitcoin Ayaa sameysatey Al time High Cusub ayada o gaartey saaka $125k

Coming $123k Bahadhaan Meel ayay noo wadaa cawa πŸ™
Coming $123k Bahadhaan Meel ayay noo wadaa cawa πŸ™

Qalbiga sidaan Ayuu iska jecel Yahau lkn markasta saan ma ahanayo Dulqaad ayuu rabaa πŸ€ͺ
Qalbiga sidaan Ayuu iska jecel Yahau lkn markasta saan ma ahanayo Dulqaad ayuu rabaa πŸ€ͺ

BTC Hadda Ayay joogta $121k suuqine wa wax kaleynaa
BTC Hadda Ayay joogta $121k suuqine wa wax kaleynaa

Free Cryptocurrency Course Ayaan Wada diyaarinteeda Taas oo aan ugu talagaly Qofkasta oo jecel barashada suuqaan inaw barto weliba si free ah oo aan lacag ahayn Marabo in qof somaliyeed aan Koorsadaan lacag kasiiyo 100% waa free

Free Cryptocurrency Course

Free Cryptocurrency Course

πŸš€ Bitcoin ayaa haatan ka sarre maray Amazon qiimeynta suuqa guud! πŸ“Š Bitcoin ayaa u muuqaata inay Xajisaneyso inay gaarto Ka
πŸš€ Bitcoin ayaa haatan ka sarre maray Amazon qiimeynta suuqa guud! πŸ“Š Bitcoin ayaa u muuqaata inay Xajisaneyso inay gaarto Kaalinta koowaad mustaqbalka dhow. πŸ₯‡πŸ”₯ #Bitcoin #Crypto #Future

BTC ayaa cawa joogta $120k+ taas waxay saameyn ku yelane dhamane coinska macquulk ah haba u badnaadan Alticoins
BTC ayaa cawa joogta $120k+ taas waxay saameyn ku yelane dhamane coinska macquulk ah haba u badnaadan Alticoins

🚨 Top 10 Token Unlocks in October 2025 🚨 Bisha October 2025, waxaa furmi doona qaar ka mid ah token-yada ugu waaweyn suuqa
🚨 Top 10 Token Unlocks in October 2025 🚨 Bisha October 2025, waxaa furmi doona qaar ka mid ah token-yada ugu waaweyn suuqa crypto. Waa dhacdo saameyn weyn ku yeelan karta qiimaha iyo dhaq-dhaqaaqa suuqa. πŸ”“ Token Unlocks Schedule 🟠 Aster (ASTER) – $503.58M (4.00%) – 5 October πŸ’§ Sui (SUI) – $180.40M (0.57%) – 1 October 🌌 Plasma (XPL) – $90.06M (0.89%) – 25 October πŸŸͺ STBL (STBL) – $81.05M (2.31%) – 16 October πŸ’Š pump.fun (PUMP) – $54.82M (1.00%) – 14 October ⚫ Ethena (ENA) – $51.23M (0.63%) – 2 October πŸ”— LayerZero (ZRO) – $49.23M (2.47%) – 20 October βšͺ Aptos (APT) – $47.96M (0.96%) – 12 October 🟣 Zora (ZORA) – $41.94M (10.00%) – 23 October πŸ”΅ Arbitrum (ARB) – $37.71M (0.93%) – 16 October πŸ“Š Token unlocks sidaan oo kale ah waxay abuuri karaan cadaadis iibin (sell pressure) ama fursado cusub oo maalgashi. πŸ‘‰ Ka fiirso jadwalka, qorshee, oo joogso feejignaan!

Bitcoin Ayaa Hada u muuqata Mid Sameyneysa Soo Laabasho Kadib Marki week hore ay gaartey $109k Ayada oo manta la joogo 02.10.
Bitcoin Ayaa Hada u muuqata Mid Sameyneysa Soo Laabasho Kadib Marki week hore ay gaartey $109k Ayada oo manta la joogo 02.10.2025 waxay kor u dhaahfatey $119k

Ma xiisaynaysaa memecoin tradingβœ…πŸ’Έ ?
Anonymous voting

Dsbeecada suuqan ayaab ah Malinba meel Maanta BTC $116k
Dsbeecada suuqan ayaab ah Malinba meel Maanta BTC $116k

Subax wanagsan Asxaabta Sharafta leh πŸ‘‹

Weli Sidaan Meeqo Mar ayay kuhu dhacaday πŸ€ͺπŸ€ͺπŸ€ͺ Aniga Haben kasta Xaaladan KujiraaaπŸ€ͺ

πŸš€ ALTSEASON 2025 Wuu Soo Dhaw Yahay! πŸ“Š Chart-kan wuxuu muujinayaa taariikhda kororka Altcoin seasons : βœ… 2013: +90 jeer βœ… 2
πŸš€ ALTSEASON 2025 Wuu Soo Dhaw Yahay! πŸ“Š Chart-kan wuxuu muujinayaa taariikhda kororka Altcoin seasons : βœ… 2013: +90 jeer βœ… 2017: +125 jeer βœ… 2021: +175 jeer πŸ’₯ 2025: waxaa la filayaa ilaa +225 jeer πŸ”΅ Halkan ayaan joognaa – ka hor inta aanu bilaaban kicitaanka weyn. πŸ’‘ Taariikhdu si buuxda isma soo celiso, laakiin marar badan way is la mid noqotaa. Calaamado badan ayaa muujinaya in wareeg cusub oo weyn uu bilaabanayo. πŸ‘‰ Adiga qorshahaagu muxuu yahay ka hor inta suuqu qarxin?

Waxaa laga joogaa 1,053 maalmood tan iyo bishii November 2022 oo Bitcoin uu hoos ugu dhacay $15,000. Wareegyadii hore waxay s
Waxaa laga joogaa 1,053 maalmood tan iyo bishii November 2022 oo Bitcoin uu hoos ugu dhacay $15,000. Wareegyadii hore waxay socdeen 1,064 maalmood.