es
Feedback
Smart Crypto

Smart Crypto

Ir al canal en Telegram

Your gateway to the latest in cryptocurrency! 🚀🔹 News & Updates 🔹 Market Analysis 🔹 Investment Tips 🔹 Educational ContentJoin us and stay ahead in the crypto world

Mostrar más
1 674
Suscriptores
Sin datos24 horas
-47 días
-2130 días
Archivo de publicaciones
$130k jidkeeda waa lahayaa ✅️
$130k jidkeeda waa lahayaa ✅️

BITCOIN $126K
BITCOIN $126K

Cashirkii kowaad ee coursada free ga ah waa diyaar

Ugu Danbeyn Bitcoin Ayaa sameysatey Al time High Cusub ayada o gaartey saaka $125k
Ugu Danbeyn Bitcoin Ayaa sameysatey Al time High Cusub ayada o gaartey saaka $125k

Coming $123k Bahadhaan Meel ayay noo wadaa cawa 🙏
Coming $123k Bahadhaan Meel ayay noo wadaa cawa 🙏

Qalbiga sidaan Ayuu iska jecel Yahau lkn markasta saan ma ahanayo Dulqaad ayuu rabaa 🤪
Qalbiga sidaan Ayuu iska jecel Yahau lkn markasta saan ma ahanayo Dulqaad ayuu rabaa 🤪

BTC Hadda Ayay joogta $121k suuqine wa wax kaleynaa
BTC Hadda Ayay joogta $121k suuqine wa wax kaleynaa

Free Cryptocurrency Course Ayaan Wada diyaarinteeda Taas oo aan ugu talagaly Qofkasta oo jecel barashada suuqaan inaw barto weliba si free ah oo aan lacag ahayn Marabo in qof somaliyeed aan Koorsadaan lacag kasiiyo 100% waa free

Free Cryptocurrency Course

Free Cryptocurrency Course

🚀 Bitcoin ayaa haatan ka sarre maray Amazon qiimeynta suuqa guud! 📊 Bitcoin ayaa u muuqaata inay Xajisaneyso inay gaarto Ka
🚀 Bitcoin ayaa haatan ka sarre maray Amazon qiimeynta suuqa guud! 📊 Bitcoin ayaa u muuqaata inay Xajisaneyso inay gaarto Kaalinta koowaad mustaqbalka dhow. 🥇🔥 #Bitcoin #Crypto #Future

BTC ayaa cawa joogta $120k+ taas waxay saameyn ku yelane dhamane coinska macquulk ah haba u badnaadan Alticoins
BTC ayaa cawa joogta $120k+ taas waxay saameyn ku yelane dhamane coinska macquulk ah haba u badnaadan Alticoins

🚨 Top 10 Token Unlocks in October 2025 🚨 Bisha October 2025, waxaa furmi doona qaar ka mid ah token-yada ugu waaweyn suuqa
🚨 Top 10 Token Unlocks in October 2025 🚨 Bisha October 2025, waxaa furmi doona qaar ka mid ah token-yada ugu waaweyn suuqa crypto. Waa dhacdo saameyn weyn ku yeelan karta qiimaha iyo dhaq-dhaqaaqa suuqa. 🔓 Token Unlocks Schedule 🟠 Aster (ASTER) – $503.58M (4.00%) – 5 October 💧 Sui (SUI) – $180.40M (0.57%) – 1 October 🌌 Plasma (XPL) – $90.06M (0.89%) – 25 October 🟪 STBL (STBL) – $81.05M (2.31%) – 16 October 💊 pump.fun (PUMP) – $54.82M (1.00%) – 14 October ⚫ Ethena (ENA) – $51.23M (0.63%) – 2 October 🔗 LayerZero (ZRO) – $49.23M (2.47%) – 20 October ⚪ Aptos (APT) – $47.96M (0.96%) – 12 October 🟣 Zora (ZORA) – $41.94M (10.00%) – 23 October 🔵 Arbitrum (ARB) – $37.71M (0.93%) – 16 October 📊 Token unlocks sidaan oo kale ah waxay abuuri karaan cadaadis iibin (sell pressure) ama fursado cusub oo maalgashi. 👉 Ka fiirso jadwalka, qorshee, oo joogso feejignaan!

Bitcoin Ayaa Hada u muuqata Mid Sameyneysa Soo Laabasho Kadib Marki week hore ay gaartey $109k Ayada oo manta la joogo 02.10.
Bitcoin Ayaa Hada u muuqata Mid Sameyneysa Soo Laabasho Kadib Marki week hore ay gaartey $109k Ayada oo manta la joogo 02.10.2025 waxay kor u dhaahfatey $119k

Ma xiisaynaysaa memecoin trading✅💸 ?
Anonymous voting

Dsbeecada suuqan ayaab ah Malinba meel Maanta BTC $116k
Dsbeecada suuqan ayaab ah Malinba meel Maanta BTC $116k

Subax wanagsan Asxaabta Sharafta leh 👋

Weli Sidaan Meeqo Mar ayay kuhu dhacaday 🤪🤪🤪 Aniga Haben kasta Xaaladan Kujiraaa🤪

🚀 ALTSEASON 2025 Wuu Soo Dhaw Yahay! 📊 Chart-kan wuxuu muujinayaa taariikhda kororka Altcoin seasons : ✅ 2013: +90 jeer ✅ 2
🚀 ALTSEASON 2025 Wuu Soo Dhaw Yahay! 📊 Chart-kan wuxuu muujinayaa taariikhda kororka Altcoin seasons : ✅ 2013: +90 jeer ✅ 2017: +125 jeer ✅ 2021: +175 jeer 💥 2025: waxaa la filayaa ilaa +225 jeer 🔵 Halkan ayaan joognaa – ka hor inta aanu bilaaban kicitaanka weyn. 💡 Taariikhdu si buuxda isma soo celiso, laakiin marar badan way is la mid noqotaa. Calaamado badan ayaa muujinaya in wareeg cusub oo weyn uu bilaabanayo. 👉 Adiga qorshahaagu muxuu yahay ka hor inta suuqu qarxin?

Waxaa laga joogaa 1,053 maalmood tan iyo bishii November 2022 oo Bitcoin uu hoos ugu dhacay $15,000. Wareegyadii hore waxay s
Waxaa laga joogaa 1,053 maalmood tan iyo bishii November 2022 oo Bitcoin uu hoos ugu dhacay $15,000. Wareegyadii hore waxay socdeen 1,064 maalmood.