en
Feedback
Hamza Bro FX

Hamza Bro FX

Open in Telegram

Somali ICT Trader | Learn ICT CONCEPT & Win With Discipline πŸ’Ή Contact hereπŸ‘‡ https://t.me/Hammzafx

Show more
4 255
Subscribers
+224 hours
-17 days
+2130 days
Posts Archive
#DXY πŸ‡ΊπŸ‡Έ CPi News
+1
#DXY πŸ‡ΊπŸ‡Έ CPi News

Suaal Maalmahe ayaa inta ugu badan khasarahaga u imaada ?
Anonymous voting

#EURUSD πŸ‡ͺπŸ‡ΊπŸ‡ΊπŸ‡Έ Last 8 Candles Waxay ku jiran Gudaha hal Daily Candle wa consolidation xoogan balse dhaqaaq xoogan isku diya
#EURUSD πŸ‡ͺπŸ‡ΊπŸ‡ΊπŸ‡Έ Last 8 Candles Waxay ku jiran Gudaha hal Daily Candle wa consolidation xoogan balse dhaqaaq xoogan isku diyaarinaya🎯

Haddii aad wali aaminsan tahay in ICT Concept uu leeyahay model-yo ama strategy-yo kala duwan, wali waxbaa kaa dhiman fahamka Concept-ka. ICT Concept ma aha 10 strategy. Mana aha 20 model. ICT Concept waa HAL Concept oo keliya. Waxa keliya ee is beddelaya waa: β€’ Daily Bias β€’ Liquidity-ga la bartilmaameedsanayo β€’ Entry Type β€’ Market Context Laakiin habka uu suuqu u shaqeeyo mar walba waa isku mid. BIAS -Liquidity β†’ Market Structure Confirmation β†’ Entry β†’ Delivery Markaad taas fahanto, waxaad joojin doontaa raadinta "model cusub" ama "secret strategy". Waxaad bilaabi doontaa inaad si qoto dheer u fahamto hal Concept. Trader-ka cusub wuxuu urursadaa model-yo badan, haku khal-khalin marketing badan aya ka jira suuqa qof walbana magaca uu doonayu ayu ula baxay Trader-ka xirfadlaha ah wuxuu si qoto dheer u fahmaa hal Concept. β€” Hamza Bro FX✍️

Sababta Traders Badankood U Khasaaraan.pdf1.14 MB

PDF-ka Casharkan Dowload gareyso\

You get paid per decision you make. Think about that.

Todobaad Wanagsan Saxibayaal New Logo 😊🎯
Todobaad Wanagsan Saxibayaal New Logo 😊🎯

Key Daily BIAS 🎯
Key Daily BIAS 🎯

Bro FX CRT Chart-selection.png0.12 KB

Haddii aad serious ka tahay trading-ka, tani waa fursaddaada. πŸ“ˆ Enroll now: πŸ‘‡πŸ‘‡ https://brofx-form.vercel.app/

Imisa jeer ayaad trade gashay adigoo u malaynaya inuu setup jiro... laakiin markii dambe aad ogaatay in market-ku uu wali is diyaarinayay?
Anonymous voting

πŸ“’ Trading-ka, Mindset-ku waa waxa ugu muhiimsan ee trader kasta leeyahay. Strategy fiican oo aan lahayn mindset adag, muddo dheer kuma guuleysan kartid. Sidaas darteed waxaan bilaabayaa Taxane Cusub oo aan YouTube-ka kusoo gudbin doono, kuna saabsan Trading Mindset. 🧠 Discipline ⏳ Patience 😀 Emotional Control 🎯 Consistency πŸ’­ Sida ay u fikiraan Professional Traders Hadafkaygu waa inaan kaa caawiyo inaad noqoto trader leh maskax adag, ma aha oo keliya trader yaqaan setup. πŸŽ₯ Video-ga ugu horreeya dhawaan ayuu soo baxayaa, Insha'Allah. Hamza Bro FX πŸ†

Instagram so follow gareβ€οΈβœ…

Haddii aad serious ka tahay trading-ka, tani waa fursaddaada. πŸ“ˆ Enroll now: πŸ‘‡πŸ‘‡ https://brofx-form.vercel.app/

1% Better every day
1% Better every day

6 bilood oo aad naftaada si buuxda ugu hibeyso hal hadaf, waxay beddeli karaan mustaqbalkaaga iyo nolosha dadka kugu xeeran. πŸ†πŸ”₯