uz
Feedback
Hamza Bro FX

Hamza Bro FX

Kanalga Telegram’da o‘tish

Somali ICT Trader | Learn ICT CONCEPT & Win With Discipline 💹 Contact here👇 https://t.me/Hammzafx

Ko'proq ko'rsatish
4 255
Obunachilar
+224 soatlar
-17 kunlar
+2130 kunlar
Postlar arxiv
#DXY 🇺🇸 CPi News
+1
#DXY 🇺🇸 CPi News

Suaal Maalmahe ayaa inta ugu badan khasarahaga u imaada ?
Anonymous voting

#EURUSD 🇪🇺🇺🇸 Last 8 Candles Waxay ku jiran Gudaha hal Daily Candle wa consolidation xoogan balse dhaqaaq xoogan isku diya
#EURUSD 🇪🇺🇺🇸 Last 8 Candles Waxay ku jiran Gudaha hal Daily Candle wa consolidation xoogan balse dhaqaaq xoogan isku diyaarinaya🎯

Haddii aad wali aaminsan tahay in ICT Concept uu leeyahay model-yo ama strategy-yo kala duwan, wali waxbaa kaa dhiman fahamka Concept-ka. ICT Concept ma aha 10 strategy. Mana aha 20 model. ICT Concept waa HAL Concept oo keliya. Waxa keliya ee is beddelaya waa: • Daily Bias • Liquidity-ga la bartilmaameedsanayo • Entry Type • Market Context Laakiin habka uu suuqu u shaqeeyo mar walba waa isku mid. BIAS -Liquidity → Market Structure Confirmation → Entry → Delivery Markaad taas fahanto, waxaad joojin doontaa raadinta "model cusub" ama "secret strategy". Waxaad bilaabi doontaa inaad si qoto dheer u fahamto hal Concept. Trader-ka cusub wuxuu urursadaa model-yo badan, haku khal-khalin marketing badan aya ka jira suuqa qof walbana magaca uu doonayu ayu ula baxay Trader-ka xirfadlaha ah wuxuu si qoto dheer u fahmaa hal Concept. — Hamza Bro FX✍️

Sababta Traders Badankood U Khasaaraan.pdf1.14 MB

PDF-ka Casharkan Dowload gareyso\

You get paid per decision you make. Think about that.

Todobaad Wanagsan Saxibayaal New Logo 😊🎯
Todobaad Wanagsan Saxibayaal New Logo 😊🎯

Key Daily BIAS 🎯
Key Daily BIAS 🎯

Bro FX CRT Chart-selection.png0.12 KB

Haddii aad serious ka tahay trading-ka, tani waa fursaddaada. 📈 Enroll now: 👇👇 https://brofx-form.vercel.app/

Imisa jeer ayaad trade gashay adigoo u malaynaya inuu setup jiro... laakiin markii dambe aad ogaatay in market-ku uu wali is diyaarinayay?
Anonymous voting

📢 Trading-ka, Mindset-ku waa waxa ugu muhiimsan ee trader kasta leeyahay. Strategy fiican oo aan lahayn mindset adag, muddo dheer kuma guuleysan kartid. Sidaas darteed waxaan bilaabayaa Taxane Cusub oo aan YouTube-ka kusoo gudbin doono, kuna saabsan Trading Mindset. 🧠 Discipline ⏳ Patience 😤 Emotional Control 🎯 Consistency 💭 Sida ay u fikiraan Professional Traders Hadafkaygu waa inaan kaa caawiyo inaad noqoto trader leh maskax adag, ma aha oo keliya trader yaqaan setup. 🎥 Video-ga ugu horreeya dhawaan ayuu soo baxayaa, Insha'Allah. Hamza Bro FX 🏆

Instagram so follow gare❤️✅

Haddii aad serious ka tahay trading-ka, tani waa fursaddaada. 📈 Enroll now: 👇👇 https://brofx-form.vercel.app/

1% Better every day
1% Better every day

6 bilood oo aad naftaada si buuxda ugu hibeyso hal hadaf, waxay beddeli karaan mustaqbalkaaga iyo nolosha dadka kugu xeeran. 🏆🔥