Midabkaabegraphics
Open in Telegram
Halkaan waxaad ka heleysaa Casharada Graphic Designka,Video Editing iyo wax waliba oo ku saabsan Multimedia
Show more3 141
Subscribers
No data24 hours
+147 days
+7230 days
Posts Archive
3 141
Form-ka Isdiwaan gelinta Coureska Graphic Design (Adobe Photoshop) Waakan Qofkii Raba Coureskan hasoo Buuxiyo Caawa Illa Birrito
3 141
Asc Dhamaan Dhalinyarada ku xeran channelka Salaan kedib waayadaan mashquul dheer ayan ahaa oo dhinacyo badan iga soo galay .. muddo 2 bilood ah channelka wax cashir ah masoo gelin wan ka cudur daaranaya Dhowaan dib ayaan ubilaabeynaa haddu alle idmo casharadeenii .. sidoo kale waxaan qaban doonaa course cusub oo aan xooga ku saareyno aas aasiyaadka graphic design Oo lagu baranayo softwareka adobe photoshop Weliba free ah Ardayga kaliya uu iska bixinaayo $5 Diwaan gelin ah Casharada waa Bilow illaa dhamaad lagu dhisaayo Projects dhameystiran oo gaariya illaa 60+ cashir qofkii ka faa ideysan karaa waa ufurantahy wuxu nagala so xiriiri karaa whatsappka +252617100251…
Aad aya umahadsantihiin Qofkii wax ubilaabanyihiina wuu la socon karaa casharada youtube keena ku jira..
3 141
📢 Seminar Bilaash ah
Understanding Multimedia Software Collaboration: A Complete Workflow Guide
Waxaad baran doontaa:
✅ Hagid ku saabsan Sida uu Qofka uu baran karo multimedia
✅ Sida software-yada Multimedia u wada shaqeeyaan
✅ Fursadaha multimedia iyo Sida uu Qofka ugu shaqaysan karo
Ha moogaan! Fursaddan qaali ah.
⏰Taariikhda: 10 April
📍 Goobta: Kobciye Skills
🏷Qiimaha: Bilaash!
Ku soo biir Whatsapp group kan 👇
https://chat.whatsapp.com/HYiFozv6UFA3Ektt3n3bY3
#multimedia
#graphics
#editing
#skills
#kobciye
3 141
Ramadan kareem!
Dhamaan Umadda Muslimka ah Meel kasto Aad joogtaan ramadan wanaagsan
Allaha na waafijiyo Kheyrka Bisha barakeysan si wanaagsan rabbi hanogu dhameeyo Amiin
3 141
Qaabkaan isaga Diwaan geli Dhamaan Koorsooyinka Bilaasha ah ee ku jira madasha Xirfadeeye.com https://www.youtube.com/watch?v=CmnP5nhZq4E&lc=UgzMBhuxroQn7zRS69N4AaABAg
