es
Feedback
Midabkaabegraphics

Midabkaabegraphics

Ir al canal en Telegram

Halkaan waxaad ka heleysaa Casharada Graphic Designka,Video Editing iyo wax waliba oo ku saabsan Multimedia

Mostrar más
3 141
Suscriptores
Sin datos24 horas
+147 días
+7230 días
Archivo de publicaciones
500 Text Presets BY FreeHunar..rar3.93 KB

Form-ka Isdiwaan gelinta Coureska Graphic Design (Adobe Photoshop) Waakan Qofkii Raba Coureskan hasoo Buuxiyo Caawa Illa Birrito

Asc Dhamaan Dhalinyarada ku xeran channelka Salaan kedib waayadaan mashquul dheer ayan ahaa oo dhinacyo badan iga soo galay .
Asc Dhamaan Dhalinyarada ku xeran channelka Salaan kedib waayadaan mashquul dheer ayan ahaa oo dhinacyo badan iga soo galay .. muddo 2 bilood ah channelka wax cashir ah masoo gelin wan ka cudur daaranaya Dhowaan dib ayaan ubilaabeynaa haddu alle idmo casharadeenii .. sidoo kale waxaan qaban doonaa course cusub oo aan xooga ku saareyno aas aasiyaadka graphic design Oo lagu baranayo softwareka adobe photoshop Weliba free ah Ardayga kaliya uu iska bixinaayo $5 Diwaan gelin ah Casharada waa Bilow illaa dhamaad lagu dhisaayo Projects dhameystiran oo gaariya illaa 60+ cashir qofkii ka faa ideysan karaa waa ufurantahy wuxu nagala so xiriiri karaa whatsappka +252617100251… Aad aya umahadsantihiin Qofkii wax ubilaabanyihiina wuu la socon karaa casharada youtube keena ku jira..

📢 Seminar Bilaash ah Understanding Multimedia Software Collaboration: A Complete Workflow Guide Waxaad baran doontaa: ✅ Hagi
📢 Seminar Bilaash ah Understanding Multimedia Software Collaboration: A Complete Workflow Guide Waxaad baran doontaa: ✅ Hagid ku saabsan Sida uu Qofka uu baran karo multimedia ✅ Sida software-yada Multimedia u wada shaqeeyaan ✅ Fursadaha multimedia iyo Sida uu Qofka ugu shaqaysan karo Ha moogaan! Fursaddan qaali ah. ⏰Taariikhda: 10 April 📍 Goobta: Kobciye Skills 🏷Qiimaha: Bilaash! Ku soo biir Whatsapp group kan 👇 https://chat.whatsapp.com/HYiFozv6UFA3Ektt3n3bY3 #multimedia #graphics #editing #skills #kobciye

Eid POSTER RESOURCES.zip31.40 MB

Ramadan Post Resources.zip35.19 MB

Ramadan kareem! Dhamaan Umadda Muslimka ah Meel kasto Aad joogtaan ramadan wanaagsan Allaha na waafijiyo Kheyrka Bisha barake
Ramadan kareem! Dhamaan Umadda Muslimka ah Meel kasto Aad joogtaan ramadan wanaagsan Allaha na waafijiyo Kheyrka Bisha barakeysan si wanaagsan rabbi hanogu dhameeyo Amiin

Resources Buiness card.zip13.11 MB

Restaurant Banner Resources (2).zip4.99 MB

Post resources.zip9.34 MB

Qaabkaan isaga Diwaan geli Dhamaan Koorsooyinka Bilaasha ah ee ku jira madasha Xirfadeeye.com https://www.youtube.com/watch?v=CmnP5nhZq4E&lc=UgzMBhuxroQn7zRS69N4AaABAg