en
Feedback
أكاديمية الرائد [ تَعَلَّم أينما كنت!]

أكاديمية الرائد [ تَعَلَّم أينما كنت!]

Open in Telegram

أكاديمية الرائد مؤسسة تعليمية ثقافية رائدة تعنى بنشر اللغة العربية والثقافة الإسلامية.

Show more
2 590
Subscribers
+224 hours
-17 days
+630 days
Posts Archive
🛑📌 Muddo kooban ayaa ay furantahay fursaddan qiimo-dhimistu
🛑📌 Muddo kooban ayaa ay furantahay fursaddan qiimo-dhimistu

Akadeemiyadda Raed waxay kuu diyaarisay qiimo-dhimis gaar ah oo u dhexeysa 30% ilaa 40% dhammaan koorssooyinka waxbarasho ee
Akadeemiyadda Raed waxay kuu diyaarisay qiimo-dhimis gaar ah oo u dhexeysa 30% ilaa 40% dhammaan koorssooyinka waxbarasho ee Akadeemiyadda. 📚 Mustawayaatka luuqadda Carabiga. 🎓 Koorsooyin takhasusi ah. 📩 Hadda isdiiwaangeli oo ka faa’iidayso fursaddan gaarka ah! https://www.raedacademy.com 📱 وللمزيد.. اتصل: https://wsend.co/254706893088

📢 Bilowga bishan waxa idiin diyaar ah heerarka Luuqadda Carabiga! Haddii aad doonayso inaad si tartiib-tartiib ah u barato k
📢 Bilowga bishan waxa idiin diyaar ah heerarka Luuqadda Carabiga! Haddii aad doonayso inaad si tartiib-tartiib ah u barato ku-hadalka Carabiga iyo fahamkiisa, dooro heerka kugu habboon: 📘 Heerka Tamhiiidiga 📗 Heerka Aasaasiga 📕 Heerka Dhexe 🎯 Baro Carabiga, kobci ku-hadalkaaga, oo si kalsooni leh u faham luuqadda. ☎️ +254 706 893088 🌐 https://www.raedacademy.com

📌 Weli waxa furan isdiiwaangalinta barnaamijka TAQRIIB. 📌barnaamijkan waxa aad ku dooran kartaa: ✅ Waxbarasho nidaamsan oo
📌 Weli waxa furan isdiiwaangalinta barnaamijka TAQRIIB. 📌barnaamijkan waxa aad ku dooran kartaa: ✅ Waxbarasho nidaamsan oo tayo leh. ✅ Casharro muqaalo ah, oo duuban, iyo madal waxbarasho oo dhammaystiran. ✅ Ha seegin fursaddan, isdiiwaangeli maanta ka hor inta ayasan qiima dhimistu xirmi. ☎️ +254 706 893088 🌐 https://www.taqriib.com

نموذج من دروس معهد التقريب | التربية الإسلامية | الشيخ محمد بري علي ⛔️ Mid ka mid ah casharrada Machadka TAQRIIB uu kuu diyaariyay mustawaha 4aad. Weli waa ay socotaa diiwaangalinta barnaamijkan, fadlan horay isku sii diiwaangali. ☎️ +254 706 893088 🌐 https://www.taqriib.com

نموذج من دروس معهد التقريب | التربية الإسلامية | الشيخ محمد بري علي ⛔️ Mid ka mid ah casharrada Machadka TAQRIIB uu kuu diyaariyay mustawaha 4aad. Weli waa ay socotaa diiwaangalinta barnaamijkan, fadlan horay isku sii diiwaangali. ☎️ +254 706 893088 🌐 https://www.taqriib.com

📢 ألم تُسجّل بعد في برنامج تأهيل معلمي اللغة العربية للناطقين بغيرها؟ إن كنت معلّمًا للعربية، أو تطمح إلى دخول مجال تعليمها
📢 ألم تُسجّل بعد في برنامج تأهيل معلمي اللغة العربية للناطقين بغيرها؟ إن كنت معلّمًا للعربية، أو تطمح إلى دخول مجال تعليمها لغير الناطقين بها، فهذه فرصتك لتطوير أدواتك والارتقاء بكفاءتك المهنية. 🎓 برنامج متخصص يجمع بين التأصيل العلمي والتطبيق العملي، ويمنحك منهجية أوضح وطرائق أكثر فاعلية في تعليم اللغة. ✨ لا تكتفِ بمعرفة العربية... تعلّم كيف تُعلّمها. 📲 للتسجيل: https://forms.gle/deAtJq4FEV4XqVV89 ☎️ https://wa.me/254706893088

📌حلقات دورة التأسيس اللغوي باللغة الصومالية || الأستاذ أحمد سليمان إسماعيل https://youtube.com/playlist?list=PLDBDTFiBzeOA&si=sprAjkdJfiCLOU2a

Waa Barnaamij cilmi ah oo u diyaarsan hab “academic” ah, oo aad loo fududeeyey. Wuxuu soo koobayaa kasmooyinka muhiimka ah ee
Waa Barnaamij cilmi ah oo u diyaarsan hab “academic” ah, oo aad loo fududeeyey. Wuxuu soo koobayaa kasmooyinka muhiimka ah ee ay ka kooban tahay culuumta shareecadu: 1.⁠ ⁠Tafsiir 2.⁠ ⁠Xadiith 3.⁠ ⁠Fiqhi 4.⁠ ⁠Caqiido 5.⁠ ⁠Siiro 6.⁠ ⁠Tarbiyah islaamiyah 7.⁠ ⁠Luqadda Carabiga 🎧7 cashar isbuuc walba (website-ka Taqriib - www.taqriib.com) 📱 imtixaan isbuucle ah 📝 Iswdiiwaagelinta: 🔗 https://www.taqriib.com/ ☎️ Wixii faah-faahin ah kala xidhiidh: https://wa.me/254706893088

🎓 هل تطمح أن تكون معلّمًا أكثر تأثيرًا وتمكّنًا؟ معرفة اللغة العربية وحدها لا تكفي لصناعة معلّم متميز؛ فالتعليم مهارة، وله ط
🎓 هل تطمح أن تكون معلّمًا أكثر تأثيرًا وتمكّنًا؟ معرفة اللغة العربية وحدها لا تكفي لصناعة معلّم متميز؛ فالتعليم مهارة، وله طرائق وأدوات واستراتيجيات تحتاج إلى تأهيل وممارسة. 📚 برنامج تأهيل معلمي اللغة العربية للناطقين بغيرها يمنحك فرصة لتطوير أدواتك التعليمية، وفهم احتياجات المتعلمين، واكتساب أساليب أكثر فاعلية في تقديم اللغة.

⏳ قريبًا تنطلق الرحلة... فإن كنت قد سجّلت، فاستعد للبداية، وإن لم تسجّل بعد، فهذه فرصتك للانضمام. 🔰 كن مستعدًا... فالرحلة نح
قريبًا تنطلق الرحلة... فإن كنت قد سجّلت، فاستعد للبداية، وإن لم تسجّل بعد، فهذه فرصتك للانضمام. 🔰 كن مستعدًا... فالرحلة نحو الاحتراف تبدأ قريبًا. 📲 للتسجيل: https://forms.gle/deAtJq4FEV4XqVV89

📢 تُعلن أكاديمية الرائد عن إطلاق برنامج تدريبي متخصص لتأهيل معلمي اللغة العربية للناطقين بغيرها. هل تمتلك معرفة جيدة بالعربي
📢 تُعلن أكاديمية الرائد عن إطلاق برنامج تدريبي متخصص لتأهيل معلمي اللغة العربية للناطقين بغيرها. هل تمتلك معرفة جيدة بالعربية، وترغب في تطوير كفاءتك المهنية في تعليمها للناطقين بغيرها؟ 🎯 برنامج يجمع بين التأصيل العلمي والتطبيق العملي، ويعرّفك بأحدث الأساليب والطرائق في تعليم اللغات وتنمية المهارات اللغوية. 👥 مناسب للمعلمين والراغبين في تطوير كفاءتهم المهنية. 📅 المدة: شهران 💻 نظام التدريب: حضوري وعن بُعد 🎓 المخرجات: شهادة إتمام + حقيبة تدريبية 🔰 طوّر أدواتك التعليمية، وارتقِ من معرفة العربية إلى احتراف تعليمها.

📢 تُعلن أكاديمية الرائد عن إطلاق برنامج تأهيل معلمي اللغة العربية للناطقين بغيرها. هل تعرف العربية، لكنك تريد أن تعرف كيف تُعلّمها لغير الناطقين بها باحتراف؟ خلال شهرين من التدريب المباشر عن بُعد، تتعرّف على طرائق تعليم اللغات، وتدريس الأصوات والمفردات والتراكيب، وتنمية المهارات اللغوية، وتحليل الأخطاء، وبناء الاختبارات وتقويم التعلم. 🎯 انتقل من معلّمٍ يعرف العربية إلى معلّمٍ يعرف كيف يعلّمها. 👨‍🏫 تقديم: الأستاذ أحمد سليمان إسماعيل 🔰 التسجيل مفتوح الآن — والمقاعد محدودة.

📰 Ma fahantaa luuqadda saxaafadda Carabiga? Ma kugu adkaadaa fahamka wararka, eray-bixinta saxaafadda iyo habka waxgudbinta
📰 Ma fahantaa luuqadda saxaafadda Carabiga? Ma kugu adkaadaa fahamka wararka, eray-bixinta saxaafadda iyo habka waxgudbinta ee warbaahinta Carabiga? 🎙 Haddaba, waa tan Koorsada Luuqadda Warbaahinta Carabiga! Waxaad ku baranaysaa warar xiiso leh, muuqaallo si gaar ah loo diyaariyey iyo laylisyo joogto ah, si aad u horumariso fahamkaaga luuqadda warbaahinta, una kobciso xirfaddaada ku-hadalka Af-Carabiga. 🔰 Hadda isdiiwaangeli oo bilow safarkaaga barashada Luuqadda Warbaahinta Carabiga!

📢 Koorsada Luuqadda Warbaahinta Carabiga Ma rabtaa inaad horumariso ku-hadalka Af-Carabiga, adigoo ku baranaya wararka saxaa
📢 Koorsada Luuqadda Warbaahinta Carabiga Ma rabtaa inaad horumariso ku-hadalka Af-Carabiga, adigoo ku baranaya wararka saxaafadda Carabiga? 🎙 kooraska Luuqadda Warbaahinta Carabiga waa koorso lagu horumarinayo xirfadda ku-hadalka Af-Carabiga, iyadoo laga faa’iidaysanayo wararka saxaafadda carabiga iyo dhacdooyinka maalinlaha ah. ✨ Koorasku waxa uu soconayaa: 📅 Muddo bil illaa 2 bil ah. 📚 Casharradu waa online. 💰Qiimo dhimis ayaa kuula socota kooraskan. 🔰 Isdiiwaangeli hadda, oo bilow horumarinta xirfaddaada Af-Carabiga!

📚 «Al-Carabiyyah Bayna Yadayk» — mid ka mid ah silsiladaha ugu caansan ee lagu barto Af-Carabiga dadka aan afkooda hooyo ahayn. Waa manhaj dhammaystiran oo heerar u kala socda, kaas oo isku dara dhageysiga, ku-hadalka, akhriska iyo qoraalka, kuna hagaya ardayga si tartiib ah laga bilaabo heerka bilowga ilaa heerarka sare. 🎓 Hadda... casharrada silsiladdan waxaad ka heli kartaa barnaamijyada luuqadda Carabiga ee Akadeemiyadda Raa’id. 🔥 Ka faa’iidayso 20% qiimo-dhimista lagu sameeyey heerarka luuqadda Carabiga.

📚 «العربية بين يديك»... من أشهر السلاسل التعليمية في تعليم العربية للناطقين بغيرها منهج متدرّج ومتكامل، يجمع بين الاستماع وا
📚 «العربية بين يديك»... من أشهر السلاسل التعليمية في تعليم العربية للناطقين بغيرها منهج متدرّج ومتكامل، يجمع بين الاستماع والمحادثة والقراءة والكتابة، وينتقل بالدارس عبر مستويات متتابعة من المبتدئ إلى المتقدم، بأسلوب يجمع بين التأصيل والممارسة. 🎓 والآن... دروس السلسلة متاحة ضمن برامج اللغة العربية في أكاديمية الرائد. ✨ تعلّم وفق منهجية واضحة، وطوّر مهاراتك اللغوية خطوةً بخطوة، مع أساتذة متخصصين. 🔥 وسارع بالتسجيل والاستفادة من خصم 20% على مستويات اللغة العربية. 🔰 ابدأ من مستواك... واجعل العربية مهارةً تتقنها.