أكاديمية الرائد [ تَعَلَّم أينما كنت!]
رفتن به کانال در Telegram
أكاديمية الرائد مؤسسة تعليمية ثقافية رائدة تعنى بنشر اللغة العربية والثقافة الإسلامية.
نمایش بیشتر2 574
مشترکین
+624 ساعت
+447 روز
+45930 روز
آرشیو پست ها
مقتطفات من دورة التأسيس اللغوي علم النحو - الحلقة السادسة (والأخيرة) الأستاذ أحمد سليمان إسماعيل
📌شاهد الحلقة كاملة عبر قناتنا:
https://youtu.be/tKuwwJGtIFY
Si aad isaga diiwaangeliso barnaamijyada Taqriib, daawo muuqaalka guud:
Taqriib platform || مِنصَّة تقريب للتعليم الشرعيّ
https://www.youtube.com/watch?v=xL5VtPrPZ8kraac
Raac tallaabooyinka:
1️⃣ Sida loo sameeyo account iyo bixinta fee-ga 👇
https://youtu.be/0zQi1amXYuk
2️⃣ Ka dib isdiiwaangelinta, sida aad u geli karto casharrada 👇
https://youtu.be/AsaLDtqWhaY
Booqo Website-ka:
https://www.taqriib.com/so/login
Fadlan si fiican u daawo muuqaalada, waxay kuu fududaynayaan inaad si sahlan u bilowdo 👍
Haddii aad u baahato caawin ama aad qabto su’aal ka baxsan intan, waad nasoo waydiin kartaa.
Barnaamijka Taqriib al-Cilmi al-Sharci, waa barnaamij aqooneed nidaamsan oo loogu talagalay in lagu fududeeyo barashada culuumta shareecada, laguna soo bandhigo hab casri ah oo ku habboon ardayda maanta.
Barnaamijku waxa uu ka kooban yahay 7 maaddo oo muhiim ah, sida:
Tafsiir – Xadiis – Caqiido – Fiqhi – Af-Carabi – Tarbiyada Islaamka – Siirada Nabiga ﷺ.
🎓 Barnaamijku waxa uu ka koobanyahay:
1) Casharro muuqaal iyo maqal ah oo si xirfad leh loo diyaariyey.
2) Laylisyo iyo dabagal joogto ah.
3) Kulammo isbuucle ah oo lagaga jawaabayo su’aalaha ardayda.
Haddii aad rabto inaad si nidaamsan u barato culuumta shareecada, tani waa fursad kuu furan.
✨ Isdiiwaangeli hadda oo bilow safarkaaga cilmiyeed.
☎️ +254 706 893088
🔗 https://www.taqriib.com
Hagaag 👌
Si aad uga qayb gasho barnaamijyada Taqriib, raac tallaabooyinkan:
1️⃣ Sida loo sameeyo account iyo bixinta fee-ga 👇
https://youtu.be/0zQi1amXYuk
2️⃣ Ka dib isdiiwaangelinta, sida aad u geli karto casharrada 👇
https://youtu.be/AsaLDtqWhaY
Fadlan si fiican u daawo muuqaalada, waxay kuu fududaynayaan inaad si sahlan u bilowdo 👍
Haddii aad u baahato caawin ama aad qabto su’aal ka baxsan intan, waad nasoo waydiin kartaa.
🔰🔅BISHAARO BISHAARO🔅🔰
waxaa la daahfuray diiwaangalinta barnaamijka Taqriib al-cilmi al-sharci (dibloomka diraasaatka islaamiga ah)
Waa Barnaamij cilmi ah oo u diyaarsan hab “academic” ah, oo aad loo fududeeyey.
Wuxuu soo koobayaa kasmooyinka muhiimka ah ee ay ka kooban tahay culuumta shareecadu:
1. Tafsiir
2. Xadiith
3. Fiqhi
4. Caqiido
5. Siiro
6. Tarbiyah islaamiyah
7. Luqadda Carabiga
📂📅 Casharrada/Muddada: waa 448 cashar oo lagu qaadanayo 2 sano, oo loo kala jabiyey 4 “semester” halkii simistarna uu soconayo 5 bilood.
🎧7 cashar isbuuc walba (website-ka Taqriib - www.taqriib.com)
📱 imtixaan isbuucle ah
📝 Iswdiiwaagelinta:
🔗 https://www.taqriib.com/
☎️ Wixii faah-faahin ah kala xidhiidh:
https://wa.me/254706893088
مقتطفات من دورة التأسيس اللغوي علم النحو - الحلقة السادسة (والأخيرة) الأستاذ أحمد سليمان إسماعيل
📌شاهد الحلقة كاملة عبر قناتنا:
https://youtu.be/W7Iqr5YPIUQ?si=S1OE1z-_S3-RDlh8
تطبيقات الوزن العاشر || مقتطفات من دورة التأسيس اللغوي| الأستاذ أحمد سليمان إسماعيل
📌شاهد الحلقة كاملة عبر قناتنا:
https://youtu.be/W7Iqr5YPIUQ?si=S1OE1z-_S3-RDlh8
تطبيقات الوزن التاسع || مقتطفات من دورة التأسيس اللغوي| الأستاذ أحمد سليمان إسماعيل
📌شاهد الحلقة كاملة عبر قناتنا:
https://youtu.be/W7Iqr5YPIUQ?si=S1OE1z-_S3-RDlh8
مقتطفات من دورة التأسيس اللغوي علم الصرف - الحلقة السادسة (والأخيرة) الأستاذ أحمد سليمان إسماعيل
📌شاهد الحلقة كاملة عبر قناتنا:
https://youtu.be/W7Iqr5YPIUQ?si=S1OE1z-_S3-RDlh8
مقتطفات من دورة التأسيس اللغوي علم الصرف - الحلقة السادسة (والأخيرة الأستاذ أحمد سليمان إسماعيل
📌شاهد الحلقة كاملة عبر قناتنا:
https://youtu.be/W7Iqr5YPIUQ?si=XxV_OOCb-Y2XPZHu
❇️ الحلقة السادسة من دورة التأسيس اللغوي | الأستاذ أحمد سليمان إسماعيل
❇️ الحلقة السادسة من دورة التأسيس اللغوي | الأستاذ أحمد سليمان إسماعيل
https://youtu.be/myahtBrFi9Y?si=A4Cq8NCzFLy2bua7
مقتطفات من دورة التأسيس اللغوي علم الصرف الأستاذ أحمد سليمان إسماعيل
❇️ الحلقة الخامسة من دورة التأسيس اللغوي | الأستاذ أحمد سليمان إسماعيل
«تعلَّـم وكُـن واعـيًا للـعلـومِ
وما قد نبَا عـلمُه عنك سَــلْ
فإنَّ الســؤالَ شــفاءُ العَيِـيِّ
وكم حيرةٍ نَتًجت عنْ كَسَـل»
🌟 اليوم الرابع... وكل يوم تقطع فيه خطوة جديدة، يقرّبك أكثر من إتقان العربية. واصلوا المسير، فالتميّز يبدأ بالاستمرار
❇️ الحلقة الرابعة من دورة التأسيس اللغوي | الأستاذ أحمد سليمان إسماعيل
