cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

ILA QOSAL

Channel kan waxan ku so gudbin doonah sheekoyin gaagaaban oo is kugu jira qosal iyo qaraaxo, kaftan, iwm.💯✊ Dag Dag Ku Hel sheeko Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawoow 🤷‍♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal ✅ Mahadsanid❤🙏

Більше
Рекламні дописи
7 772
Підписники
+2724 години
+1517 днів
+30030 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Bishaaro. Bishaaro. Bishaaro Ma tahay qoraa ama hal-Abuure jecel inuu bulshadiisa wax u faa'ideeyo waxaan fursad kuu siinayaa in aad ka mid noqoto Walaalaha wax ku soo gudbiya kanaal kamid ah çhanneladayda telegram., Soo dhawow oo noqo qofka ugu horreeya ee ka faaideysto fursadan ... 😘 Balse ugu horeen waxaa muhiim ah in aad buuxin karto shuruudaha hoos ku qoran :- 1 - Waa in ay kaa go'antahay in aad bulshadaada uga faa'iideyso aqoon wixii aad ku dheer tahay. 2 - Waa in uu hab qoraaleedkaagu yahay mid la fahmi karo oo isku dheeli tiran soona jiita indhaha iyo qalbigaba. 3 - Waxa aad soo gudbineyso in ay ahaadaan waxyaabo looga bartay dhalinta dhexdooda. 4 - Ugu yaraan 2- maalmood mar in aad channelka post soo dhigi karto. 5 - Waa inaad so gudbin karto wax yaabo ay kamid yihiin xikmadaha iyo Dhiirrigalinta. 6 - Waa in badanaa uu qoraalkaagu ahaado ama uu ku qornaado luuqadeena Soomaaliga. 7 - Iyo in aad tahay qof lahaysto jadwalka iyo systemka wax loo soo gudbiyo. 8 - Waa in aadan kadaba keenin marka linkiyada la soo gudbiyo wax post ah. 9 - Waa in aad oofiso oo aad ka soo baxdo balanta aad naga qaadeyso aniga iyo bulshadaba. 10 - Ugu dambaytii hadii aad soo akhrisey shuruudahaas kor ku xusan kana soo baalaan degtay oo ay kaa go'an tahay diyaarna u tahay Qalbiga kaa ogsooni sharaf iyo karaamo, waxaad iigala soo xiriiri kartaa linkiga hoos kaaga muuqda i.a kheyr badan ban kuu rajeynaynayaa waana ku sugayaa wax soo gudbiyaheena cusuboow. 💖🫰😃 @Zaxiibka_nolosha ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
Показати все...
👍 3😁 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Xariif Marqaan ah iyo Xaaskiisa 😂 Xaaska: Gabadheena waa la uureeyay? Ninka: Ayadey dhibee wlhi Xaaska: Adiga ayaa u keenay dhibkaas dhan Ninka: Aney idhibee wlhi Xaaska: waxaan wax aan kaa aqbalaayo maahan Ninka: Adeey ku dhibee wlhi Xaaska: Dariska dhan anaga ayay naga hadlooyaan Ninka: Ayakeey dhibee wlhi Xaaska: Meeshaan labadeena ma wada joogeyno Ninka: Anagey na dhibee wlhi Hadadaad qosol saari weyso adey ku dhibee wlhi😂😂
Показати все...
🤣 24🤔 4😁 2👍 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
War Deg deg🏃‍♀🏃‍♂😳😂 Degmada Deyniile Gabar lagu Magacaabo Sahro ayaa Fuusto Seddex Bilood ku jirtay iyadoo Seddexdaas Bilood lagu Raad Joogay oo Waalidkeed Waayeen. Galabta ayaa laga Helay halkaas Sababta ayeey ku Sheegtay ineey uga dhuumatay Nin Seddex Bilood ka hor lasiiyay Waxeeyna tiri ilaa Ninkaas laga dalaaqo ineeysan halkaas kasoo bixi doonin.😳😂
Показати все...
🤣 4👍 1🥴 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Walee dumarku waa cadow kulahaa kaliye waxan rabay inaan 1M ku gaaro subxnlah 😄 Aayadiisa buu gafay asaa lagu daaneestay 😂
Показати все...
😁 5
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Maxay tiri igatag ilma folxun ba iga dhalaysa 😳😂
Показати все...
🤣 3
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Waxey u dhiiben boorkii lagu dili lahaa ar soomaliyaa 😭😂😂
Показати все...
😁 5
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Shukansigu waa su aalo ay ragu waydiinayaan dumarka Dumarkuna ay ka jawaban 😂💔
Показати все...
🤣 7
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Xaliimo raga waqtiga haka dhamayn sababtoo ah ninka habeen walba kula hadlo waxow kaarabo waa ogtahee ee runta usheeg 😭😂😂
Показати все...
🤣 5👍 2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Africa oo dhan waaba wada qosol waxaa arkaysaa xariif tuugsanaayo kun inaa u taagtid hadane ku leh iga badal wuu jeexan yahay 💔😂💔😂💔
Показати все...
🤣 4
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Nin gaal ah a wuxuu su aal waydiiyey nin muslim ah wuxuna ku yiri 😂 Maxa la gubna maydka adinkana aad u duugtaan Ninkii muslimka kulahaa qashinka waa lagubaa hantidana wa la duugta 😂😂
Показати все...
🤣 8💯 2
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.