en
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

Open in Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SNA RADIO

Channel SNA RADIO (@codkacqs) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 18 498 subscribers, ranking 12 179 in the News & Media category and 470 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 18 498 subscribers.

According to the latest data from 01 July, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -488 over the last 30 days and by -29 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 10.61%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects N/A% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 1 963 views. Within the first day, a publication typically gains 0 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 25.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œWarbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 02 July, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the News & Media category.

18 498
Subscribers
-2924 hours
-1097 days
-48830 days
Posts Archive
SNA RADIO
18 496
Deg Deg Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dib u xoreeynta Deganka ayaa la wareegay Deganka Cowsweeyne ee gobolka Gal-guduud. Maleeshiyaadka kooxda Khawaariijta ah ayaa isaga cararay Deganka kadib markii ay kawar heleen howlgalka ciidanka Xds. Taliyaha Guutada 17-aad ee kumaandooaka Xds gorgor Gaashaanle Saahid Jaamac Faarax ayaa Warbaahinta Ciidamadda u sheegay in Ciidanka Xds ay haatan wadaan baaritaano ay ku xaqiijinayaan amaanka degaanka.

SNA RADIO
18 496
Hooyo iyo Aabo soomaliyeed intey dhibaato kuhayaa. Khawaarijta fadhi noomayaalo '' Taliyaha Qaybta 27 aad Ciidanka Dhulka XDS G/Sare Faarax Kooshin.

SNA RADIO
18 496
Deg deg Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa goor dhow lawareegay degaanka wabxo ee gobolka Gal-guduud. Guutada 16-aad ee kumaandooska Xds ee Danab iyo guutada Cali-Binu Abii Daalib ayaa haatan magaalada kawada howlgalo baaritaano ah oo ay ku xaqiijinayaa amaanka magaaladaasi. Fatah faahin dheerad halkaan kala soco

SNA RADIO
18 496
Taliyaha Ciidanka Xds Sarreeye-Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Cadoow oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Xds Jeneraal Axmed Aadan Cali ayaa kormeeray difaacayadda Ciidanka Xds ee degmada Gal-cad ee gobolka Gal-guduud.

SNA RADIO
18 496
photo content
+9

SNA RADIO
18 496
Guutada Khaalid Binuwaliid ee ciidanka xooga dalka oo burburiyay fariisimo dhulka miyiga ah ay ku lahayeen Khawaarijtu. Taliyaha Guutada Khaalid Binu waliid Maxamed Dhagaweeyne oo hogaaminyay howlgalkaan sifanynta ah ayaa Warbaahina Ciidamadda Qalabka Sida u xaqiijiyay in dhulka howdka ah ee hoostaga dagmooyinka Run-nirgood, Galcad iyo masagawa ay ku burburiyeen fariisimaha Khawaarijta

SNA RADIO
18 496
photo content
+4

SNA RADIO
18 496
photo content
+9

SNA RADIO
18 496
photo content
+2

SNA RADIO
18 496
photo content
+9

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xds oo deeg raashiin ah gaarsiiyay shacabka ku dhaqan degaanka Goof-guduud buureey ee gobolka Baay. Taliyaha Guutada 8aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka XDS G/le Maxamed Nuur Mad Dheere ayaa sheegay in deeqda raashiinka ah ay katimid Ciidanka Xds islamarkaasna loogu talagalay in shacabka ku dhaqan degaanka Goof-guduud lagu caawiyo.

SNA RADIO
18 496
+7
Ciidanka kumaandooska xds ee gor gor gaar ahaan guutada 17 aad ayaa howlgalo sifayn ah kawada nawaaxiga degaanka coows weeyne ee gobolka guduud . Waxaa hoggaaminaya taliyaha guutada G/le Shaahid

SNA RADIO
18 496
photo content
+7

SNA RADIO
18 496
Ciidanka XDS gar ahaan Ururka 3aad Ee Holac Guutada Cumar Bin khadaab ayaa howlgal gaar ah ka fuliyay Deegaanka Geerille oo ku yaala gobolka Galgaduud una dhaxeeya deegaanada Baraak Sheikh Caamir iyo Xuseen Cagey . Howlgalkaan ayaa waxaa Hogaaminayay Taliyaha Ururka 3aad Ee Holac Taliye Abshir Guutaale, waxayna ciidanku kula wareegeen godadkii ay khawaarijtu kaga dhuumaalaysanyeen howdka deeganka gerrille kaas oo ay dadka shacabka ku dhibaatayn jireen . Ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa wada howlgallo joogta ah kuwaas oo looga hortagayo dhibaatada ay khawaarijtu u soo maleegaan shacabka soomaaliyeed. SNA Radio πŸ“»

SNA RADIO
18 496

SNA RADIO
18 496
+4

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xds oo maleeshiyaadka khawaarijta kusii baacsanaya dhulka howdka ee gobolka Gal-guduud

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xoogga dalka, ayaa hawlgal Qorshaysan ka fuliyey Magaaladda Buq-aqable ee Gobalka Hiiraan, waxaana howlgalkaan lagu beegsaday Seddex xarumood oo Khawaarijtu ay lahaayeen, kuwaas oo dhamaantood la burbruriyay. Ciidanka, ayaa Bur-buriyey Xaruntii Khawaarijta ee ee Buq-aqable iyo Garaash Khawaarijta ay u yeeleen ilaa 20 Gaari oo ah kuwa Dagaalka, Waxaana la khaarajiyay Shan Dhagarqabe oo uu ku jiro Horjooge. Sidoo Kale Ciidanka Xoogga ayaa Hawlgalkaan Ku Bur-Buriyey Isbaaro ay ku sugnaayeen Koox Khawaarij ah oo ku taalla Banaanka Magaaladda, waxaana halkaas lagu laayay maleeshiyaadkii goobtaasi ku sugnaa. Saraakiisha Ciidanka Xoogga, ayaa inoo xaqiijiyey in hawlgalka lagu Dilay 18 Dhagarqabe oo ay ku jiraan labo ay horjoogayaal, waxaana la burburiyay 20 Gaari oo ah kuwa Dagaalka oo ay ku rakibnaayeen Qoryo culus. Hawlgalkaan oo dhacay Maanta oo jimco ah, ayaa waxa uu ka mid yahay hawlgalo isdaba joog ah oo barbar socda hawlgalka sifaynta ah Dalka.

SNA RADIO
18 496
photo content
+7

SNA RADIO
18 496
RA’IISUL WASAARE XAMSA OO FARAY GOLAHA WASIIRRADA IYO GUUD AHAA HEY’ADAHA DOWLADDA INAY KA QAYB QAATAAN HALGANKA LAGU CIRIBTIRAYO KHAWAARIIJTA Muqdisho 17, Agoosto 2023–Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayuu ku faray Hay’adaha Dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada in ay ka qeyb qaataan halganka socda ee dalka looga ciribtirayo Khawaarijta ah. Golaha ayaa warbixin ku saabsan howlgallada socda ka dhageystay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Generaal Ibraahim Sheekh Muxyadiin oo tilmaamay in uu socdo dagaal looga sifeynaayo Khawaarijta deegaannada ay kaga harsan yihiin Gobollada Dhexe ee dalka. Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo shirka ka hadlay ayaa bogaadiyey go’aanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku gaarey in uu dagaalka ka hoggaamiyo jiidaha hore, si dadweynaha iyo Ciidamada Qalabka Sida loogu dhiirrigeliyo halganka dalka lagaga ciribtirayo Khawaarijta. β€œWaxaan bogaadinayaa ciidamada Qaran ee geesiyaasha ah oo dalkeenna ka wada Jihaad ka dhan ah Khawaarijta, waxa ay sameynayaan taariikh cusub oo mar labaad looga xoroobayo argagixiso gumeysi ku haya dadkeenna”.Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa. Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in dalku uu ku jiro dagaal la rabo qof walba in uu qaato doorka kaga aadden, si la isaga dulqaado culeyska Khawaarijta ee naafeeyey noloshii iyo horumarkii ummadda Soomaaliyeed. Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa sidoo kale lagu meelmariyey Hindise Sharciyeedka Da’yarta Soomaaliyeed iyo Xeer nidaamiyaha Maareynta Hantida danta guud iyo agabka dowladda.