ar
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

الذهاب إلى القناة على Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام SNA RADIO

تُعد قناة SNA RADIO (@codkacqs) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 18 492 مشتركاً، محتلاً المرتبة 12 179 في فئة الأخبار والوسائط والمرتبة 470 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 18 492 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 01 يوليو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -488، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -29، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: غير موثّقة
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 10.61‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً N/A‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 1 963 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 0 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 25.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 02 يوليو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة الأخبار والوسائط.

18 492
المشتركون
-2924 ساعات
-1097 أيام
-48830 أيام
أرشيف المشاركات
SNA RADIO
18 496
Deg Deg Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dib u xoreeynta Deganka ayaa la wareegay Deganka Cowsweeyne ee gobolka Gal-guduud. Maleeshiyaadka kooxda Khawaariijta ah ayaa isaga cararay Deganka kadib markii ay kawar heleen howlgalka ciidanka Xds. Taliyaha Guutada 17-aad ee kumaandooaka Xds gorgor Gaashaanle Saahid Jaamac Faarax ayaa Warbaahinta Ciidamadda u sheegay in Ciidanka Xds ay haatan wadaan baaritaano ay ku xaqiijinayaan amaanka degaanka.

SNA RADIO
18 496
Hooyo iyo Aabo soomaliyeed intey dhibaato kuhayaa. Khawaarijta fadhi noomayaalo '' Taliyaha Qaybta 27 aad Ciidanka Dhulka XDS G/Sare Faarax Kooshin.

SNA RADIO
18 496
Deg deg Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa goor dhow lawareegay degaanka wabxo ee gobolka Gal-guduud. Guutada 16-aad ee kumaandooska Xds ee Danab iyo guutada Cali-Binu Abii Daalib ayaa haatan magaalada kawada howlgalo baaritaano ah oo ay ku xaqiijinayaa amaanka magaaladaasi. Fatah faahin dheerad halkaan kala soco

SNA RADIO
18 496
Taliyaha Ciidanka Xds Sarreeye-Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Cadoow oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Xds Jeneraal Axmed Aadan Cali ayaa kormeeray difaacayadda Ciidanka Xds ee degmada Gal-cad ee gobolka Gal-guduud.

SNA RADIO
18 496
photo content
+9

SNA RADIO
18 496
Guutada Khaalid Binuwaliid ee ciidanka xooga dalka oo burburiyay fariisimo dhulka miyiga ah ay ku lahayeen Khawaarijtu. Taliyaha Guutada Khaalid Binu waliid Maxamed Dhagaweeyne oo hogaaminyay howlgalkaan sifanynta ah ayaa Warbaahina Ciidamadda Qalabka Sida u xaqiijiyay in dhulka howdka ah ee hoostaga dagmooyinka Run-nirgood, Galcad iyo masagawa ay ku burburiyeen fariisimaha Khawaarijta

SNA RADIO
18 496
photo content
+4

SNA RADIO
18 496
photo content
+9

SNA RADIO
18 496
photo content
+2

SNA RADIO
18 496
photo content
+9

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xds oo deeg raashiin ah gaarsiiyay shacabka ku dhaqan degaanka Goof-guduud buureey ee gobolka Baay. Taliyaha Guutada 8aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka XDS G/le Maxamed Nuur Mad Dheere ayaa sheegay in deeqda raashiinka ah ay katimid Ciidanka Xds islamarkaasna loogu talagalay in shacabka ku dhaqan degaanka Goof-guduud lagu caawiyo.

SNA RADIO
18 496
+7
Ciidanka kumaandooska xds ee gor gor gaar ahaan guutada 17 aad ayaa howlgalo sifayn ah kawada nawaaxiga degaanka coows weeyne ee gobolka guduud . Waxaa hoggaaminaya taliyaha guutada G/le Shaahid

SNA RADIO
18 496
photo content
+7

SNA RADIO
18 496
Ciidanka XDS gar ahaan Ururka 3aad Ee Holac Guutada Cumar Bin khadaab ayaa howlgal gaar ah ka fuliyay Deegaanka Geerille oo ku yaala gobolka Galgaduud una dhaxeeya deegaanada Baraak Sheikh Caamir iyo Xuseen Cagey . Howlgalkaan ayaa waxaa Hogaaminayay Taliyaha Ururka 3aad Ee Holac Taliye Abshir Guutaale, waxayna ciidanku kula wareegeen godadkii ay khawaarijtu kaga dhuumaalaysanyeen howdka deeganka gerrille kaas oo ay dadka shacabka ku dhibaatayn jireen . Ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa wada howlgallo joogta ah kuwaas oo looga hortagayo dhibaatada ay khawaarijtu u soo maleegaan shacabka soomaaliyeed. SNA Radio 📻

SNA RADIO
18 496

SNA RADIO
18 496
+4

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xds oo maleeshiyaadka khawaarijta kusii baacsanaya dhulka howdka ee gobolka Gal-guduud

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xoogga dalka, ayaa hawlgal Qorshaysan ka fuliyey Magaaladda Buq-aqable ee Gobalka Hiiraan, waxaana howlgalkaan lagu beegsaday Seddex xarumood oo Khawaarijtu ay lahaayeen, kuwaas oo dhamaantood la burbruriyay. Ciidanka, ayaa Bur-buriyey Xaruntii Khawaarijta ee ee Buq-aqable iyo Garaash Khawaarijta ay u yeeleen ilaa 20 Gaari oo ah kuwa Dagaalka, Waxaana la khaarajiyay Shan Dhagarqabe oo uu ku jiro Horjooge. Sidoo Kale Ciidanka Xoogga ayaa Hawlgalkaan Ku Bur-Buriyey Isbaaro ay ku sugnaayeen Koox Khawaarij ah oo ku taalla Banaanka Magaaladda, waxaana halkaas lagu laayay maleeshiyaadkii goobtaasi ku sugnaa. Saraakiisha Ciidanka Xoogga, ayaa inoo xaqiijiyey in hawlgalka lagu Dilay 18 Dhagarqabe oo ay ku jiraan labo ay horjoogayaal, waxaana la burburiyay 20 Gaari oo ah kuwa Dagaalka oo ay ku rakibnaayeen Qoryo culus. Hawlgalkaan oo dhacay Maanta oo jimco ah, ayaa waxa uu ka mid yahay hawlgalo isdaba joog ah oo barbar socda hawlgalka sifaynta ah Dalka.

SNA RADIO
18 496
photo content
+7

SNA RADIO
18 496
RA’IISUL WASAARE XAMSA OO FARAY GOLAHA WASIIRRADA IYO GUUD AHAA HEY’ADAHA DOWLADDA INAY KA QAYB QAATAAN HALGANKA LAGU CIRIBTIRAYO KHAWAARIIJTA Muqdisho 17, Agoosto 2023–Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayuu ku faray Hay’adaha Dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada in ay ka qeyb qaataan halganka socda ee dalka looga ciribtirayo Khawaarijta ah. Golaha ayaa warbixin ku saabsan howlgallada socda ka dhageystay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Generaal Ibraahim Sheekh Muxyadiin oo tilmaamay in uu socdo dagaal looga sifeynaayo Khawaarijta deegaannada ay kaga harsan yihiin Gobollada Dhexe ee dalka. Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo shirka ka hadlay ayaa bogaadiyey go’aanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku gaarey in uu dagaalka ka hoggaamiyo jiidaha hore, si dadweynaha iyo Ciidamada Qalabka Sida loogu dhiirrigeliyo halganka dalka lagaga ciribtirayo Khawaarijta. “Waxaan bogaadinayaa ciidamada Qaran ee geesiyaasha ah oo dalkeenna ka wada Jihaad ka dhan ah Khawaarijta, waxa ay sameynayaan taariikh cusub oo mar labaad looga xoroobayo argagixiso gumeysi ku haya dadkeenna”.Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa. Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in dalku uu ku jiro dagaal la rabo qof walba in uu qaato doorka kaga aadden, si la isaga dulqaado culeyska Khawaarijta ee naafeeyey noloshii iyo horumarkii ummadda Soomaaliyeed. Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa sidoo kale lagu meelmariyey Hindise Sharciyeedka Da’yarta Soomaaliyeed iyo Xeer nidaamiyaha Maareynta Hantida danta guud iyo agabka dowladda.