4 159
Subscribers
No data24 hours
-147 days
-7330 days
Data loading in progress...
Similar Channels
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
April '26
April '26
+3
in 0 channels
March '26
+5
in 0 channels
Get PRO
February '26
+2
in 0 channels
Get PRO
January '26
+5
in 0 channels
Get PRO
December '25
+1
in 0 channels
Get PRO
November '25
+3
in 0 channels
Get PRO
October '250
in 0 channels
Get PRO
September '250
in 0 channels
Get PRO
August '250
in 0 channels
Get PRO
July '250
in 0 channels
Get PRO
June '250
in 0 channels
Get PRO
May '25
+11
in 0 channels
Get PRO
April '25
+12
in 0 channels
Get PRO
March '25
+26
in 0 channels
Get PRO
February '25
+28
in 0 channels
Get PRO
January '25
+97
in 1 channels
Get PRO
December '24
+143
in 1 channels
Get PRO
November '24
+91
in 1 channels
Get PRO
October '24
+198
in 1 channels
Get PRO
September '24
+228
in 1 channels
Get PRO
August '24
+218
in 3 channels
Get PRO
July '24
+149
in 2 channels
Get PRO
June '24
+52
in 1 channels
Get PRO
May '24
+44
in 0 channels
Get PRO
April '24
+47
in 0 channels
Get PRO
March '24
+99
in 0 channels
Get PRO
February '24
+93
in 1 channels
Get PRO
January '24
+74
in 1 channels
Get PRO
December '23
+3 623
in 3 channels
Get PRO
November '23
+672
in 3 channels
Get PRO
October '23
+661
in 0 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 19 April | 0 | |||
| 18 April | 0 | |||
| 17 April | 0 | |||
| 16 April | +1 | |||
| 15 April | 0 | |||
| 14 April | 0 | |||
| 13 April | +1 | |||
| 12 April | 0 | |||
| 11 April | 0 | |||
| 10 April | 0 | |||
| 09 April | 0 | |||
| 08 April | 0 | |||
| 07 April | +1 | |||
| 06 April | 0 | |||
| 05 April | 0 | |||
| 04 April | 0 | |||
| 03 April | 0 | |||
| 02 April | 0 | |||
| 01 April | 0 |
Channel Posts
📘 Buug Cusub oo Muhiim ah ayaa Soo Baxay
Waxaan farxad weyn ku wargelinaynaa akhristayaasha iyo daneeyayaasha cilmiga Islaamka in uu soo baxay buug qiimo badan oo la yiraahdo “Afartanka Haweenka”, kaas oo ah tarjumada cilmiga haweenka Islaamka loona beddelay Af-Soomaali si ay uga faa’iideystaan bulshada Soomaaliyeed.
Buuggan waxa uu ka hadlaya afartan qodob oo muhiim ah oo la xiriira haweenka, anshaxooda, doorkooda, iyo kaalinta ay ku leeyihiin Islaamka, isaga oo ku saleysan cilmi sugan iyo faham sax ah. Waa buug anfici doona haweenka, ragga, ardayda, macallimiinta iyo cid kasta oo jecel barashada diinta.
📖 Tarjumid: Af-Soomaali
✍️ Tarjumay: Ibraahim Maxamed Xuubaale
Buuggan waa mid mudan in la akhriyo lana keydsado, maadaama uu yahay iftiin cilmiyeed oo wax badan ku kordhinaya fahamka haweenka ee Islaamka.
#abdi@Abdifitahbahdon #hiddobooks@Abdifitahbahdon
| 2 | No text... | 387 |
| 3 | 𝐅𝐚𝐫𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚𝐚𝐝𝐮 𝐦𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐦𝐢𝐢𝐢𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐚𝐡?
Ganacsiyada guuleystay waxay si cad u soo bandhigeen farriimaha ay macaamiishooda la wadaagayaan, waxayna ka bilaabataa soo saarista content laga fikiray, si wanaagsan loo diyaariyey, loona soo bandhigay si ay dadka u dareemaan qiimaha adeegga ay bixiyaan.
Content-ka laga fikiray, si xeeldheer loo diyaariyey, kana turjumaya Qiimaha aad bixiso waa waxa dhisa kalsoonida macaamiisha.
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐰𝐠𝐚 𝐚𝐡, 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐢𝐲𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐛𝐢𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐟𝐚𝐫𝐫𝐢𝐢𝐧 𝐦𝐮𝐮𝐪𝐚𝐭𝐚, 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐞𝐧𝐭 𝐬𝐚𝐱 𝐚𝐡 𝐰𝐚𝐥𝐢𝐛𝐚 𝐬𝐢 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐭𝐚 𝐚𝐡 𝐮𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐚𝐧 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚.
---
Hoos kaga boggo adeegyada aan bixiyo ee kaa taageeraya inaad si fudud u gaarto macmiisha saxda ah.
𝐢𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫:
Whatsapp: https://wa.link/yqq9rx
E-mail: Abdifitahbahdon@gmail.com
#abdifitahbahdon #MultimediaSpecialist #creativedesigner | 369 |
| 4 | 💡Workspace-ku wuxuu door weyn ka qaataa horumarinta fikradaha iyo fududeynta shaqada aad qabanayso.
Way adag tahay inaad shaqo qurux badan ku qabato meel aan nidaamsanayn oo ku mashquulinaysa.
✨Waxaa muhiim ah, ka hor intaadan shaqo bilaabin, inaad goobtaada shaqo ka dhigto mid maskaxdu deganaan ku dareento.
Space-kaagu wuxuu ka mid yahay hantida (asset) aad ku shaqeyso isku day inaad maalgashi wanaagsan ku samayso, si aad waqti badan ugu qaadato goobtaada shaqo oo aadna u soo saarto natiijooyin tayo sare leh.
#abdifitahbahdon #designer #multimedia #motiongraphics | 496 |
| 5 | Duhur Wanagsan 🤍 | 615 |
| 6 | 🎬 Muuqaalada Xayaysiinta samayntoodu waa farshaxan gaar ah!
Sababtoo ah waxaad Diyaarinaysaa Fariin la gaarsiin doono kumanan Qof, taasoo micnaheedu yahay in ilbiriqsi kasta uu leeyahay qiimo. ⏱️
Marka aad Muuqaal sameyneyso, ka fikir:
- Maxuu daawaduhu fahmi doonaa Dhamaadka Muuqaalka ?
- Sidee ula Falgeli doonaa Dareenka Daawadaha ?
📍 Muuqaalka Fiican ma aha oo keliya “edit” waa Hab Curin iyo Gudbin Wanaagsaan.
Jumca Mubarak
#AbdifitahBahdon #multimedia #videoediting #motiongraphics | 779 |
| 7 | Asc, Ma la i xasuusta😁 | 1 076 |
| 8 | Haka cabsan inaad ka tagto wax wanaagsan, Si aad hesho wax Weyn.
Iska diiwaangali wargayskeena si aad u hesho Akhbaradka Ganacsiga si bilaash ah:
https://eepurl.com/i7nshQ
#bahdontalksnews #bahdontalks #Ganacsiga #entrepreneur | 2 055 |
| 9 | Waxaa Jiro Dhawr Qaab oo lagu Go'aamiyo Qiimaha la iibin doono Badeecadda ama adeegga, waa kuwaan Qaarka Ugu Caansan:
Iska diiwaangali wargayskeena si aad u hesho Akhbaradka Ganacsiga si bilaash ah:
https://eepurl.com/i7nshQ
#bahdontalksnews #bahdontalks #Ganacsiga #entrepreneur | 1 660 |
| 10 | 9 𝐊𝐡𝐚𝐥𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐚𝐭𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐚𝐰𝐠𝐚 𝐚𝐡.
Kuwani waa khaladaad muhiim ah oo ay tahay in la iska ilaaliyo si startup-ka uu ugu guuleysto suuqyada tartanka badan.
Iska diiwangali wargayskeena si aad u hesho Akhbaradka Ganacsiga si bilaash ah:
https://eepurl.com/i7nshQ
#bahdontalksnews #bahdontalks #Ganacsiga #entrepreneur | 1 209 |
| 11 | 💡"Guusha ma aha nasiib, waa joogteyn.
#BahdonTalks #DailyQuote" | 775 |
| 12 | "Haddii aad si dhab ah u eegto, guusha lagu tilmaamo mid deg-deg ah waa mid waqti badan iyo dadaal dheer soo martay."
Ujeedka:
Inta badan, dadku waxay arkaan qof ama shirkad si lama filaan ah u guuleysatay, balse ma oga dadaalka, waqtiga, iyo caqabadaha ay soo mareen si ay halkaas ku gaaraan. Fariintu waa in guusha dhabta ahi ay u baahan tahay waqti, dadaal joogto ah, iyo samir, halkii laga filan lahaa in ay si fudud ku timaado.
Si aad u hesho warbixinino Qaas ah oo la xiriira Ganacsiga kusoo biir wargeyskeena:
http://eepurl.com/i7nshQ
#entrepreneur #bahdontalks #businessupdates #Ganacsiga # | 732 |
| 13 | sidee loo bilaabaa Ganacsi online ah?
In la bilaabo ganacsi cusub waa farxad, laakiin ma ahan wax fudud. Waayo waxa
lagaaga baahanyahay dhawr waxyaabood inaad go’aansato sida Ganacsi noocee
ayaad bilaabeysaa? Badeeco noocee iibineysaa? Iyo waa kuwee dadka aad doonayso
inaad wax ka iibiso iwm.
Hadii aad xiisanayo inaad bilaawdo ganacsi online ah haddaba Qormadaan adiga ayay
ku quseysaa, waxaana kugula wadaagi doonaa dhawr talaabo oo aad u baahantahay
inaad qaado si aad u bilaawdo ganacsi online ah.
Waxyaabaha aan qormaadan ku Falanqeyn doonno waxa ka mid ah
● Sidee loo bilaabaa ganacsi online ah
● Ganacsi noocee ayaa ah mid fa’ido badan
● Ganacsi online noocee ayaa u fiican daka bilaawga ah.
halkaan ka aqriso qormada oo dhamaystiran.
https://bahdontalks.com/sidee-loo-bilaabaa-ganacsi-online-ah/
sidoo kale kusoo biir wargeyskeena si aad u hesho tab iyo xeeladaha ugu fiican ee kaa dhigi kara ganacsade guuleysta.
http://eepurl.com/i7nshQ | 684 |
| 14 | No text... | 565 |
| 15 | Bishii Janaayo, sicirka maciishadda ee Shiinaha ayaa kordhay 0.5%, kii ugu sarreeyay shan bilood, halka sicirka wax-soo-saarku uu hoos u sii dhacay 2.3%. Kororka sicirka maciishadda waxaa sabab u ah xilliga Sannadka Cusub ee Dayaxa, taas oo sare u qaadday kharashaadka macaamiisha, gaar ahaan safarka iyo madadaalada. Si kastaba ha ahaatee, sicirka wax-soo-saarka ayaa weli hoos u dhacaya, taasoo muujineysa dalab daciif ah iyo cadaadiska dhaqaale ee Shiinaha. Xeeldheerayaashu waxay filayaan in sicir-bararka hoos u dhaca ah uu sii jiri doono haddii aan la xoojin dhaqaalaha gudaha, iyadoo dhoofinta la filayo inay wajahdo caqabado cusub oo Mareykanku canshuur kusoo rogay.
Halkaan ka aqriso
https://bahdontalks.com/blog/
Bahdon Talks #businessupdates #entrepreneur | 751 |
| 16 | https://www.facebook.com/share/1A5LuRpvR6/ | 1 |
| 17 | Waxaad ka helaysaan kutub kala duwan
Sida:-
Naxwaha
Sarfaha
Fiqiga
Caqiidada
Iwm.
https://t.me/SheikhAways3215
https://chat.whatsapp.com/HMdWI5zbGCl89Y3Nerf8bg
https://t.me/Sheikhuways3215 | 878 |
| 18 | https://t.me/addlist/06CMXlKGCwphNTdk
Via @team_kordhis B2
Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab | 31 |
| 19 | وقل رب زدني علما
Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇 | 24 |
| 20 | Shirkadda TikTok oo laga leeyahay Shiinaha ayaa wajahaysa cadaadis cusub oo uga imanaya Mareykanka, kaas oo ku amray inay iska iibiso qaybta ay ku leedahay Mareykanka ama ay wajihi doonto xayiraad. Wararka ayaa sheegaya in dowladda Shiinaha ay ka fiirsaneyso inay Elon Musk ku wareejiso TikTok qaybteeda Mareykanka, iyadoo lagu tilmaamay qorshe ka mid ah sida Shiinuhu ula macaamilayo xukuumadda cusub ee Madaxweyne-elect Donald Trump.
Elon Musk, oo ah milkiilaha Tesla iyo xariirka cusub ee X, ayaa xiriir gaar ah la leh Trump laakiin sidoo kale si weyn ugu tiirsan Shiinaha oo ay Tesla ku leedahay warshado waaweyn. Haddii uu TikTok ku daro barnaamijka X, waxa ay kordhin kartaa dakhliga xayaysiiska ee Musk iyo awoodda uu ku horumariyo barnaamijyada AI iyadoo laga faa’iidaysanayo macluumaadka badan ee TikTok hayso.
Haddii heshiiskani hirgalo, wuxuu noqon karaa isbeddel weyn oo ku saabsan mustaqbalka TikTok iyo sida uu ugu dhaqmo suuqyada caalamka, gaar ahaan Maraykanka. Shirkado badan oo isgaarsiinta ah ayaa si dhow ula socda arrintan.
Kusoo biir Bahdon Talks si aad u hesho akhbaradka ganacsiga.
https://t.me/BahdonTalks | 1 098 |
