en
Feedback
Daalib Academy

Daalib Academy

Open in Telegram

Kanaalka horumarinta nolosha

Show more
5 091
Subscribers
No data24 hours
-117 days
-6630 days

Data loading in progress...

Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
October '24
October '240
in 0 channels
September '24
+1
in 0 channels
Get PRO
August '24
+2
in 0 channels
Get PRO
July '24
+1
in 0 channels
Get PRO
June '24
+2
in 0 channels
Get PRO
May '24
+7
in 0 channels
Get PRO
April '24
+14
in 0 channels
Get PRO
March '24
+370
in 2 channels
Get PRO
February '24
+294
in 1 channels
Get PRO
January '24
+111
in 0 channels
Get PRO
December '23
+942
in 1 channels
Get PRO
November '23
+923
in 2 channels
Get PRO
October '23
+133
in 1 channels
Get PRO
September '23
+43
in 0 channels
Get PRO
August '23
+111
in 0 channels
Get PRO
July '23
+121
in 0 channels
Get PRO
June '23
+177
in 0 channels
Get PRO
May '23
+157
in 0 channels
Get PRO
April '23
+639
in 0 channels
Get PRO
March '23
+332
in 0 channels
Get PRO
February '23
+243
in 0 channels
Get PRO
January '23
+204
in 0 channels
Get PRO
December '22
+233
in 0 channels
Get PRO
November '22
+148
in 0 channels
Get PRO
October '22
+190
in 0 channels
Get PRO
September '22
+130
in 0 channels
Get PRO
August '22
+206
in 0 channels
Get PRO
July '22
+4 492
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
29 October0
28 October0
27 October0
26 October0
25 October0
24 October0
23 October0
22 October0
21 October0
20 October0
19 October0
18 October0
17 October0
16 October0
15 October0
14 October0
13 October0
12 October0
11 October0
10 October0
09 October0
08 October0
07 October0
06 October0
05 October0
04 October0
03 October0
02 October0
01 October0
Channel Posts
Ardaygii daneynaya inuu kor u qaado aqoontiisa whatsApp ka hala xidhiidho 0618259845 ama 0617168544. Iska diiwaan gali halkaan

2
Bisha August fasallo cusub ayaanu qaadaneynaa oo lagu baranayo xirfadaha hoggaan ka, maamulka iyo shaqada iyo shaqaalaha..
385
3
+2
No text...
408
4
Koorsada maamulka iyo koorsada shaqada iyo shaqaalaha (HRM), ardaygii raba inuu barto waa u diyaar iyaguna
417
5
Xirfaddu waa furaha shaqo walba, ee ka faa'iideysta fursadaan saaxiibayaal
353
6
Hambalyo ayaan leeyahay ardayda qaatay Diplomada hoggaaminta 3 bilood ka dib. Haddii aad jeceshahay inaad barato xirfadda hoggaaminta kana mid noqotid ducfada bisha 8-aad nagala soo xidhiidh whatsApp ka 0617168544
407
7
+8
No text...
419
8
https://youtu.be/6bkPYzbvWoA
624
9
Fursad heer sare ah Bisha july arday ayaa qaadaneysa diploma of leadership, qof kii doonaya inuu ka mid ahaado ardaydaas ha ila soo xidhiidho insha Allah 0618259845
617
10
Fasallo cusub bisha july. Machad ka barashada xirfadaha maamulka iyo hoggaaminta ee Winner's institute Waxa uu qaadaneynaa fa
Fasallo cusub bisha july. Machad ka barashada xirfadaha maamulka iyo hoggaaminta ee Winner's institute Waxa uu qaadaneynaa fasallo cusub bisha july, waxaa bixi doona dhammaan koorsooyin ka maamulka, hoggaaminta iyo shaqada iyo shaqaalaha. Koorsooyin ka waxaa bixin doona macalimiinta khibrad u leh, si heer sare ahne ardayda wax u baraya. Ka mid noqo ardaydeena, oo hadda iska diiwaangali telefoon ka hoos ku xusan. MAANTA BARO XIRFAD SI AAD BERITO UGU SHAQEYSO.
607
11
https://youtu.be/0UYyHNAVCCA?si=eKVGTm4juQNZXpzR
674
12
Walaalayaal koorsooyin ka kala ah: Koordada maamulka Koorsada shaqada iyo shaqaalaha Koorsada hoggaaminta Waa idin diyaar ee fadlan qof kii u baahan ha igala soo xidhiidho whatsApp kan 0617168544. Shahaadadu waa Diploma,koorso walba waxay soconeysaa muddo 3 bilood ah waana online, waxaana bixin doona macalimiinta qibrad sare leh..
884
13
https://youtu.be/xA0v4zTq0TY
861
14
KOORSO CUSUB BISHA JUNE... Machad ka xirfadaha maamulka iyo hoggaaminta ee Winner's institute oo aad uga barateen koorsooyin
KOORSO CUSUB BISHA JUNE... Machad ka xirfadaha maamulka iyo hoggaaminta ee Winner's institute oo aad uga barateen koorsooyin tayo leh, waxa ay bisha June 2024 idin kugu bishaareynayaan inay idiin soo kordhiyeen koorso cusub oo ah PRINCIPLE OF MANAGEMENT. Koorsadaan waxaa bixindoona Mr Hussein Hassan Dhogor oo ah bara sare oo wax ka dhiga jaamacadaha dalka. Waxa uu wax ka bartay Jomo kenyatta university of agriculture and technology master of Strategic management waana khabiir ku xeeldheer Principle of management. Koorsadu waxa ay ka kooban tahay 10 Chapter, waxa ayna soconeysaa muddo 3 bilood ah. Haddaba, yaan lagaa buuxin fasalada cusub oo ka mid noqo ardayda ugu horreeya ee isdiiwaan galisa. Tirada aan qaadaneyno waa mid xadidadan. Nagala soo xidhiidh whatsApp ka: 0617168544
759
15
KOORSO CUSUB BISHA JUNE... Machad ka xirfadaha maamulka iyo hoggaaminta ee Winner's institute oo aad uga barateen koorsooyin
KOORSO CUSUB BISHA JUNE... Machad ka xirfadaha maamulka iyo hoggaaminta ee Winner's institute oo aad uga barateen koorsooyin tayo leh, waxa ay bisha June 2024 idin kugu bishaareynayaan inay idiin soo kordhiyeen koorso cusub oo ah HUMAN RESOURCE MANAGEMENT (HRM). Koorsadaan waxaan bixindoonaa Mr-Omar Hassan oo ah bara sare oo wax ka dhiga jaamacadaha dalka, Waxa uu wax ka bartay Islamic University in Uganda master of business admintstration waxa uu kaga taqasusay Human resource management. Koorsadu waxa ay ka kooban tahay 11 Chapter, waxa ayna soconeysaa muddo 3 bilood ah. Haddaba, yaan lagaa buuxin fasalada cusub oo ka mid noqo ardayda ugu horreeya ee isdiiwaan galisa. Tirada aan qaadaneyno waa mid xadidadan. Nagala soo xidhiidh whatsApp ka: 0617168544
698
16
Voice message
598
17
Bisha June waxaanu qaadaneynaa dufcadii labaad ee barata xirfadda hoggaaminta. Haddii aad dooneysid inaad noqotid hoggaamiye
Bisha June waxaanu qaadaneynaa dufcadii labaad ee barata xirfadda hoggaaminta. Haddii aad dooneysid inaad noqotid hoggaamiye dadkiisa horumar iyo badhaadhe gaarsiiya, mahacadka barashada xirfadaha maamulka iyo hoggaaminta ee Winner's institute ayaa kuula diyaar ah tabtii aad ku gaari kahayd. Iska diiwaangali hadda oo yeysan ku dhaafin fursaddaan. Nagala soo xidhiidh whatsApp ka: 0617168544
753
18
Tababar isugu jira dhiirigalin, talo iyo tusaaleyn ayaa loo qabtay qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed, tababarkaan waxaa soo
Tababar isugu jira dhiirigalin, talo iyo tusaaleyn ayaa loo qabtay qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed, tababarkaan waxaa soo agaasimay maamulka iyo hawlwadeenada jaamacadda Pan African International University, waxaana khudbad aad u qiima badan kasoo jeediyey ustaad Ayub Qalinle oo ka mid ah maamulka sare ee machadka Winner's institute . Ustaad ka ayaa ardayda kasoo qeyb gashay tabarbar ka ku dhiirigaliyey inay dadaalaan, waqtigooda ka faa'iideystaan, si ay nolosha guulo u xaqiijiyaan. Ugu dambeyntii, ardayda ayaa u mahadceliyey dhamaan aqoonyahanadii khibradooda la wadaagay, waxa ayna ballan qaadeen in talooyin ka la siiyey ay ku dhaqmi doonaan.
1 019
19
https://youtu.be/64mUUyFYarE?si=XjOA7nwu8IFSO5Sw
1 042
20
Winner's institute Machad ka barashada xirfadaha maamulka iyo hoggaaminta. Waxaanu diyaarinay koorsooyin cusub oo xidhiidha m
Winner's institute Machad ka barashada xirfadaha maamulka iyo hoggaaminta. Waxaanu diyaarinay koorsooyin cusub oo xidhiidha maamulka iyo haggaminta, dhawaan ayaa ayna bilaaban doonaan, ee xirfadee jeclaan lahayd inaad barato. Koorsooyin ka aanu diyaarinay bisha may waxaa ka mid ah: 1:Human Resourse Management. 2:Principle of Management. 3:Project Managenement. 4:principle of Leadership. Hadaba ha moogaanin oo yeysan ku dhaafin fasalada cusub ee aanu dhawaan qaadan doonno.
1 167