en
Feedback
999
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-1430 days
Posts Archive
Mid ka mid ah caadooyinka waaweyn ee aan kugu dhiirigeliyo inaad sameyso xiliga hurdada ka hor ❤️ Taleefankaaga banaanka qolk
Mid ka mid ah caadooyinka waaweyn ee aan kugu dhiirigeliyo inaad sameyso xiliga hurdada ka hor ❤️ Taleefankaaga banaanka qolkaaga jiifka jaajarka ugu tag, gal oo sariirta isku diyaari, gacanta ku qabso buug aad akhrisato nuxurkiisa iyo isticmaal iftiin cad oo ku qoran bogaga buugga isha ka soo saar 👌 Maalin walba nus saac ilaa saac ku celceli mawduuca akhrinta hurdada ka hor tani waxay kaa caawinaysaa aqoon iyo dhaqan, wacyigaagana kor u qaad si aanad malayn karin, kor u qaad luuqadaada, waxaad noqonaysaa hal abuur insha allah, intaana ka horna way anfacaysaa. Likes and love 👀

تجعل جوعك للحب يجعلك تأكل من قمامة العلاقات...💔 Ha u ogolaan gaajadaada jacaylku inay kugu keento inaad cuntid qashinka xidh
تجعل جوعك للحب يجعلك تأكل من قمامة العلاقات...💔 Ha u ogolaan gaajadaada jacaylku inay kugu keento inaad cuntid qashinka xidhiidhyada...

الكلامُ سهل والأحلامُ أسهل، والأماني في مُتناول الكُل، ولكن لا يفوز إلّا أهلُ العزائمْ.✨️ Hadalku waa sahlan yahay, riyooyink
الكلامُ سهل والأحلامُ أسهل، والأماني في مُتناول الكُل، ولكن لا يفوز إلّا أهلُ العزائمْ.✨️ Hadalku waa sahlan yahay, riyooyinku waa sahlan yihiin, rabitaankuna waa mid qof walba gaari karo, laakiin kaliya kuwa go'aansada ayaa guuleysta.✨️

Gunaanad
Dhismidda kalsoonida naftaadu waa safar joogto ah. Kalsoonida naftaadu waxay kuu horseedi kartaa inaad gaarto guusha iyo himilooyinkaaga. Haddaba, waa inaad ka shaqeysaa naftaada, horumarkaaga, iyo sidii aad mar walba ugu muuqan lahayd qof kalsooni leh. Talo Ku Socota Akhristayaasha: Maxaa kugu sababay inaad kalsooni xumo dareento? Maxaad ka qaban kartaa? Iska weydii su’aalahan oo ku dadaal inaad ka shaqeyso sidii aad naftaada ugu aamini lahayd awooddaada dhabta ah. "Kalsoonida naftaadu waa faraska guusha!" Maqaalka Xiga:"Sida Loogu Dhiso Kalsooni Joogto ah: Tallaabooyin iyo Talooyin"Maqaalkan xiga wuxuu diiradda saari doonaa sida loo dhiso kalsooni joogto ah adoo raacaya tallaabooyin iyo talooyin wax ku ool ah. Waxaan ka hadli doonaa hababka iyo xeeladaha kaa caawinaya inaad kalsooni joogto ah yeelato si aad ugu guuleysato noloshaada. La soco maqaalka xiga si aad u hesho talooyin dheeraad ah oo ku saabsan sidii aad u sii xoojin lahayd kalsoonida naftaada! " Ninkii naftiisa aaminay ayaa guuleystay "

𝗙𝗮𝗮’𝗶𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱-𝗸𝗮  𝗸𝗼𝗼𝘀𝘁𝗮𝗱𝗮 🥬(𝗦𝗽𝗶𝗻𝗮𝗰𝗵) Koostadu waxa kujiro  dhammaan qaybaha Nafaqada waxay qani ku tahay fiitamiinada : vitamins K vitamin A vitamins C  Folate (B9) Macdanta :  manganese  calcium, iron, sidoo kale Koostadu waxay leedaahay  vitamins K iyo vitamin A aad u badan . 1.Waxay xoojisaa Aragtida isha : vitamin A kujiro koostada  wuxu ka hortagaa xanuuno ku dhaco isha sida aragtida habaynkii oo yaraato iyo indho qalayl-ka . 2. Waxay xoojisaa Lafaha : waxa kujiro vitamin K aad ubadan oo ka qayb qaato samaysanka lafaha iyo aktiif (active ) gayaynta borotiinada ka qayb qaato dhisida lafaha sida (osteocalcin) sidoo kale waxa kujiro macdanta calcium . 3. Waxay kor uqaadaa caafimaadka Unugyada jirka : vitamin A kujiro wuxuu joogteeyaa badqabka unugyada loo yaqaan (epithelial cells) ee ku dahaaran xubnaha jirka 4. Waxay u fiicantahay dheefshiidka : waxa ku jiro maadada fiber-ka oo saacido dheefshiidka caloosha . 5. Waxay u fiicantahay Difaaca jirka : waxa kujiro vitamin A iyo vitamin C oo dowr muhiim ah ka qaato shaqada difaaca jirka . 6. Wuxu u fiicanyahay xinjiraynta dhiigga : vitamin K kujiro wuxu ka  qayb qataa xinjiraynta dhiiga isagoo aktiif (active) ka dhigo cunsurada(factors) qaabilsan xinjirowga dhiiga.

Lacagtu waxay dheereysaa cimriga dumarka ee walaalayaal siiya lacagta .. Waryaa sii lacagta ! War sii lacagta ! Dhiib lacagta ! Sii lacagta ! $ wax ma fahantay

“Nin kasta oo deyn qaba, naag baa ka dambaysa

Sallahu Alaihi Wasallam...💗💗💗

https://youtu.be/0uerstdGgJ0?si=fd9Jjv7UWp5sTB-w subscriber garee and like MHDSNID wll