en
Feedback
999
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-1430 days

Data loading in progress...

Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
November '24
November '240
in 0 channels
October '240
in 0 channels
Get PRO
September '24
+1
in 0 channels
Get PRO
August '24
+4
in 0 channels
Get PRO
July '24
+3
in 0 channels
Get PRO
June '24
+3
in 0 channels
Get PRO
May '24
+21
in 0 channels
Get PRO
April '24
+9
in 0 channels
Get PRO
March '24
+1
in 0 channels
Get PRO
February '24
+1
in 0 channels
Get PRO
January '24
+4
in 0 channels
Get PRO
December '23
+1
in 0 channels
Get PRO
November '23
+15
in 0 channels
Get PRO
October '23
+25
in 0 channels
Get PRO
September '23
+75
in 0 channels
Get PRO
August '23
+35
in 0 channels
Get PRO
July '23
+39
in 0 channels
Get PRO
June '23
+76
in 0 channels
Get PRO
May '23
+58
in 0 channels
Get PRO
April '23
+77
in 0 channels
Get PRO
March '23
+112
in 0 channels
Get PRO
February '23
+156
in 0 channels
Get PRO
January '23
+219
in 0 channels
Get PRO
December '22
+275
in 0 channels
Get PRO
November '22
+251
in 0 channels
Get PRO
October '22
+122
in 0 channels
Get PRO
September '22
+375
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
02 November0
01 November0
Channel Posts
Mid ka mid ah caadooyinka waaweyn ee aan kugu dhiirigeliyo inaad sameyso xiliga hurdada ka hor ❤️ Taleefankaaga banaanka qolk
Mid ka mid ah caadooyinka waaweyn ee aan kugu dhiirigeliyo inaad sameyso xiliga hurdada ka hor ❤️ Taleefankaaga banaanka qolkaaga jiifka jaajarka ugu tag, gal oo sariirta isku diyaari, gacanta ku qabso buug aad akhrisato nuxurkiisa iyo isticmaal iftiin cad oo ku qoran bogaga buugga isha ka soo saar 👌 Maalin walba nus saac ilaa saac ku celceli mawduuca akhrinta hurdada ka hor tani waxay kaa caawinaysaa aqoon iyo dhaqan, wacyigaagana kor u qaad si aanad malayn karin, kor u qaad luuqadaada, waxaad noqonaysaa hal abuur insha allah, intaana ka horna way anfacaysaa. Likes and love 👀

2
تجعل جوعك للحب يجعلك تأكل من قمامة العلاقات...💔 Ha u ogolaan gaajadaada jacaylku inay kugu keento inaad cuntid qashinka xidh
تجعل جوعك للحب يجعلك تأكل من قمامة العلاقات...💔 Ha u ogolaan gaajadaada jacaylku inay kugu keento inaad cuntid qashinka xidhiidhyada...
101
3
الكلامُ سهل والأحلامُ أسهل، والأماني في مُتناول الكُل، ولكن لا يفوز إلّا أهلُ العزائمْ.✨️ Hadalku waa sahlan yahay, riyooyink
الكلامُ سهل والأحلامُ أسهل، والأماني في مُتناول الكُل، ولكن لا يفوز إلّا أهلُ العزائمْ.✨️ Hadalku waa sahlan yahay, riyooyinku waa sahlan yihiin, rabitaankuna waa mid qof walba gaari karo, laakiin kaliya kuwa go'aansada ayaa guuleysta.✨️
88
4
Gunaanad Dhismidda kalsoonida naftaadu waa safar joogto ah. Kalsoonida naftaadu waxay kuu horseedi kartaa inaad gaarto guusha iyo himilooyinkaaga. Haddaba, waa inaad ka shaqeysaa naftaada, horumarkaaga, iyo sidii aad mar walba ugu muuqan lahayd qof kalsooni leh. Talo Ku Socota Akhristayaasha: Maxaa kugu sababay inaad kalsooni xumo dareento? Maxaad ka qaban kartaa? Iska weydii su’aalahan oo ku dadaal inaad ka shaqeyso sidii aad naftaada ugu aamini lahayd awooddaada dhabta ah. "Kalsoonida naftaadu waa faraska guusha!" Maqaalka Xiga:"Sida Loogu Dhiso Kalsooni Joogto ah: Tallaabooyin iyo Talooyin"Maqaalkan xiga wuxuu diiradda saari doonaa sida loo dhiso kalsooni joogto ah adoo raacaya tallaabooyin iyo talooyin wax ku ool ah. Waxaan ka hadli doonaa hababka iyo xeeladaha kaa caawinaya inaad kalsooni joogto ah yeelato si aad ugu guuleysato noloshaada. La soco maqaalka xiga si aad u hesho talooyin dheeraad ah oo ku saabsan sidii aad u sii xoojin lahayd kalsoonida naftaada! " Ninkii naftiisa aaminay ayaa guuleystay "
109
5
𝗙𝗮𝗮’𝗶𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱-𝗸𝗮  𝗸𝗼𝗼𝘀𝘁𝗮𝗱𝗮 🥬(𝗦𝗽𝗶𝗻𝗮𝗰𝗵) Koostadu waxa kujiro  dhammaan qaybaha Nafaqada waxay qani ku tahay fiitamiinada : vitamins K vitamin A vitamins C  Folate (B9) Macdanta :  manganese  calcium, iron, sidoo kale Koostadu waxay leedaahay  vitamins K iyo vitamin A aad u badan . 1.Waxay xoojisaa Aragtida isha : vitamin A kujiro koostada  wuxu ka hortagaa xanuuno ku dhaco isha sida aragtida habaynkii oo yaraato iyo indho qalayl-ka . 2. Waxay xoojisaa Lafaha : waxa kujiro vitamin K aad ubadan oo ka qayb qaato samaysanka lafaha iyo aktiif (active ) gayaynta borotiinada ka qayb qaato dhisida lafaha sida (osteocalcin) sidoo kale waxa kujiro macdanta calcium . 3. Waxay kor uqaadaa caafimaadka Unugyada jirka : vitamin A kujiro wuxuu joogteeyaa badqabka unugyada loo yaqaan (epithelial cells) ee ku dahaaran xubnaha jirka 4. Waxay u fiicantahay dheefshiidka : waxa ku jiro maadada fiber-ka oo saacido dheefshiidka caloosha . 5. Waxay u fiicantahay Difaaca jirka : waxa kujiro vitamin A iyo vitamin C oo dowr muhiim ah ka qaato shaqada difaaca jirka . 6. Wuxu u fiicanyahay xinjiraynta dhiigga : vitamin K kujiro wuxu ka  qayb qataa xinjiraynta dhiiga isagoo aktiif (active) ka dhigo cunsurada(factors) qaabilsan xinjirowga dhiiga.
125
6
https://youtu.be/HnDafkU4sSI?si=Sv6A_uyGQLJXStxP
181
7
Lacagtu waxay dheereysaa cimriga dumarka ee walaalayaal siiya lacagta .. Waryaa sii lacagta ! War sii lacagta ! Dhiib lacagta ! Sii lacagta ! $ wax ma fahantay
189
8
“Nin kasta oo deyn qaba, naag baa ka dambaysa
178
9
https://youtu.be/HqPFEKmjQo0?si=Pf__xZv6a6ktyi6q
184
10
https://youtu.be/Wppzom8lU2w?si=tZY1wEcvvq7goTt9
211
11
Sallahu Alaihi Wasallam...💗💗💗
176
12
https://youtu.be/0uerstdGgJ0?si=fd9Jjv7UWp5sTB-w subscriber garee and like MHDSNID wll
210
13
https://youtu.be/wrW8GT51rOk?si=URDzqXVpzTd6Q43E
323
14
https://youtu.be/Unoy1x-BWKo?si=rcjH1tdHESUojMny
390
15
https://youtu.be/OdmuS_7w5nA?si=4rIk5PzDNyQ-cBx8 subscriber garee and like
378
16
https://youtu.be/EhyAvZI0fgk?si=f2oDxTRWih-qHeGY subscriber garee
361
17
https://youtu.be/9gX05HgqJGc?si=uwrjQFBfC-T9wMao subscriber garee
407
18
https://youtu.be/L21wsIKQCvM?si=JYfFOb1l2N8m2sU1 subscriber garee
330
19
https://youtu.be/yKeySVklWSI?si=V8RrVEUwnMWgvI3z subscriber garee
344
20
https://youtu.be/Rw58HeuOsGk?si=en4-ME7QsESdrVhh subscriber
377