LUQADA KOREA π°π· πΈπ΄
Open in Telegram
Ilaaliya nidaanka channelkaan First !! 1= looma ogola wax link ah !! 2=qofka link soodira waxaa lasaari donaa report !! 3= haween walpa oo jimcaha waxaa laqadan donaa practice !! 4=cashirada groupka haween dhaaf baa losoo dhigaa taasi lasocda !
Show more1 346
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Data loading in progress...
Similar Channels
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
July '24
July '240
in 0 channels
June '24
+11
in 0 channels
Get PRO
May '24
+7
in 0 channels
Get PRO
April '24
+17
in 0 channels
Get PRO
March '24
+94
in 0 channels
Get PRO
February '24
+143
in 0 channels
Get PRO
January '24
+194
in 0 channels
Get PRO
December '23
+284
in 0 channels
Get PRO
November '230
in 0 channels
Get PRO
October '230
in 0 channels
Get PRO
September '23
+738
in 0 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 04 July | 0 | |||
| 03 July | 0 | |||
| 02 July | 0 | |||
| 01 July | 0 |
Channel Posts
Kafikira sidaad mustaqbalkiina uhagaajin laheydeen
Wayo anagu manan go,aaminin dhalashadeena iyo dhimashadeenaba
Kaliyootale go,aan waxeynu Ka gaadhi kadhnaa sideenu unoolaan laheyn marka hablaheygiyaw wax halaqabsado haleyska DAAYO maalayacniga lagu jidha
Hadeynu noolnahy weynu is arkeynaa insha Allah ilahey haidin dhowro macsalaama ππ½π
| 2 | ASC qofwalpo halkaan kujidha waan idin salamay hablo waxan rajeynaa inaad wada wngsntihiin bisha ramadaan ilaaheyba caafimad inoogu dhameeyay oo waxyadh baa kahadhsan inta dhimanah ilahey cafimad hainoogu dhameeyo
Saynu wada oganahy caawa waa habenki laylatul qadriga waxan rajeynaa inaadan seexanin oo dukataan xasuusnaada caawa waa habenki laylatul qadriga ilaahey danbi dhaaf weydiistay waxwalpo aad rabtaan walidinteyna inoo ilaahey caafimad taam ah inoosiiya
Walidinteena inoo ilaahey cimrigooda dheereeya caawa waxwalpo aad rajeyneysaaan mustaqbalka inaad noqotaan halawada duceesto walipo si niyad ah
Waxan kaloo idin dhihi lahaa inta Layar yahy wax Hala qabsado aduunku waa gabogabo malaa yacniga lagu jiro haleyska DAAYO cibaadada ilaahey badiya mustaqbalkiina wax uqabsada
Isma dhafno ilaahey cimri dheer haidin wada siiyo dhamantiina
ππ½π | 458 |
| 3 | . | 1 |
| 4 | Hi everyone after longtime hada wan solabtay setihiin Ψ±Ω
ΨΆΨ§Ω Ω
Ψ¨Ψ§Ψ±Ω π
Waxan rajeynaa inaad wngsntihiim saan filayo dad cusub baa kusoo kordhay halkaan I hp inaad wada fahanteen dhaman cashirada marka dib baan ubilaabi donaa i.a idinkanah dadaaala π
@luqadakorea | 659 |
| 5 | No text... | 948 |
| 6 | Erayooyinkaan waa erayo iska caadi ah badanaa waxaa isticmaala kiwa kdramyada waxan umaleynaa inaad kumaqasheen kdrama yada π€π°π·
1= hello (on call markii aad taleefan isticmaleyso uu qof kusoo waco waxad oraneysaa eraygaan oo ah
(μ¬λ³΄μΈμ _yeoboseyo) βοΈ
2 : why :
μ ( wae)
Sabab /maxay βοΈ
3: I miss you
λ³΄κ³ μΆμ΄μ ( bogo si_eoyo)
Wankuu xiisayβοΈ
4: friend
μΉκ΅¬ (chingu)
Saxip βοΈ
5 : boyfriend
λ¨μμΉκ΅¬ ( namja chingu)
Saxipkeyga βοΈ
6: girlfriend
μ¬μμΉκ΅¬ ( yeoja chingu)
Saxipteyda βοΈ
7: don't go
κ°μ§λ§ (gajima)
Habixin βοΈ
8: let's go
κ°μ ( gaja)
Aan baxno βοΈ
9: crazy
λ―ΈμΉ (michin)
Waali βοΈ
10: I'm hungry
λ°°κ³ ν (paegopa)
Waan gaajeysanahay βοΈ
Waxaan rajeynaa inaad fahanteen waa erayo iska easy wllo.yaal ani waa idaleyneysaan idinkanah aadbaad udhaheysaa waa hard marka waan idin shegay in lasamenayo baratika marka soo dadaala oky I love u armyyy β€οΈβπ©ΉβοΈ
@luqadakorea | 980 |
| 7 | No text... | 874 |
| 8 | Maantanah cashirkeeni wuxuu kusabsanyahy Family in koreaN
Maantanah cashirkeeni wuxuu kusabsanyahy Family in koreaN
0= Family
κ°μ‘±
(Gajog)
Qoyska π¨βπ©βπ§βπ¦
1=mother
μ΄λ¨Έλ
(Eomeoni)
HOOYO π©π»
2= MOM
μλ§
(EOMMA)
HOOYOΒ π©π»
3= FATHER
μλ²μ§
(ABEOJI)
AABE π¨π»
4= DAD
μλΉ
(APPA)
AABE π¨π»
5= grandmother
ν λ¨Έλ
(HALMEONI)
AYEEYO π΅π½
6=grandfather
ν μλ²μ§
(Hal_abeoji)
AWOOWE π§π½
7= uncle
μμ μ¨
(Ajeossi)
adeer
8=brother
μ€λΉ /νμ
(Oppa/ hyeungje)
Lawaduba waxaad dhihi kartaa wll π
9= sister
μΈλ/ μλ§€
( eonni/ jamae)
Lawaduba waxaa uistimcaali kartaa abayo π
10= daughter
λΈ
(Ttal)
INANTAπ₯°
Hi everyone iga raalinoqda malmahaan bussy noqday I hope.imaad fahantaan cashiradan so saan idin arko inaa online tihiin like ta saara okyh I love u armyy ππ₯°
@luqadakorea | 957 |
| 9 | No text... | 888 |
| 10 | walinah waxey inoo socdo cashirkeeni kuwasoo ahaa phrases Yada yar Yarka oo aad idin an facayaa in badanaa laisticmaalo marka aan sii wadno ππ°π·
1= angel
μ²μ¬
(Cheonsa)
MALAG π
2= hot
λμ΄
(deoun)
KULUL π₯
3= pretty
μλ»
(Yeppeo)
QURUXSAN /QURUX π
4= please hug me
μμμ€
(An_a juo)
HAB ISII π«
5= I want to sleep
λ μꡬ μΆμ΄
(Nan Jago shipeo)
WAXAN DOONAYAA IN AAN SEEXDO π΄
Asxpey I hope inaa fahanteen bcs of marabo inaa idinku badiyo sawabtoo ah waxaa lagayaabaa inaa dhahdaan mafahmin waxan rajeynaa sida hwen horaad oo kle.inoo fududyahy Kanah saan idin arko like ta saara okyh I love u armyy ππ
@LUQADAKOREA | 900 |
| 11 | No text... | 734 |
| 12 | mantanah waxan baraneynaa erayo qaar kuwasoo badanaa aad loo isticmalo waa erayo iska fudud I hope inaa fahantiin rajeyn like. This... π°π·π
1= I'm happy
ν λ³΅ν΄ μ !
(Haeng book hae yo)
WAAN.FARAXSANAHY ... βΊοΈ
2= WHY ME ?!
μ λμΌ?!
(Wae naya)?!
waa maxay aniga ?! π
3=what :
λ :
(MWO)
WAA MAXAY /maxaa π..
4=voice
묡μ리 ..
(Moksori) ~
CODKA ~
5=I miss you
λ³΄κ³ μΆλ€
(Bogo shipda)
WAAN KUU XISAY..!βΊοΈ
WAXAN RAJEYNAA INAA FAHANTEEN OO QORANTAAAN SIAAN IDIN.ARKONAH LIKE SAARA OKY ARMY I LOVE U ARMYY YOUTUBE KANAH IMAADA MESHA BADANAA RABAA INAAN SOO GALIYO β€οΈβπ©Ή
@LUQADAKOREA | 731 |
| 13 | No text... | 737 |
| 14 | HI EVERYONE WAAN IDIN SALAMY MANTANAH WAXAN BARANEYNAA BILOYINKA KOREANKA KUWASOO AH SIDA TAN !!
1JAN = μΌμ = ( irwol)
2= feb =μ΄ μ = ( iwol)
3=Mach = μΌ μ = (Sam wol)
4=abr = μ¬ μ = (sawol)
5= may = μ€ μ = ( owol)
6=June = μ μ =(yuwol)
7=July = μΉ μ = (chirwol)
8= Aug = νμ = (parwol)
9= sep = ꡬμ = ( guwol)
10=oct = μ μ = (siwol)
11= nov = μ μΌ μ = (sib- irwol)
12= Dec =μμ΄μ = ( sib-iwol)
Marka sidee.loo aqriyaa aan mabarano.iyo halka ay kayimaaden I hope si aan idin arko inaa like sartiin armyy I love u π
@luqadakorea
@yoyo_jimina | 739 |
| 15 | HII ARMY SETIHIIN I HOPE.INAA FIICANTIHIIN RAJEYNAA ANI BADANA IG UBADANHYY I HOPE INAA MESHA ISKALA WADA HADLI DOONO
CAAWANAH CASHIRADA WANBILAABAYAA LASOCDA YAAH IGA RAALINOQO BECAUSE HAWENdaan cashiro niima soo dhigin I LOVE U ARMYY π©ππ«
@LUQADAKOREA | 757 |
| 16 | https://www.instagram.com/stories/jmn_lovely/3262769435294187319?utm_source=ig_story_item_share&igsh=NTM1NmNjNWFlNw== | 753 |
| 17 | No text... | 870 |
| 18 | Hi army waan idin salamy all I hope inaa fiicantihiin I mss u really much malmahaani adbaan umashquulay hadaneh bixitankii namvminkook kasii walwalsaneyn saan wada ognahy so inaad qadka kasii baxo rabay lkn gadaal dambo taa waakala labtay sawabtoo ah waxan halkaan kujiro dad aan iswada jecelnahy oo army rabaan inaan kacaawiyo barashada korea marka jacylka idin qabo awgeed ma awoodo inaan qadka kabaxo aan gadubno taa groupka waxaa soogalay dad cusub marka gacmo furan kusoo dhawada dhamnatiina dadka mesha kujiro inaan iswada barataan oo waxwalbo iska cawisan rajeynaa caawa I.a cashiradiinah dib baan ubilaabayaa dadka hada groupka soogalay cashirada hore waa inaa dib uracdaan sida aa kuwaan ula qabsataan okysh I hope inaa fahateen rajeynaa hadalkeyga I love u armyyy ππ«
@luqadakorea | 548 |
| 19 | I hope jawabta saxan inaad doorataan sideee korean ahan loogu dhaa
(I'M SORRY ) dooro jawabta adigoonan translite sameyheynin okysh | 730 |
| 20 | Jawabta saxan inaa doorataan rajeyna sidee korean loogu dhahaa (I'M STUDENT) π | 695 |
