داعي أيمن
Open in Telegram
مَا قِيمَةُ المَرءِ إِلَّافِي مَبَادِئِهِم لَا المَالُ يَبقَى وَلَاالأَلْقَابُ والرُّتَبُ
Show more517
Subscribers
+124 hours
-17 days
+430 days
Posts Archive
517
Repost from برنامج نور العلم (٢) | القناة الرسمية
Bismillaah
Asc dhamaan ardada qiimaha badan
HALKAAN ISKA DIIWAANGALI
si aad uga mid noqoto ardayda ku tixmaysa cashirrada barnaamijka nuurul cilmi
FG. Qofkii horay isu diiwaangaliyay mar kale kuma celinaayo.
https://forms.gle/UEKPkX38jTJv7v2QA
𝙇𝙞𝙣𝙠𝙞𝙜𝙖 𝙏𝙚𝙡𝙜𝙧𝙖𝙢𝙠𝙖 𝘿𝙪𝙧𝙪𝙪𝙨𝙩𝙖
https://t.me/BarnaamijNuurulcilmi2
FG: 1- magaca ardayga waxaa lagu qori karaa kaliya af carabi luqad kale lama ogola.
517
Qofkii u baahan inuu barto higgaadda afka Carabiga, weli muddo kooban Diiwaangelintu way socotaa.
La hirir numberkan. +254727920523
517
*Salaadda Subax kadib, qalbigaaga ku bilow xuska Alle, Qur’aanka iyo niyad wanaagsan. Ha ka welwelin waxa maanta dhici doona; samee waxa kugu waajibka ah, inta kalena Alle u dhiibo.*
*Qofkii Alle la jira, cidlo ma aha. Qofkii Alle talo saarta, khasaaro ma galo. 🤲🏻*
اللهم اجعل هذا الصباح بدايةً لكل خير، واصرف عنا كل شر. 🤍
*Subax wanaagsan — Alle ha inoo barakeeyo maalinteena. 🌤️🕊️*
> ✍🏻 𝗛𝗔𝗠𝗭𝗘 𝗞𝗜𝗕𝗕𝗔𝗔𝗥517
Repost from قناة الشيخ عبدالرحمن شيخ حسين أحمد
البلاغة_الميسرة_تأكيد_الذم_بمايشبه_المدح_2.mp321.99 MB
517
Repost from قناة الشيخ عبدالرحمن شيخ حسين أحمد
الإيجاز_والإطناب_والمساواة_البلاغة_الميسرة.m4a23.80 MB
