داعي أيمن
Ir al canal en Telegram
مَا قِيمَةُ المَرءِ إِلَّافِي مَبَادِئِهِم لَا المَالُ يَبقَى وَلَاالأَلْقَابُ والرُّتَبُ
Mostrar más515
Suscriptores
-224 horas
-47 días
+230 días
Archivo de publicaciones
515
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته إخوة الأعزاء
Sawirada Aad Aragtaan Waa Qaar Kamid Ah Somaalida Ka Gaaloiwday Diinka Rabi Hadana Ugu Yeerta Dadka Iney Qaataan Diinka Christian ✝️ Kuwasoo Mashrucaas Ka Wada Barta Tiktok
Waxaan Leeyahay Nin waliboow Iska Ilaali
Hana Looga Digo Dadka Kale
Faafiyana Si ay Dadka Ugu Kadsoomin Wajiyadooda
#DrOmar Faruuq
515
جملة القول: نفي التكفير عند النجديين لا يعني الحكم بالإسلام وإنما نفي العقوبة لا نفي حقيقة الحكم، وإلا لزم أن لا يتحقّق مسمّى الكفر إلا إذا عوقب صاحبه، فإن منع مانع من العقاب انتفى الاسم والحكم! وهذا من مذهب بعض المعتزلة وهو من غرائب الجهل بالأصول وقواعد العلم في مسألة الاسم والحكم.
https://daarulxadiith.com/maqaallada-sheekh-xassaan/
515
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته إخوة الأعزاء صباح الخير والسعادة
Salaan Kadib Waxaan Dhageystay Muqaal Uu Iska Soo Duubay Ninkaan Oo Lagu Magacaabo (Abdirasak Salah) Oo Ka Soo Jeedo Maamul Goboleedka Somalilad
Hadalkaas Oo Ah Anigu Waxaan Beeniyay Kitaabka Qur'aanka Gabi Ahaantiisba
Hadalkaa Marka Uu Leeyahay Waxa Uu Ka Hadlayay Xarigii Ay Loo Geystay Ninkii Asagana Horay U Beeniyay Aayadii Qur'aanka Aheyd Waloow Uu Ka Soo Laabtay Kana Towbat Keenay Sidii Asaga Sheegtay Xarigaas Oo Ay U Geysatay Xukuumada Dabadhifka Ah Ee Raacday Yuh**da Isra,e,l
Asagoo Markaa Oranayo Ninkaan Khald Ayaa Lagu Xiray Hal Aayad Ayuu Beeninyay Aniguna Waxaan Beeniyay Kitaabka Allah Oo Dhan Waa Sida Uu Ku Hadaaqayay Ninkaan
Maxaa Ka Dhalanayo Beeninta Kitaabka Allah ?
Muxuusa Noqonayaa Ninkaan Xukunkiisa ?
Sidaan Wada Ognahay Qofkii Beeniyaa Kitaabka Allah Waa Qof Ka Baxay Diinka Allah Oo Ma Ahan Muslim Hadii Uu Horay U Ahaana Waa Ka Ridoobay Diinka Rabbi
من كذّب بكتاب الله تبارك وتعالى أو بآية منه أو بحرف مجمع عليه فهو كافر خارج عن ملة الإسلام بإجماع العلماء، لأن الإيمان بالقرآن الكريم ركن أساسي من أركان الإيمان، وتكذيبه يعد تكذيباً لله تعالى ورسوله ﷺ.
Allahna Waxa Uu Ku Yiri Qur'aanka Kariimka Ah
{وَمَنْ يَكْفُرْ بِاللَّهِ وَمَلَائِكَتِهِ وَكُتُبِهِ وَرُسُلِهِ وَالْيَوْمِ الْآخِرِ فَقَدْ ضَلَّ ضَلَالًا بَعِيدًا}
Wuxuu Sidoo Kale Yiri
{قُلْ أَبِاللَّهِ وَآيَاتِهِ وَرَسُولِهِ كُنْتُمْ تَسْتَهْزِئُونَ * لَا تَعْتَذِرُوا قَدْ كَفَرْتُمْ بَعْدَ إِيمَانِكُمْ} [التوبة
Rasuulka ﷺ Wuxuu Yiri ثبت في حديث جبريل المشهور عندما سأل النبي ﷺ عن الإيمان، فقال: «أن تؤمن بالله، وملائكته، وكتبه، ورسله، واليوم الآخر، وتؤمن بالقدر خيره وشره» (رواه مسلم). فمن كذّب بالكتب أو بأحدها فقد هدم هذا الركن.
Sidoo Kale Ibnu Teymiya Waxaa Laga Soo Wariyay In Uu Yiri نقل الإمام ابن تيمية والإمام النووي وغيرهم من أهل العلم الإجماع على أن من جحد سورة أو آية أو كلمة أو حرفاً مما أجمع عليه العلماء من القرآن، أو زاد فيه ما ليس منه؛ فإنه يكفر بذلك كفراً مخرجاً عن الملة.
Dadkaan Diinka Rabi Allah Ka Qabto
#W/Q DrOmar Faruuq

•
تدعو في أزماتك بصدق، وحين يتأخر الفرج، تظن أن الله يعاقبك بسبب أخطائك، وأن باب الإجابة قد أغلق في وجهك للأبد..
هذا الشعور القاسي يفقدك الأمل ويجعلك تتوقف عن الدعاء والمحاولة.
ولكن الله أرحم بك من أن يتعامل معك بمنطق الانتقام، ولو كان يرد الدعاء بسبب الذنوب لما بقي على الأرض من يُرزق..
تأخر الفرج إنما هو اختبار ليقينك، وفرصة لتربية قلبك على التعلق بخالقك.. استمر في رفع يديك، فالذي ألهمك الدعاء وسط ألمك يريد أن يعطيك، وسيجبرك في الوقت الأنسب لك.
- {فما ظنكم برب العالمين}؟!
•┈┉┅━❀🍃🌺🍃❀━┅┉┈
درر النابلسي
515
Repost from برنامج نور العلم (٢) | القناة الرسمية
Bismillaah
Asc dhamaan ardada qiimaha badan
HALKAAN ISKA DIIWAANGALI
si aad uga mid noqoto ardayda ku tixmaysa cashirrada barnaamijka nuurul cilmi
FG. Qofkii horay isu diiwaangaliyay mar kale kuma celinaayo.
https://forms.gle/UEKPkX38jTJv7v2QA
𝙇𝙞𝙣𝙠𝙞𝙜𝙖 𝙏𝙚𝙡𝙜𝙧𝙖𝙢𝙠𝙖 𝘿𝙪𝙧𝙪𝙪𝙨𝙩𝙖
https://t.me/BarnaamijNuurulcilmi2
FG: 1- magaca ardayga waxaa lagu qori karaa kaliya af carabi luqad kale lama ogola.
515
Qofkii u baahan inuu barto higgaadda afka Carabiga, weli muddo kooban Diiwaangelintu way socotaa.
La hirir numberkan. +254727920523
515
*Salaadda Subax kadib, qalbigaaga ku bilow xuska Alle, Qur’aanka iyo niyad wanaagsan. Ha ka welwelin waxa maanta dhici doona; samee waxa kugu waajibka ah, inta kalena Alle u dhiibo.*
*Qofkii Alle la jira, cidlo ma aha. Qofkii Alle talo saarta, khasaaro ma galo. 🤲🏻*
اللهم اجعل هذا الصباح بدايةً لكل خير، واصرف عنا كل شر. 🤍
*Subax wanaagsan — Alle ha inoo barakeeyo maalinteena. 🌤️🕊️*
> ✍🏻 𝗛𝗔𝗠𝗭𝗘 𝗞𝗜𝗕𝗕𝗔𝗔𝗥515
Repost from قناة الشيخ عبدالرحمن شيخ حسين أحمد
البلاغة_الميسرة_تأكيد_الذم_بمايشبه_المدح_2.mp321.99 MB