cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

๐Œ๐€๐€๐_๐ƒ๐‡๐€๐˜๐„_ ๐Ÿค+๐Ÿง 

๐—ฆ๐—ข ๐——๐—›๐—”๐—ช๐—ข๐—ข๐—ช ๐—ช๐—Ÿ๐—Ÿ โœช ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ, ๐—ฐ๐—ถ๐—น๐—บ๐—ถ ๐—ก๐—ฎ๐—ณ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ, ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ, ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ธ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ...โœ๏ธ๐Ÿ’ช๐Ÿ˜Ž ๐—ก๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด ๐˜€๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐—ฏ..โœ๏ธ๐Ÿค—

Show more
Somalia8The language is not specifiedReligion & Spirituality17 268
Advertising posts
5 607
Subscribers
+124 hours
-157 days
-6130 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
๐Ÿ’Š FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka . ๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo naftaada ku dawee. ๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu. โญ inaad ka wayn tahay 15 jir. โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: โ—Introduction to windows โ— Microsooft  word โ—Microsooft ppt โ—Microsooft excel โ—Microsooft access โ—Microsooft publisher โ—Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

โค 2
Repost fromย QURAANKA IYO SAYNISKA
Photo unavailableShow in Telegram
Fursadi waa mar iyo faro-ku-hayn (Barashada Daawada) โ€”โ€”โ€”โ€”-         โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”       โ€”โ€”โ€”โ€”- Waxa laga yaabaa hal fursad oo aad ka faaโ€™idaysatay in ay noloshaada oo dhan beddesho, oo saamayn togan ku yeelato.Taa beddelkeeda, haddii ay fursaddu ku soo marto, oo aad ka faaโ€™idaysan waydo, laga yaabaa in ay  noloshaada oo dhan saamayn taban ku yeelato. Haddaba, waxa aannu idiin haynaa fursad aad uga faaโ€™idaysan kartaan barashada daawooyinka . Fursaddu waa mar! Ka faaโ€™idaysi wanaagsan. Baro dawada oo ugu adeeeg bulshadadada iyo ehelkaaga La xidhiidh ciwaankan hoose  โžก๏ธ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq .
Show all...
๐Ÿ‘ 2โค 1
Repost fromย CABAAZ FILMS
Photo unavailableShow in Telegram
Caawa oo bishu tahay 27 ramadaan waa laylatul qadri anigu hadalkaas ma dhihin 2 saxaabi oo waaweyn IBNU MASCUUD iyo UBAYA BINU KACAB ayaa ku dhaartey in bishu markey 27 tahay ay tahay habeenka laylatul qadriga caawa haseexan wakhtigaaga ugu badan yaaney hurdo kugu dhaafin Tiktok ๐Ÿšซ Youtube ๐Ÿšซ Facebook ๐Ÿšซ Baraha bulshada ๐Ÿšซ Hurdo ๐Ÿšซ Sheeko iyo Maalayacni ๐Ÿšซ Ku celceli
ุงู„ู„ู‡ู… ุฅู†ูƒ ุนููˆ ุชุญุจ ุงู„ุนููˆ ูุนู ุนู†ูŠ
Muraadkaaga iyo danahaaga caawa ilaahey weydiiso Caawa waa fursad dad badan oo aan garaneyno ayna fursad uhelin iney soo gaaraan laakiin adigii nasiibkaan heley kawaran hadey hurdo kugu dhaafto
โ™ก ใ…ค          โใ…ค           โŒฒ            สŸษชแด‹แด‡       แด„แดแดแดแด‡ษดแด›     sสœแด€ส€แด‡
Osaame
Show all...
๐Ÿ‘ 4โค 4
Repost fromย CABAAZ FILMS
Xaruunteena sawir qadista ee baashi portrait waxa idin samesaay qiimo dhimis malamha nagu soo adan ee ciiDa Nasoboqo oo hel sawiro tayo leh iyo qiimo macquul Nagala soxariir๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ @Nasoboqo3 +252 61 9134000
Show all...
โค 4๐Ÿ˜ฑ 1
Repost fromย N/a
โšก๏ธKalsoonida maaha kaliya inaad hadli kartid ma aad garanaysid xirfado. ๐Ÿ‚Kalsoonidu:waa inaad aqbal santahay qofkaa tahay iyo jidhka aad ku jirto sidan ilaahay SWT kuu abuuray.๐Ÿ Akhriste nala wadaag waxa aad u taqaano kalsooni ๐Ÿ‘ #Ramadan_kareem
Show all...
โค 8
Repost fromย FUDUDEEYAHA Cilmiga
#Daraasad๐Ÿ”Ž๐Ÿช Raggu maxay jecel yihiin ? se dumarkuna maxay jecel yihiin ? Cilmibaadhis nafsi ah oo laga qaadey dad aad u tiro badan ayaa lagu xaqiijiyey iney Raggu jecel yihiin in la ixtiraamo oo magac iyo maamuus ku yeeshaan dunida, halka dumarkuna aad uga helaan in la jeclaado oo raggu ku mashquulaan quruxdooda. Qoraaga Emerson Eggarichs ayaa buug uu qorey oo la yidhaahdo Love & Respect, ayaa hore loogu shaaciyey in dumarku jeceylka ugu baahan yihiin sida ay hawada ugu baahan yihiin, halka ragguna ubaahan yihiin ixtiraam badan, laakiin daraasada buugan oo 400 nin lagu weydiiyey jacaylka iyo ixtiraamka mida ay doorbidaan, waxay 74% tilmaameen inuu jacaylka uga qiimo badan yahay, in la ixtiraamo oo bulshadu si weyn u karaameeyaan, sidoo kale haween tiradaas oo kale ah oo iyaguna xog ururin dookhooda nololeed ah lagu sameeyey ayaa sheegay iney ixtiraamka ka doorbidaan iney helaan lamaane jecel. Waxa uu qoraaga buugu hoosta ka xariiqey in dumarku jacaylka u baahan yihiin sida ay qaadashada hawada ugu baahan yihiin, sidoo kalena daraasado lagu sameeyey gudaha wadanka mareykanka ayaa iftiimiyey, in raggu aad u jecel yihiin magac weyn iyo lacag, halka dumarku inta badan ku hamiyaan iney helaan nin aad u jecel oo keliya. @Dream_girl645 #Hpn_wngsan
Show all...
๐Ÿ‘ 2โค 1
Repost fromย CABAAZ FILMS
Photo unavailableShow in Telegram
ุฌู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒ ูƒู„ ู…ุณู„ู… โ˜ช๏ธ โ™ฅ๏ธ Wa malin jimco laguna jiro bila barakeesan asxpta an uwada duceno walalhena rer falastiin si uu ilaah dhibka oga dulqado ุงู„ู„ู‡ู… ุงู†ุตุฑ ุงุฎูˆุงู†ู†ุง ููŠ ูู„ุณุทูŠู†. ุงู„ู„ู‡ู… ุญุฑุฑ ุงู„ู…ุณุฌุฏ ุงู„ุฃู‚ุตู‰ุŒ ูˆุงุฌุจุฑ ูƒุณุฑู‡ู…ุŒ ูˆุงุดู ู…ุฑุถุงู‡ู…ุŒ ูˆุชู‚ุจู„ ุดู‡ุฏุงุฆู‡ู… ุจุฑุญู…ุชูƒ. ุงู„ู„ู‡ู… ุฅู†ูŠ ุฃุณุชูˆุฏุนูƒ ุจูŠุช ุงู„ู…ู‚ุฏุณ ูˆุฃู‡ู„ ุงู„ู‚ุฏุณ ูˆูƒู„ ูู„ุณุทูŠู†. ุงู„ู„ู‡ู… ุฅู†ุง ู„ุง ู†ู…ู„ูƒ ู„ูู„ุณุทูŠู† ุฅู„ุง ุงู„ุฏุนุงุก ููŠุงุฑุจ ู„ุง ุชุฑุฏ ู„ู†ุง ุฏุนุงุก ูˆู„ุง ุชุฎูŠุจ ู„ู†ุง ุฑุฌุงุก ูˆุฃู†ุช ุฃุฑุญู… ุงู„ุฑุงุญู…ูŠู† ุงู„ู‡ู… ุงู†ุตุฑ ุงุฎูˆุงู†ู†ุง ููŠ ูู„ุณุทูŠู† ุงู„ู‡ู… ุงู†ุตุฑ ุงุฎูˆุงู†ู†ุง ููŠ ูู„ุณุทูŠู† ๐ŸŽ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ”  ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” 
Show all...
โค 2
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.