cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

𝐌𝐀𝐀𝐍_𝐃𝐇𝐀𝐘𝐄_ 🤍+🧠

𝗦𝗢 𝗗𝗛𝗔𝗪𝗢𝗢𝗪 𝗪𝗟𝗟 ✪ 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝗛𝗮𝗱𝗹𝗮𝗮 𝗔𝗿𝗶𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗗𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮, 𝗰𝗶𝗹𝗺𝗶 𝗡𝗮𝗳𝘀𝗶𝗴𝗮, 𝗱𝗵𝗶𝗶𝗿𝗶 𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮, 𝘁𝗮𝗿𝗶𝗶𝗸𝗵𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘀𝗵𝗲𝗸𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 ...✍️💪😎 𝗡𝗮𝗹𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴 𝘀𝗮𝘅𝗶𝗶𝗯..✍️🤗

نمایش بیشتر
الصومال14زبان مشخص نشده استدین و مذهبی16 133
Advertising posts
5 812مشترکین
-424 ساعت
-297 روز
-9830 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka . 💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
نمایش همه...
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
نمایش همه...
1
Fursadi waa mar iyo faro-ku-hayn (Barashada Daawada) ————-         —————       ————- Waxa laga yaabaa hal fursad oo aad ka faa’idaysatay in ay noloshaada oo dhan beddesho, oo saamayn togan ku yeelato.Taa beddelkeeda, haddii ay fursaddu ku soo marto, oo aad ka faa’idaysan waydo, laga yaabaa in ay  noloshaada oo dhan saamayn taban ku yeelato. Haddaba, waxa aannu idiin haynaa fursad aad uga faa’idaysan kartaan barashada daawooyinka . Fursaddu waa mar! Ka faa’idaysi wanaagsan. Baro dawada oo ugu adeeeg bulshadadada iyo ehelkaaga La xidhiidh ciwaankan hoose  ➡️ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq .
نمایش همه...
👍 2 1
Repost from NOLOSHU WAA GUUL
Caawa oo bishu tahay 27 ramadaan waa laylatul qadri anigu hadalkaas ma dhihin 2 saxaabi oo waaweyn IBNU MASCUUD iyo UBAYA BINU KACAB ayaa ku dhaartey in bishu markey 27 tahay ay tahay habeenka laylatul qadriga caawa haseexan wakhtigaaga ugu badan yaaney hurdo kugu dhaafin Tiktok 🚫 Youtube 🚫 Facebook 🚫 Baraha bulshada 🚫 Hurdo 🚫 Sheeko iyo Maalayacni 🚫 Ku celceli
اللهم إنك عفو تحب العفو فعف عني
Muraadkaaga iyo danahaaga caawa ilaahey weydiiso Caawa waa fursad dad badan oo aan garaneyno ayna fursad uhelin iney soo gaaraan laakiin adigii nasiibkaan heley kawaran hadey hurdo kugu dhaafto
♡ ㅤ          ❍ㅤ           ⌲            ʟɪᴋᴇ       ᴄᴏᴍᴍᴇɴᴛ     sʜᴀʀᴇ
Osaame
نمایش همه...
👍 4 4
Repost from NOLOSHU WAA GUUL
Xaruunteena sawir qadista ee baashi portrait waxa idin samesaay qiimo dhimis malamha nagu soo adan ee ciiDa Nasoboqo oo hel sawiro tayo leh iyo qiimo macquul Nagala soxariir👇👇 @Nasoboqo3 +252 61 9134000
نمایش همه...
4😱 1
Repost from N/a
⚡️Kalsoonida maaha kaliya inaad hadli kartid ma aad garanaysid xirfado. 🍂Kalsoonidu:waa inaad aqbal santahay qofkaa tahay iyo jidhka aad ku jirto sidan ilaahay SWT kuu abuuray.🍁 Akhriste nala wadaag waxa aad u taqaano kalsooni 👍 #Ramadan_kareem
نمایش همه...
8
Repost from FUDUDEEYAHA Cilmiga
#Daraasad🔎🪐 Raggu maxay jecel yihiin ? se dumarkuna maxay jecel yihiin ? Cilmibaadhis nafsi ah oo laga qaadey dad aad u tiro badan ayaa lagu xaqiijiyey iney Raggu jecel yihiin in la ixtiraamo oo magac iyo maamuus ku yeeshaan dunida, halka dumarkuna aad uga helaan in la jeclaado oo raggu ku mashquulaan quruxdooda. Qoraaga Emerson Eggarichs ayaa buug uu qorey oo la yidhaahdo Love & Respect, ayaa hore loogu shaaciyey in dumarku jeceylka ugu baahan yihiin sida ay hawada ugu baahan yihiin, halka ragguna ubaahan yihiin ixtiraam badan, laakiin daraasada buugan oo 400 nin lagu weydiiyey jacaylka iyo ixtiraamka mida ay doorbidaan, waxay 74% tilmaameen inuu jacaylka uga qiimo badan yahay, in la ixtiraamo oo bulshadu si weyn u karaameeyaan, sidoo kale haween tiradaas oo kale ah oo iyaguna xog ururin dookhooda nololeed ah lagu sameeyey ayaa sheegay iney ixtiraamka ka doorbidaan iney helaan lamaane jecel. Waxa uu qoraaga buugu hoosta ka xariiqey in dumarku jacaylka u baahan yihiin sida ay qaadashada hawada ugu baahan yihiin, sidoo kalena daraasado lagu sameeyey gudaha wadanka mareykanka ayaa iftiimiyey, in raggu aad u jecel yihiin magac weyn iyo lacag, halka dumarku inta badan ku hamiyaan iney helaan nin aad u jecel oo keliya. @Dream_girl645 #Hpn_wngsan
نمایش همه...
👍 2 1
Repost from NOLOSHU WAA GUUL
جمعة مبارك كل مسلم ☪️ ♥️ Wa malin jimco laguna jiro bila barakeesan asxpta an uwada duceno walalhena rer falastiin si uu ilaah dhibka oga dulqado اللهم انصر اخواننا في فلسطين. اللهم حرر المسجد الأقصى، واجبر كسرهم، واشف مرضاهم، وتقبل شهدائهم برحمتك. اللهم إني أستودعك بيت المقدس وأهل القدس وكل فلسطين. اللهم إنا لا نملك لفلسطين إلا الدعاء فيارب لا ترد لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين الهم انصر اخواننا في فلسطين الهم انصر اخواننا في فلسطين 🎁🔠🔠🔠🔠🔠 🔠🔠🔠🔠🔠🔠
نمایش همه...
2
Fursadi waa mar iyo faro-ku-hayn (Barashada Daawada) ————-         —————       ————- Waxa laga yaabaa hal fursad oo aad ka faa’idaysatay in ay noloshaada oo dhan beddesho, oo saamayn togan ku yeelato.Taa beddelkeeda, haddii ay fursaddu ku soo marto, oo aad ka faa’idaysan waydo, laga yaabaa in ay  noloshaada oo dhan saamayn taban ku yeelato. Haddaba, waxa aannu idiin haynaa fursad aad uga faa’idaysan kartaan barashada daawooyinka . Fursaddu waa mar! Ka faa’idaysi wanaagsan. Baro dawada oo ugu adeeeg bulshadadada iyo ehelkaaga La xidhiidh ciwaankan hoose  ➡️ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq .
نمایش همه...
👍 1
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍 https://t.me/Ogaal_Nafeed
نمایش همه...
Ogaal Nafeedka/self awareness

اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍