Abdi'rizaak ALI🦁
Open in Telegram
6 920
Subscribers
+324 hours
+287 days
+20630 days
Posts Archive
6 920
Magaaladan Waa Xoreeyay Oo Nalka U Daaray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Ee Kumaandooska Gorgor
6 920
Dhageysiga askar loo heysto dilka taliyahoodii Mustaf Nuur Suudi iyo baneynta Furumaha hore oo dhusamareeb ka bilaabatay
6 920
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan casho ah kula qaatay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka qayb galay dhoola-tus Millatari oo ciidamo ka socday 23 waddan ay ku sameeyeen dalka Kenya.
6 920
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan casho ah kula qaatay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka qayb galay dhoola-tus Millatari oo ciidamo ka socday 23 waddan ay ku sameeyeen dalka Kenya.
Madaxweynaha ayaa ciidamada ku bogaadiyey kartida, aqoonta, xirfadaha sare ee ay soo bandhigeen iyo sumacadda ay usoo hooyeen Qarankooda, isaga oo kula dardaarmay in ay u dhaqaaqaan waajibka qarannimo ee ka saaran xoreynta dalka oo ay qeybtooda ka qaataan dardargalinta hawlgallada ciribtirka khawaarijta.
6 920
Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Xildhibaan Xaadoole oo ciidanka qaranka la af-furay ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid ah jegboontiyada laga sugo ammaanka Caasimadda.
6 920
Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Ka Qeybgalay dhaarinta ciidamo ka tirsan booliska soomaaliyed oo tababar dhameystay
6 920
Korneyl Maxamuud Yaasiin Taliyaha guutada 15-aad ee qeybta 21-aad, "Waxaa la rabaa in bisha Ramadaan aan labo laabno difaaca shacabkeena cadowgana aan saldhigyadooda ugu tagno."
6 920
Ciidanka Haramcad ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyay Inta Udhaxeysa Gandarshe iyo Number60 oo katirsan Gobolka Sh/hoose
Geesiyaasha Haramcad ayaa waxa ay burburiyeen fariisamo ay halkaas ku lahayeen khawaariijta Sidokale waxaa la burburiyeey goobohi khawaariijta dadka shacabka ah kaga qaadi jireen baada ay ugu yeeraan sakaawaadka.
Ciidanka Haramcad ayaa ah awooda sida tooska ah ugu hortagta baacsiga firxadka haraadiga khawaariijta.
6 920
Sarkaalka Hogaaminayay Ciidamada Danab Ee Tababarka Iyo Dhoolatuska Ka Badiyay 24 Wadan Oo Afrika Ah Abdirahim Muse Mohamed Ayaa Ka Warbixiyay Faaidooyinka Tababarkii ay Qaateen
#JustifiedAccord.
6 920
Wasiirka Gaashandhigga XFS iyo Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Dhiiragalin u sameeyay Ciidankii Danab ee Kaalinta Koowaad kasoo galay Carbiskii ciidan Ee Kenya lagu qabtay.
6 920
Duqeyn Dhanka Cirka ah oo ay Fuliyeen Saaxibada Caalamka ayaa Xalay Ka Dhacday Degaanka Murciid oo Qiyaastii 9KM kaga Beegan Waqooyi Galbeed Degmada Ruun-Nurgood Ee Gobalka Shabelaha Dhexe.
Duqeyntaan Ayaa Lala Eegtay Talis Ay Khawarijta Ku Lahayeen Degaanka Murciid Waxaana Lagu Khaarijiyey Horjoogayaal Iyo Maleeyshiyaad Ka Tirsan khawaariijta Arxanka Daran.
Geesiyaada XDS iyo saxiibada caalamka ayaa labo jibaaray Howlagada lagu ciribtiraaya Haraadiga Khawaariijta.
6 920
Kullyada Ciidamada Ee Turkisom Waxaa Ka Qalinjabiyay Ururkii 13-Aad Ee Ciidamada Kumaandooska Gorgor kuwaas oo xoojin doonaa ciidamada geesiyaasha ah ee furimaha kujira
Kullyada Turkisom Ayaa Kullyada Ugu Wanaagsan Dhanka Tababarka Ciidamada Dableyda Saraakiil Xigeenka Iyo Saraakiizha Ugu Tababarka Iyo Tayada Wanaagsan Ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed
