en
Feedback
Abdi'rizaak ALI🦁

Abdi'rizaak ALI🦁

Open in Telegram

Geesiga Dhulkiisa Guusha U Horseeda

Show more
6 920
Subscribers
+324 hours
+287 days
+20630 days
Posts Archive
Meel aan sidaasi uga fogeyn saldhigii Kooxda AS lagu duqey ayey gareen cutubyo ka mida Kumaadooska Danab ee xooga dalka Iska
+3
Meel aan sidaasi uga fogeyn saldhigii Kooxda AS lagu duqey ayey gareen cutubyo ka mida Kumaadooska Danab ee xooga dalka Iska hor imaad xoogleh ayey ciidamada kala kulmeen howdka dhanka bari uga beegan deegaanka Qaycad waxaana lagu garaacay Hoobiyaal tiro beel ah lamana soo warin wax khasaaro ah Ujeedka ayaa ah in markale dib loogu laabto furimaha dagaalka ee dhawaan lasoo baneeyey isla markaana cadowga deegaanadii laga saaro

Wasiir Al-Cadaala: wali laba qabiil oo is dirirtay oo qoryo ay ku dagaalamaan isku waayay waligiin ma maqasheen ? Qabiil kuma qabsan karo lkn ciyaal wasaq leh oo khawaarij ah waa ku qabsadan karaan ! F-G Muuqaalkan Waa Muuqaal Horay Loo Duubay Markii Camaaro La Qabtay

Waxa uu Wajahayaa Eedo Argagixiso oo waa-wayn sida Dhabar Jabinta Saaxiibbadiisa Danab, Shirqoolka Geesigii Fagaarayaasha Dagaalka Gaashaanle Xasan Tuure, Gooba Dagaal oo uu Jab ugu badalay Guullo u diiwaan galay, soo gaabinta Cimriga taliyahaashiisii hore .❗️ Isticmaalka Erayo Argagixiso oo Curdun ah sida Abaayo, Hooyo, Adeer, Ilma Adeer iyo Kuwa kale oo Dhammaan ka dhigan Fasir Dhiig Daadin ah ‼️ Mucaawiye Cumar Cusmaan Waasuge Laba Xidigle ka tirsanaa Danab Laakiin Riya looga dhigay Waaliga Hiiraan ayaa wax badan ka dhihi doonnaa Galkiisa uu maanta hor yaal Maxkamadda Ciidamada. #MaxkamaddaCiidamadaIyoMaalinKale

photo content

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo wargelin muhiim ah kasoo saaray aqoonsiga "ID CARDS" Ciidankaasi.
Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo wargelin muhiim ah kasoo saaray aqoonsiga "ID CARDS" Ciidankaasi.

photo content
+4

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey amniga guud ee dalka, ciribtirka Khawaarijta iyo sidii loo sii adkeyn lahaa ammaanka caasimadda. Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka Gaashaandhigga, Ku-simaha Wasiirka Amniga Gudaha, Talisyada Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska iyo Nabad Sugidda, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xiriira amniga, gaar ahaan xilligaan lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan oo kooxaha Khawaarijtu ay caadeysteen in ay dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed ee cibaadeysanaya. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay in hey’adaha amnigu ay la yimaadaan feejignaan dheeri ah, si Khawaarijtu aanay fursad ugu helin dhibaateynta dadka Soomaaliyeed ee cibaadada Alle ku jira. Waxa uu hoosta ka xariiqay Ra’iisul Wasaare Xamsa sida ay mudnaanta koowaad ugu leedahay Xukuumaddiisa ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah ee baneystay nafta iyo maalka bulshada Soomaaliyeed.

Cali Boorow Macalin Mursal oo ka soo goostay Khawaarijta ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guuta
Cali Boorow Macalin Mursal oo ka soo goostay Khawaarijta ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 8-aad ee qeybta 60-aad, Cali ayaa Khawaarijta uga biiray Muqdisho, kadib markii lagu tashkiiliyey isagoo ka shaqeeya maqaayad. Ninkaan ayaa sheegay inuu ka qeyb galay dagaalo ka dhacay Baarsanguuni, Janaa-Cabdalle iyo Buulomareer, ugu dambeyntiina wuxuu sheegay inuu u adkeysa waayey nolosha liidata ee Khawaarijtu ay ku jiraan, wuxuuna saaxiibadiis ugu baaqay inay isku soo dhiibaan ciidamada qaranka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa garoonka diyaaradaha ee Aaddan Cadde ku si
+3
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa garoonka diyaaradaha ee Aaddan Cadde ku sii sagootiyey mas'uuliyiin iyo muwaadiniintii Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay weerarkii khawaarijta al shabab ku qaadeen Hotelka SYL, kuwaas oo xaaladdooda caafimaad lagu soo daaweynayo dalka dibaddiisa. Dhanka kale, Madaxweynaha ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya oo ay tababar ku qaadanayaan qaar ka mid ah Ciidamada Qalabka Sida, isaga oo dhiggiisa dalkaas kala hadli doono iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ereteriya.

Waxa uu Wajahayaa Eedo Argagixiso oo waa-wayn sida Dhabar Jabinta Saaxiibbadiisa Danab, Shirqoolka Geesigii Fagaarayaasha Dag
Waxa uu Wajahayaa Eedo Argagixiso oo waa-wayn sida Dhabar Jabinta Saaxiibbadiisa Danab, Shirqoolka Geesigii Fagaarayaasha Dagaalka Gaashaanle Xasan Tuure, Gooba Dagaal oo uu Jab ugu badalay Guullo u diiwaan galay, soo gaabinta Cimriga taliyahaashiisii hore .❗️ Isticmaalka Erayo Argagixiso oo Curdun ah sida Abaayo, Hooyo, Adeer, Ilma Adeer iyo Kuwa kale oo Dhammaan ka dhigan Fasir Dhiig Daadin ah ‼️ Mucaawiye Cumar Cusmaan Waasuge Laba Xidigle ka tirsanaa Danab Laakiin Riya looga dhigay Waaliga Hiiraan ayaa wax badan ka dhihi doonnaa Galkiisa uu maanta hor yaal Maxkamadda Ciidamada. #MaxkamaddaCiidamadaIyoMaalinKale

Muuqaalka Ciidamadii Ugu Tababarka Iyo Tayada Fiicnaa Oo Tababar Ku Qaadanaya Wadanka Aan Walalaha Nahay Turkiga 🇸🇴🇹🇷 https://fb.watch/qRUfel4-xf/?mibextid=RtaFA8

Halis ayuu u bareerayaa, si uu dadkiisa u badbaadiyo, waxuu ku howlan yahay soo saarida Miino Argagixisada ay ugu talo-galeen
+1
Halis ayuu u bareerayaa, si uu dadkiisa u badbaadiyo, waxuu ku howlan yahay soo saarida Miino Argagixisada ay ugu talo-galeen inay ku dhibaateeyaan Shacabka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey Talis
+2
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, halkaas oo uu warbixinno ku saabsan amniga dalka kaga dhageystay Ku-simaha Wasiirka Amniga Gudaha, Taliyeyaasha ciidanka Booliska iyo NISA. Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray hey’adaha amniga in ay dardargeliyaan xaqiijinta ammaanka dalka, kana feejignaadaan dhagarta uu cadowgu ku khal-khal gelinayo ammaanka, isla markaana ay ku doonayaan in ay kaga hor istaagaan dadka Soomaaliyeed gudashada waajibaad Alle. Mudane Xamsa ayaa tilmaamay in Xukuumadda DanQaran ay ka go’an tahay ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah ee banneystay daadinta dhiigga bulshada Soomaaliyeed, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay in shacabka iyo ciidanku ay yeeshaan iskaashi dhow, si loo fashiliyo shirqoolka cadowga.

photo content
+8

Cabdifataax Nuur Cabdullaahi, Xassan Cabdullaahi Maxamed iyo Mukhtaar Maxamed Cali oo loo haysto in ay ku kaceen qayaano qaran islamarkaana ay la goosteen Gaari Hartop ah, qori dabajeex ah iyo qori AK47 oo ay lahayd Dowladda Jubbaland ayaa maanta kasoo hormuuqday Maxkamadda Ciidamada Jubbaland. Eedeysanayaasha kala ah Cabdifataax Nuur Cabdullaahi iyo Xassan Cabdullaahi Maxamed waxa uu xafiiska xeer ilaalinta ciidamada Jubbaland kusoo eedeeyay in ay Argagixisada u gacan galiyeen gaari Hartop ah oo ay lahayd Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Jubbaland iyo qori AK47 ah oo bulshada loogu adeegayay. Labadan Eedeysane oo ka tirsanaa ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa la falgalay Argagixisada iyaga oo aaminsanaa in ay geli doonaan nolol ka duwan noloshoodii hore balse waxa ay ku dhaceen dhagartii lagu yaqiinay kooxda Argagixisada, waxaana looga baxay balankii ahaa in ay heli doonaan lacag dhan 20,000$ marka ay argagixisada gaariga iyo qoriga u geeyaan. Eedeysane Mukhtaar Maxamed Cali oo isna ka tirsanaa Ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa ku eedeysan in Khawaarijta uu u gacan galiyey qori BKM ama dabajeex ah kaas oo looga bedeshay lacag yar oo dhan 4,500$ kadibna u hayaamay gobolka Baay gaar ahaana magaalada Baydhabo halkaas oo uu kasii amba qaaday in uu qeyb ka noqdo Ciidamo katirsan kuwa xoogga dalka hayeeshee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubbaland oo muddaba baadi goobaysay ayaa xogtiisa heshay ugu dambayna gacanta ayaa lagu doo dhigay. Xeer ilaaliyaha Ciidamada Jubbaland G/le dhexe Ismaaciil Cabdi Cali ayaa Maxmakadda ka hor akhriyey eedda loo haysto eedeysanayaasha maanta Maxkamadda kaso hor muuqday. Dhinaca kale Sargaal ka tirsan Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubbaland islamarkaana baare ka ahaa kiiskan ayaa Maxkamadda u faah-faahiyay eedda loo haysto sadexda eedeysane ee ku kacay khayaanada qaran. Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Jubbaland G/sare Cabdullaahi Maxamuud Ibraahim ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqay xukunka saddexda eedeysane oo lagu xukumay min toban sano oo xabsi ciidan ah iyo in ay dib u gudaan hantidii ay Argagixisada ka iibsadeen

GEESIYAASHA JUBBALAND

Al-CAASIMAHA
Al-CAASIMAHA

Fanaanka caanka ah ee u dhashay Mareykanka Lil Jon, ayaa qaatay diinta Islaamka. Go’aankan ayuu sheegay inuu isaga si iskiis
+1
Fanaanka caanka ah ee u dhashay Mareykanka Lil Jon, ayaa qaatay diinta Islaamka. Go’aankan ayuu sheegay inuu isaga si iskiis ah u qaatay, kadib muddo uu ka fekerayay. Masjidka Fahad ee ku yaalla magaalada Los Angels ayaa shalay loogu qabtay shahaadada. Lil John wuxuu ahaa soo saare caanka ku ah Muusiga, si gaar ah kuwa qoobka ciyaarka ee loo la yaqaano Hip Hop.

XARARDHEERE Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed iyo ciidamada Deegaanka ayaa kusoo cibaadeystay koox khawaarij ah

Waa baadiyoobeen Rabbina kama baqaayaan.