πΉπ§πππ ___ππ‘π§ππ₯π§πππ‘π ππ‘π§πΉπ¦πͺβοΈοΈοΈ
Open in Telegram
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.π―β Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub π Gacmo Furan Ku Soo Dhawow π€·ββοΈ Nagu Soo Biir Oo nala qosalπ Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β Β
Show more4 547
Subscribers
-124 hours
-277 days
-14430 days
Posts Archive
Nolosha kuma siiso iftiin dhameestiran iyo mugdi dhameestiran wax walbo waqtiga ayaa kuu keena mugdiga yeelo adkeesi aad ugu gudubtidπͺ
Iftiinka ne yeelo samir aad ku hanatidβ
π¦subx Wngznπ«π₯°Dalka shiinaha ayaa soo saaray mishiin soo qabta tuugada tijaabadii ugu horeesy waxa lagu sameeyay dalka β’Talyaniga 20kii daqiiqo ee ugu horeesy waxa uu soo qabty 40 tuug
β’Mareykanka ayaa la geeyay 20kii daqiiqo ee ugu horeesay wxu so qabtay 20 tuug
βͺSomalia aya la keenay 3dii daqiiqo e ugu horeesay Mishiinki dhan ayaaba la xaday πππππ
Thanks dhamaantin Frnds kaygu waa fmly kayga qalbiga io qulubtaa igaga talaan..β€οΈβ€οΈβ€οΈXasuusuhuΒ waa cadaaab dhe
Waxay cadibaan nafte dhe
Ha caashaqin ruux kaste dhe
Qalbiga haiska siin ciyaal dhe πππ’πππ
Jestoole Oo ciyaalka xaafadda ah ayaa soo gatay taleefan iPhone14 pro markaasuu jeebka gadaal gashtay intuu is ilaawey ayuu taleefankii ku fariistay markaasuu qac bash maqlay. Jestoole kulahaa ilaahow lafta dhabarka ka dhig qacda io bashta yeertay πππππππ€£π€£
Numberkaagi ma dalet dinΒ Β Xasuustadina ma tirtirin
Fariinna kuuma soo qori karo gudahayga unbaad ku dhex nooshahay ππ’π₯Ήπ₯Ήβ€οΈ
Aan kaga yara sheekeeyo riyadii aan kugula kulmay xalay. Maynaan ahayn kuwo da' ahaan gaboobay waxaynu ahayn sidii aynu ahayn malinkii koobaad ee aynu kulano, dibnahaygu waxay ahaayeen kuwo dhoola-cadaynaya, indhahaaguna waxay ahaayeen kuwa lamoodo xidigo oo kale, ilamaysan ahayn riyo balse waxay udhawayd inay tahay inagoo ku naaloonayna nolosha tan xigta, Gacaliso...β₯
Waxan raba inan. Inyar wax ushego. Dadyowga mucashiqinta ah ama wax jecelΒ Β Ama is jecel baπππ₯°
Β βͺ Majira qofΒ xidhiidh uu idinkala dhaxeyo qofkaso ad 24H ad adigu xidhiidhisid ?
βͺ Maku daasha mararbadan wicintanka aad wacayso o ma istidha muxu kuso wici wayey isagaΒ Β ?
βͺ Mararka qar mobilka makaa qabta oo maku idha mashqul ban ahayΒ Β Marna markula hadlaΒ ?
βͺ Qofkas mayahay qof ad adiga marwalba xidhiidhinaysid ?
HADABA HADI AD UHAYSATIT QOFKAS INUU KUJECEL YAHAYΒ KUMA JECLAΒ Β E KALIGA AYAA WAX JECELΒ OGSONOW π€·πΎπ’π₯Ή
Saakay Markaan Wacay, Waxaa Telka Iga Qabtay AabaheedΒ Iyaddana Way Hurday Xiligaas.
-Wuxuu Igu Dhahay:: Yaa Waaye ?
-Waxaan Ku Iri:: Waxaa Rajeyna Inaad Salaadda Subax u Kacdo Si Aysan Kuu Dhaafin Salaadda.
-Waxaana Kaga Mahad Celinayaa Isticmaalka App-Kena Si uu Xilkasto Salaadda Kugu Kiciyo.
-Qofti Markay Soo Kacday Aabaheed Wuxu ku Yiri:inantaydiyeyΒ Waxaa u Baahanahay Inaad ii Soo Dajiso App-Ka Salaadda u Kiciyo Dadka.
Waan kuu maseyraa markaad ila hadli
β’ weyso waxaan ka fikiraa qofka aat lahadleyso waan ku jeclhy ilaa xad aan
*Naco wax kasto oo iga kaa mashquu lineayoπ’β€οΈπ₯°π₯Ήπ«
Qoftaas inay qoraalka akhrisato malaga yabaa..π’π₯°
Nin waalan oo CiLaaj ku jiray ayaa baxsaday ,KadiB markii uu MaaLin sii maqnaa ayuu Telefan u soo Diray cilaajkiiΒ markaasuu ku yidhi Ninkii Qolka 12aad ku jireyΒ ma joogaa Markaasaa Loogu Jawaabay Doraad ayuu Baxsaday Ninkii waalnaa intuuΒ Qoslay ,ayaa uu yidhi ,Waa anigiiye π in aan baxsadey ayaaN hubsanaayeyπππππππππππ
Xanun keyga dawadiisu waa adiga wayo
Dawaoyinka qaar lagama helo
Hospital ka sida
Farxadadaππβ€οΈ
Dhola cadentadaππβ€οΈ
Nariistadaππ«
Nafteydane waxaa u farxad ah.
Farxada naftaada alpihπ₯°πβ€οΈ
Hadda kasoo daawo link hoose
ππππππππππ
https://t.me/plusfilms21
https://t.me/plusfilms21
https://t.me/plusfilms21
https://t.me/plusfilms21
Sida qufulka uusan u furi karin, fure kaste, ayuusan qalbiguna u furan karin, qofkastaπβ€οΈπ
Subax wanagsanπ
"Ilaa iyo hada kuma ilaabin bal suureyso jacelka aan kuu sii qaadi lahaa hadii aan ila sii joogi laheed
π’ππ₯Ήπ₯Ήπππ
Waxaan u xiisay qof ka mid ah nolaha dunida ku nool aaysan gaari karin fariintedahπ’π₯Ήπ₯Ίππ
Duhur wanagsan..π₯
Available now! Telegram Research 2025 β the year's key insights 
