🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
رفتن به کانال در Telegram
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
نمایش بیشتر4 545
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
-227 روز
-14030 روز
آرشیو پست ها
Nolosha kuma siiso iftiin dhameestiran iyo mugdi dhameestiran wax walbo waqtiga ayaa kuu keena mugdiga yeelo adkeesi aad ugu gudubtid💪
Iftiinka ne yeelo samir aad ku hanatid✊
🦋subx Wngzn💫🥰Dalka shiinaha ayaa soo saaray mishiin soo qabta tuugada tijaabadii ugu horeesy waxa lagu sameeyay dalka •Talyaniga 20kii daqiiqo ee ugu horeesy waxa uu soo qabty 40 tuug
•Mareykanka ayaa la geeyay 20kii daqiiqo ee ugu horeesay wxu so qabtay 20 tuug
▪Somalia aya la keenay 3dii daqiiqo e ugu horeesay Mishiinki dhan ayaaba la xaday 😂😂😂😂😂
Thanks dhamaantin Frnds kaygu waa fmly kayga qalbiga io qulubtaa igaga talaan..❤️❤️❤️Xasuusuhu waa cadaaab dhe
Waxay cadibaan nafte dhe
Ha caashaqin ruux kaste dhe
Qalbiga haiska siin ciyaal dhe 💔💔😢😭😞😭
Jestoole Oo ciyaalka xaafadda ah ayaa soo gatay taleefan iPhone14 pro markaasuu jeebka gadaal gashtay intuu is ilaawey ayuu taleefankii ku fariistay markaasuu qac bash maqlay. Jestoole kulahaa ilaahow lafta dhabarka ka dhig qacda io bashta yeertay 😂😂😂😂😂😂🤣🤣
Numberkaagi ma dalet din Xasuustadina ma tirtirin
Fariinna kuuma soo qori karo gudahayga unbaad ku dhex nooshahay 😭😢🥹🥹❤️
Aan kaga yara sheekeeyo riyadii aan kugula kulmay xalay. Maynaan ahayn kuwo da' ahaan gaboobay waxaynu ahayn sidii aynu ahayn malinkii koobaad ee aynu kulano, dibnahaygu waxay ahaayeen kuwo dhoola-cadaynaya, indhahaaguna waxay ahaayeen kuwa lamoodo xidigo oo kale, ilamaysan ahayn riyo balse waxay udhawayd inay tahay inagoo ku naaloonayna nolosha tan xigta, Gacaliso...♥
https://t.me/HOGAAMINTAGUUSHA
yarkaan sxb nhy share usanee mahadsanid
Waxan raba inan. Inyar wax ushego. Dadyowga mucashiqinta ah ama wax jecel Ama is jecel ba🔏🖇🥰
▪ Majira qof xidhiidh uu idinkala dhaxeyo qofkaso ad 24H ad adigu xidhiidhisid ?
▪ Maku daasha mararbadan wicintanka aad wacayso o ma istidha muxu kuso wici wayey isaga ?
▪ Mararka qar mobilka makaa qabta oo maku idha mashqul ban ahay Marna markula hadla ?
▪ Qofkas mayahay qof ad adiga marwalba xidhiidhinaysid ?
HADABA HADI AD UHAYSATIT QOFKAS INUU KUJECEL YAHAY KUMA JECLA E KALIGA AYAA WAX JECEL OGSONOW 🤷🏾😢🥹
Saakay Markaan Wacay, Waxaa Telka Iga Qabtay Aabaheed Iyaddana Way Hurday Xiligaas.
-Wuxuu Igu Dhahay:: Yaa Waaye ?
-Waxaan Ku Iri:: Waxaa Rajeyna Inaad Salaadda Subax u Kacdo Si Aysan Kuu Dhaafin Salaadda.
-Waxaana Kaga Mahad Celinayaa Isticmaalka App-Kena Si uu Xilkasto Salaadda Kugu Kiciyo.
-Qofti Markay Soo Kacday Aabaheed Wuxu ku Yiri:inantaydiyey Waxaa u Baahanahay Inaad ii Soo Dajiso App-Ka Salaadda u Kiciyo Dadka.
Waan kuu maseyraa markaad ila hadli
• weyso waxaan ka fikiraa qofka aat lahadleyso waan ku jeclhy ilaa xad aan
*Naco wax kasto oo iga kaa mashquu lineayo😢❤️🥰🥹🫂
Qoftaas inay qoraalka akhrisato malaga yabaa..😢🥰
Nin waalan oo CiLaaj ku jiray ayaa baxsaday ,KadiB markii uu MaaLin sii maqnaa ayuu Telefan u soo Diray cilaajkii markaasuu ku yidhi Ninkii Qolka 12aad ku jirey ma joogaa Markaasaa Loogu Jawaabay Doraad ayuu Baxsaday Ninkii waalnaa intuu Qoslay ,ayaa uu yidhi ,Waa anigiiye 😂 in aan baxsadey ayaaN hubsanaayey😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Xanun keyga dawadiisu waa adiga wayo
Dawaoyinka qaar lagama helo
Hospital ka sida
Farxadada😂😂❤️
Dhola cadentada😁😁❤️
Nariistada🖇🫂
Nafteydane waxaa u farxad ah.
Farxada naftaada alpih🥰😍❤️
Hadda kasoo daawo link hoose
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/plusfilms21
https://t.me/plusfilms21
https://t.me/plusfilms21
https://t.me/plusfilms21
Sida qufulka uusan u furi karin, fure kaste, ayuusan qalbiguna u furan karin, qofkasta🖇❤️🔏
Subax wanagsan🔅
"Ilaa iyo hada kuma ilaabin bal suureyso jacelka aan kuu sii qaadi lahaa hadii aan ila sii joogi laheed
😢😭🥹🥹😌💔💔
Waxaan u xiisay qof ka mid ah nolaha dunida ku nool aaysan gaari karin fariintedah😢🥹🥺😌💔
Duhur wanagsan..🥀
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
