HINDISE
Open in Telegram
ALLE S.W.T Wuxuu yidhi (فاقصص القصص لعلهم يتفكرون). Umad aan garanayn taariikhdeeda ma Ma wanaajiso qaabaynta mustaqbalkeeda. Qofka Taariikhda Akhriya ma galo qalbigiisa quusasho waligii! Aduunkana wuxuu u arkayaa in ay tahay maalmo kaliya.
Show more2 874
Subscribers
+324 hours
+47 days
+9330 days
Data loading in progress...
Similar Channels
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
September '26
September '26
+22
in 0 channels
August '26
+152
in 2 channels
Get PRO
July '26
+31
in 0 channels
Get PRO
June '26
+26
in 0 channels
Get PRO
May '26
+23
in 0 channels
Get PRO
April '26
+26
in 1 channels
Get PRO
March '26
+14
in 1 channels
Get PRO
February '26
+16
in 1 channels
Get PRO
January '26
+29
in 1 channels
Get PRO
December '25
+11
in 1 channels
Get PRO
November '25
+9
in 1 channels
Get PRO
October '25
+17
in 0 channels
Get PRO
September '25
+50
in 41 channels
Get PRO
August '25
+121
in 1 channels
Get PRO
July '25
+122
in 33 channels
Get PRO
June '25
+76
in 31 channels
Get PRO
May '25
+124
in 33 channels
Get PRO
April '25
+85
in 30 channels
Get PRO
March '25
+131
in 34 channels
Get PRO
February '25
+124
in 1 channels
Get PRO
January '25
+127
in 0 channels
Get PRO
December '24
+163
in 0 channels
Get PRO
November '24
+233
in 0 channels
Get PRO
October '24
+213
in 0 channels
Get PRO
September '24
+157
in 2 channels
Get PRO
August '24
+86
in 0 channels
Get PRO
July '24
+35
in 0 channels
Get PRO
June '24
+136
in 1 channels
Get PRO
May '24
+163
in 3 channels
Get PRO
April '24
+194
in 1 channels
Get PRO
March '24
+217
in 1 channels
Get PRO
February '24
+254
in 1 channels
Get PRO
January '24
+366
in 0 channels
Get PRO
December '23
+820
in 30 channels
Get PRO
November '23
+756
in 1 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 10 September | +2 | |||
| 09 September | +3 | |||
| 08 September | +2 | |||
| 07 September | +1 | |||
| 06 September | +3 | |||
| 05 September | 0 | |||
| 04 September | +2 | |||
| 03 September | +4 | |||
| 02 September | +4 | |||
| 01 September | +1 |
Channel Posts
Qisadii 21aad : Heblaayo waa adigii jeclaaye Diinta ka bax si aakhiro laydiin kusoo xashriyo hal meel...?!
| 2 | Tuulada dajjaal ☝️ | 30 |
| 3 | https://youtu.be/wxegpLYtXf8?si=HU53XY-RcCe4Hl5C | 30 |
| 4 | Qisadii 21aad Caawa Inshaa Allaah ♥️ | 34 |
| 5 | Xasuusin Taariikhda Hijriga
Khamiis 28kii Rabiicul Awwal 1448
Oo ku beegan 10 kii September 2026 | 52 |
| 6 | https://youtu.be/Rr2VhZT9XQA?si=X758JnU6Y4yTTNAh | 72 |
| 7 | Qisadii 20aad : Imtixaankii Baan u Fadhiistay iyadoo waalidkay xanuusanayaan...?! | 76 |
| 8 | Qisadii 20 aad Caawa Insha allah ♥️ | 74 |
| 9 | https://youtu.be/sQlPu_16I8k?si=OkBOAhrBrPDkDiw5 | 85 |
| 10 | Qisadii 19aad : Faa'iidooyinka Istqifaartu leedahay...? | 92 |
| 11 | Ducadaas jawaabteedu waxay noqotay mid u
Qalanta Sabirkiisa & yaqiinta dhabnimada ah ee uu ku qabay Rabbigii.
Markii malaa'igtu ula timid bishaarada Mufaa ja'ada & Kadisadu aad bay ulaba laabantay Qur'aanka kariimka ahina waa waariyay radu ficilkii ay saari kaga jawaabtay iyadoo yaabban dhinacna ka bishaareysanaysa waxay tidhi قَالَتْ يَا وَيْلَتَىٰ أَأَلِدُ وَأَنَا عَجُوزٌ وَهَٰذَا بَعْلِي شَيْخًا ۖ إِنَّ هَٰذَا لَشَيْءٌ عَجِيبٌ
Waxay tiri hoogayga e ma waxaan dhalayaa aniga oo islaan cajuusada iyadoo saygayguna yahay nin aad u da'weyn wallee waaba cajiib arrinkani.
Malaa'igta ayaana ugu warcelisey (قالوا أتعجبين من أمر الله رحمة الله وبركاته عليكم آهل البيت )
Waxay dhaheen Ma waxaad la cajabaysaa Arrinka Alle Naxariistii Alle & Barakaadkiisaba
Haydinku dureero aalabaydkii khayrka & wanaaga ku bahoobayoow )
Allena wuxuu nabi ibraahiim ku arsaaqay ismaaciil oo ay u dhashay xaaskiisii haajara kadibna Isxaaq oo saara ay u dhashay tartiibkaas & waqtiyayntaasina Xikmada Alle ayay ku timi
Qisada Saara & ibraahiim Cs waxay siinaysaa
Darsi qof walba oo asbaabuhu ay u gambiyeen kana quustay amaba rajooyinkiisii
Ka daahay inuusan quusanin oo uu doonitaanka Ilaahay ku kalsoonaadey in uu Alle awood u leeyahay soo nooleynta wixii dhintay ee is badalay
فاللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آل محمد | 94 |
| 12 | Saara Waxay ahayd Xaaskii Nebi Ibraahiim Cs
Waxay ahayd haweenay aan wax uur ah qaadi karin laga soo bilaabo dhalinyaranimadeedii kadibna ay noqotay haweenay aad u da'weyn oo madhalays ah
Nabi ibraahiim Cs wuxuu ahaa nin weyn oo aad u da'weyn in da'daas lagu dhalaana ay adagtahay marka loo firiiyo sunanka kawniga & qawaaniinta u dagsan kawnka mustaxiilna ay tahay in qofku da'daas uu ku helo ilmo
Laakiinse waxaa timid mucjiso rabbaaniya oo
Inay wax dhalaan qoyskaasi suurtagal ka dhigaysa iyo in Alle Swt uu yahay musabibul
Asbaab ka marka amarkiisu yimaaddo ay cadilmayaan qawaaniinta koonkaan u dagsan
Waxaa soo martay ibraahiim Cs & xaaskiisa Saara Ibtilaa'aad & Imtixaamo u janjeedha dhanka Waladka Muddo tobannaan sannadood ah laakiinse Ibraahiim Cs rajada & Filashada uu Rabbigii ka qabay maysan go'in iyadoo uu aad u da'weyn yahay hadana wuxuu ku celcelin jirey ducadan kusoo aroortay Qur'aanka (رب هب لي من الصالحين)
Rabbiyow igu hibayso ubad wanaagsan oo saalixiina | 75 |
| 13 | Qisadii 19aad Caawa Insha allah ♥️ | 81 |
| 14 | Xasuusin Taariikhda Hijriga
Talaado : 26kii Rabiicul Awwal 1448
Oo ku beegan 8Dii September 2026 | 86 |
| 15 | Rasuulkii Ilaahay ﷺ ayaa salaada ku jira waxaana ku daba tukanaya saxaabadiisii, salaaduna waa mid maqaamkeeda & booskeeda aynu ognahay , lagaana rabo markaad tukanayso inaad haybadeeda & khushuucdeeda la timaadid hadana iyadoo sidaas ay tahay ulama uusan dhaqmin xafiidkiisa (wiilka uu awoowga u yahay) si adag, manuusan dagdagin si uu uga kaco inanku, ciyaartiisiina kamuu qasin.
Taa badalkeeda sujuuda ayuu suubanuhu dheereeyay ilaa inankaa yari dhamaysanayo ciyaartiisa.
💡 Halkan darsi muhiima oo tarbiyad ah ayaa ku hoos duugan:
Caruurtu inta badan ma fahmaan haybada uu leeyahay mawqifka ay ku suganyihiin sidey u fahmayaan waawaynku, sidaa awgeed Ayaa loogu baahan yahay Samir & Naxariis, Aanna loo baahnayn Cadho & xadgudub.
Rasuulkuna ﷺ wuxuu ahaa dadka midka ugu naxariista badan gaar ahaan caruurta, isaga oo wax bari jirey oo edbin jirey, laakiinse aan aan ka jiidhi jirin oo aan ka qasi jirin ciyaartooda & caruurnimadooda.
Badanaa xaalado yaryar oo indhaheena markaynu ku fiirinno ku yar, balse indhaha inanka yar ama inanta yar ku weyn oo caalam dhamaystiran u ah!
فاللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين | 94 |
| 16 | Rasuulka ﷺ Ayaa sujuudey... aad ayuuna u dheereeyay Sujuudii, heer Saxaabadii u maleeyeen in arrin ugubi dhacey!
Rasuulku ﷺ wuxuu tujinayay dadka, Xasan & Xuseen Ilaahay haka raalli noqdee oo aad u yaryaraa ayaana iyaguna waqtigaa joogey.
Intii salaada lagu jirey ayuu mid kamid ahi yimid, markaasuu korka ka fuulay nabiga ﷺ isaga oo sujuudsan waa ilma yaroo sabi ah.
Rasuulkuna ﷺ wuxuu dheereeyay sujuudii, heer Saxaabadu u maleeyeen in Arrin ugubi dhacay , ama uu Waxyi kusoo Dagay nabiga ﷺ.
Markii Salaada ay ka baxeen ayay yidhaahdeen Saxaabadii :
Rasuulkii Ilaahayoow, Waxaannu arkaynay adiga oo salaada dhaxdeeda sujuuda dheereeyay waxaannuna u malaynay in arrin
Cusubi dhacay ama laguu soo waxyoodey.
Wuxuu yiri ﷺ:
Waxaas oo dhan may dhicin, laakiinse inankayga ayaa dusha iga fuulay, waxaan diiday markaa in aan dagdago waanan sugay ilaa uu isagu xaajadiisa & ciyaartiisa iska dhamaysanayo.
Bal u yara fiirsada Qodobkaan..... | 85 |
| 17 | https://youtu.be/GSOZxw-Gd8c?si=j67_F4yBWTfkCSqy | 89 |
| 18 | Xasuusin:
Isniin 18kii Rabiicul Awwal 1448dii
31 August 2026 | 207 |
| 19 | Balse cadceeda oo la hoos taagnaado, fadhiga oo layskaga tago & hadhsiga, hadalka
Na sidoo kale uu ka noogo ( diido), kamid maaha cibaadada laynoo soo dejiyay ee sharciyaysan ee uu Insaanku ugu dhawaanayo Alle.
Halkan waxaa ku duugan darsi weyn.
Shay walboo dhibaya ama ku adag insaanka maaha in Alle agtiiisa ajir buurani ku bixiyo.
Insaanka waxaa laga yaabaa in culeyska uu isa saarayo ee mashaqada ahi, uu u malaynayo in ay
Uga dhigan tahay in ajirkiisu siyaadayo, halka miisaanka xaqiiqigu yahay: horta camalkani ma mid sharciyaysan baa mise maaha?
Sidaa awgeed ayuu hadyiga nebigeennu ﷺ ugu dhisnaa fudeyd & naxariis iyadoo la laasimayo sharcigii Ilaahay.
Hadii aad doonayso inaad Alle u dhawaato ha raadin cibaado naftaada caddibaysa, balse raadi cibaado sharciyaysan oo Alle & rasuulkiisuba ogolyihiin.
Laga yaabaa camal yaroo fudud oo sunnada nabigeenna ﷺ kamid ah ay Alle agtiisa kaga ajir badantahay camal aad u dhibaya naftaada oo aad adigu jeebkaaga kala soo baxdey.
Cibrada & darsigu waxaa weeye:
Diintu umay soo dagin inay nafta caddibto ,
Mashaqaduna maaha cibaadada kaligeed,ee
Cibaadada xaqiiqigu waxay tahay in aynu raacno siduu Sarreeyuhu inoogu sharciyeeyay, sidaana uu noogula yimid Rasuulku ﷺ.
Xamaasada aad u hayso diinta & carcarta aad qabto yaysan ku gaadhsiin inaad ku dhaqaaqdo shay uusan Alle sharciyayn.
Waxaadse raacdaa Sunnada, Khayrka & wanaaguba wuxuu ku dhanyahay inaad raacdo Hadyigii Nabigeenna Muxammad ﷺ.
فاللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين | 193 |
| 20 | Wakhtigii Nebiga ﷺ Waxaa jirey Nin la odhan jirey Abuu - Israa'iil ninkaasi wuxuu nadar Alle ku galay inuu cadceeda hoos taagnaado , oo uusan fadhiisan, hadh qabowna doonan , Uusan hadlin Isla markaana uu soomanaado.
Arrinkiisay dadku suubanaha ﷺ la wadaageen.
Wuxuu yidhi rasuulku ﷺ waxaad amartaan inuu hadlo, hadhsado, fadhiisto, Soonkiisana
Iska wato oo uu iska dhammaystirto.
Xaaladaaan u fiirso cajiibka ah.
Ninkaasi wuxuu doonayay inuu arrimahaas isku sidkan uu Alle ugu dhawaado wuxuuna u
Maleeyay in hadalka oo laga tago, qorraxdana
Na la hoos taagnaado naftiisana uu ka af qabto fadhiga & hadhsiga ay kamid tahay cibaadooyinka u kordhinaya u dhawaanshaha Ilaahay Swt.
Laakiinse Nebigu ﷺ wuxuu u cadeeyay in cibaadadu aysan ahayn in nafta la cadaabo oo la dhibo balse ay tahay in wixii uu Alle ina amrey ee uu inoo soo dejiyay aynu raacno.
Wuxuu amrey inuu hadlo, fadhiisto, hadhsado
Soonkiisana Iska dhamaystirto.
Soonku waa cibaado sharciyaysan sidaa darteed ayuu u amrey inuu dhamaystirto. | 157 |
