cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

HINDISE

Asc kusoo dhawaada kanaalka hindise waxaan soo gudbinnaa waxyaabo kala duwan oo faaiido noo wada ah dhammaanteen😊

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
2 250
المشتركون
-324 ساعات
-17 أيام
+10030 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Dhibku ma ahan sawirkaada in aad soo dhigto iyo in kale adiga ka gabar ahaan ee mushkiladu waa raqiisnimada baahsan markaad faafinayso muuqaal adigoo is jajabinaayo ilaahow maad kun xijaab xirnaatid ujeedkaaduna yahay soo muujinta si ula kac ah jirkaada sidii jaahiliinta hore ay samayn jireen markaas waxaan awoodnaa in aan dhahno ficil xun ayaad samaynaysaa . Ogaansho
إظهار الكل...
🔥 1
Marka aadan garanayn meel u socdaasho nolosha u Jihayso xagaa iyo Rabbigaa
إظهار الكل...
👏 1
Photo unavailableShow in Telegram
Isku da' laakiin aan isku guri ahayn Wadan isku mid ah, balse isku dhaqan ma aha...
إظهار الكل...
1
Photo unavailableShow in Telegram
الله اكبر guutada ciidanka al qassaam ayaa labadaas yuhuud ee idiin muuqda ku dilay hal rasaas ah waa laba shimbir hal dhagax ku wada dil masha allah
إظهار الكل...
🥰 1👏 1
Inaad daali filo shay kolkaad damacdo waa xeer e!
إظهار الكل...
🔥 1
Hambalyo qofka ilaaliya salaadda subax ee aanay toosin dugsi, jaamacad ama shaqo, hase ahaatee uu toosiyo jacaylka boqorka boqorradu. Qalbigiisa ayuu nuurayay, dabadeeto xubnihiisa ayaa dhaqaaqay! Sheekh Axmed Ciise Macsaraawi
إظهار الكل...
5
Photo unavailableShow in Telegram
Indira Gandhi oo ah gabadha keliya ee xilka ugu sarreeya ee raysalwasaaraha ka gaadhay Hindiya ayaa sheekadan ku qortay xusuus qorkeeda: Aabbahay ayaan wayddiiyay: maxaa ka dhasha dagaallada? Aabbe: waxbarashada iyo dhaqaalaha ayaa burbura. Indira: maxaa ka dhasha burburka waxbarashada iyo dhaqaalaha? Aabbe: akhlaaqda ayaa burburta! Indira: maxaa ka dhalankara burburka akhlaaqdana?! Aabbahay ayaa iigu jawaabay murtidan xeesha dheer: "maxaa u hadhay dalka ay akhlaaqdiisii burburtay!" Qofku waa uu ku dhex noolaan karaa bulsho kasta oo aan haysan cunto, dhaqaale iyo kaabayaal nololeed oo aan ku filnay, balse sina uguma dhex dhaqnaan karo bulsho aan dhaqan iyo akhlaaqtoona lahayn; sababta oo ah waxa hoggaamiya waxmagaratada iyo doqmaha, waxaan luma hiddihii iyo dhaqankii, xeerarkii kala hagi lahaa dadka iyo wannaaggii oo dhan. Shay kastaana wuxuu isu rogaa ay cidlo ah. Sidaas awgeed ayaanay nololi suurtagal uga ahayn deegaankan!
إظهار الكل...
👍 1🔥 1😢 1
01:30
Video unavailableShow in Telegram
Waxkastoon kartoonka tom iyo jeeri aanu ku daawan jirnayba hada xaqiiqo ayay isu badaleen bal muuqaalkan daawo😅
إظهار الكل...
👍 1
Xirfadahan casriga ah marka la joogo graphic design iyo wordpress waa labada xirfad ee inta ubadan dhalinyarta somalidu baratey walow ay yihiin xirfado baahidoda suuqu tahay mid socota oo loo baahanyahay markasta hadana xirfadlayashas badan ee malin walba suuqa so galaya ayaa qiimaheeda jaango,ynaya kana dhigaya xirfad caadiya(random) oon mustaqbalka dhaw kaligeed istaagi karin, inkasto ay wanagsantahay in qofku xirfada uu bartey marwalba miiska tartanka la imaado requirements keeda wax dheeri ku ah oo ka duwa dadka, hadana labadan xirfad dhalinyarta ku jirta waxan kula talin lahaa. in kuwa graphic designku ku daraan xirfadaha multi-media ha gaar ahaan motion graphics oo baahi wayn loo qabo halka kuwa wordpress na an kula talin lahaa iney ku daraan xirfada user interface(UI) gaar ahaan platform ka figma oy si fiican u bartaan, taasi waxay ugu yaraan keenaysa in qiimahoda suuqa kordhiso sido kale waxay ka dhigaysa shaqsi xirfadbadane ah oo la shaqayn kara xirfadlayaal kala madaxbanan oo UI designer ku wuxu la shaqayn karaa developers ka hadu app developer yahay ama web developer ba, dhana wordpress kiisi bu ku sii shaqayn karaa wana talabo mustaqbalkiisa xoojinaysa caadi ahaana micnowayn u samaynaysa qofka doonaya inuu horumariyo xirfadihiisa.
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
"Ibni aadam haddaad doonayso inaad karaamo kula noolaato waxba ha waydiisan" Muxiyadiin
إظهار الكل...
👏 5🔥 1