en
Feedback
Ismaaciil abukhaalid2

Ismaaciil abukhaalid2

Open in Telegram

Kanaalkaan daaci suldaan waa kanaal aad ka heli doontaa wax walba oo ku saabsan arimaha diinta iyo wax kasta oo idin raali geliya Fadlan kusoo biir : ╭══💜════════ღ❦ღ══╮ @ismaaciil abuukhaalid ╰══ღ❦ღ════════💜══╯

Show more
4 000
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
+130 days

Data loading in progress...

Attracting Subscribers
August '24
August '24
+89
in 1 channels
July '24
+94
in 0 channels
Get PRO
June '24
+155
in 0 channels
Get PRO
May '24
+167
in 1 channels
Get PRO
April '24
+213
in 0 channels
Get PRO
March '24
+287
in 0 channels
Get PRO
February '24
+394
in 0 channels
Get PRO
January '24
+381
in 0 channels
Get PRO
December '23
+542
in 0 channels
Get PRO
November '23
+363
in 0 channels
Get PRO
October '23
+53
in 39 channels
Get PRO
September '23
+32
in 0 channels
Get PRO
August '23
+67
in 0 channels
Get PRO
July '23
+103
in 0 channels
Get PRO
June '23
+93
in 0 channels
Get PRO
May '23
+100
in 0 channels
Get PRO
April '23
+91
in 0 channels
Get PRO
March '23
+152
in 0 channels
Get PRO
February '23
+172
in 0 channels
Get PRO
January '23
+164
in 0 channels
Get PRO
December '22
+151
in 0 channels
Get PRO
November '22
+449
in 0 channels
Get PRO
October '220
in 0 channels
Get PRO
September '22
+8
in 0 channels
Get PRO
August '22
+20
in 0 channels
Get PRO
July '22
+24
in 0 channels
Get PRO
June '22
+8
in 0 channels
Get PRO
May '22
+8
in 0 channels
Get PRO
April '22
+16
in 0 channels
Get PRO
March '22
+30
in 0 channels
Get PRO
February '22
+19
in 0 channels
Get PRO
January '22
+83
in 0 channels
Get PRO
December '21
+262
in 0 channels
Get PRO
November '21
+581
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
25 August+11
24 August+19
23 August+2
22 August+2
21 August+3
20 August+3
19 August0
18 August+3
17 August+1
16 August+5
15 August0
14 August0
13 August+3
12 August+1
11 August+2
10 August+1
09 August0
08 August+2
07 August+3
06 August+1
05 August+4
04 August+1
03 August0
02 August+6
01 August+16
Channel Posts
Repost from Abuukhaalid1
Saara ayadoo waayeel ah buu Alle inooga Qisooday inaysan dhex fadhiisanin Ragg uu ku jiro odaygeedii oo nabi ah oo meel halkaa bay iska istaagsanayd, وَامْرَأَتُهُ قَائِمَةٌ فَضَحِكَتْ فَبَشَّرْنَاهَا بِإِسْحَاقَ وَمِن وَرَاءِ إِسْحَاقَ يَعْقُوبَ Bal ka waran dumarka iska dhex fadhiisanaya Ragg uusan ku jirin Qof muxram u ah!!! https://t.me/abuukhaalid1

2
Nabiga ﷺ waxuu inoo jeexay wado Toosan asagoo hormuud inoo ah buu wadadaasi dhex socday nolashiisii oo dhan kadibna isagoon dhan kale u milacsan buu ina yiri wadadaan Toosan dhabaheeda Qaada oo dhex socda, وَأَنَّ هَٰذَا صِرَٰطِى مُسْتَقِيمًا فَٱتَّبِعُوهُ ۖ Rasuulka ﷺ waxuu inaga reebay inaan wadada toosan hareeraheeda bar bar socono si ay wadooyin badan inagu furmin kadibna aan noqono kuwo lumay وَلَا تَتَّبِعُواْ ٱلسُّبُلَ فَتَفَرَّقَ بِكُمْ عَن سَبِيلِهِۦ ۚ Waana dar daaran uusan hadal kale ka dambeynin waxynu mudan nahay inaan dhowrsano ذَٰلِكُمْ وَصَّىٰكُم بِهِۦ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ، https://t.me/abuukhaalid1
82
3
إبن القيم الجوزي Waxuu yiri in Muddo ah ayaan ku sugnaa makkah waxaa ila soo darsay xanuun mana aanan helin dhakhtar iyo daaw
إبن القيم الجوزي Waxuu yiri in Muddo ah ayaan ku sugnaa makkah waxaa ila soo darsay xanuun mana aanan helin dhakhtar iyo daawo Toona, Kadibna waxaan go'aansaday inaan isku daaweeyo suuratu faatixah si deg deg ahna baana uga bogsaday xanuunkii, Qof kasta aan arko oo xanuun ka sheeganayana waxaan ku iraahdaa isku daaweeya suuratu faatixah mid walibana wuu bogsadaa, Nasiib daro inaga aamin is kuma Qabnin oo tufta ayaanba tuugsanaa inagoo Quraanka naqaano faataxo warkeedaba iska daa Qof kastaa taqaanee. Ibnu Qayim waxuu raacinayaa sababaha dadka qaarkii aysan ugu bogsanayn haday quraanka isku tufaan يقول ابن القيم: فمتى تخلف الشفاء كان لضعف تأثير الفاعل، او لعدم قبول المنفعل، او لمانع قوي فيه يمنع ان ينجع فيه الدواء كما يكون ذلك في الادوية والادواء الحسية.. كتاب الداء والدواء https://t.me/abuukhaalid1
113
4
Intay dunida joogeen waxaa la siiyay xorriyad iyo kala doorasho waxaana lagu yiri inagama Qarsoonidiin waxaad doontaan sameeya waan aragnaa waxaad falaysaan, إِنَّ الَّذِينَ يُلْحِدُونَ فِي آيَاتِنَا لَا يَخْفَوْنَ عَلَيْنَا ۗ أَفَمَن يُلْقَىٰ فِي النَّارِ خَيْرٌ أَم مَّن يَأْتِي آمِنًا يَوْمَ الْقِيَامَةِ ۚ اعْمَلُوا مَا شِئْتُمْ ۖ إِنَّهُ بِمَا تَعْمَلُونَ بَصِيرٌ، Si uu Alle uga dhabeeyo inuu arkaayay waxay sameynayeen ayaa maalinta Qiyaamo ayagana la tusi doonaa waxay shaqaysteen si Cadaalad ah baana looga abaal marinayaa waxay mutaysteen, كَذَٰلِكَ يُرِيهِمُ ٱللَّهُ أَعْمَٰلَهُمْ حَسَرَٰتٍ عَلَيْهِمْ، https://t.me/abuukhaalid1
137
5
Nolosha Sideedaba Waa Iska Safar Aadan Ogayn Saacadda Uusoo Bilawday Iyo Saacadda Uu Dhamaanayo, Waa Safar U Baahan Sahay Taxadar Leh, Maadaama Aadan Ogayn Halka Uu Ku Jaan Go’naan Doono, Waa Safar La Doonayo In Aad U Qaadato Sahay Isku Dheeli Tiran,Oo Kaa Fogayso In Aad Meel Cidla Ah Safarkaagi Uga Harto Sidaana Ku Guul Dareysato.... →☆ Sahayda Safarkaas Waa Raali Galinta Rabbigi Noole Iyo Ma Nooleba Abuuray... https://t.me/abuukhaalid1
216
6
Digniino Culus iyo Talo Digniinta 1aad. Khalad weyn oo la sameeyay, dhibna ku ah Qur'aanka kariimka. Madbacadda loo yaqaan (Daaru Diiba) ee ku taal Waddada 13 ee Al qazaaz ee Magaalada Qahira, ayaa Daabacday Kitaabka Qur'aanka, waxaana ka muuqdo khalad Madbacadda ah oo aan ku tala gal eheyn, weyna ka cudur Daarteen, ma ahan kitaabada ay daabaceen oo dhan ee waa khalad ku kooban hal daabacaad oo laga yaabo in uu ku soo gaaray. , laakin kitaabadii meela badan ayey gaareen. Fadlan haddii aad aragto ha ku kahsoomin, Ardayda Qura'aanka baraneena yeyna si khalad ah u fahmin. Waxaa sax ah: Suuradda Anfaal Aayadda 71 aad waa: في قوله تعالى( وإن يريدوا خيانتك فقد خانوا الله من قبل) khaladka madbacada ayaa ah: (وإن يزيدوا خيانتك ) Halkii laga Rabay Xarafka "R" ayaa loo daabacay "Z". Taa oo ah khalad Daabacaadaa, Badalini karo macnaha Aayaada, Bedelkaa oo Gaf ku ah Qowlkii Alle. (F.M:1aad) Waxaan kaa Codsanayaa Haddii aad aragto Daabacaadaa in aadan ku kahsoomin, Dadkuna aynan ku murmin waa "Z" iyo waa "R" mahadsanid. Digniinta 2aad Hilibka Digaaga ee Dibadda laga keeno, ka sokoow Habka loo koriyay iyo Habka loo keeydiyo oo Cuduro halisa laga qaadi karo. Markii la gowracayay looma Gowricin Habka Islaamku na farayay, kuwa ugu roon ayaa ku doodo in Mashiinka ama Midida lagu gowracay ey ku dul Qoreen Bisinka.( F.S:2-3aad) FG: Waa iga Talo, Wixii ka khaldan ka sax, wixii ka dhimanna ku dar. Qore: Yahya Amir
294
7
+1
No text...
244
8
"Qofka jecel in Alle qalbiga u furo, xikmadna ku arsaaqo; Cidladda ha badsado, cuntadana ha yaraysto, laba qolona yaanu raacin (dadka maan-gaabka ah iyo culimada kuwa aan anshaxa iyo caddaalada lahayn)" الإمام الشافعي رحمه الله تعالى https://t.me/ismaaciilabdullahi
295
9
In Badan Oo Dadka Ka Mid Ah Waxey Sameyaan Acmaal Wanaagsan Oo Ajir Badan Lagu Kasban Karo ....... Lkn Camalkaas Ay Sameeynayaan Waxaa Inta Badan Cuuryaamiya Cudur Halis Ah Oo La Yiraahdo IS TUS TUS Allaahumma Kasaar Quluubteena Camal Walba Oo Aan Raali Ahaanshahaada Lagu Sameyn. https://t.me/ismaaciilabdullahi
746
10
Imaam Axmed Ibnu Xanbal ayaa la weydiiyay "sidee ayaa dadka looga ammaan heli karaa?!" Waxa uu ku war celiyay: "sii iyaga oo ha ka qaadan. Iyagu ha ku dhibaan oo adigu waxba ha u geysan, Hawlahooda la qabo oo ha ku cadaadin in ay adiga hawlahaaga kula qabtaan." Markaas haddana lagu yidhi: "way adag tahay waayahan in aad sidaas samaysaa!" Markaasuu yidhi: "roonaan lahaydee haddii aad weliba sidaas kaga nabad gelayso!" Waxa wax laga xumaado ah saaxiibow, in aynaan imminka dadka ka raadinaynin in dheefno, ee aynnu ka doonaynno in aynnu ka nabad galno uun! aynnu wax ka In aynnu ka helno xuquuqdeenna ugu yar.
483
11
Shiikhu markii uu sii dhimanayay ayuu dardaarmay in lagu aaso meesha uu ku dhintay (waana Maka bartankeeda), waxaa lagu yiri:
Shiikhu markii uu sii dhimanayay ayuu dardaarmay in lagu aaso meesha uu ku dhintay (waana Maka bartankeeda), waxaa lagu yiri: shiikhow amiirka magaaladu ma oggola in meeshaan qof lagu aaso. Wuxuu yiri: idinku waxba ha i difaacina, igu duuga meesha, haddii aan isdifaaci waayo meeshii uu asagu rabo ha la igu duugo, (laandheere). Markii uu dhintay ayaa amiirkii loo sheegay geerida shiikha iyo dardaarankiisiiba, amiirkii wuxuu yiri: meeshaas in qof lagu duugo ma oggoli, waxaa lagu yiri: orod ciidan u dirso ee meeshii aad rabtaan ku duuga, wuu u diray, maydkiisii ayay dhulka ka qaadi waayeen si kasta intay yeeleen, markii ay ka quusteen bay amiirkii u sheegeen, wuuna iska qancay, meeshiisii ayaana lagu duugay, wuxuuna ku aasanyahay meel u dhow masjid la yiraahdo: Jabarti, xaggaas ayaa lagu booqdaa oo lagu barakaystaa, aniguna (Sh Xiddig) mar baan soo booqday Ilaahey ha iga aqbalee. Qaar kamid khuraafadka uu qoray cisman xidig https://t.me/abuukhaalid1
222
12
قال ابن القيم رحمه الله تعالى: (أهل القرآن هم العالمون به، العاملون بما فيه، وإن لم يحفظوه عن ظهر قلب، وأما من حفظه ولم يفهمه
قال ابن القيم رحمه الله تعالى: (أهل القرآن هم العالمون به، العاملون بما فيه، وإن لم يحفظوه عن ظهر قلب، وأما من حفظه ولم يفهمه، ولم يعمل بما فيه، فليس من أهله، وإن أقام حروفه إقامة السهم). [زاد المعاد 327/1]. ابن القيم رحمه الله تعالى wuxuu leeyahay " ahlul quraanku waa kuwa garanaya macaanidiisa, kuna dhaqma, yeysanba xifdisanaanine, Hadda quraanka ood dareerisaa waxba ugama duwanid kan aanba baran". https://t.me/abuukhaalid1
575
13
أتدري مالعلم النافع؟ https://t.me/abuukhaalid1
أتدري مالعلم النافع؟ https://t.me/abuukhaalid1
240
14
Daawo kalmadii uu jeediyay shekheena abdirahman garaad Ee cinwankeedu ahaa:- لَقَدْ أَنزَلْنَا إِلَيْكُمْ كِتَابًا فِيهِ ذِكْ
Daawo kalmadii uu jeediyay shekheena abdirahman garaad Ee cinwankeedu ahaa:- لَقَدْ أَنزَلْنَا إِلَيْكُمْ كِتَابًا فِيهِ ذِكْرُكُمْ ۖ أَفَلَا تَعْقِلُونَ https://t.me/abuukhaalid1
294
15
Ogeysiis 18/7/2024 Maalinta Khamiista ah dhamaan dadka ku nool magaalada muqdisho iyo nawaxigeeda waxa la ogeysiinaya in la q
Ogeysiis 18/7/2024 Maalinta Khamiista ah dhamaan dadka ku nool magaalada muqdisho iyo nawaxigeeda waxa la ogeysiinaya in la qaban doono muxaadaro cinwankeedu yahay:- لَقَدْ أَنزَلْنَآ إِلَيْكُمْ كِتَٰبًا فِيهِ ذِكْرُكُمْ ۖ أَفَلَا تَعْقِلُونَ Muxaadarada waxa inoo jeedin doona sheikheena Abdirahmaan garaad waxeyna ka qabsoomi doonta insha'Allah howlka jaamacada somaliya ee degmada howl wadaag. Waqtiga ay dhici doonto waa galabka khamiista ee nagu soo aadan insha'Allah. F:G.Rag iyo dumar wakaso qeyb gali karaan. https://t.me/abuukhaalid1
367
16
، أسير في غياهبهم أسير *** أسير في سجونهم حقير يدنس عزتي علج رماني *** على الرمضاء يلفحني الهجير يدوس كرامتي حينا وحينا *** ي
، أسير في غياهبهم أسير *** أسير في سجونهم حقير يدنس عزتي علج رماني *** على الرمضاء يلفحني الهجير يدوس كرامتي حينا وحينا *** يقهقه وهو خمار سكير https://t.me/abuukhaalid1
298
17
Samafale ali khadaab bey xertay dowlada somaliya Wadan waxan joogna hadad run sheegto afka lagu qabanayo ali khadaab waxa lag
Samafale ali khadaab bey xertay dowlada somaliya Wadan waxan joogna hadad run sheegto afka lagu qabanayo ali khadaab waxa lagu heesta maxaad u dhahday wadankeena xur ma ahan. Alle xoriyadiisa dib ha ugu soo celiyo walalkeen. https://t.me/abuukhaalid1
311
18
Maqdacaan yar markan arkay ilma igu soo istaagtay sida ay isugu damqanayan oo ay u dareemayan dhibta walalahood qaza dadkaasu
Maqdacaan yar markan arkay ilma igu soo istaagtay sida ay isugu damqanayan oo ay u dareemayan dhibta walalahood qaza dadkaasu kuma walaloobin wadan, qabiil iyo wada dhalasho toona waxa lagu walaloobay waa islaanimo oo qura. Dareenkooda marka u fiirsato waxa kugu soo dhacaa hadalkii xaabiibkeena ee aha:-  "مثل المؤمنين في توادهم وتعاطفهم وتراحمهم كمثل الجسد الواحد إذا اشتكى منه عضو تداعى له سائر الجسد بالسهر والحمى" https://t.me/abuukhaalid1
353
19
Nebigu ﷺ waxa uu Yaman u diray Mucaad Ibnu Jabal, isaga o0 Mucaad gaadiidkiisii saaran, ayuu nebiguna dhinac soconayay oo uu la dardaarmayay. Markii uu nebiguﷺ dardaarankii ka dhammaaday ayuu ku yidhi: "Mucaadow; laga yaabee in aadan i arag sannadkan ka dib, laga yaabaa in aad soo marto (anigoo geeriyooday) masjidkayga iyo qabrigayga!" Markaasuu Mucaad ooyay! Waanigaas imminkana anigu ooyaya🥹 Ila sawiro mucaad xiliga muxu dareemay markuu uu xabiibkeena yiri mucaadow waxa laga yaaba inaadan ila kulmin sanadkan kadib mucaadna ay ilmada soo dhaaftay, waxaad mooda hadalkaas in ay hada dhagaheyga kuso dhaceen. Gacalle rasuulkii allow waan ku jecelnahay🥹 https://t.me/abuukhaalid1
333
20
°°iskasug-Hana-Deg-Degin Ogowna Waxa Eebe uu Kuusoo Wado Ayaa Kabalaaran Waxkastod Layaabantahy oo Kuheysta,Bal Fahan oo Dhuux Macnaha Aayada=-Dib-dambuu Kusiin Rabbiga Waxad Kuraali Noqoto oo Kufarxad Galin,Adduun iyo Aakhiraba, Lanasoco Guusha Ugudambeysa Waa Janno Allaha Noo Hirgaliye.°° Sh Abdirahman Garaad https://t.me/abuukhaalid1
348