en
Feedback
Ifiye Books

Ifiye Books

Open in Telegram

Ku soo dhawoow Maktabadda IfiyeBooks! IfiyeBooks waa maktabad shaqadeeda ku bixisa online iyo toos ahaaba, taasoo kuu sahlaysa inaad si fudud u hesho buugga aad rabto adigoon waqti badan lumin. Halkan waxaannu idiinku soo gudbin doonaa dhammaan buugaagta

Show more
4 754
Subscribers
No data24 hours
-117 days
-7230 days

Data loading in progress...

Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
April '26
April '26
+19
in 0 channels
March '26
+15
in 0 channels
Get PRO
February '26
+26
in 0 channels
Get PRO
January '26
+36
in 0 channels
Get PRO
December '25
+28
in 0 channels
Get PRO
November '25
+37
in 0 channels
Get PRO
October '25
+4
in 0 channels
Get PRO
September '25
+10
in 0 channels
Get PRO
August '25
+15
in 0 channels
Get PRO
July '25
+16
in 0 channels
Get PRO
June '25
+8
in 0 channels
Get PRO
May '25
+4
in 0 channels
Get PRO
April '25
+9
in 0 channels
Get PRO
March '25
+13
in 0 channels
Get PRO
February '25
+24
in 0 channels
Get PRO
January '25
+44
in 0 channels
Get PRO
December '24
+44
in 0 channels
Get PRO
November '24
+72
in 0 channels
Get PRO
October '24
+95
in 0 channels
Get PRO
September '24
+145
in 0 channels
Get PRO
August '24
+162
in 93 channels
Get PRO
July '24
+102
in 84 channels
Get PRO
June '24
+140
in 0 channels
Get PRO
May '24
+165
in 49 channels
Get PRO
April '24
+207
in 0 channels
Get PRO
March '24
+280
in 0 channels
Get PRO
February '24
+378
in 1 channels
Get PRO
January '24
+359
in 0 channels
Get PRO
December '23
+504
in 0 channels
Get PRO
November '23
+347
in 0 channels
Get PRO
October '23
+44
in 38 channels
Get PRO
September '23
+34
in 0 channels
Get PRO
August '23
+48
in 0 channels
Get PRO
July '23
+62
in 0 channels
Get PRO
June '23
+53
in 0 channels
Get PRO
May '23
+52
in 0 channels
Get PRO
April '23
+141
in 0 channels
Get PRO
March '23
+45
in 0 channels
Get PRO
February '23
+43
in 0 channels
Get PRO
January '23
+88
in 0 channels
Get PRO
December '22
+79
in 0 channels
Get PRO
November '22
+106
in 0 channels
Get PRO
October '22
+103
in 0 channels
Get PRO
September '22
+105
in 0 channels
Get PRO
August '22
+141
in 0 channels
Get PRO
July '22
+161
in 0 channels
Get PRO
June '22
+139
in 0 channels
Get PRO
May '22
+148
in 0 channels
Get PRO
April '22
+139
in 0 channels
Get PRO
March '22
+143
in 0 channels
Get PRO
February '22
+235
in 0 channels
Get PRO
January '22
+287
in 0 channels
Get PRO
December '21
+157
in 0 channels
Get PRO
November '21
+201
in 0 channels
Get PRO
October '21
+338
in 0 channels
Get PRO
September '21
+351
in 0 channels
Get PRO
August '21
+367
in 0 channels
Get PRO
July '21
+106
in 0 channels
Get PRO
June '21
+291
in 0 channels
Get PRO
May '21
+297
in 0 channels
Get PRO
April '21
+427
in 0 channels
Get PRO
March '21
+500
in 0 channels
Get PRO
February '21
+545
in 0 channels
Get PRO
January '21
+674
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
20 April0
19 April0
18 April+1
17 April+3
16 April+3
15 April+3
14 April+1
13 April0
12 April+1
11 April+1
10 April0
09 April+1
08 April0
07 April+1
06 April+1
05 April+1
04 April+1
03 April0
02 April0
01 April+1
Channel Posts
-Dhimo Adiga oo Madhan. Noloshaada waxa lagu halbeegayaa hadba waxa aad soo biirisay ee ma aha waxa aad qaadatay, ee intayada
-Dhimo Adiga oo Madhan. Noloshaada waxa lagu halbeegayaa hadba waxa aad soo biirisay ee ma aha waxa aad qaadatay, ee intayada kale waxtarkaaga ha kala bakhaylin waannu u baahan nahay waxqabadkaaga'e. Ka dhig waxqabadka noloshaada mid u dhisan qaab aad ku faani karto. Maalin walba si degdeg iyo dedaal leh horusocod u samee, iniin kasta oo aad maanta aastana berri waad goosan doontaa. Dhabarjabku waa tamanni aan dhaboobin, ee u noolow sidii wakhtiga aad haysataaba in uu maanta oo qudha yahay. Haddii aad taas ka dhabayso, waxa aad awoodaysaa in aad habeenkii gogoshaada tagto adiga oo hawshii aad maalinkaaga ku bixisay raalli ku ah, aakhirkana waxa aad dhimanaysaa adiga oo qoomamo ka madhan oo sida ugu mudan ugu qanacsan noloshii aad soo qaadatay. Ka dalbo @⁨IfiyeBooks⁩

2
Qoraaga buuggaani waa Cabdiraxmaan Cumar Warsame. Qoraagu wuxuu shahaadihiisa kowaad ee jaamacaadeed ka qaatay Kulliyadda Wax
Qoraaga buuggaani waa Cabdiraxmaan Cumar Warsame. Qoraagu wuxuu shahaadihiisa kowaad ee jaamacaadeed ka qaatay Kulliyadda Waxbarashada ee Lafoole. Shahaadihiisa 2aad iyo 3aad wuxuu ka qaatay University of Delhi. Wuxuu 34 sano bare sare ka ahaa King Saud University, jaamacadda ugu weyn Bariga Dhexe. Qoraagu wuxuu kale oo uu qoray buugaag badan oo ku qoran afafka Soomaali iyo Ingiriisi, qaarkoodna daabacaad ku jiraan. Qoraagu wuxuu akhristaha u rajaynayaa inuusan ku hungoobi doonin xogta buuggaani xambaarsan yahay. Wuxuu u iftiimin doonaa hab-qoraalka sheekada gaaban. #Hab_qoraalkaSheekadaGaaban. Ka dalbo #ifiyebooks Nagala sooxidhidh WhatsApka ⁨905 918 391⁩
0
3
Intii uu qoraalka far Soomaaligu tisqaday, waxa suugaanta soomaaliyeed u beryey waa cusub. Markii ugu horreysay ayaa afkeenna dabargo'ii laga badbaadiyey; markii u horreysay ayaa sheeko soomaaliyeedka gaabani madaxa kor u qaaday; markii u horreysay ayaa la isku dayey in la xidhiidhiyo maansadeennii sirsanayd. Eebbe mahaddii e, markiiba dad fara badan ayaa isku dayey inay wax qoraan. Waxaad mooddaa in shakaal la inaga gooyey, ama aynu qallaynayno farallo aynu hore u gefnay. Dadkaas niyadda birta ah la sara kacay waxa ka mid ah qoraha buuggan. Dhuuxa ama ujeeddada kitaabkan haddaynu eegno, waxa uu kobcinayaa garashada fikiriga ah ee ubadkeenna. Buuggu waxa uu ka kooban yahay sheekooyin gaagaaban oo shacbi ah, heeso, carrab jalqisyo, googalaysi iwm. Xagga sheekooyinka haddii aynu firinno, waxa ay isugu jiraan qaar carruurta maaweelinaya, gaar asluubta baraya, qaar nolosha u laylinaya, qaar maankudareenkooda (imagination) kordhinaya iyo qaar ka fikirsiinaya. Heesuhu iyagu door weyn baa ay ka qaataan nolosha ubadka. Sida la ogyahay carruurtu waxa ay markiiba qabsan karaan wixi jib iyo jaan leh. Heesahuna shardigaas ayey fuliyaan. Arrintu si kastaba ha ahaatee, kitaabkan, oo ah kii u horreeyey noociisu, waxa aan hubaa inuu kaalin weyn ka geli doono xiisagelinta iyo barbarinta ubadka. Waxa kale oo aan ku kalsoonahay inuu uga fududaan doono kutubka ay hadda dhigtaan qaarkood. Kuwaas oo ay illa eg tahay in ay ku jiraan gaybo ka sarreeya carruurta. Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) #SuugaantaDhallaanka. Ka dalbo #ifiyebooks Nagala sooxidhidh WhatsApka ⁨905 918 391⁩
0
4
No text...
0
5
+5
No text...
0
6
Dhammaan buugaagtan waxaad ka helaysaan ifiyeBooks ka dalbo 0905918391+9
Dhammaan buugaagtan waxaad ka helaysaan ifiyeBooks ka dalbo 0905918391
0
7
Buuggan, '48-da Xeer ee Awoodda' waxaan u tarju-may si uu akhristaha Soomaaliyeed uga helo aqoon, tusaale, iyo faham ku saabsan sida dunidu u isticmaasho awoodda iyo saamaynteeda. Xeerarka buuggan waxay inta badan diiradda saarayaan caalamka siyaasadda iyo awoodaha dowli-ga ah. Qoraaga buugga, Robert Greene, wuxuu tusaalooyinka intooda badan ku saleynayaa loollankii, xeeladahii iyo siyaasadihii ay adeegsan jireen bogortooyooyinkii iyo hoggaamiyayaashii waaweynaa ee dunida soo maray boqollaal sano ka hor. Si kastaba ha ahaatee, sida uu qoraagu isaguba tilmaa-mayo, ujeeddada buuggu kuma koobna siyaasadda oo kaliya, balse xeerarkaas waa kuwo si guud loogu dabaqi karo dhammaan dhinacyada nolosha. Dhanka kale, waxaa jirta in xeerarka qaarkood aysan ahayn kuwo si fudud loo liqi karo. waxay tilmaa-mayaan istaraatijiyado ku saleysan dhagar, khiyaano, iyo been si loo gaaro dano shaqsiyeed - arrin si cad uga soo horjeeda dhaganka suubban ee Islaamka iyo akhlaaqda wanaagsan ee bulshada Soomaaliyeed. Halkaa waxaa inooga furan: Inaan qaadanno oo dhaqan gelinno xeerarka waxtarka leh ee waafaqsan diinteenna iyo qiyamka bulshada. Inta kale, inaan u baranno si aan naloogu adeegsan. #48XeerEeAwoodda. Ka dalbo #ifiyebooks Nagala sooxidhidh whatsapka 905 918 391
0
8
No text...
0
9
Buugga "Kasdareen" wuxuu aad u iftiiminayaa Holistic Psychology, oo ah hab cilmi-nafsiyeed ka faallooda qofka oo dhan sida ma
Buugga "Kasdareen" wuxuu aad u iftiiminayaa Holistic Psychology, oo ah hab cilmi-nafsiyeed ka faallooda qofka oo dhan sida maskax, jidh, naf, iyo nolosha guud ahaan. Buuggan wuxuu sharraxayaa sida dhinacyada kala duwan ee qofka loo fahmo si loo gaadho caafimaad iyo nolol isku dheellitiran, isagoo xusaya qodobo 9 ah oo meerto ku ah nolosheenna oo dhan. Waxaad ma helaysaan IFIYE BOOKS Ka dalbo WhatsApka ⁨905 918 391⁩
0
10
MAAN RAG IYO MASKAX DUMAR Si aynnu u abla ablaynno xidhiidhka labada jinsi, waxa lagamamaarmaan ah in aynnu hal-abuurno fahan
MAAN RAG IYO MASKAX DUMAR Si aynnu u abla ablaynno xidhiidhka labada jinsi, waxa lagamamaarmaan ah in aynnu hal-abuurno fahan hor leh oo dheefta laga he- layaa ay tahay koruqaadista kalsoonida qofeed iyo karaamada shakhsiga ah, iyada oo dhanka kalena kor loo qaadayo kalsoonida talantaalli-ga ah, masuuliyadda shakhsiyadeed iyo koruqa-adista wadashaqaynta, intaas oo la isku dhafay midhaheedu waxa uu noqonayaa kalgacayl mug leh oo loo aayo. Ka dalbo #ifiyebooks Nagala sooxidhidh ⁨905 918 391⁩
0
11
A. GALAYAX IYO GEELA Wuxu ahaa nin si xad-dhaaf ah geela u jecel oo aan xoolaha kale xoolo u aqoon, caanihiisa mooyee oon kal
A. GALAYAX IYO GEELA Wuxu ahaa nin si xad-dhaaf ah geela u jecel oo aan xoolaha kale xoolo u aqoon, caanihiisa mooyee oon kale oo idili ay la xaraareyd, magaalada iyo waxa laga gesiintaana ay hafaryo laahaayeen! Taasina waxay sabab u noqotay qiyaasta laba dalool oo maansadiisa ka mid ahi inay ku saabsanaato meesigaas ammaantiisa, dheefta uu leeyahay iyo tabaha ugu wanaagsan ee loo dhaqdo. Tan iyo kuraynimadii, wuxuu galayax ahaa nin dhaqaalaha geela u googgoay, sidaas darteedna aad u yiqiin dabeecadaha saddeda jaad ee uu ka kooban yahay; waa siif-dacarka, mayga Iyo soomaalcadkee. Taas ayaana kol dambe ku dhiirri-gelisey inu ku faano aqoonta meesigas cid kula tartami kartay in aanay jirin,Sayid Maxamad, Raage Ugas yo odayaii la da'da ahaana Allaha ka dhigee! #Geel_Iyo_Guubaabo Ka dalbo #ifiyebooks Nagala sooxidhidh ⁨905 918 391⁩
0
12
Qayb kaste oo ka mid ah reer-guuraagu waxa ay leedahay cimilo-yagaan, mana aha lama huraan in uu yahay mid diinta yaqaan, wax
Qayb kaste oo ka mid ah reer-guuraagu waxa ay leedahay cimilo-yagaan, mana aha lama huraan in uu yahay mid diinta yaqaan, waxse loo aqoonsan yahay in uu yahay mid waayo'arag ah, talooyinkiisana waa la dhegaystaa oo waa lagu meel maraa iyada oo la quuddarreynayo in laga helo cidhib-danbeed la mahadiyo. Isagu waa mid wax ka bartay macalin dhaqan yaqaan ah, waxa uu na ka dhaxlay agoontiisaa macalinkaas aan xusnay, waxa uu na ka bartaa xidigiska, hiddaha iyo aqoonta lagu garto odoroska, inta uu nool yahay. #Xidaar Ka dalbo #ifiyebooks Nagala sooxdhidh 905 918 391
0
13
ISMAHURTO waa dhacdooyin taariikheed oo ka warramaya sheekooyin dhab ah oo dhacay inti u dhexaysay 1990-ki laa 1998-kii, xilligii dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya iyo sheeko mala-awaal ah. Waxa ay si qoto dheer u taabanaysaa burburkii jacayl ay kalafogaanshihii qoysaska Soomaaliyeed, dibuheshiisiinta iyo dibudhiska dowladnimada. dowladdii dhex?'irdhaysay colaadaha qabiilku, iyo rajada Sheekadu waxay la socotaa nolosha dad aan siyaasiyiin ahayn, sida: Jaamac, Farxiya, Farxaan iyo Yaasmiin oo la kulmaya dhibaatooyin nafsi ah, qabill iyo qax, kuwaas oo xiriirkooda jacayl si adag uga dhex muuqdo dhibta guud ee ummadda haysata. Magaalada Muqdisho oo ay colaadi ka aloosan tahay, Gaalkacyo oo qabiillo isku hayaan, Hargeysa oo xasiloonideeda raadinaysa, iyo asaasidda Puntland ayaa dhammaantood ku jira masraxa sheekadan. Ka dalbo #ifiyebooks #ISMAHURTO Nagala sooxidhidh ⁨905 918 391⁩
0
14
No text...
0
15
Laba nafood oo is-jecel baa laxaw buux-dhaafay iskula boodey! Laba xabad oo isu jeellan baa la isku xoqay! Qofba gofka kale qoortisuu isku maray... Quwad intii ku harsanayd bay isku cadaadiyeen... Boholyowgi gaamuray baa la iskula weyraxay! Marba inta la is-gacalo-milicsadaa misna la isku boodayaa... Shumis la isku boobayaa... Bogga la isku qabanayaa... Farax lala bururayaa... Bi'i waa jacaylow! Mindhaa baabyo badanaal!... Maana-faay «Axmed» iyo «Macaane» mooyee eray kale waa ka soo bixi waayey... Illinteeduna shaarkisi bay qoysay. Isagu mar dambuu erayadii haleelay. Isagoo la moodo in qalbigisu hadlaayo ayuu yiri: «Maana! Ii dambi dhaaf macaaney! Wixii kugu dhacay anaa kaa dhayayee! Inta aan noolahay adigaa i leh. Maana! Waan ku jecelahay Maana..! Inta ifka saaran adaan kuu jecelahay... Ma jiraan wax aan kugu doorsanayaa, naftaydana ha ahaatee! Nolol aadan ila wadaagin iima jirto Maana! Wehelkii naftaydaay wadnahaad iga taallaa! Xanaaqa xad-dhaafka ah iyo fudaydka xisaabtan xumada ah, waxa iga keenay waa jacaylkaaga iga xoog batay. «Gacaliso! Haddaad markaan i cafido, waxaan kaa ballan-qaadayaa in aanan munaafaq dambe fursad u sin inuu na kala dhex galo. Wixii hore u dhacayna waaya'aragnimo cashar laga bartay ha inoo ahaato!!» #maana_fay Ka dalno #ifiyebooks Nagala sooxidhidh ⁨905 918 391⁩
0
16
No text...
0
17
ku guulayso buugga "DHACDO UGUB AH" comment ka dhiibo post-ga facebook yaala hadii aad hesho fal-celinta ugu badan waxaad noq
ku guulayso buugga "DHACDO UGUB AH" comment ka dhiibo post-ga facebook yaala hadii aad hesho fal-celinta ugu badan waxaad noqon doontaa Guulaystaha nasiib wacan.
0
18
Ka la duwanaanta labada xilli wax ay ahayd heerka xagjirnimada diineed ee Carabta oo kolka dambe aad u xoogganaa, iyo malaha ka warqabka buugaagta oo dhanka warbaahinta ka xoogaystay. Sheekadaa waxaa la gu duray in ay diinta xaqdhawri wayday, sababta kowaadna waa qoraaga oo aayado Quraan ah u adeegsaday xeelad suugaaneed. Laakiin taa ka hadli maynno. Sheekadaa aadka u tayada iyo farshaxannimada sarraysa haddana berigaa intii aan akhriskeeda waday wax aan jeclaysanayay in aan buugga bogagga qaar ka rifo oo qisada ka saaro. I ga ma ahayn xagjirnimo diineed, sida reer al-As'har, wax ay se lahayd sabab kale. Sheekada oo jilaageedu ahaa aqoonyahan/siyaasi reer Ciraaq ahi markaa wax uu ku sugan yahay dalka Aljeeriya, wax uuna isku mar innooga qisoonayaa laba sheeko oo barbarro ah. Midi waa siyaasadda Ciraaq, guuldarradii kacaankooda iyo dhimashadii hankoodii weynaa, taas oo jilaagu dib u gocanayo. Wajiga labaadna waa dhacdooyinka nolol maalmeedda jilaagu markaa ku jiro dalka uu maganta u yahay ee Aljeeriya. Sheekada qaybteeda Ciraaq ku saabsani waa faaruq aan lahayn haba yaraatee tayo halabuur iyo dhadhan ama macaansi suugaaneed. Qaybta Aljeeriya ku saabsanna waad yaabaysaa quruxdeeda, haasaawaheeda, farshaxannimadeeda iyo falsafaddeeda. Markaas bay naftaadu jeclaanaysaa in qaybta Ciraaq ka hadlaysa sheekada la ga saari lahaa. Sheeko faneedda "Qab iyo Quudhsi" waa tabtaa. Sheehadan sida aad u la dhacsan tahay, ee aad farshaxanka halabuurkeeda samada u gu maqan tahay, ayay laba jeer ku gu soo dhex tuuraysaa meel daran oo abaar ah oo aan arag, dhadhan iyo udgoon midna lahayn. Waa marka ay ka hadlayso Soomaalida Yurub qaxootiga ku ah iyo basarxumadeeda la wada yaqaan, iyo baalasha gunaanadka buugga oo ka hadlaya burburka iyo dawlad la'aanta Soomaalida. Markaas baad is dhahaysaa dhawrkaa bog yaa buugga ka rifa. Guud ahaan "Qab iyo Quursi" waa mid ka mid ah sheeko faneedyada Soomaalida kuwooda u gu wanaagsan. W/Q Ibrahaamin Hawd. Ka dalbo #ifiyebooks Nagala sooxidhidh ⁨0905 918 391⁩
0
19
Qab iyo Quudhsi --------------- Maanta wax aan mar kale dib u akhristay sheeko faneedda "Qab iyo Quudhsi" ee Cabdi Faarax Juxa, wax aanan mar kale garwaaqsaday sarraynta tayadeeda iyo qiimigeeda suugaaneed iyo taariikheed. Sheekadu waa wiil Soomaaliyeed oo nolol aad u adag ku soo barbaaray gayigiisa Geeska Afrika, dabadeed waayuhu ku soo ganay dalkii shuuciga ahaa ee Jegoslafaakiya. Taariikhdu waa labaatanlihii sannadihii siddeetannadii iyo sagaashannadii. Waa bilowgii iyo dhammaadkii burburkii iyo baaxaadeggii Soomaalida, dawlad ahaan iyo bulsho ahaanba. Waa waqti adag oo aan qofna dooran lahayn in uu noolaado laakiin malyuumaad Soomaali ahi noolaayeen ama dhinteen. Sheekadu wax ay u dhisan tahay qaabka nolol qofeed, shakina ku ma jiro in ay wax badan ka khusayso qoraaga oo u gu yaraan qof ahaan soo maray tubta dheer ee jilaaga sheekadu soo maray, dhul ahaan, waqti ahaan iyo hawl ahaanba. Kolka ay ka qisoonayso waaya'aragnimada jilaaga, oo ah barbaar Soomaaliyeed oo la gu magacaabo Koombo, mar keliya ka xiise goyn maysid. Waa sheekayn farshaxannimo sarraysa oo leh taariikh ummadeed iyo halgan qofeed oo qoraagu ku daaddihinayo aftahano wanaagsan, eray xulasho macaan, haasaawe qurxoon oo u dhacaya si aan lahayn is kellifaad iyo is ka doonid. Si fudud, debecsan oo dembi la'aan iyo daacadnimo leh. Dabciga iyo qofnimada jilaagu waa shakhsiyadda halabuurka ee aad jeclaan lahayd in aad dhab u barato oo la saaxiibto. Haddii tayada sheeko faneedda dhinacyo ka la duwan la ga qiimayn karo tan wanaaggeeda kowaad waa shakhsiyadda jilaaga iyo hab-dhaqankeeda fudud ee dabiiciga ah. Shakhsiyad sidaa ah baan ku bartay sheekooyinka buugga "Isleeg isa seeggan" ee Ismaaciil C Ubax. Sheekadan tayadeeda kale waa muujinta iyo macnaynta nafsiyadda dahsoon ee qofka bani aadanka ah iyada oo aan la marin dheeh been ah iyo buunbuunin, gef, gaabis iyo guuldarraba. Haasaawaha Koombo iyo jacaylkiisa cimriga gaaban ee Sandra, tusaale ahaan, ayay sida u gu daacadsan u ga muuqdaan waxa aynnu ka hadlaynnaa. Koombo oo ay ku yar tahay khibradda nolosha dhankeeda macaan, kol haddii uu ku soo koray nolol u eg ta waraabaha, u ma fududa in uu xidhiidh jacayl la jilo gabdho shisheeye oo u ga baahan jajabnaan, dhaqan cusub iyo farsamooyin aanu u soo laylyamin, ilaa ay tahay in uu isu carbiyo qoobciyaar dhaqameedka Yurub si uu gacaladiisa golayaasha bulsheed u dheelsiiyo isaga oo aan miskiinta cagaheeda ku garaacin qoobabkiisa ku soo gaatiraystay geeljiraha, dibjirnimada iyo jabhadnimada. Haddii uu Sandra qalbigeeda yar ee nugul iyo nafteeda khayaaligu ka buuxo ilaalin lahaa, oo filashadeeda lamagartaanta ah la garan lahaa, sidaana ku haysan kari lahaa, dhulka Shuuciga ayay ka kaxayn lahayd oo Ingiriiska geyn lahayd. Dabadeed inta uu dhar Soomaali u galiyo ayuu daawan lahaa marka ay Landhan dhex lugaynayaan iyada oo dabada ka siinaysa Jag...Jag...Jag...Jag... Sheekadu wax ay ku dhiirran tahay carrabbaabidda arrimaha weli suugaanta Soomaalidu ka gaabsato ee la xidhiidha galmada iyo xubnaheeda. Dhegtaba innooga duwi maayo. Run ahaantiina qoraaga dhankaa waxaa ka muuqda bisayl uu ku ka la garan karo afxumada iyo caqli carruurnimada. Afka suugaantu sidiisaba waa tabta afka cilmiga oo ka duwan afka maalinlaha ah ee maatadu ku sheekaysato. Suugaanta iyo guud ahaan halabuurka masuuliyaddooda waxaa ka mid ah jebinta taabuuga iyo xeerarka nafsiga ah ee dadka ka ga gudban fahmidda xaqiiqooyinka nolosha. Sidaas oo qudha ayaa la gu macnayn karaa dareennada iyo garashooyinka dadka iyo dhaqankooda ku dahsoon. Dhiirranidaa weeye waxa maalmo dhowayd dad Soomaaliyeed oo buugga arkay ka ga qaylisiiyay. Qoraaga reer Suuriya ee la gu magacaabo Xaydar Xaydar sannadkii 1983 wax uu qoray sheeko faneed uu ciwaan u ga dhigay وليمة لاعشاب البحر Berigaa cid badani ka ma hadlin sheekada, aadna caan u ma ay noqon. Laakiin markii dib loo daabacay sannadkii 2000 dhulgariir bay abuurtay, muran iyo dood badan bay dhalisay, Jaamacadda al-As'harna waa ay mamnoocday.
0
20
No text...
0