2 337
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
2 337
Ereyada qaarkood waxay qalbiga galaan idan/ogolaansho la'aaan. Sida inuu qof kuu sheego oo kale "Labadaada indhood way qurux badan yihiin", "Dharkaagu waa xarago", " Qosolkaagu wuu ka duwan yahay ka dadka kale", "Waan jeclahay habka aad u fakartid", "Waan u xiisay maqalka codkaaga", "Midabkaan wuu kugu haboon yahay/ waad kusoo baxaysaa", "Waxaan taaganahay dhinacaaga wax kasta oo dhaca", "Waxaad boos ku leedahay ducadayda". Keliya waa ereyo fudud, laakiin awooda inay ruux nooleeyaan/ celiyaan, daawayso/bogsiiso dhaawac abuuraysana dareen farxadeed oo aan wax loo dhigo jirin. Hala bakhaylina xarfihiina, noqda kuwo ehel u ah jaceylka. Noqda kuwo hoy u ah naxariista.🤍
~Rahem Al oran.
2 337
- waxaad kaliya ku dadaashaa in aad qiyamkaaga nololeed aad dhawrto ,dadkana aad ixtiraamto tajaaribta noloshana aad wax kabarato, qisooyinka kusoo marayana aad intooda muhiim-ka kuu ah aad xusuus waayo aragnimo ka reebato.
2 337
لَقَدْ خَلَقْنَا الْإِنسَانَ فِي كَبَدٍ (4)
"Bini'aadamka waxaan ku abuurnay dhibaato iyo adayg dhexdood". Dhibkaas wuxuu ka bilaabmayaa meesha uu ku beermay oo ah uurka hooyadiis ee mugdiga iyo cidhiidhiga ah. Ka dib wuu soo dhalan, wuu kacaa kufi ugu danbayn wuu socod baran. Ilkihii baa u soo bixi kuwaas oo uu dhib ka marayo kadib iyagii baa ka daadan, hadana kuwo kale baa u soo bixi. Marxalado caruurnimo oo iska adag buu mari. Tacliin iyo waxbarasho baa u bilaaban oo adaygeeda wadata, malintii uu dhameeyo buu is dhihi waad nasan, balse adayg kale baa u sii bilaaban oo ah inuu shaqaysto oo lamaane helo. Ugu danbayn hadana mas'uuliyad baa fuuli iyo inuu caruurtiisa tarbiyeeyo oo koriyo. Wuxuu noloshaas ku jiraba hadana wuu duqoobi, dadka qaar baa u laabta "Ardalal Cumar" oo ah in sidii caruurtii mar kale looga war hayo oo wax loo siiyo. Ugu danbayn wuu geeriyoon halkaas oo iyadana ay adayg kale iyo caalam kale oo caalam barzakh uga bilaabmayo.
Ugu danbaynta adaygaas iyo dhibaatadaas meesha uu uga nasan karo keliya waa marka uu Ahlu Janada ka mid noqdo (Ilaahay ha nagu daree) hadii kalena adayg intii kasii daran baa u bilaabmaya oo Naar ah ilaahay ha naga nabad geliyee.
Qof kasta maanta buu jaanis haystaa oo uu masiirkiisa danbe iyo aakhiradiisa ku wanaajin karo oo uu camal wanaagsan ku qabsan karo, nasiinana ku heli karo nolosha danbe.
@Moohaa10
2 337
Waan idin salaamay akhyaarta .
"Is-barbardhiga ku dhaqanka shareecada Islaamka, Dimuqraadiyada, Libraaliyada iyo Calmaaniyada".
Waxa aynu ku lafa-guri doonaa kala duwaanshaha u dhexeeya xeerarka shreecada iyo kuwa Dimuqraadiga ee ku dhisan hanaanka Libraaliyada iyo calmaaniyada.
Dood aqooneedeedani waxay dhici doontaa habeen dambe oo Jimce ah 9:00 fiidmo saacada bariga Afrika, kana qabsoomi doonta barta kanaalka @cilminafsiga.
Kasoo qaybgal wacan.
2 337
12 xeerar bulsheed oo laga yaabo inay ku caawiyaan.
1. Qof ha wicin wax ka badan laba jeer oo isku xigta hadii aysan jirin xaalad degdeg ah, sidoo kale hadii aysan kaa qaban sug ilaa ay kugu soo celiyaan. Waxaa laga yaabaa inuu jiifo, mashqul yahay, xanuunsan yahay ama howl muhiim ah uu haysto.
2. Hadii aad qof lacag kasoo daynsatid uceli, xitaa intusan ku waydiin kahor.
3. Marka aad qof casho/qado isku raacdaan ha iibsan waxa ugu qaalisan ee meesha yaala, sidoo kale isna marka xigta casho gee.
4. Xushmee oo tixgeli kala duwanaanta fikradeed. Xasuusnow waxa adiga 6 kuu ah in ay ula muuqdaan 9 qofka kaa soo horjeeda.
5. Haka dhex galin dadka marka ay hadlayaan. Sug ilaa ay ka dhamaystaan waxa ay rabaan inay sheegaan.
6. Hadii aad qof la kaftantid ama foorjaysid deedna uu kuula muuqdo mid aan raali ka ahayn, jooji mar danbana ha samayn.
7. Dheh "Mahadsanid" Marka uu qof ku caawiyo .
8. Ha jabin balanta, sidoo kale ha qaadin balan aad ogtahay inaadan ilaalin karin.
9. Marka uu qof sir kuu sheego, uqaado qabriga , xitaa hadii aad subaxda xigta soo kacdid idinkoo cadow isku ah.
10. Marka uu qof mobile kiisa sawir kaa tuso, midig iyo bidix dhanna ha u wadin.
11. Waqti ha qabsan oo ha xadidin adiga oo aan ku imaan karin. Maaraynta waqtiga u qaado si dhab ah, sababtoo ah waqtigu lacag buu u yahay dad badan.
12. Ha uga sheekayn hantidaada iyo qaninimadaada dadka faqiiriinta ah dhexdooda, sidoo kale ha uga sheekayn caruurtaada dadka aan waxba dhalin dhexdooda.
@Moohaa10
2 337
Gabadh Ba Iso martisay wakhtiga jifka markii la gaaray baa mobileka ka qariyey subaxi ba siyey anigo ka cabsanayo ado hurdo afka tagayo ame ku duubta aniga waligey qof wax xun ku samey isma dhihin lkn kalsoonidii baa iga guurtay ma qaldanahay Hada is ilaaliyo😭😂
2 337
Uma baahnid inaad iska joojisid isticmaalka dhamaan social media ha. Keliya u isticmaal si u fiirsasho leh. Raac oo follow garee dad ku dhiirigeliya. Howgeli khibradaha aad ka baratid iyaga. Abuuro saaxiibo togan oo cabqariyiin ah. Keliya jooji rogrogida micno darrada ah, cabashada, nacaybka iyo inaad howgelisid waxyaabaha taban ee niyad jabka leh.
@Moohaa10
2 337
-Waxyaabaha ugu badan ee macno darrada kugu keeni kara waxaa kamid ah in aad meel walba dalaq tidhaahdo,hadal walbana aad wax ku darsato aqoon kastana aad wax ka sheegato oodan laheyn meel kuu gaar ah iyo qeyb laguugu soo aado toona !.
- Shakhsiyaddaada qiimo u yeel oo qeyb la yaqaanno kaga aad dunidan aqoontu meel walba biyo dhigtay ,hadaf cad-na ka yeelo maalmaha noloshaada .
lion_woman10
2 337
Madaxweynaha Bayern Hainer: 🗣️ "Waxaan u maleynayaa in halkan Bundesliga aynaan ku haysan xiddigo badan oo caalami ah, Bayern mar walba waxay isku daydaa inay xiddigo keento". 👇🏼 link hoose raac
https://t.me/Amiinisse
kala soco dhacdoyinka ciyaraha iyo suuqa
https://t.me/Amiinisse
2 337
Maalin maalmaha ka mid ah Albert Einstein wuxuu sabuurada ku qoray:
9×1= 09
9×2= 18
9×3= 27
9×4= 36
9×5= 45
9×6= 54
9×7= 63
9×8= 72
9×9= 81
9×10= 91
Si kedis ah bay hoolkii fowdo uga bilaabatay sababtoo ah Albert wuxuu sameeyay khalad. Jawaabta saxda ah ee 9×10 waxay aheed 90. Ardadii oo dhan baana ku jeesjeestay. Sidaas darteed Albert Einstein wuu sugay ilaa dadkii oo dhan aamuseen. Wuxuu yidhi " In kasta oo aan 9 su'aalood si sax ah u xaliyay hadana cidna iima hambalyayn laakiin markii hal su'aal ah ay iga tagtay oo aan khalday dadkoo dhan waxay bilaabeen inay igu qoslaan.
Taasi waxay ka dhigantahay in qofku haduu guuleysto xitaa ilaa heer, ay bulshadu milicsanayso khaladka ugu yar ee ka dhaca kuna raaxaysanayso. Sidaas darteed ha u ogolaan in naqdintu ama dhaleecayntu ay burburiso riyooyinkaaga. Qofka keliya ee aan khalad ka dhicin waa shakhsiga aan waxba samaynba ama qaban".🖤
@Moohaa10
2 337
Repost from Kooxda Kobcis
🎉🎉 Habeen Wanaagsan 🌌🌌
@KOOXDA_KOBCIS
💡 "Wax Akhrisku waa Furaha Guusha" 🔐
••••••••••••••••••••••••••••••••••••
╔═══❖•ೋ° 🅚︎ °ೋ•❖═══╗
❥︎ Sʜᴇᴇᴋᴏᴏʏɪɴ📚
᯽: @SheekooyinJacayl
᯽: @SheekooyinJacayl
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Dʜɪɪʀɪɢᴇʟɪɴ❤️🔥
᯽: @Qoraal09
᯽: @Dhiirigalinmaaline12
᯽: @Ifiyaha_Nolosha
᯽: @BoqortooyoChannel100
᯽: @dhiirigaliyaha_nolasha1
᯽: @HADAFKANOLOSHA
᯽: @wordsbyFariixa
᯽: @Hlganka
᯽: @Meriameriam
᯽: @abditahad
᯽: @furahaGUUSHAnolasha
᯽: @JEESTOLE12
᯽: @ifinoloshaada
᯽: @Naphizanour
᯽: @sirtaguusha1
᯽: @somalikaah
᯽: @mss_rihaam
᯽: @dhiirigaliye10
᯽: @hoyganoolashachannel
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Bᴜᴜɢᴀᴀɢ📕
᯽: @DhigaalBooks
᯽: @Turjumaad
᯽: @Ifiyaha1
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 📌
᯽: @DHIRIGALISO
᯽: @Turjumaad
᯽: @Cilmiyeys
᯽: @Hal_aburnimo
᯽: @Riyooyinkeena56
᯽: @DadweynaHa1
᯽: @Xikmadoiyodhiirigalin
᯽: @Muwaahipbuskudo
᯽: @Xigmadle
᯽: @MURTISIDE
᯽: @garaadkoboc
᯽: @Anwarmedia88
᯽: @unitedsomalifriends
᯽: @IFIYE2222
᯽: @n|n|jez33
᯽: @Reporter9
᯽: @kabtanhaaraxikmawi
᯽: @Naphizanour
᯽: @fahanguud
᯽: @sirtagusha021
᯽: @XIKMAD_MURTI_CHANNEL
᯽: @xikmadside2023
᯽: @Xikmaawi_15
᯽: @Abdullahidhaqane
᯽: @dara@
᯽: @isbedalka_Guusha
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Dɪɪɴɪ ☪
᯽: @wanagmedia
᯽: @saaafi114
᯽: @Quluubta
᯽: @AHLUL_KHEYR
᯽: @AlRaxmachannel
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Eʀᴇʏᴏ Jᴀᴄᴀʏʟ 💗
᯽: @QoraalloJacayl
᯽: @FAALO_JACAYL
᯽: @Dhemantt
᯽: @aadan123
᯽: @noloshuwaaguul
᯽: @dareen_hadal
᯽: @Qalpijaceyl42
᯽: @ROYAAL_CHANNL
᯽: @DARYEEL_JACAYL_VIP
᯽: @KALSOONI_DARO_OFFICIAL
᯽: @Darenjaceyl1
᯽: @darajo24
᯽: @jacayl_aan_dhamaanayn
᯽: @waraaqo_jacayl_vip
᯽: @SheekooyinJacayl
⸙ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ⸙
❥︎ Aǫᴏᴏɴ & Fᴀsᴀʟʟᴏ 🎓
᯽: @DhaqanBile
᯽: @Islamicdigital
᯽: @ZEINPROACADEMY
᯽: @learn_english012
᯽: @aqoonta_kaa_maqan
᯽: @Nu#caym24
᯽: @MUFAKAR1
᯽: @MASKAX_KAAB
᯽: @fahanka6
╚═══❖•ೋ° 🅚︎ °ೋ•❖═══╝
𒊹︎︎︎ 𝗞𝗮𝗻𝗻𝗮𝗹 𝗞𝘂 𝗱𝗮𝗿𝗶𝗱𝗱𝗮 𝗜𝘆𝗼 𝗪𝗶𝘅𝗶𝗶 𝗙𝗮𝗮𝗵𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻 𝗔𝗵 𝗞𝗮 𝗘𝗲𝗴.
➪ @Kooxda_Kobcis
Ku Biidh.↬𖨆 @SheekooyinJacayl
◥▬▭▭▭▭◳◺🅚︎◿◰▭▭▭▭▬◤
🔐🔐 Salaam!
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad Inoo Soo Cammirtaan 7k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir Oo Nagu Caawi Gaaritaanka Hadafkeenna.
Mahadsanidiin ❤️❤️❤️
▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁
✅✅ Kuso dhawow
team_khibrad
Waxayabaha aad ka helayso
1️⃣:barashada *graphic design*
Waxyabaha aad ku baranayso
1:samaynta boorarka
2:samaynta shahaadoyinka
3:samaynta CVYADA
4:samaynta I'D CARD
5:samaynta POST iwm
Qimihisa :2️⃣$ isdiwangalinta
Bisha:waa free
Casharka xage lagu qadanaya: waa *online waxad ku qadanaysa tlegram adiga oo isticmalaya *mobilekaga
Course 2ad oo kabaranaysi team_khibrad
2️⃣:barashada cilmiga saxafada
Waxyabaha aad ku baranayso
1:aas aaska saxafiyada
2:tabinta wararka
3:helida wararka
4:hal_abuurnimada
Qimihisa: 3️⃣$ isdiwangalinta
Bisha:waa free
F:G: casharka waxad ku qadanaysa tlegramka gropka lagu talagalay ardayda isdiwangalisay
Hadaba wll hadaad Diyar thy La Xiriir.
• WhatsApp: wa.me/+252907675198
•••
• TELEGRAM: t.me/Abwaan_Saajac ✅✅
FIIRO GAAR AH: Hadaadan U Baahnayn Ha I Mashquulin..
۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞
᯾ ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
⓵ @DhaqanBile
⓶ @SheekooyinJacayl
⓷ @Turjumaad
⓸ @QoraalloJacayl
↬❢ Dhammaad ❢↫
2 337
Naftaada waxtar, qoyskaaga waxtar, bulshadaada waxtar, dalkaaga waxtar. Cid un waxtar ciday doontaba ha ahaatee. "Dadka waxaa ugu kheyr badan midkooda ugu waxtarka badan/dadka anfaca" ~Nabi Muxamed NNKH. "Qofka islaanimadiisa wanaageeda waxaa ka mid ah inuu ka tago waxa aan dan ugu jirin" ~Nabi Muxamed NNKH. Labada xadiis dhexdooda waxaad ka dhex arkaysaa aragti ah qofku inuu wax dadka ama naftiisa anfacaya ku mashquulo kana tago waxa maalaa yacniga ah. Waana inta la isku dhaafay intaasi shakhsi ahaan iyo bulsho ahaanba. Bulsho gacantooda ka shaqaysiiyay oo horumar u jihaysatay iyo bulsho maalaayacni ku mashquushay.
@Moohaa10.
2 337
Repost from N/a
🎉🎉 Habeen Wanaagsan 🌌🌌
@KOOXDA_KOBCIS
💡 "Wax Akhrisku waa Furaha Guusha" 🔐
••••••••••••••••••••••••••••••••••••
╔═══❖•ೋ° 🅚︎ °ೋ•❖═══╗
❥︎ Sʜᴇᴇᴋᴏᴏʏɪɴ📚
᯽: @SheekooyinJacayl
᯽: @SheekooyinJacayl
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Dʜɪɪʀɪɢᴇʟɪɴ❤️🔥
᯽: @Qoraal09
᯽: @Dhiirigalinmaaline12
᯽: @Ifiyaha_Nolosha
᯽: @BoqortooyoChannel100
᯽: @dhiirigaliyaha_nolasha1
᯽: @HADAFKANOLOSHA
᯽: @wordsbyFariixa
᯽: @Hlganka
᯽: @Meriameriam
᯽: @abditahad
᯽: @furahaGUUSHAnolasha
᯽: @JEESTOLE12
᯽: @ifinoloshaada
᯽: @Naphizanour
᯽: @sirtaguusha1
᯽: @somalikaah
᯽: @mss_rihaam
᯽: @dhiirigaliye10
᯽: @hoyganoolashachannel
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Bᴜᴜɢᴀᴀɢ📕
᯽: @DhigaalBooks
᯽: @Turjumaad
᯽: @Ifiyaha1
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 📌
᯽: @DHIRIGALISO
᯽: @Turjumaad
᯽: @Cilmiyeys
᯽: @Hal_aburnimo
᯽: @Riyooyinkeena56
᯽: @DadweynaHa1
᯽: @Xikmadoiyodhiirigalin
᯽: @Muwaahipbuskudo
᯽: @Xigmadle
᯽: @MURTISIDE
᯽: @garaadkoboc
᯽: @Anwarmedia88
᯽: @unitedsomalifriends
᯽: @IFIYE2222
᯽: @n|n|jez33
᯽: @Reporter9
᯽: @kabtanhaaraxikmawi
᯽: @Naphizanour
᯽: @fahanguud
᯽: @sirtagusha021
᯽: @XIKMAD_MURTI_CHANNEL
᯽: @xikmadside2023
᯽: @Xikmaawi_15
᯽: @Abdullahidhaqane
᯽: @dara@
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Dɪɪɴɪ ☪
᯽: @wanagmedia
᯽: @saaafi114
᯽: @Quluubta
᯽: @AHLUL_KHEYR
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Eʀᴇʏᴏ Jᴀᴄᴀʏʟ 💗
᯽: @QoraalloJacayl
᯽: @FAALO_JACAYL
᯽: @Dhemantt
᯽: @aadan123
᯽: @noloshuwaaguul
᯽: @dareen_hadal
᯽: @Qalpijaceyl42
᯽: @ROYAAL_CHANNL
᯽: @DARYEEL_JACAYL_VIP
᯽: @KALSOONI_DARO_OFFICIAL
᯽: @Darenjaceyl1
᯽: @darajo24
᯽: @jacayl_aan_dhamaanayn
᯽: @SheekooyinJacayl
⸙ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ⸙
❥︎ Aǫᴏᴏɴ & Fᴀsᴀʟʟᴏ 🎓
᯽: @DhaqanBile
᯽: @Islamicdigital
᯽: @ZEINPROACADEMY
᯽: @learn_english012
᯽: @aqoonta_kaa_maqan
᯽: @Nu#caym24
᯽: @MUFAKAR1
᯽: @MASKAX_KAAB
╚═══❖•ೋ° 🅚︎ °ೋ•❖═══╝
𒊹︎︎︎ 𝗞𝗮𝗻𝗻𝗮𝗹 𝗞𝘂 𝗱𝗮𝗿𝗶𝗱𝗱𝗮 𝗜𝘆𝗼 𝗪𝗶𝘅𝗶𝗶 𝗙𝗮𝗮𝗵𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻 𝗔𝗵 𝗞𝗮 𝗘𝗲𝗴.
➪ @Kooxda_Kobcis
Ku Biidh.↬𖨆 @SheekooyinJacayl
◥▬▭▭▭▭◳◺🅚︎◿◰▭▭▭▭▬◤
🔐🔐 Salaam!
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad Inoo Soo Cammirtaan 7k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir Oo Nagu Caawi Gaaritaanka Hadafkeenna.
Mahadsanidiin ✅✅✅
▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁
|| Channel Telegram Iib Ah |
Waxa Kujira - 5.6k
Actice Ah - Dhammaan
La Sameeyey - 2023
Qiimaha - $35
✅La Xiriir - @Abwaan_Saajac
FIIRO GAAR AH: Hadaadan U Baahnayn Ha I Mashquulin..
۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞
᯾ ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
⓵ @DhaqanBile
⓶ @SheekooyinJacayl
⓷ @Turjumaad
⓸ @QoraalloJacayl
↬❢ Dhammaad ❢↫
2 337
🛑Muhiimada ay leedahay qarinta/xakamaynta cadhadaada/xanaaqaaga.
🛑Nabigu scw wuxuu yidhi "Qofka adagi ma aha qofka lagdanka/dagaalka ku adag, ee waa midka naftiisa xakameeya marka uu cadhoodo/xanaaqo".
🛑Waxaa kale oo jirta in nabiga scw saxaabi u yimid oo ku yidhi ii dardaaran uu ku yidhi "Ha cadhoon" waliba uu saddex jeer ugu cel celiyay.
🛑Ilaahay SW quraanka wuxuu ku yidhi
وَسَارِعُوا إِلَىٰ مَغْفِرَةٍ مِنْ رَبِّكُمْ وَجَنَّةٍ عَرْضُهَا السَّمَاوَاتُ وَالْأَرْضُ أُعِدَّتْ لِلْمُتَّقِينَ 133 الَّذِينَ يُنْفِقُونَ فِي السَّرَّاءِ وَالضَّرَّاءِ وَالْكَاظِمِينَ الْغَيْظَ وَالْعَافِينَ عَنِ النَّاسِ ۗ وَاللَّهُ يُحِبُّ الْمُحْسِنِينَ
"U degdega danbi dhaaf xaga rabigiin ka ahaaday iyo janno uu balarkeedu la egyahay cirka iyo dhulka, loona diyaariyay kuwa ilaahay ka cabsada. Kuwa wax bixiya/sadaqaysta xiliga barwaaqada ah iyo xiliga adagba, KUWA CADHADOODA QARIYA, kuwa wax cafiya, ilaahayna wuxuu jecelyahay kuwa wanaaga fala"
Hadaba meesha aan uga socdaa "Waa kuwa cadhadooda qariya" waliba markaad qarisid maaha inay cuqdad ahaan kugu noqoto ee waa inaad cafisaa.
🛑Dhamaanteen maadaama aynu dhalinyaro u badanahay dadka aynu isugu dhownahay baan is qaban karnaa oo waa iyada la dhaho "Carab iyo ilko iyagaa isugu dhow hadana way is qaniinaan" walaalaheen, saaxiibadeen, dadka aynu xiriirka la leenahay iyo dadka aynu shaqo wadaaga nahayba waan is qaban karnaa markaa waa inaynu dabeecad ka dhiganaa xakamaynta xanaaqeena iyo cadhadeena si aynu hadhow uga shalaayin erayada aynu nidhi markaynu caraysnayn.
@Moohaa10
2 337
Jimcaha waxa dhax ahaaday sacaad adoonka alle waxoo weydiisto siiyo duceysta saliga suubanaha salalahu caley wasalam badiya❤️
عن أبي هريرة رضي الله عنه أنه قال
.
قال رسول الله ﷺ
.
إن في الجمعة لساعة لايوافقها مسلم قائم يصلي يسأل الله خيراً إلا أعطاه إياه .
.
صحيح مسلم 852 #
يوم_الجمعه
@lion_woman7
2 337
🎉🎉 Habeen Wanaagsan 🌌🌌
@KOOXDA_KOBCIS
💡 "Wax Akhrisku waa Furaha Guusha" 🔐
••••••••••••••••••••••••••••••••••••
╔═══❖•ೋ° 🅚︎ °ೋ•❖═══╗
❥︎ Sʜᴇᴇᴋᴏᴏʏɪɴ📚
᯽: @SheekooyinJacayl
᯽: @SheekooyinJacayl
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Dʜɪɪʀɪɢᴇʟɪɴ❤️🔥
᯽: @Qoraal09
᯽: @Dhiirigalinmaaline12
᯽: @Ifiyaha_Nolosha
᯽: @BoqortooyoChannel100
᯽: @dhiirigaliyaha_nolasha1
᯽: @HADAFKANOLOSHA
᯽: @wordsbyFariixa
᯽: @Hlganka
᯽: @Meriameriam
᯽: @abditahad
᯽: @furahaGUUSHAnolasha
᯽: @JEESTOLE12
᯽: @ifinoloshaada
᯽: @Naphizanour
᯽: @sirtaguusha1
᯽: @somalikaah
᯽: @mss_rihaam
᯽: @dhiirigaliye10
᯽: @hoyganoolashachannel
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Bᴜᴜɢᴀᴀɢ📕
᯽: @DhigaalBooks
᯽: @Turjumaad
᯽: @Ifiyaha1
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 📌
᯽: @DHIRIGALISO
᯽: @Turjumaad
᯽: @Cilmiyeys
᯽: @Hal_aburnimo
᯽: @Riyooyinkeena56
᯽: @DadweynaHa1
᯽: @Xikmadoiyodhiirigalin
᯽: @Muwaahipbuskudo
᯽: @Xigmadle
᯽: @MURTISIDE
᯽: @garaadkoboc
᯽: @Anwarmedia88
᯽: @unitedsomalifriends
᯽: @IFIYE2222
᯽: @n|n|jez33
᯽: @Reporter9
᯽: @kabtanhaaraxikmawi
᯽: @Naphizanour
᯽: @fahanguud
᯽: @sirtagusha021
᯽: @XIKMAD_MURTI_CHANNEL
᯽: @xikmadside2023
᯽: @Xikmaawi_15
᯽: @Abdullahidhaqane
᯽: @dara@
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Dɪɪɴɪ ☪
᯽: @wanagmedia
᯽: @saaafi114
᯽: @Quluubta
᯽: @AHLUL_KHEYR
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Eʀᴇʏᴏ Jᴀᴄᴀʏʟ 💗
᯽: @QoraalloJacayl
᯽: @FAALO_JACAYL
᯽: @Dhemantt
᯽: @aadan123
᯽: @noloshuwaaguul
᯽: @dareen_hadal
᯽: @Qalpijaceyl42
᯽: @ROYAAL_CHANNL
᯽: @DARYEEL_JACAYL_VIP
᯽: @KALSOONI_DARO_OFFICIAL
᯽: @Darenjaceyl1
᯽: @darajo24
᯽: @jacayl_aan_dhamaanayn
᯽: @SheekooyinJacayl
⸙ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ⸙
❥︎ Aǫᴏᴏɴ & Fᴀsᴀʟʟᴏ 🎓
᯽: @DhaqanBile
᯽: @Islamicdigital
᯽: @ZEINPROACADEMY
᯽: @learn_english012
᯽: @aqoonta_kaa_maqan
᯽: @Nu#caym24
᯽: @MUFAKAR1
᯽: @MASKAX_KAAB
╚═══❖•ೋ° 🅚︎ °ೋ•❖═══╝
𒊹︎︎︎ 𝗞𝗮𝗻𝗻𝗮𝗹 𝗞𝘂 𝗱𝗮𝗿𝗶𝗱𝗱𝗮 𝗜𝘆𝗼 𝗪𝗶𝘅𝗶𝗶 𝗙𝗮𝗮𝗵𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻 𝗔𝗵 𝗞𝗮 𝗘𝗲𝗴.
➪ @Kooxda_Kobcis
Ku Biidh.↬𖨆 @SheekooyinJacayl
◥▬▭▭▭▭◳◺🅚︎◿◰▭▭▭▭▬◤
🔐🔐 Salaam!
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad Inoo Soo Cammirtaan 7k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir Oo Nagu Caawi Gaaritaanka Hadafkeenna.
Mahadsanidiin ✅✅✅
▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁
|| Channel Telegram Iib Ah |
Waxa Kujira - 5.6k
Actice Ah - Dhammaan
La Sameeyey - 2023
Qiimaha - $35
✅La Xiriir - @Abwaan_Saajac
FIIRO GAAR AH: Hadaadan U Baahnayn Ha I Mashquulin..
۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞
᯾ ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
⓵ @DhaqanBile
⓶ @SheekooyinJacayl
⓷ @Turjumaad
⓸ @QoraalloJacayl
↬❢ Dhammaad ❢↫
