en
Feedback
BOQORTOOYO🦁

BOQORTOOYO🦁

Open in Telegram
2 337
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days

Data loading in progress...

Similar Channels
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
December '24
December '24
+4
in 0 channels
November '24
+10
in 0 channels
Get PRO
October '24
+31
in 0 channels
Get PRO
September '24
+1
in 0 channels
Get PRO
August '240
in 0 channels
Get PRO
July '240
in 0 channels
Get PRO
June '240
in 0 channels
Get PRO
May '240
in 0 channels
Get PRO
April '240
in 0 channels
Get PRO
March '240
in 0 channels
Get PRO
February '24
+5
in 0 channels
Get PRO
January '24
+3
in 0 channels
Get PRO
December '230
in 0 channels
Get PRO
November '23
+21
in 0 channels
Get PRO
October '23
+27
in 0 channels
Get PRO
September '23
+9
in 0 channels
Get PRO
August '23
+22
in 0 channels
Get PRO
July '23
+61
in 0 channels
Get PRO
June '23
+102
in 0 channels
Get PRO
May '23
+63
in 0 channels
Get PRO
April '23
+91
in 0 channels
Get PRO
March '23
+198
in 0 channels
Get PRO
February '23
+71
in 0 channels
Get PRO
January '23
+191
in 0 channels
Get PRO
December '22
+120
in 0 channels
Get PRO
November '22
+84
in 0 channels
Get PRO
October '22
+179
in 0 channels
Get PRO
September '22
+288
in 0 channels
Get PRO
August '22
+284
in 0 channels
Get PRO
July '22
+367
in 0 channels
Get PRO
June '22
+738
in 0 channels
Get PRO
May '22
+1 039
in 0 channels
Get PRO
April '22
+432
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
21 December0
20 December0
19 December0
18 December0
17 December0
16 December0
15 December0
14 December0
13 December0
12 December0
11 December+2
10 December0
09 December0
08 December0
07 December0
06 December0
05 December+1
04 December0
03 December+1
02 December0
01 December0
Channel Posts
.

2
Jimcaha waxa dhax ahaaday sacaad adoonka alle waxoo weydiisto siiyo duceysta saliga suubanaha salalahu caley wasalam badiya❤️ عن أبي هريرة رضي الله عنه أنه قال ‏. ‏قال رسول الله ﷺ ‏. ‏إن في الجمعة لساعة لايوافقها مسلم قائم يصلي يسأل الله خيراً إلا أعطاه إياه . ‏. ‏صحيح مسلم 852 ‏. ‏⁧ #يوم_الجمعه ⁩
221
3
https://t.me/baraarujiawoodahaaga
780
4
Nasiib badanaa qof gacmaha u taagtay rabigii wakhti madow oo saqbadh ah iyaga oo dadku badidiisuna ku jiraan hurdo tii ugu macaanyd kaas oo ilaahy baryaya, lana hadlaya rabigii oo uga waramaya wax kasta uu tabanayo iyo noloshisa oo dhan adoomhana ka kaaftoomay wax waydiisigooda #قيام #الليل
593
5
No text...
620
6
No text...
670
7
Turkiga ayaa diray maraakiib aad u waaweyn oo ay ku raran yihiin 4,500 oo tan oo khudaar iyo miro ah, kuwaas oo maanta ku soo+1
Turkiga ayaa diray maraakiib aad u waaweyn oo ay ku raran yihiin 4,500 oo tan oo khudaar iyo miro ah, kuwaas oo maanta ku soo xirtay dekedda magaalada Haifa si ay u daboolaan baahida Israa'iil 🇮🇱 oo ay waxyeelo ka soo gaartay qaar ka mid ah dalagyadii beeraha mudadii dagaalka. Nifaaqnimo intaas ka wayn majirto caawa dad badan bay dacartu kukacaysaa oo turkiga rajo kaqabay.
723
8
Turkiga ayaa diray maraakiib aad u waaweyn oo ay ku raran yihiin 4,500 oo tan oo khudaar iyo miro ah, kuwaas oo maanta ku soo
Turkiga ayaa diray maraakiib aad u waaweyn oo ay ku raran yihiin 4,500 oo tan oo khudaar iyo miro ah, kuwaas oo maanta ku soo xirtay dekedda magaalada Haifa si ay u daboolaan baahida Israa'iil 🇮🇱 oo ay waxyeelo ka soo gaartay qaar ka mid ah dalagyadii beeraha mudadii dagaalka. Nifaaqnimo intaas ka wayn majirto caawa dad badan bay dacartu kukacaysaa oo turkiga rajo kaqabay.
1
9
Gabadha waxa lagu weyneeya aqoonteeda baaxada leh, garaad badnideeda muuqata iyo sooyaalkeda dhowrsan. ~Imaam Qasaali.
709
10
"Feminist kuwaasi waa gaalo iyo gacmo gaalo waana cadowga koowaad ee dumarka, Waxay doonayaan in dumarka muslimaadka guryahooda kasoo saaraan masuuliyaadka bulshada ku dhex lahaayeen seejiyaan reerkooda iyo ilmahooda dayacaan, sharafkooda iyo qiimahooda burburiyaan, fisqi iyo fasaad u horseedaan, cadow kuwaas ka weyn ee ay dumarka muslimaadka leeyhn maba jiro ayaa la dhihi karaa halaga digtoonaado dadkana halooga digo
245
11
-(وَيَشْفِ صُدُورَ قَوْمٍۢ مُّؤْمِنِينَ
290
12
Guusha iyo libinta filan-waaga ah ee u dhalatay shacabka dulmi diidka ahee falastiin, miyaanay tusaale nool, yididiilo iyo rajo weyn u ahayn shacabka soomaali galbeed iyo NFD?
304
13
.
1
14
Guusha iyo libinta filan-waaga ah ee u dhalatay shacabka dulmi diidka ahee falastiin, miyaanay tusaale nool, yididiilo iyo rajo weyn u ahayn shacabka soomaali galbeed iyo NFD?
1
15
Maanta waa malin muslimiinta reer Palestine guuleysten Yahuudana alle u jabiyey kibirkooda 🇵🇸 Qof walbo muslim dhaba manta wuu faraxsan yhy Alhamdullilah
659
16
"Aqoonyahanku haduu noqdo qof la iibsan karo suldanadu iiibsan karto, dawladuhuna laaluushi karaan, kaasi aqoonyahan ma aha".
"Aqoonyahanku haduu noqdo qof la iibsan karo suldanadu iiibsan karto, dawladuhuna laaluushi karaan, kaasi aqoonyahan ma aha". ~Shiikh Mustafe.
713
17
Ka qeyb qaado dooda https://t.me/cilminafsiga?livestream=bca16f9509ca55e6c1
30
18
Maanta oo kale waxa dhacday musiibadii ugu wayneeyd oo ah geerida Nabigeena Muxammad Sallalaahu Caleyhi Wasallam, sidoo kale Maanta waxay ku beegan tahay maalintii ay dhacday fidnadii ugu wayneeyd ee Islaamka soo martay oo ahayd fidnadii dad badan diinta uga baxeen oo Riddoobeen heer xitaa islaamka uu gaaray in la waayo balse Allaah usoo saaray islaamka (diinta) isla markaana Allaah uu ku badbaadiyay gacanta Abuubakar Sadiiq Allaah ka raali noqdee ka dib geeridii Nabiga SCW, markaas baa dad qaar u dabaaldagayaan waxay ugu yeereen dhalshadii Nabiga oo xitaa aan udabaal DAGIN saxaabada. Miyaynu ka jeclaan badan nahay Saxaabada Nabiga SCW, ma diidani in Nabiga la weyneeyo Balse waxa la diidaayo ayaa ah in Hal maalin oo kaliya loo shardiyo bes inta kale aan Nabiga SCW la waynaynin. Ku saliya Suubaneheena Sallalaahu Caleyhi Wasallam.
547
19
Waan idin salaamay akhyaarta . "Is-barbardhiga ku dhaqanka shareecada Islaamka, Dimuqraadiyada, Libraaliyada iyo Calmaaniyada". Waxa aynu ku lafa-guri doonaa kala duwaanshaha u dhexeeya xeerarka shreecada iyo kuwa Dimuqraadiga ee ku dhisan hanaanka Libraaliyada iyo calmaaniyada. Dood aqooneedeedani waxay dhici doontaa habeen dambe oo arbaco ah 9:00 fiidmo saacada bariga Afrika, kana qabsoomi doonta barta kanaalka @cilminafsiga. Kasoo qaybgal wacan.
516
20
Markasta oo da'daadu kororto, waxaa kugu batay wax qariska oo waxyaabo badan ood yaraantaadii isaga sheekayn jirtay ayaad ka ceebsataa, ama macno darro kula noqda. Dadka ayagoo waayeel ah sida caruurtii isaga hadaaqa ee aan waxba qarin, waa qolo aan weli korin oo qolofta uun weynaatay, balse qalbigu caruurnimadii joogo, iyo qolo yaraantii la cabburiyey ee hadda hadalkii ku baaqday soo megaya. Adigoo furfuran ayaad haddana arrimahaada gaarka ah naga haysan kartaa, dadnimadaadana nagula joogi kartaa. @lion_woman10
466