cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

BOQORTOOYO🦁

30/3/2022 ❤️

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
2 337
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
لا توجد بيانات7 أيام
لا توجد بيانات30 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

.
إظهار الكل...
Jimcaha waxa dhax ahaaday sacaad adoonka alle waxoo weydiisto siiyo duceysta saliga suubanaha salalahu caley wasalam badiya❤️ عن أبي هريرة رضي الله عنه أنه قال ‏. ‏قال رسول الله ﷺ ‏. ‏إن في الجمعة لساعة لايوافقها مسلم قائم يصلي يسأل الله خيراً إلا أعطاه إياه . ‏. ‏صحيح مسلم 852 ‏. ‏⁧ #يوم_الجمعه ⁩
إظهار الكل...
🔥 3🤩 2 1
إظهار الكل...
Philosophy فلسفه 🤔🧠.

Halkaan waxaad ka heli Falanqaynta buugaagta Falsafada iyo soo bandhigida falsafada sare, Iyo Fahanka Falsafada. Kusoo biir chanelkena kale .

https://t.me/cilminafsiga

Wixii su'al ama talo bixin ah👇 Owner : @AASIYA_CASAYR 15/5/2021 🥰Welcome.

👍 1 1
Nasiib badanaa qof gacmaha u taagtay rabigii wakhti madow oo saqbadh ah iyaga oo dadku badidiisuna ku jiraan hurdo tii ugu macaanyd kaas oo ilaahy baryaya, lana hadlaya rabigii oo uga waramaya wax kasta uu tabanayo iyo noloshisa oo dhan adoomhana ka kaaftoomay wax waydiisigooda #قيام #الليل
إظهار الكل...
😢 3👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
😢 2👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
😢 4👏 2
Turkiga ayaa diray maraakiib aad u waaweyn oo ay ku raran yihiin 4,500 oo tan oo khudaar iyo miro ah, kuwaas oo maanta ku soo xirtay dekedda magaalada Haifa si ay u daboolaan baahida Israa'iil 🇮🇱 oo ay waxyeelo ka soo gaartay qaar ka mid ah dalagyadii beeraha mudadii dagaalka. Nifaaqnimo intaas ka wayn majirto caawa dad badan bay dacartu kukacaysaa oo turkiga rajo kaqabay.
إظهار الكل...
😢 2👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Turkiga ayaa diray maraakiib aad u waaweyn oo ay ku raran yihiin 4,500 oo tan oo khudaar iyo miro ah, kuwaas oo maanta ku soo xirtay dekedda magaalada Haifa si ay u daboolaan baahida Israa'iil 🇮🇱 oo ay waxyeelo ka soo gaartay qaar ka mid ah dalagyadii beeraha mudadii dagaalka. Nifaaqnimo intaas ka wayn majirto caawa dad badan bay dacartu kukacaysaa oo turkiga rajo kaqabay.
إظهار الكل...
Gabadha waxa lagu weyneeya aqoonteeda baaxada leh, garaad badnideeda muuqata iyo sooyaalkeda dhowrsan. ~Imaam Qasaali.
إظهار الكل...
"Feminist kuwaasi waa gaalo iyo gacmo gaalo waana cadowga koowaad ee dumarka, Waxay doonayaan in dumarka muslimaadka guryahooda kasoo saaraan masuuliyaadka bulshada ku dhex lahaayeen seejiyaan reerkooda iyo ilmahooda dayacaan, sharafkooda iyo qiimahooda burburiyaan, fisqi iyo fasaad u horseedaan, cadow kuwaas ka weyn ee ay dumarka muslimaadka leeyhn maba jiro ayaa la dhihi karaa halaga digtoonaado dadkana halooga digo
إظهار الكل...
👍 2👏 1
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.