en
Feedback
Daalib Academy

Daalib Academy

Open in Telegram

Kanaalka horumarinta nolosha

Show more
5 091
Subscribers
No data24 hours
-117 days
-6630 days
Posts Archive
Walaalayaal koorsadii hoggaaminta waqtigii aan ugu talagalnay maanta ayaa u dambeysa, goor hore ayey buuxsan tay tiradii aan
Walaalayaal koorsadii hoggaaminta waqtigii aan ugu talagalnay maanta ayaa u dambeysa, goor hore ayey buuxsan tay tiradii aan ugu tala galnay laakiin walaalo badan ayaa naga codsaday inaan fursad siino si aysan u dhaafin. Qof kii wali u baahan ha igala soo xidhiidho whatsApp kan 0617168544

Waxaan marti ku ahay Bile Media barnaamij ka talada Macalim ka. Barnaamij ka oo dhameystiran halkaan ka daawo: https://youtu.be/6GrgYjFvrpI?si=ZoGV87WaiNDMPNRe

t.me/somalibooks. Halkaan buug badan ayaan ka heleysaan dhalinyaro. Fadlan hala faa'iideysto.

Waxaan sameyney madasha sheer afkaar, waxaan kusoo gudbineynaa mowduicyo la xidhiidha: Taariikhda, cilmu nafsiga, talooyin ka dhalinyarada, ganacsiga, waayaha nolosha iyo qisooyin ka. Fadlan haddii aad jeceshahay mowduucyadaan follow gareeso, si aysan kuu dhaafin aqoontaasi. https://www.facebook.com/profile.php?id=61559277031331&mibextid=ZbWKwL

Hambalyo ayaan leenahay dhammaan ardaydii ka faa'iideysatay fursaddii aan usoo bandhignay, ardayda aan wali ka faa'iideysan fursadaan wali jaanis ayey heystaan. Diblomo free ah waa wax aan maanta laga heleynin macaahidda, fadlan hala faa'iideysto, u jeedkeena ugu weyni waa in ardaydu helaan aqoonta ay u baahan yihiin waliba sida ugu wanaagsan. Qofkii u baahan inuu naftiisa horumariyo ha igala soo xidhiidho whatsApp kan 0617168544

photo content

Koorsada Hoggaaminta waxaa ka hartay tira yar oo ah 7 qof, koorsadu waa free waana dibloma kaliya ardayga inuu is diiwaan galiyo ayaa laga doonayaa. Fadlan ka faa'iideysta walaalayaal, diblomo bishii lacag lagaa qadayo, diiwaan galinne lagaa qaaadayo ayaa machadyadu bixiyaan, arday bil walba lacag 10 ama 15 dollar bixin kara aad ayey u yaryihiin, sidaas darteed ayaan ardayda free uga dhignay si ay aqoontooda u kordhiyaan

Fursad dahabi ah, fadlan ka faa'iideyso, markale maheli doontid. Dibloma ku saabsan xirfadda Hoggaaminta oo free ah qof kii doonaya hala ilasoo xidhiidho whatsApp ka 0617168544. Xasuusnow diblomadu waxay soconeysaa muddo 4 bilood ah waana Online

Buugaan waxaa ku jira 100 fikradood oo ganacsi, fikradaha qaarkood wadankeena wali lagama hirgalin, waxan sxb haddii buug sid
Buugaan waxaa ku jira 100 fikradood oo ganacsi, fikradaha qaarkood wadankeena wali lagama hirgalin, waxan sxb haddii buug sidaas u qiima badan aad 1$ ka heshid, kadibne fikrad ganacsi aad ka heshid malaayiin lacag ahne aad ka sameysid.

Haddii aadan wali buug dalban ogow qiimuhu sidii hore wali ma ahaandoono walaal, fursaddu mar ayey qof ka soo martaa. Fadlan ka faa'iideyso, farxadda ugu weyn aan dareemayo ayaa ah inaan fursad aan arkay ka dibne aan dadka la wadaagay inay isbaddel weyn u horseeday..

Masha Allah dhalinyaro badan ayaa ila soo xidhiidhay oo buugtii ka faa'iideystay, waxaan ugu bishaareynayaa wadada ay qaateen taas oo ah inay naftooda horumariyaan oo wax badan akhriyaan

Dhammaan qof kasta oo meel sare gaadha, waxa uu qiraa akhrinta buugaagta kala duwani inay nolosha wax ka badaleen. Adigune dadkaas waad ka sarreyn kartaa haddii akhriskaadu badan yahay..

Buugtaas haddii aad baahan tahay whatsApp ka igala soo xidhiid 0617168544. Haddii uu jiro buug aad jeclaan lahayd inaad hesho, sidoo kale ila soo wadaag inaan kuj helo ayaa macquul ahe..

photo content
+1

photo content
+9

photo content
+9