Maktabadda altibyaan dufca3⃣ad
Open in Telegram
Waa makatabadda🌹 dufcada 3⃣aad ee markazka🪻altibyaan ,waxaa kahelaysa asbab nuzuul 🌹iya macaani mufradat 🪻iya fawaaidka aayaadaha
Show more7 267
Subscribers
+1224 hours
+967 days
+37630 days
Posts Archive
1️⃣ٱقۡتَرَبَ لِلنَّاسِ حِسَابُهُمۡ وَهُمۡ فِی غَفۡلَةࣲ مُّعۡرِضُونَ ١ ---------------- مَاۤ ءَامَنَتۡ قَبۡلَهُم مِّن قَرۡیَةٍ أَهۡلَكۡنَـٰهَاۤۖ أَفَهُمۡ یُؤۡمنُونَ ٦
1.🌟Saacada qiyaame dhawaan saheeda
2.🌟in la cadeeyo mushrikiinta waxay ku sunaayeen oo qaflo ah iyo madadaalo iyo diinta inay ka jeestaan
3.🌟in la cadeeyo wareerka ay mushrikiinta ay ku sugnaayeen waxyiga iyo nabiga ay dhahaayen shaacir wye
4.🌟mucjizaatka marna sabab ku manoqonin inay ku hanuunaan bal ee waa sababta halaagooda ayay noqon jirtay
2️⃣وَمَاۤ أَرۡسَلۡنَا قَبۡلَكَ إِلَّا رِجَالࣰا نُّوحِیۤ إِلَیۡهِمۡۖ فَسۡـَٔلُوۤا۟ أَهۡلَ ٱلذِّكۡرِ إِن كُنتُمۡ لَا تَعۡلَمُونَ ٧ ---------------- لَقَدۡ أَنزَلۡنَاۤ إِلَیۡكُمۡ كِتَـٰبࣰا فِیهِ ذِكۡرُكُمۡۚ أَفَلَا تَعۡقِلُونَ ١٠
1.🌟In lasugo mabda'a rususha inay ahayn bashar ma ahanee oo rag ah aan dhadig eheen
2.🌟Ehlu cilmiga in laweydiiyo waxan la garanaynin
3.🌟In ladhaliilo sraafka inuu xad gudub yahay shay walba sida shirkiga iyo dulmiga in lugu xadgudbo
4.🌟Quraanka inuu sharaf yahay iyo dikri ilaahay lugu xasuusto
3️⃣وَكَمۡ قَصَمۡنَا مِن قَرۡیَةࣲ كَانَتۡ ظَالِمَةࣰ وَأَنشَأۡنَا بَعۡدَهَا قَوۡمًا ءَاخَرِینَ ١١ ------------------- فَمَا زَالَت تِّلۡكَ دَعۡوَىٰهُمۡ حَتَّىٰ جَعَلۡنَـٰهُمۡ حَصِیدًا خَـٰمِدِینَ ١٥
1.🌟Dulmiga in liskaga digo Darajaatkiisa ugu sareeyana waa in ilaahay wax lala wadaajiyo
2.🌟Jees jeeska inay banaantahay haduu cadaabka kusoo dago inaa ku digatid
3.🌟Towbada inaynan wax tareenin marki cadaabka la arko
4.🌟Howlka iyo dhibaatada ay leedahay marka cadaabka la arko oo qofka rushdigiisa iyo sawaabkiisa ayuu dhuminaayaa
3️⃣وَمَا خَلَقۡنَا ٱلسَّمَاۤءَ وَٱلۡأَرۡضَ وَمَا بَیۡنَهُمَا لَـٰعِبِینَ ١٦ ---------------- یُسَبِّحُونَ ٱلَّیۡلَ وَٱلنَّهَارَ لَا یَفۡتُرُونَ ٢٠
1.🌟ilaahay inuu ka nazahan yahy wax yabaaha madadaalada sida xaas iyo awlaad iyo wixii lamid ah
2.🌟Xujajka Quraanka inuu xaq yahay marka baadilka lugu tuurana maskaxduu ka bashaaqinaa wuu tagaayaa wuuna baa ba,aayaa
3.🌟Baraahiin caqli in lakeeno oo baadilka lugu baa bi,inaayo waa arin aad u wanaagsan
4.🌟Kaaftoomida alle oo mudlaqa ah oo makhluuqaatka oo dhan uu ka kaaftoonyahay
5.🌟Malaaigta xaalkooda caabudida alle ay caabudaayaan iyo tasbiixda ay utasbiix sanaayaan
4️⃣ أَمِ ٱتَّخَذُوۤا۟ ءَالِهَةࣰ مِّنَ ٱلۡأَرۡضِ هُمۡ یُنشِرُونَ ٢١ ------------------- وَمَاۤ أَرۡسَلۡنَا مِن قَبۡلِكَ مِن رَّسُولٍ إِلَّا نُوحِیۤ إِلَیۡهِ أَنَّهُۥ لَاۤ إِلَـٰهَ إِلَّاۤ أَنَا۠ فَٱعۡبُدُونِ ٢٥
1.🌟Sifaatka ilahay uu leeyahay waxaa ka mid ah inu wax khlaqo, inuu wax irsaaqo, inuu wax nooleeyo, inuu wax dilo
2.🌟Hal ilaah inuu jiro waxa ka dareemeesaa siduu koonka u nidaamsanyahay oo daliil waxay u tahay ilaahay jiritaankiisa
3.🌟Quraanka iyo towraat iyo kutubada ilaahay oo dhan waxaa loo soo dajiyay inay towxiidka ilaahay sugaan
4.🌟Ilaahay waxdaaniyadiisa in lasugo, shirkigana la baabi'iyo in lacnaato mushrikinta
5️⃣وَقَالُوا۟ ٱتَّخَذَ ٱلرَّحۡمَـٰنُ وَلَدࣰاۗ سُبۡحَـٰنَهُۥۚ بَلۡ عِبَادࣱ مُّكۡرَمُونَ ٢٦ ------------- یَعۡلَمُ مَا بَیۡنَ أَیۡدِیهِمۡ وَمَا خَلۡفَهُمۡ وَلَا یَشۡفَعُونَ إِلَّا لِمَنِ ٱرۡتَضَىٰ وَهُم مِّنۡ خَشۡیَتِهِۦ مُشۡفِقُونَ ٢٨
1.🌟In ilaahay ilmo loo nisbeeyo khatarta ay leedahay
2.🌟Malaaigta cibaadadooda siday kaamil u tahay iyo adabtooda iyo adeecida ilahay ay adeecaayaan
3.🌟Mushrikiinta dacwadooda iyo sheegashada ay sheeganaayaan oo ah inay Malaaigta u shafeeco qaadeeso inay baan tahay waayo Malaaigta uma shafeeco qaadeesoo qofku ilaahy raali ka yahay me ehee
4.🌟Shafeeco inay jirto qiyamaha lkn waxaa shardi ah kan shafeeco qadaayo inuu ilaahay u idmo inuu hadlo kan loo shafeeco qaadaayana inuu ahlu towxiidka kamid yahay
﷽
🟥Suuratul Anbiyaa: Makiyyah
🟥Aayaadkeeda: 112
🟡MUNAASABADDA KALA DHAXEYSO SUURADA KA HOREESO:
🪴1. Suurada daahaa ilaahay wuxuu ku khatimay dadka inay aduunka mashquuliyay dhal dhalaalkiisa oo fitno looga dhigay ilaahayna rasuulka ka reebay ﷺ inuu u hanqal taago oo la amray salaada iyo inuu ku sabro caaqibadana muttaqiinta inay usugnaatay
= Suuradaana waxaa lugu bilaabay suuradii hore wixii lugu qatimay oo ah dadka inay qaafil iska yihiin saacada qiyaamo iyo xisaabta la xisaabin doono quraanka markay dhageesanaayaana iyagoo iska ciyaaraayo inay dhageesanaayaan oo quluubtooda iska mashquul santahay
🪴🪴🪴🪴🪴🪴🪴🪴
🍁معاني الكلمات🍁
1.مُحْدَثٍ✨️lasoo dersiyey ee cusub
2 لَاهيَةً✨️ / ay qaafil tahay oo sii jeedo mashquulsantahay
3.أَضْغَاثُ أَحْلَامٍ✨️ waa qaraw isku qasan
4.ذِكْرِكُمْ✨️sharaftiina
5.قَصَمْنَا✨️dhabar jarnay /dabar goynay
6.أَحَسُّوا✨️ ay dareemeen
7.يَرْكُضُون✨️ kuwa cararaayo
8.مَاأُتْرِفْتُم✨️ waxa la idinkugu faaja faajeeyey
9.حَصِيْداً✨️ kuwa la falay / laguray
10.خَامِدِيْنَ✨️ bakhtiyay
11.نَقْذِف✨️ waan tuuraynaa
12.فَيَدْمَغُه✨️ maskaxduu ka bashaaqinayaa
13.زَاهِقٌ✨️ mid baaba’ayo oo zuulayo
14.وَلاًيَسْتَحْسِرُونَ✨️ mana ka daalaan
15.لَايَفْتُرُوْنَ✨️ makala jaraayaan/makala goynaayaan /ma kala joojinaayaan
16.يُنْشِرُونَ✨️ soo saarayso
17.مُشْفِقُونَ✨️ la cabsanayaan
18.رَتْقاً✨️ kuwa isku dhagan
19.فَفَتَقْنَاهُمَا✨️ waan kala fujinay
20.فِجَاجاً✨️ wadooyin waasic ah
21.سَقْفاً✨️ saanqaad ama saqaf
22.في فلك✨️ wareeg dhexdiisa
23.يَسْبَحُونَ✨️ku wareegaysanayaan /kudabaalanayaan
24.لَايَكُفُّونَ✨️ aynan ka celinaynin
25.فَتَبْهَتُهُم✨️ markaasay wareerinee
26.يَكْلَؤُكُم✨️ yaa idin xifdiya oo idin ilaaliya
27.يُصْحَبُونَ✨️ kuwa lala saaxiibayna maaha
28.أُنْذِرُكُم✨️idinkugu digayaa
29.نَفْحَةٌ✨️ wax yar
30.التَّمَاثِيْلُ✨️ suurado/ taalooyin
31.لأكِيدنّ✨️ waan dhagri oo dhagri
32.جُذَاذاً✨️ jajab iyo gabalo
33.نُكِسُوا✨️ waa la daba rogay
34.نَافِلَةً✨️ asagoo ziyaada ah
35.إِذْ نَفَشَتْ✨️ ay mirtay
36.صَنْعَةَ لَبُوسٍ✨️ canbuur bireed
37.لِتُحْصِنَكُم✨️ si ay idinkaga ilaaliso
38.عَاصِفَةً✨️ dabeel dhabanaysa
39.مَنْ يَغُوصُونَ✨️ uquusaayaan
40.له✨️ Sulayman dartii
41.وَذَا النُّوْنِ✨️midkii malaayga Ama nibiriga usaaxiibka ahaa
42.أَن لَّنْ نَقْدِرَ✨️inaanan ku ciriirinaynin
43.الوَارِثِيْنَ✨️ inta wax dhaxasha
44.رَغَباً✨️ ayagoo rajaynaayaan raxmada Alle iyo jannadeena
45.وَرَهَباً✨️ ayagoo ka cabsanaayaan cadaabka Alle iyo caradiisa
46.فَلَا كُفْرَانَ✨️ cid ka qarinaysa ama ku inkiraysa ma jirto
47.لِسَعْيِهِ✨️ shaqadiisa iyo camalkiisa
48.حَدَبٍ✨️ meel kastoo Taag ah
49.يَنْسِلُونَ✨️ ka soo hoobanaysaa
50.شَاخِصَةٌ✨️ ay taagmayso
51.حَصَبُ ✨️xaabo
52.وارِدُونَ✨️arooraysiin oo galaysiin
53.زَفِيْرٌ✨️hinraag
54.مُبْعَدُونَ✨️ kuwa laga fogaynaayo
55.حَسِيْسَهَا✨️ shanqarteeda
56.مَا اشْتَهَتْ✨️ waxay jeclaysatay
57.وَتَتَلَقَّاهُم✨️ waxaa la kulmayso oo ka hor imaanayso
58.نَطْوِى✨️ aan duubayno
59.كطي السجل للكتب✨️warqada wax lagu qoro sida loo duuboo ookale
60.مِنْ بَعْدِ الذِّكْرِ✨️ looxul maxfuudka kadib
61.لَبَلَـٰغࣰا✨️ kifaayo /filnaasho
🌸سبب نزول قوله تعالى (وما ارسلنا من قبلك من رسول ولا نبي الا اذا تمنى القى الشيطان في امنيته.......)
🌸التبيان🌸
8️⃣1️⃣یَـٰۤأَیُّهَا ٱلنَّاسُ ضُرِبَ مَثَلࣱ فَٱسۡتَمِعُوا۟ لَهُۥۤۚ إِنَّ ٱلَّذِینَ تَدۡعُونَ مِن دُونِ ٱللَّهِ لَن یَخۡلُقُوا۟ ذُبَابࣰا وَلَوِ ٱجۡتَمَعُوا۟ لَهُۥۖ وَإِن یَسۡلُبۡهُمُ ٱلذُّبَابُ شَیۡـࣰٔا لَّا یَسۡتَنقِذُوهُ مِنۡهُۚ ضَعُفَ ٱلطَّالِبُ وَٱلۡمَطۡلُوبُ ٧٣ ------------------- یَعۡلَمُ مَا بَیۡنَ أَیۡدِیهِمۡ وَمَا خَلۡفَهُمۡۚ وَإِلَى ٱللَّهِ تُرۡجَعُ ٱلۡأُمُورُ ٧٦
1.✨️Inay wanaagsan tahay in tusaalooyin lakeeno si macaanida loogu soo dhaweeyo maskaxda
2.✨️Shirkiga iyo budlaankiisa iyo doqonnimada ay mushrikiinta ku sugan yihiin
3.✨️Ilaahay laweyneenin weyninkiisa dhabta ah makhluuqaat qaar ah inay cibaadada alle lasimaan waa خطير
4.✨️Risaalaatka in malaaigta loo sugo iyo dadkaba
5. In laguu sheego صفات الحلال والكمال oo keeneeso ilahay rubuubiyadiisa oo waajibinayso uluhiyadiisaba oo ah quwada, ciziga, maqalka, araga shey walbo inuu ilaahay arkaayo oo maqlaayo, shey kastana uu ogyahay
9️⃣1️⃣یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ ٱرۡكَعُوا۟ وَٱسۡجُدُوا۟ وَٱعۡبُدُوا۟ رَبَّكُمۡ وَٱفۡعَلُوا۟ ٱلۡخَیۡرَ لَعَلَّكُمۡ تُفۡلِحُونَ ٧٧ ------------------------ وَجَـٰهِدُوا۟ فِی ٱللَّهِ حَقَّ جِهَادِهِۦۚ هُوَ ٱجۡتَبَىٰكُمۡ وَمَا جَعَلَ عَلَیۡكُمۡ فِی ٱلدِّینِ مِنۡ حَرَجࣲۚ مِّلَّةَ أَبِیكُمۡ إِبۡرَ ٰهِیمَۚ هُوَ سَمَّىٰكُمُ ٱلۡمُسۡلِمِینَ مِن قَبۡلُ وَفِی هَـٰذَا لِیَكُونَ ٱلرَّسُولُ شَهِیدًا عَلَیۡكُمۡ وَتَكُونُوا۟ شُهَدَاۤءَ عَلَى ٱلنَّاسِۚ فَأَقِیمُوا۟ ٱلصَّلَوٰةَ وَءَاتُوا۟ ٱلزَّكَوٰةَ وَٱعۡتَصِمُوا۟ بِٱللَّهِ هُوَ مَوۡلَىٰكُمۡۖ فَنِعۡمَ ٱلۡمَوۡلَىٰ وَنِعۡمَ ٱلنَّصِیرُ ٧٨
1.✨️Fadiilada salaada ay leedahay iyo sharafta cibaadada iyo afcaasha khayrka oo la sameeyo
2.✨️Mashruuciyada سجود التلاوة in lasujuudo marka aayadan la aqrinaayo
3.✨️ jihaadka fadiilada uu leeyahay iyo qofka mu'minka ah inaysan qabanin لومة لآئم mid wax dhaliila dhaliishiisa inaadan ka cabsan, iyo fadiilada umadaan ay leedahay
5.✨️Fardiyada iyo zakada iyo in shareecada lugu dhago oo aan qaadano
〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰
🤍واسلك دروب العارفين بهمة🤲
والزم كتاب الله غير مبال. 🤍
5️⃣1️⃣ذَ ٰلِكَۖ وَمَنۡ عَاقَبَ بِمِثۡلِ مَا عُوقِبَ بِهِۦ ثُمَّ بُغِیَ عَلَیۡهِ لَیَنصُرَنَّهُ ٱللَّهُۚ إِنَّ ٱللَّهَ لَعَفُوٌّ غَفُورࣱ ٦٠ ----------------ذَ ٰلِكَ بِأَنَّ ٱللَّهَ هُوَ ٱلۡحَقُّ وَأَنَّ مَا یَدۡعُونَ مِن دُونِهِۦ هُوَ ٱلۡبَـٰطِلُ وَأَنَّ ٱللَّهَ هُوَ ٱلۡعَلِیُّ ٱلۡكَبِیرُ ٦٢
1.✨️Inay banaan tahay ciqaabta qofka ku dhibaateeye inaa ciqaabi kartid bashardi inay isku mid tahay cafintaana ka wanaagsan
2.✨️Madaahirta rubuubiyada ilaahay kamuuqata cilmiga, qudrada keeneeso ilaahay cibaadadiisa wixii kasoo harana ay baadil tahay
3.✨️sifaatka ilahay in lasugo sida cilmiga, dulqaadka, danbi dhaafka, maqalka, araga,cafinta, sareenta khalqiga laga sareeyo, cadamada keeneeso cibaadadiisa oo laga tago wixii kasoo haro alle oo la caabudo
6️⃣1️⃣أَلَمۡ تَرَ أَنَّ ٱللَّهَ أَنزَلَ مِنَ ٱلسَّمَاۤءِ مَاۤءࣰ فَتُصۡبِحُ ٱلۡأَرۡضُ مُخۡضَرَّةًۚ إِنَّ ٱللَّهَ لَطِیفٌ خَبِیرࣱ ٦٣ ---‐---------- وَهُوَ ٱلَّذِیۤ أَحۡیَاكُمۡ ثُمَّ یُمِیتُكُمۡ ثُمَّ یُحۡیِیكُمۡۗ إِنَّ ٱلۡإِنسَـٰنَ لَكَفُورࣱ ٦٤
1.✨️in lasugo towxiidka waxyaabaha keenaayoo dhan qudrada ilaahay iyo nicamkiisa
2.sifaadka ilaahay in laguu sugo
3.✨️In lacadeeyo nicamka ilaahay iyo fadliga khalqigiisa oo ugalay
4.✨️Madaahirta qudrada ilaahay oo ah samaawatka inu ka haayo inay dhulka kusoo dhacdo iyo noolosho iyo geerida iyo is soo saarka
7️⃣1️⃣لِّكُلِّ أُمَّةࣲ جَعَلۡنَا مَنسَكًا هُمۡ نَاسِكُوهُۖ فَلَا یُنَـٰزِعُنَّكَ فِی ٱلۡأَمۡرِۚ وَٱدۡعُ إِلَىٰ رَبِّكَۖ إِنَّكَ لَعَلَىٰ هُدࣰى مُّسۡتَقِیمࣲ ٦٧ ------------- وَإِذَا تُتۡلَىٰ عَلَیۡهِمۡ ءَایَـٰتُنَا بَیِّنَـٰتࣲ تَعۡرِفُ فِی وُجُوهِ ٱلَّذِینَ كَفَرُوا۟ ٱلۡمُنكَرَۖ یَكَادُونَ یَسۡطُونَ بِٱلَّذِینَ یَتۡلُونَ عَلَیۡهِمۡ ءَایَـٰتِنَاۗ قُلۡ أَفَأُنَبِّئُكُم بِشَرࣲّ مِّن ذَ ٰلِكُمُۚ ٱلنَّارُ وَعَدَهَا ٱللَّهُ ٱلَّذِینَ كَفَرُوا۟ۖ وَبِئۡسَ ٱلۡمَصِیرُ ٧٢
1.✨️In lasugo xaqiiqo ah ummad walba umadaha kamid ah inuu ilahay rasuul usoo diray sharci iyo cibaadad oo alle ku caabudaan ayaa la siiyay
2.✨️Inay wanaagsan tahay dooda in laga tago oo liska sii jeesto
3.✨️Cilmiga ilaahay in lasugo oo uu ogyahay shay walboo muuqdo, shay walbo oo qarsoon, wax walboo yar, wax walboo,weyn oo ku sugan dhulka iyo cirka
4.✨️In lasugo عقيدة القضاء والقدر inuu ilaahay لوح المحفوظ uu ku koobay
5.✨️In luguu cadeeyo carada gaalada ay u qabaan muwaxidiinta markee diinta ugu wacan
6.✨️In sharciga uu qabo qofka daalimka eh xaqa uu udhib sanaayo inaadan u aabayeelin oo ku careeseesid
0️⃣1️⃣ إِنَّ ٱللَّهَ یُدَ ٰفِعُ عَنِ ٱلَّذِینَ ءَامَنُوۤا۟ۗ إِنَّ ٱللَّهَ لَا یُحِبُّ كُلَّ خَوَّانࣲ كَفُورٍ ٣٨ -------------- ٱلَّذِینَ إِن مَّكَّنَّـٰهُمۡ فِی ٱلۡأَرۡضِ أَقَامُوا۟ ٱلصَّلَوٰةَ وَءَاتَوُا۟ ٱلزَّكَوٰةَ وَأَمَرُوا۟ بِٱلۡمَعۡرُوفِ وَنَهَوۡا۟ عَنِ ٱلۡمُنكَرِۗ وَلِلَّهِ عَـٰقِبَةُ ٱلۡأُمُورِ ٤١
1.✨️Yabooha ilaahy oo runta eh inuu mu,umiinta difaacaayo iimankoodana ka run sheegeen
2.✨️Karaahada ilahay uu ahlu kufriga iyo khiyaanada uu nacay
3.✨️Dagaalka inuu ilaahay noo sharciyeeyay kalimda ilahy in la sara mariyo darteed oo ilaahay kaligiis la caabudo qof awliyada ilaahay kamid ahna la dhibaateenin
4.✨️Surta ku jirto jihaadka loo idmay inuu ilaahay u gaar garo awliyadiisa oo isaga dartiis u dagaalamaayaan
5.✨️Usaska dowlada uu ilaahay dhaxashiinaayo baladka waxaa lugu yaqaanaa inay salaada oogaan, zakada bixiyaan, wanaaga faraan, xumanatana reebaan
1️⃣1️⃣وَإِن یُكَذِّبُوكَ فَقَدۡ كَذَّبَتۡ قَبۡلَهُمۡ قَوۡمُ نُوحࣲ وَعَادࣱ وَثَمُودُ ٤٢ ------------ أَفَلَمۡ یَسِیرُوا۟ فِی ٱلۡأَرۡضِ فَتَكُونَ لَهُمۡ قُلُوبࣱ یَعۡقِلُونَ بِهَاۤ أَوۡ ءَاذَانࣱ یَسۡمَعُونَ بِهَاۖ فَإِنَّهَا لَا تَعۡمَى ٱلۡأَبۡصَـٰرُ وَلَـٰكِن تَعۡمَى ٱلۡقُلُوبُ ٱلَّتِی فِی ٱلصُّدُورِ ٤٦
1.✨️Beeninta labeeninaayo rususha iyo dadka xaqa ugu yeeraayaan waa sunno waligeed jiri jirtay
2.✨️In lamuujiyo qudrada ilaahay inuu halaagay umadihii hore iyo shucuubta daalimka eh marki loo sugay ka dib
3.✨️Mashruuciyada cibarka in ladalbo oo ku cibro qaadano Aathaarta kuwa la halaagay
4.✨️Cibrada inay tahay indhaha qalbiga ma ahn mida araga meeqo indhoole eh oo ka yaqaanan kuwa araga leh xaqaaiqda iyo wada bad baadada
2️⃣1️⃣وَیَسۡتَعۡجِلُونَكَ بِٱلۡعَذَابِ وَلَن یُخۡلِفَ ٱللَّهُ وَعۡدَهُۥۚ وَإِنَّ یَوۡمًا عِندَ رَبِّكَ كَأَلۡفِ سَنَةࣲ مِّمَّا تَعُدُّونَ ٤٧ ---------------- وَٱلَّذِینَ سَعَوۡا۟ فِیۤ ءَایَـٰتِنَا مُعَـٰجِزِینَ أُو۟لَـٰۤىِٕكَ أَصۡحَـٰبُ ٱلۡجَحِیمِ ٥١
1.✨️dag daga waxay kamid tahay dabeecadda insaanka lkn in ladag dagsafo cadaabka ilaahay waa doqonnimo iyo baadinimo iyo gaalnimo
2.✨️Ilahay wixii agtiisa ahaaday oo samawaatka dhex ahaaday way ka duwan yihiin waxa dhulkaan yaalo
3.✨️Caaqibada dulmiga inay aad uxuntahay
4.✨️Muhiimada rususha loo soo diray oo ah inay dadka udigan ayna ubishaareeyaan qofka wanaagsan
5.✨️Meesha gaalada ay ku danbeyn doonaan iyo meesha mu,umiinta ay ku danbeyn donan
3️⃣1️⃣وَمَاۤ أَرۡسَلۡنَا مِن قَبۡلِكَ مِن رَّسُولࣲ وَلَا نَبِیٍّ إِلَّاۤ إِذَا تَمَنَّىٰۤ أَلۡقَى ٱلشَّیۡطَـٰنُ فِیۤ أُمۡنِیَّتِهِۦ فَیَنسَخُ ٱللَّهُ مَا یُلۡقِی ٱلشَّیۡطَـٰنُ ثُمَّ یُحۡكِمُ ٱللَّهُ ءَایَـٰتِهِۦۗ وَٱللَّهُ عَلِیمٌ حَكِیمࣱ ٥٢ ----------- وَٱلَّذِینَ كَفَرُوا۟ وَكَذَّبُوا۟ بِـَٔایَـٰتِنَا فَأُو۟لَـٰۤئكَ لَهُمۡ عَذَابࣱ مُّهِینࣱ ٥٧
1.✨️Sunnada ilahay oo sheydaanka qiraa,ada nabiga uu ku sooriday fitno darteed
2.✨️waxaa ku halaagsamaayo fitnadaas kuwa quluubtooda jiran tahay mu,miniintana way ka baxaayaan oo yaqiin iyo iimaan ayay ziyaad sanaayaan
3.✨️xukmiga ilaahay kala xukumaayo adoomada maalinta qiyaamo oo la sharfaayo ahlu taqwada la ihaaneenaayo ahlu shirkiga iyo macaasida
4.✨️Inay soo muuqatay khabarka nabiga misdaaqa uu ilaahay sheegay mujrimiinta qureysh waayo shakigooda ayay ku sii jireen illaa badar ay ku halaagsameen
4️⃣1️⃣ وَٱلَّذِینَ هَاجَرُوا۟ فِی سَبِیلِ ٱللَّهِ ثُمَّ قُتِلُوۤا۟ أَوۡ مَاتُوا۟ لَیَرۡزُقَنَّهُمُ ٱللَّهُ رِزۡقًا حَسَنࣰاۚ وَإِنَّ ٱللَّهَ لَهُوَ خَیۡرُ ٱلرَّ ٰزِقِینَ ٥٨ ------ لَیُدۡخِلَنَّهُم مُّدۡخَلࣰا یَرۡضَوۡنَهُۥۚ وَإِنَّ ٱللَّهَ لَعَلِیمٌ حَلِیمࣱ ٥٩
1.✨️Fadliga hijrada ilaahay dartiis loo hijroonaayo inay u dhiganto الجهاد في سبيل الله
9️⃣وَلِكُلِّ أُمَّةࣲ جَعَلۡنَا مَنسَكࣰا لِّیَذۡكُرُوا۟ ٱسۡمَ ٱللَّهِ عَلَىٰ مَا رَزَقَهُم مِّنۢ بَهِیمَةِ ٱلۡأَنۡعَـٰمِۗ فَإِلَـٰهُكُمۡ إِلَـٰهࣱ وَ ٰحِدࣱ فَلَهُۥۤ أَسۡلِمُوا۟ۗ وَبَشِّرِ ٱلۡمُخۡبِتِینَ ٣٤ ---------------لَن یَنَالَ ٱللَّهَ لُحُومُهَا وَلَا دِمَاۤؤُهَا وَلَـٰكِن یَنَالُهُ ٱلتَّقۡوَىٰ مِنكُمۡۚ كَذَ ٰلِكَ سَخَّرَهَا لَكُمۡ لِتُكَبِّرُوا۟ ٱللَّهَ عَلَىٰ مَا هَدَىٰكُمۡۗ وَبَشِّرِ ٱلۡمُحۡسِنِینَ٣٧
1.✨️Waxyaabaha ilaahay loogu dhawaanayo inay mashruuc tahay diin walbana ay qabtay daliilna ay utahay لا إله إلا الله iyoSirta mashruuciyada qurbaanka ilaahy logu gawracaayo waa in ilaahy lugu xusaa uun sidaas darteed bay waajib tahy in magaca ilahay lugu xuso marka lagowracaayo
2.✨️Mukhbitiinta in luguu tacriifiyo ahlu bishaarada farxada leh ridwaanka iyo raali ahaansha iyo darisnimada ilaahy kuwa leh
3.✨️Digriga ilaahy in laxuso inay waajib tahay marka xoolaha laqalaayo
4.✨️Qaabka budunka looqalo qaar in laga qaatana waa xaaraam iyadoo dhimanin kahor
5.✨️Hadyiga ilaahay loo hadyeenaayo in lacuni karo fuqarada iyo masaakinta in lasiiyaba waa waajib
6.✨️Shukriga ilaahay nicma walbuu noo galay inaa oga shukrino
7.✨️Mashruuciyada takbiirta marka acmaasha xajka lagudanaayo sida رمي الحمار ,waxyaabaha lagowracaayo,salaadaha kadib maalmaha أيام التشريق
8.✨️Ixsaanka fadliga uu leeyahy dadka muxsiniintana fadliga ay leeyihiin uu ilaahay rasuulka carabkiisa ugu bishaareeyay ﷺ
5️⃣هَـٰذَانِ خَصۡمَانِ ٱخۡتَصَمُوا۟ فِی رَبِّهِمۡۖ فَٱلَّذِینَ كَفَرُوا۟ قُطِّعَتۡ لَهُمۡ ثِیَابࣱ مِّن نَّارࣲ یُصَبُّ مِن فَوۡقِ رُءُوسِهِمُ ٱلۡحَمِیمُ ١٩ ----------------- وَهُدُوۤا۟ إِلَى ٱلطَّیِّبِ مِنَ ٱلۡقَوۡلِ وَهُدُوۤا۟ إِلَىٰ صِرَ ٰطِ ٱلۡحَمِیدِ ٢٤
1.✨️Xaqiiqo in luguu sugo qofka mu'minka ah inuu gaalka ladoodaayo gaalkana mu'minka inuu ladoodayo zaman walba iyo makaan walba maxaa yeelay aayadaan waxy ku so dagatay ayaaaadhahy علي،حمزة،عبيدة بن الحارث oo ka socdeen dhanka muslimiinta عتبة بن ربيعة، شيبة بن ربيعة، وليد بن عتبة iyagana waxay ka socdeen dhanka gaalada
2.✨️Awal marka ay leeyihiin mu,miniinta iyo gaalada daarta aakhiro
3.✨️In lasugo عقيدة البعث والجزاء iyo axwaasha Aakhiro dadka waxay yihiin
4.✨️In luguu cadeeyo hadalka wanaagsan oo ah kalimada towxiidka iyo digriga ilahay wanaaga ay leedahay
5.✨️In lacadeeyo صراط الحميد oo ah islaamka ilahay ehelkiisa hanaga yeelo
6️⃣إِنَّ ٱلَّذِینَ كَفَرُوا۟ وَیَصُدُّونَ عَن سَبِیلِ ٱللَّهِ وَٱلۡمَسۡجِدِ ٱلۡحَرَامِ ٱلَّذِی جَعَلۡنَـٰهُ لِلنَّاسِ سَوَاۤءً ٱلۡعَـٰكِفُ فِیهِ وَٱلۡبَادِۚ وَمَن یُرِدۡ فِیهِ بِإِلۡحَادِۭ بِظُلۡمࣲ نُّذِقۡهُ مِنۡ عَذَابٍ أَلِیمࣲ
1.✨️kufriga iyo wadada xaqa ah oo dadka laga leexiyo iyo masjidka xaraamka dulmiga waciidka shadiidka eh kusoo arooray
2.✨️Makka waa balad ilaahay oo ilaahay xurmo uyeelay qof walboo muslin ahna xaquu ku leeyahy inuu ku nagaado oo ilahay ku caabudo intuu danbi galeenin oo xurmada baladkana ku xad gudbeenin shirki iyo dulimina la imaaneenin
3.✨️Sha,niga xaramka uu leeyahay weeninkeeda oo qofka haduu
go,aansado inuu danbi galo lkn uusan galin waa loo qabanaa
7️⃣وَإِذۡ بَوَّأۡنَا لِإِبۡرَ ٰهِیمَ مَكَانَ ٱلۡبَیۡتِ أَن لَّا تُشۡرِكۡ بِی شَیۡـࣰٔا وَطَهِّرۡ بَیۡتِیَ لِلطَّاۤىِٕفِینَ وَٱلۡقَاۤىِٕمِینَ وَٱلرُّكَّعِ ٱلسُّجُودِ ٢٦ -------------- ثُمَّ لۡیَقۡضُوا۟ تَفَثَهُمۡ وَلۡیُوفُوا۟ نُذُورَهُمۡ وَلۡیَطَّوَّفُوا۟ بِٱلۡبَیۡتِ ٱلۡعَتِیقِ ٢٩
1.✨️mashruuciyada makaatib dadka loogu dacaayadeeyo in lasameeyo xajka dhexdiisa
2.✨️Qofka inuu tijaaro iyo ganacsi sameesan karo isagoo xajka joogo inuu wax sii gato oo soo gato looma diidin
3.✨️Shukrinta ilahay iyo digrigisa inay waajib tahay
4.✨️Waajib inay tahay tinta in lajarto ana lagaabiyo marka جمرة العقبة la tuurto
5.✨️Waajib inay tahay in la oofiyo nuduurta lkn nuduurta awliyada loo sameeyo waa shirki mana banaano in la oofiyo
6.✨️in lasugo طواف الإفاضة iyo zamkiisa in luguu sheego ah marki carafo laga soo boxo جمرة العقبة la tuurto maalinka 10aadka
8️⃣ذَ ٰلِكَۖ وَمَن یُعَظِّمۡ حُرُمَـٰتِ ٱللَّهِ فَهُوَ خَیۡرࣱ لَّهُۥ عِندَ رَبِّهِۦۗ وَأُحِلَّتۡ لَكُمُ ٱلۡأَنۡعَـٰمُ إِلَّا مَا یُتۡلَىٰ عَلَیۡكُمۡۖ فَٱجۡتَنِبُوا۟ ٱلرِّجۡسَ مِنَ ٱلۡأَوۡثَـٰنِ وَٱجۡتَنِبُوا۟ قَوۡلَ ٱلزُّورِ ٣٠ -‐---------- لَكُمۡ فِیهَا مَنَـٰفِعُ إِلَىٰۤ أَجَلࣲ مُّسَمࣰّى ثُمَّ مَحِلُّهَاۤ إِلَى ٱلۡبَیۡتِ ٱلۡعَتِیقِ ٣٣
1.✨️inay waajib tahay xurumaafka ilaahay in laweyneeyo waayo kher weyn ayaa ku sugan
2.✨️In lasugo xalaasha ay tahay بهيمة الأنعام lkn shardi waxaa u ah marki lagowrcaayo magaca ilahay in lugu xuso
3.✨️xurmada hadalka xun in ladhoho iyo shahaadada iyo marqaatiga beenta ah
4.✨️Inay waajib tahay asnaamta caabudkeeda in laga tago oo ilaahay la caabudo
5.✨️Cuquubada shirkiga uu leeyahay iyo khasaarada qofka mashrika ah
6.✨️In laweyneeyo shacaairta ilahay gaar ahaan budunka (والبدن) iyo waxyaabaha xajka loo wado waxy kamid تقوى القلوب
7.✨️Inay banaantahay in lugu intifacsado xoolaha iyo hidaayadka loowado xajka oo lafuuli karo lacabi karo caanaheeda
☘️فوائد السورة ☘️
1️⃣یَـٰۤأَیُّهَا ٱلنَّاسُ ٱتَّقُوا۟ رَبَّكُمۡۚ إِنَّ زَلۡزَلَةَ ٱلسَّاعَةِ شَیۡءٌ عَظِیمࣱ ١ -----------كُتِبَ عَلَیۡهِ أَنَّهُۥ مَن تَوَلَّاهُ فَأَنَّهُۥ یُضِلُّهُۥ وَیَهۡدِیهِ إِلَىٰ عَذَابِ ٱلسَّعِیرِ ٤
1.✨️in lasugo عقيدة البعث والجزاء
2.✨️Xaaraan inay tahay dooda lugu doodaayo baadilka si xaqa loo baabi'iyo
3.✨️Xaaraan iney tahay ilaahay sifaadkiisa iyo daatdiisa cilmi la aan oo laga hadlo illa waxyi ilaahi ama waxyi nabiga eh me ehee ﷺ
4.✨️Shaydaanka iyo saaxibkiisa in laraaco dhibaatada ay leedahay qofka inuu jahannamo xagiisa aado ayay ukeeneesaa
2️⃣یَـٰۤأَیُّهَا ٱلنَّاسُ إِن كُنتُمۡ فِی رَیۡبࣲ مِّنَ ٱلۡبَعۡثِ فَإِنَّا خَلَقۡنَـٰكُم مِّن تُرَابࣲ ثُمَّ مِن نُّطۡفَةࣲ ثُمَّ مِنۡ عَلَقَةࣲ ثُمَّ مِن مُّضۡغَةࣲ مُّخَلَّقَةࣲ وَغَیۡرِ مُخَلَّقَةࣲ لِّنُبَیِّنَ لَكُمۡۚ وَنُقِرُّ فِی ٱلۡأَرۡحَامِ مَا نَشَاۤءُ إِلَىٰۤ أَجَلࣲ مُّسَمࣰّى ثُمَّ نُخۡرِجُكُمۡ طِفۡلࣰا ثُمَّ لِتَبۡلُغُوۤا۟ أَشُدَّكُمۡۖ وَمِنكُم مَّن یُتَوَفَّىٰ وَمِنكُم مَّن یُرَدُّ إِلَىٰۤ أَرۡذَلِ ٱلۡعُمُرِ لِكَیۡلَا یَعۡلَمَ مِنۢ بَعۡدِ عِلۡمࣲ شَیۡـࣰٔاۚ وَتَرَى ٱلۡأَرۡضَ هَامِدَةࣰ فَإِذَاۤ أَنزَلۡنَا عَلَیۡهَا ٱلۡمَاۤءَ ٱهۡتَزَّتۡ وَرَبَتۡ وَأَنۢبَتَتۡ مِن كُلِّ زَوۡجِۭ بَهِیجࣲ ٥ ----------------وَأَنَّ ٱلسَّاعَةَ ءَاتِیَةࣱ لَّا رَیۡبَ فِیهَا وَأَنَّ ٱللَّهَ یَبۡعَثُ مَن فِی ٱلۡقُبُورِ ٧
1.✨️In lasugo عقيدة البعث والجزاء
2.✨️Farqiga insaan heerarka uu maraayo inay ku tusinayso cilmiga ilahay, awooda iyo qudrada ilahay iyo xikmada ilahay
3.✨️Waxa maqan waxa hada joogo oo lataawanba karo in loo daliishan karo
4.✨️In lasugo caqiidada towxiidka
3️⃣وَمِنَ ٱلنَّاسِ مَن یُجَـٰدِلُ فِی ٱللَّهِ بِغَیۡرِ عِلۡمࣲ وَلَا هُدࣰى وَلَا كِتَـٰبࣲ مُّنِیرࣲ ٨ ------------------ یَدۡعُوا۟ لَمَن ضَرُّهُۥۤ أَقۡرَبُ مِن نَّفۡعِهِۦۚ لَبِئۡسَ ٱلۡمَوۡلَىٰ وَلَبِئۡسَ ٱلۡعَشِیرُ ١٣
1.✨️Xumaatada qofka ka doodiisa wuxuusan cilmi ulahayn
2.✨️Kibirka iyo isqaad qaadka in ladhaliilo Ama kaafir haka imaato Ama mu,min
3.✨️Cibaado inaynan wax taraynin hadii uu qofka shaki sanyahay
4.✨️Towxiidka in lasugo
4️⃣إِنَّ ٱللَّهَ یُدۡخِلُ ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ وَعَمِلُوا۟ ٱلصَّـٰلِحَـٰتِ جَنَّـٰتࣲ تَجۡرِی مِن تَحۡتِهَا ٱلۡأَنۡهَـٰرُۚ إِنَّ ٱللَّهَ یَفۡعَلُ مَا یُرِیدُ ١٤ ------------------- أَلَمۡ تَرَ أَنَّ ٱللَّهَ یَسۡجُدُ لَهُۥ مَن فِی ٱلسَّمَـٰوَ ٰتِ وَمَن فِی ٱلۡأَرۡضِ وَٱلشَّمۡسُ وَٱلۡقَمَرُ وَٱلنُّجُومُ وَٱلۡجِبَالُ وَٱلشَّجَرُ وَٱلدَّوَاۤبُّ وَكَثِیرࣱ مِّنَ ٱلنَّاسِۖ وَكَثِیرٌ حَقَّ عَلَیۡهِ ٱلۡعَذَابُۗ وَمَن یُهِنِ ٱللَّهُ فَمَا لَهُۥ مِن مُّكۡرِمٍۚ إِنَّ ٱللَّهَ یَفۡعَلُ مَا یَشَاۤءُ ١٨
1.✨️Diin walbo waa waxyi sheydaan illaa diinta islamka me ehee waa diin xaq eh ehelkiisa waa kuwa diinta utaagan cibaado ahaan, caqiido ahaan, xukun ahan
2.✨️Ilaahay diintiisa wuu ugaar gaaraaya ehelkeedana wuu karaameenaayaa cidii cara galisana ha is marjiso ha iska dhinto
3.✨️In lasugo عقيدة البعث والجزاء
4.✨️In lasugo iraadada ilaahay iyo mashii,adiisa iyo wuxuu doono inuu ilahay sameeyo
5.✨️Rubuubiyada alle iyo uluuhiyadiisa in lasugo
6.✨️Maqluuqaatka dhan inay ilaahay usujuudaayaan
7.✨️Shay walbo waa mid ilahay uduleesan illa insaanka me ehee insaanka badankiisa waa cusaad oo ilahy ayay ku caasiyeen marka waxaa sunno eh
8.✨️qofka marka aayadan uu aqrinayo ama ka dhageesanaayo dadkle inuu sujoodo إِنَّ ٱللَّهَ یَفۡعَلُ مَا یَشَاۤءُ
﷽
🌹Suuatul xajj
🌹Suurah:makki ama madani
🌹Aayaadkeeda:78
🔮MUNAASABADDA KALA DHAXEYSO SUURADA KA HOREESO🔮
1️⃣ Aakhirka suurada anbiyaa waxay ka hadashay arinta qiyaamaha sida
{ یَوۡمَ نَطۡوِی ٱلسَّمَاۤءَ كَطَیِّ ٱلسِّجِلِّ لِلۡكُتُبِۚ كَمَا بَدَأۡنَاۤ أَوَّلَ خَلۡقࣲ نُّعِیدُهُۥۚ وَعۡدًا عَلَیۡنَاۤۚ إِنَّا كُنَّا فَـٰعِلِینَ }
Iyo
{ وَٱقۡتَرَبَ ٱلۡوَعۡدُ ٱلۡحَقُّ فَإِذَا هِیَ شَـٰخِصَةٌ أَبۡصَـٰرُ ٱلَّذِینَ كَفَرُوا۟ یَـٰوَیۡلَنَا قَدۡ كُنَّا فِی غَفۡلَةࣲ مِّنۡ هَـٰذَا بَلۡ كُنَّا ظَـٰلِمِینَ }
🌹Suuradaan bilowgeedana qiyaamaha ayuu ilaahay uga hadlay bacthigii iyo in lis soo saaraayo iyo adillo caqli eh uu ukeenay
2️⃣ Suuradii hore anbiyaa ilaahay wuxuu uga hadlay xujaj badan yo Adillo Badan oo ku tusinaayo waxdaaniyada alle SWT
🌹Suuradaana baraahiin badan oo inuu ilaahay dadka soos saaraayo ayuu ilaahy ku soo arooriye
3️⃣ Suuradii hore iyo wixii ka horeeye qisasul anbiyaa ayay ka hadleen iyo adillada qoladooda ay ula tageen
🌹Suuradaana waa khidaab alle xagiisa ka ahaaday oo umadaha joogan lahadlaayo oo keenaayo inaan maqalno inaan sunciga ilaahay aan aqoonsano
🔮MUFRADAADKA SUURATUL
XAJJ🔮
1.تَذۡهَلُ🌟Kamashquulayso
2.سُكَـٰرَىٰ🌟Saqraansan
3.مَّرِیدࣲ🌟kheyr beele eh
4.مُّضۡغَةࣲ🌟Cad hilib ah
5.مُخَلَّقَةࣲ🌟Lasuuradeeyey / ladhamaystirey
6.وَنُقِرُّ🌟Waa kusugaynaa
7.أَرۡذَلِ 🌟ugu liidata
8.هَامِدَةࣰ🌟baaba'san /dansan/
10.ٱهۡتَزَّتۡ🌟wey gilgilanee
11.وَرَبَت 🌟 wey soo fuuraysaa
12.بَهِیجࣲ🌟qurux badan
13.ثَانِیَ عِطۡفِهِۦ🌟 waa mid laabaayo ama qaloocinaayo qoortiisa
14.حَرۡفࣲۖ🌟Meel qar ama cirif ama gees ah
15.إنقلب: 🌟wuu gadoomaayaa
16.الْعَشِيرُ🌟Saaxiib
17.فَلۡیَمۡدُدۡ🌟hataago
18.بِسَبَبٍ🌟Xarig
19.قُطِّعَتۡ🌟waxaa loo jaray
20.یُصۡهَرُ 🌟waa lagu dhalaaliyaa
21.بِهِۦ🌟biyahaas
22.مَّقَـٰمِعُ🌟budad/buruzyo
23.ٱلۡعَـٰكِفُ🌟kan degan
24.وَٱلۡبَادِۚ🌟kan banaanka kaimaanayo
25.بِإِلۡحَادِۭ🌟qaloocasho/galdaro
26.بَوَّأۡنَا🌟udiyaarinay/aan dejinay
27.كُلِّ ضَامِرࣲ🌟mid walboo bog laalan ayago saaran
28.كُلِّ فَجٍّ🌟dariiq walba/ jid walbo
29.لۡیَقۡضُوا۟🌟haguteen/haiska ozuuliyaan
30.تَفَثَهُمۡ🌟wasaqdooda
31.ٱلۡعَتِیقِ🌟aadka ufogaa/uhoreeyey masaajida/ laxureeyey weligii lagumaysan
32.خَرَّ🌟kasoo dhacay
33.فَتَخۡطَفُهُ🌟kala daftay
34.تَهوِي🌟ay lahoobatay
35.سَحِیقࣲ🌟aad ufog
36.مَنسَكࣰا🌟gowrac
37.وَٱلۡبُدۡنَ🌟geela ca cayilan
38.صَوَاۤفَّۖ🌟Ayadoo sedexda lug kutaagan
39.وَجَبَتۡ🌟udhacdo
40.ٱلۡقَانِعَ🌟kan qanacsan /kan wax waydiista
41.وَٱلۡمُعۡتَرَّۚ🌟 kaan wax waydiisan iska aamusan
42.خَوَّانࣲ🌟khiyaano badan
43.یُقَـٰتَلُونَ🌟lala dagaalamayey
44.لَّهُدِّمَتۡ🌟waa laburburin lahaa
45.صَوَ ٰمِعُ🌟Mowlacyada kirishtaanka
46.وَبِیَعࣱ🌟Kaniisadaha yahuuda
47.وَصَلَوَ ٰتࣱ🌟Meelaha yahuuda kutukadaan
48.مُّعَطَّلَةࣲ🌟hool gab laga dhigay/ladayacay
49.وَقَصۡرࣲ مَّشِید🌟guryo aad loo adkeeyey
50.إِذَا تَمَنَّىٰۤ🌟Markoo aqriyo
51.فِیۤ أُمۡنِیَّتِهِۦ🌟qiraa,adiisa dhexdeed
52.فَیَنسَخُ الله🌟Allaa tirtiro zuuliyo
53.بُغِیَ عَلَیۡهِ🌟lagar dareysto dushiisa
54.مَنسَكًا🌟cibaado
55.نَاسِكُوهُۖ🌟Ay cibadeesanaayan /ku kudhaqmaayaan
55.یَسۡطُونَ🌟inee kusoo boodaan
56.ذُبَابࣰا🌟Duqsi/tixsi
57.یَسۡلُبۡهُمُ🌟hadoo kadafo
58.لَّا یَسۡتَنقِذُوهُ🌟kama soo badbaadsan karaan
59.ٱلطَّالِبُ 🌟kii wax dalbaayey
60.وَٱلۡمَطۡلُوبُ🌟kii ladalbaayey
8️⃣1️⃣ فَإِذَا نُفِخَ فِی ٱلصُّورِ فَلَاۤ أَنسَابَ بَیۡنَهُمۡ یَوۡمَئذࣲ وَلَا یَتَسَاۤءَلُونَ ١٠١ ---------------- رَبَّنَاۤ أَخۡرِجۡنَا مِنۡهَا فَإِنۡ عُدۡنَا فَإِنَّا ظَـٰلِمُونَ ١٠٧
1.✨️In caqiidatul bacthi waljazaa lasugo
2.✨️in lasugo acmaasha malinta qiyamo in lamiizaamayo inay xaq tahay in la inkirana gaalnimo inah tahay
3.✨️In lasugo israafiil inuu banka afuufaayo oo wax kle lugu ta,wiilin karin sida ilaahay usheege in looqatana larabo
4.✨️Inay wax cudur daar taraynin malinta qiyaamo
9️⃣1️⃣ قَالَ ٱخۡسَـُٔوا۟ فِیهَا وَلَا تُكَلِّمُونِ ١٠٨ ---------------- إِنِّی جَزَیۡتُهُمُ ٱلۡیَوۡمَ بِمَا صَبَرُوۤا۟ أَنَّهُمۡ هُمُ ٱلۡفَاۤئزُونَ ١١١
1.✨️Shalaytada ahlu naarka markii loogu jawaabay
ٱخۡسَـُٔوا۟ فِیهَا وَلَا تُكَلِّمُونِ
2.✨️Fadiilada ay leedahay tadarruca ilahay loo tadarruco
3.✨️Xaaran inay tahay in lugu jees jeeso qofka muslimka eh oo lugu qoslo
4.✨️fadiilada sabarka ay leedahay
0️⃣2️⃣قَـٰلَ كَمۡ لَبِثۡتُمۡ فِی ٱلۡأَرۡضِ عَدَدَ سِنِینَ ١١٢ ---------------وَقُل رَّبِّ ٱغۡفِرۡ وَٱرۡحَمۡ وَأَنتَ خَیۡرُ ٱلرَّ ٰحِمِینَ ١١٨
1.✨️howlka ama dhibaatada iyo argagaxa maalinta qiyaamo
2.✨️Inuu ilahay ka hufan yahay dheel dheel inuu kookaan noo keenay
3.✨️In lasugo caqiidatul bacthi waljazaa
4.✨️Kufriga ama qofka ilaahay qeyrkiis baryeeso in lugu xukmiyo khasaaro iyo inuu liibaaneenin gaalka
5.✨️Inay wanaagsan tahay ducada danbi dhaafka iyo naxariista mu'miniinta ilaahay loo weydiiyo
〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰
🤍واسلك دروب العارفين بهمة🤲
والزم كتاب الله غير مبال. 🤍
