Maktabadda altibyaan dufca3⃣ad
Open in Telegram
Waa makatabadda🌹 dufcada 3⃣aad ee markazka🪻altibyaan ,waxaa kahelaysa asbab nuzuul 🌹iya macaani mufradat 🪻iya fawaaidka aayaadaha
Show more7 267
Subscribers
+1224 hours
+967 days
+37630 days
Data loading in progress...
Similar Channels
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
December '24
December '24
+100
in 0 channels
November '24
+296
in 0 channels
Get PRO
October '24
+626
in 1 channels
Get PRO
September '24
+343
in 0 channels
Get PRO
August '24
+428
in 0 channels
Get PRO
July '24
+662
in 0 channels
Get PRO
June '24
+435
in 0 channels
Get PRO
May '24
+439
in 0 channels
Get PRO
April '24
+297
in 1 channels
Get PRO
March '24
+423
in 0 channels
Get PRO
February '24
+394
in 0 channels
Get PRO
January '24
+604
in 0 channels
Get PRO
December '23
+218
in 0 channels
Get PRO
November '23
+176
in 0 channels
Get PRO
October '23
+139
in 0 channels
Get PRO
September '23
+195
in 0 channels
Get PRO
August '23
+227
in 0 channels
Get PRO
July '23
+332
in 0 channels
Get PRO
June '23
+196
in 0 channels
Get PRO
May '23
+366
in 0 channels
Get PRO
April '23
+268
in 0 channels
Get PRO
March '23
+2 241
in 0 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 21 December | +2 | |||
| 20 December | +3 | |||
| 19 December | +2 | |||
| 18 December | +2 | |||
| 17 December | 0 | |||
| 16 December | +6 | |||
| 15 December | +6 | |||
| 14 December | +3 | |||
| 13 December | +4 | |||
| 12 December | +5 | |||
| 11 December | +3 | |||
| 10 December | +1 | |||
| 09 December | +1 | |||
| 08 December | +5 | |||
| 07 December | +17 | |||
| 06 December | +1 | |||
| 05 December | +6 | |||
| 04 December | +11 | |||
| 03 December | +6 | |||
| 02 December | +12 | |||
| 01 December | +4 |
Channel Posts
| 2 | sticker.webp | 4 179 |
| 3 | sticker.webp | 4 172 |
| 4 | sticker.webp | 4 038 |
| 5 | 9️⃣1️⃣أَفَلَمۡ یَهۡدِ لَهُمۡ كَمۡ أَهۡلَكۡنَا قَبۡلَهُم مِّنَ ٱلۡقُرُونِ یَمۡشُونَ فِی مَسَـٰكِنِهِمۡۚ إِنَّ فِی ذَ ٰلِكَ لَـَٔایَـٰتࣲ لِّأُو۟لِی ٱلنُّهَىٰ ١٢٨ ------------------ وَأۡمُرۡ أَهۡلَكَ بِٱلصَّلَوٰةِ وَٱصۡطَبِرۡ عَلَیۡهَاۖ لَا نَسۡـَٔلُكَ رِزۡقࣰاۖ نَّحۡنُ نَرۡزُقُكَۗ وَٱلۡعَـٰقِبَةُ لِلتَّقۡوَىٰ ١٣٢
1.✨️In lasugo mabda'a in Caaqilka uu ku cibra qaato qeyrkiisa
2.✨️Caqliga fadliga uu leeyahy saaxibkiisana sharf leeyahay
3.✨️Inay waajib tahay in dacwada lugu sabro oo salaada lakaashado
4.✨️Awqaada salaadaha shanta eh
5.✨️Wixii ehlul kufriga ay heestaan oo maal ah iyo alaab oo lugu imtixaanaayo inaadan u hanqal taagin
6.✨️Inaa ku raali noqoto wuxuu ilaahay u qeebiyay adoonka oo irzaaqad eh oo rizqiga ilaahay aa sugtid
7.✨️Inay waajib tahay in salaada lis amro
8.✨️Fadliga ay taqwada leedahay iyo karaamada saaxiibkeeda iyo liibaanta uu leeyahy
9.✨️Salaada in la toosiyo usrada dhexdeeda ilaahay asbaabaha risqiga uu ku saqiraayaa wuuna u waasicinaayaa
10.✨️Inay waajib tahay salaada in la amro ehelka iyo awlaada iyo muslimiinta oo loo dulqaato
0️⃣2️⃣وَقَالُوا۟ لَوۡلَا یَأۡتِینَا بِـَٔایَةࣲ مِّن رَّبِّهِۦۤۚ أَوَلَمۡ تَأۡتِهِم بَیِّنَةُ مَا فِی ٱلصُّحُفِ ٱلۡأُولَىٰ ١٣٣ ---------------------قُلۡ كُلࣱّ مُّتَرَبِّصࣱ فَتَرَبَّصُوا۟ۖ فَسَتَعۡلَمُونَ مَنۡ أَصۡحَـٰبُ ٱلصِّرَ ٰطِ ٱلسَّوِیِّ وَمَنِ ٱهۡتَدَىٰ ١٣٥
1.✨️Aayaat iyo mucjizo in la dalbado waa sunne umadihii shucuubta iska raac raacay markay xaqa inkiraayaan
2.✨️Dulliga iyo hooga ehlu naarka wuu asiibaayaa markay iimaanka iyo camalka wanaagsan ay ka tageen
3.✨️Aayaatka waxaa ku jiro xadiiska ilaahay inay la doodaayaan 3 qolo:
🌹1.Qolada fatrada ku dhimatay oo rasuul aanan arkin
🌹2.Kuwa caqligooda laga qaalib noqday
🌹3.Qofka sabiga oo saqiirka ah
🟥Marka intoodaba maalinta qiyaamo aa la imtixaanaa ilaahay aa amar siinaayo naarta jahannamo gala aa la dhaha way diidaayaan marka ilaahay wuxuu leeyahay aniga oo idin amray aaba diideen Xaalka rususha siduu noqon karaa
〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰
🤍واسلك دروب العارفين بهمة🤲
والزم كتاب الله غير مبال. 🤍 | 3 998 |
| 6 | 6️⃣1️⃣وَكَذَ ٰلِكَ أَنزَلۡنَـٰهُ قُرۡءَانًا عَرَبِیࣰّا وَصَرَّفۡنَا فِیهِ مِنَ ٱلۡوَعِیدِ لَعَلَّهُمۡ یَتَّقُونَ أَوۡ یُحۡدِثُ لَهُمۡ ذِكۡرࣰا ١١٣ ------------------ وَلَقَدۡ عَهِدۡنَاۤ إِلَىٰۤ ءَادَمَ مِن قَبۡلُ فَنَسِیَ وَلَمۡ نَجِدۡ لَهُۥ عَزۡمࣰا ١١٥
1.✨️Xikmada Quraanka luqafa carabiga loogu soo dajiyay waciidkana lugu rogrogay
2.✨️In ilaahay loo sugo sareen iyo علوِّ iyo qasbid adoomada uu qasbo iyo inuu ilaahay boqortooyada leeyahay uuna ka nazahanyahy walad iyo shariik iyo nusqaanoo dhan
3.✨️Inay wanaagsan tahay ta,anniga quraanka marka la aqrinaayo, marka latafsiirinaayo marka lafityoonaayo kulli in loo sugo
4.✨️In lis jeclaysiiyo cilmiga in ilaahay laweydiisto in ziyaado luguu siiyo markastana jahliga Naftaada aad dareensiisid
5.✨️In liskugu qalbi dajiyo hilmaamkii nabi aadam iyo qalbigiisa daciifka uu noqday shaydaanka markuu ku kadiyay
7️⃣1️⃣وَإِذۡ قُلۡنَا لِلۡمَلَـٰۤئكَةِ ٱسۡجُدُوا۟ لِـَٔادَمَ فَسَجَدُوۤا۟ إِلَّاۤ إِبۡلِیسَ أَبَىٰ ١١٦ -------------- ثُمَّ ٱجۡتَبَـٰهُ رَبُّهُۥ فَتَابَ عَلَیۡهِ وَهَدَىٰ ١٢٢
1.✨️Nabi nimada nabi Maxamed ﷺ in lasugo
2.✨️Cadaawada ibliis binii aadamka uu uqabo
3.✨️In luguu cadeeyo jannada daal iyo tacab ay leheen
4.✨️In liskaga in ibliis la ajiibo maxaa yeelay qofka way halaageesaa
5.✨️Haweeneeda inee daciif tahay
6.✨️Markasta haweeneed inay ninkeeda raacsan tahay
7.✨️Xaaraan inay tahay cawaraatka in la qaawiyo waajibna ay tahay in la asturo
8.✨️In lasugo nabi nimada nabi aadam عليه السلام iyo in laga towbad aqbalay iyo inuu ilaahay camalka uu jecelyahay uu ku hanuuniyay
8️⃣1️⃣قَالَ ٱهۡبِطَا مِنۡهَا جَمِیعَۢاۖ بَعۡضُكُمۡ لِبَعۡضٍ عَدُوࣱّۖ فَإِمَّا یَأۡتِیَنَّكُم مِّنِّی هُدࣰى فَمَنِ ٱتَّبَعَ هُدَایَ فَلَا یَضِلُّ وَلَا یَشۡقَىٰ ١٢٣ --------------- وَكَذَ ٰلِكَ نَجۡزِی مَنۡ أَسۡرَفَ وَلَمۡ یُؤۡمِنۢ بِـَٔایَـٰتِ رَبِّهِۦۚ وَلَعَذَابُ ٱلۡـَٔاخِرَةِ أَشَدُّ وَأَبۡقَىٰۤ ١٢٧
1.✨️Cadaawada shaydaanka insaanka uu uqabo
2.✨️Balan qaadka uu ilaahay u bulanqaaday qof walboo iimaan iyo camal saalix ah la imaato inuu ilaahay nolol wanaagsan nooleenaayo Aakhirana uu hoogeenin
3.✨️Awaal marka uu leeyahy qofka ka jeesto quraanka aduunka iyo Aakhiraba
4.✨️In la dhaliilo oo lacambaareeyo Israafka dunuubta iyo macaasida iyadoo aayaatka ilaahay lugu kufrinaayo iyo abaalka ay leeyihiin dadka saas sameenaayo | 3 053 |
| 7 | 1️⃣1️⃣وَمَاۤ أَعۡجَلَكَ عَن قَوۡمِكَ یَـٰمُوسَىٰ ٨٣ ------------------أَفَلَا یَرَوۡنَ أَلَّا یَرۡجِعُ إِلَیۡهِمۡ قَوۡلࣰا وَلَا یَمۡلِكُ لَهُمۡ ضَرࣰّا وَلَا نَفۡعࣰا ٨٩
1.✨️ Dag daga inuu xun yahay dhibaatooyin inee ka imaan karaan
2.✨️Mashruuciyada in laraadiyo raali ahaanshaha ilaahay lkn wuxu ilaahay jecelyahay in loogu dhawaadana loogu dhawaado
3.✨️Sharciga inuu qabo inaa dar ilaahay u carooto oo umurugooto sida nabi muuse عليه الصلاة والسلام oo kale
4.✨️Sharciga inuu qabo inay dumarka soo is ticaateesan karaan dahabka iyo waxa lisku qurxiyo lkn xaaraan ay tahay inay inkiraan
5.✨️Waajib inay tahay caqliga in li isticmaalo oo la fikiro oo xaqa iyo baadilka lakala saaro iyo khyrka iyo shrtaba
2️⃣1️⃣وَلَقَدۡ قَالَ لَهُمۡ هَـٰرُونُ مِن قَبۡلُ یَـٰقَوۡمِ إِنَّمَا فُتِنتُم بِهِۦۖ وَإِنَّ رَبَّكُمُ ٱلرَّحۡمَـٰنُ فَٱتَّبِعُونِی وَأَطِیعُوۤا۟ أَمۡرِی٩٠ ---------------- قَالَ یَبۡنَؤُمَّ لَا تَأۡخُذۡ بِلِحۡیَتِی وَلَا بِرَأۡسِیۤۖ إِنِّی خَشِیتُ أَن تَقُولَ فَرَّقۡتَ بَیۡنَ بَنِیۤ إِسۡرَ ٰۤءِیلَ وَلَمۡ تَرۡقُبۡ قَوۡلِی
1.✨️Nabiga oo la caasiyo inay fitno keeneeso diinta qofka caasiyay iyo aduunkiisaba
2.✨️Inay banaan tahay canaanta qofka aa jeceshahay markuu gabood falo wixii aad kula balantay sida uu u canaantay nabi muuse walalkisa haaruun عليهما السلام
3.✨️Cudur daarka inuu banaan yahay qofka gaabin lugu tuhmo inuu cudur daarto
4.✨️Qofka mujtajidka ah inuu gafi karo uun asiibi karo
3️⃣1️⃣قَالَ فَمَا خَطۡبُكَ یَـٰسَـٰمِرِیُّ ٩٥ ----------------إِنَّمَاۤ إِلَـٰهُكُمُ ٱللَّهُ ٱلَّذِی لَاۤ إِلَـٰهَ إِلَّا هُوَۚ وَسِعَ كُلَّ شَیۡءٍ عِلۡمࣰا ٩٨
1.✨️Sharciga inuu qabo in laga hadashiiyo qofka la tuhmaayo oo jawaabtiisa lafiiriyo
2.✨️Shey Qof naftiisa uma qurxiyo illaa wuu ku sinbiri raxdaa waxay nafta uqurxisay
3.✨️Waxaa laga yaabaa adoonka in loojamciyo cadaabka aduunyo iyo midka aakhiro sida ninkaan saamiri ladhoho loogu jamciyay
4.✨️Mashruuciyada qofka mubtadica in laga hijroodo oo laburiyo qof inay udhawaatana loo ogolaanin
5.✨️Asnaamta in labur buriyo iyo sawirada iyo aaladaha lahwiga iyo baadilka oo dadka diinta udiidaayo
4️⃣1️⃣كَذَ ٰلِكَ نَقُصُّ عَلَیۡكَ مِنۡ أَنۢبَاۤءِ مَا قَدۡ سَبَقَۚ وَقَدۡ ءَاتَیۡنَـٰكَ مِن لَّدُنَّا ذِكۡرࣰا ٩٩ -------------------- نَّحۡنُ أَعۡلَمُ بِمَا یَقُولُونَ إِذۡ یَقُولُ أَمۡثَلُهُمۡ طَرِیقَةً إِن لَّبِثۡتُمۡ إِلَّا یَوۡمࣰا ١٠٤
1.✨️in lasugo nabi nimada nabi Maxamed ﷺ maxaa yeelay qisadaas oo kale qofaa nabi ehen kama hadli karo
2.✨️Quraankaan inuu dikri u yahay kuwa ku waantoowaayaan xujajka iyo adiillana uu wato
3.✨️Xaalka kuwa mujrimiinta siday uxumaanaayaan kuwaasoo quraanka ka jeesteen
4.✨️Ahwaasha maalinta qiyaamo Weyninka ay qabto oo qofka
aduunka ku noolaa sanadooyin ay la noqonee inuu ku noolaa hal maalin iyo maalin galeed kaliya
5️⃣1️⃣وَیَسۡـَٔلُونَكَ عَنِ ٱلۡجِبَالِ فَقُلۡ یَنسِفُهَا رَبِّی نَسۡفࣰا ١٠٥ --------------------- وَمَن یَعۡمَلۡ مِنَ ٱلصَّـٰلِحَـٰتِ وَهُوَ مُؤۡمِنࣱ فَلَا یَخَافُ ظُلۡمࣰا وَلَا هَضۡمࣰا ١١٢
1.✨️Jahliga mushrikiinta in lacadeeyo
2.✨️In la sugo in lis soo saaraayo
3.✨️Shafaacada inay leheen ehlu towxiidka me ehee qof mushrik eh shafeeco qaadaan uma sugnaanin mana loo shafeeco qaadaayo
4.✨️Inay hoogaayaan mushrikiinta muwaxidiintana inay liibaanaayaan | 2 674 |
| 8 | 7️⃣مِنۡهَا خَلَقۡنَـٰكُمۡ وَفِیهَا نُعِیدُكُمۡ وَمِنۡهَا نُخۡرِجُكُمۡ تَارَةً أُخۡرَىٰ ٥٥ ------------فَتَوَلَّىٰ فِرۡعَوۡنُ فَجَمَعَ كَیۡدَهُۥ ثُمَّ أَتَىٰ ٦٠
1.✨️Kibirka fircoon iyo xad gudub kiisa
2.✨️Sixirka inuu leeyahay raad madaaris lugu barto uu leeyahay iyo rag yaqaano oo barto oo qarar ku eh
3.✨️Mubaaraatka sharciga inuu qaboo oo lisku boxo si xaqa loo muujiyo baadilkana loo tirtiro in lis balan san karo
4.✨️Sharciga inuu qabo makaanka iyo zamaka ku haboon in la doorto
8️⃣قَالَ لَهُم مُّوسَىٰ وَیۡلَكُمۡ لَا تَفۡتَرُوا۟ عَلَى ٱللَّهِ كَذِبࣰا فَیُسۡحِتَكُم بِعَذَابࣲۖ وَقَدۡ خَابَ مَنِ ٱفۡتَرَىٰ ٦١ ----------------- قَالَ بَلۡ أَلۡقُوا۟ۖ فَإِذَا حِبَالُهُمۡ وَعِصِیُّهُمۡ یُخَیَّلُ إِلَیۡهِ مِن سِحۡرِهِمۡ أَنَّهَا تَسۡعَىٰ ٦٦
1.✨️Inay xaaraan tahay in ilaahay lugu been abuurto iyo inay tahay danbi lugu baabo,o oo lugu khasaaro
2.✨️Shirqoolka iyo dhakrida insaanka uu ilahay aayaadka ugu hadlay oo qadiyada diinta eheed oo xaqa iyo baadilka eheed oo mucjizo ilaahay aheyd inuu ubadalo arin siyaaso ah si nufuusta uu usaameeyo ayna urumeeso taladiisana ay qaataan
3.✨️Maciyyada ilaahay iyo lajirka ilahay oo muuse ilaahay la jiray waxay ka muuqataa tasarrufaatka Muuse عليه السلام waqti ay idin weydiisteen adi maa dhigi mise anagaa dhigeeno oo adinka dhiga ku dhahy maxaa yeelay xaikmada ku jirto waxay tahay nufuusta wax fiirsnaayan waxaa ugu danbeeneeso aa la dhahay mash-hadka ugu daneeyo iyo kalmada udanbeeso aa dadka infa badan saameeneeso mar walbo gaar ahaan lawo mawqif oo xaqa iyo baadil kala wataan
9️⃣فَأَوۡجَسَ فِی نَفۡسِهِۦ خِیفَةࣰ مُّوسَىٰ ٦٧ -------------- قَالَ ءَامَنتُمۡ لَهُۥ قَبۡلَ أَنۡ ءَاذَنَ لَكُمۡۖ إِنَّهُۥ لَكَبِیرُكُمُ ٱلَّذِی عَلَّمَكُمُ ٱلسِّحۡرَۖ فَلَأُقَطِّعَنَّ أَیۡدِیَكُمۡ وَأَرۡجُلَكُم مِّنۡ خِلَـٰفࣲ وَلَأُصَلِّبَنَّكُمۡ فِی جُذُوعِ ٱلنَّخۡلِ وَلَتَعۡلَمُنَّ أَیُّنَاۤ أَشَدُّ عَذَابࣰا وَأَبۡقَىٰ ٧١
1.✨️Cabsi in la dareemo markii sababeheeda la arko iimaanka wax dhibaato ah uma keeneeso nabi muusaba wuu cabsaday
2.✨️In lasugo waxay saxarada ay muujinaayaan wax luguu mala galinaayo inay tahay wax xaqiiqo ah ma ahan
3.✨️Xaaran inuu yahay sixirka
4.✨️Saameenta nafta dadka saaxiriinta ah ay ku yeesheen markii ay arkeen farqiga u dhexeeyo aayada mucjizada iyo sixirka wayna rumeeyeen aayaatka ilaahay
5.✨️Qofka mu'minka geesinimadiisa oo goodin iyo dil iyo in la daldalo uu ka cabsaneenin
0️⃣1️⃣قَالُوا۟ لَن نُّؤۡثِرَكَ عَلَىٰ مَا جَاۤءَنَا مِنَ ٱلۡبَیِّنَـٰتِ وَٱلَّذِی فَطَرَنَاۖ فَٱقۡضِ مَاۤ أَنتَ قَاضٍۖ إِنَّمَا تَقۡضِی هَـٰذِهِ ٱلۡحَیَوٰةَ ٱلدُّنۡیَاۤ ٧٢ ------------- جَنَّـٰتُ عَدۡنࣲ تَجۡرِی مِن تَحۡتِهَا ٱلۡأَنۡهَـٰرُ خَـٰلِدِینَ فِیهَاۚ وَذَ ٰلِكَ جَزَاۤءُ مَن تَزَكَّىٰ ٧٦
1.✨️Kufriga ma saameen karo iimaanka baadilkana ma saameen karo xaqa waxa quraafaadka ahna ma saameen karto diinta saxiixa ah illaa qof jaahil me ehee
2.✨️Mabda' in luguus ugo cadaabka aduunka in la xamili karo oo loo sabri karo markii loo fiiriyo midka aakhiro
3.✨️Ikraaha ama qasabida waa 2 nooc:
🌹1.mid dil iyo dhibaato ay tahay qofkana uu awoodin ayna ku qasbantahay inay sameeso
🌹2. Midka kale waa mid danbigeeda luguu dhaafeenin illa towbo saadiq eh aa la timaado me ehee
4.✨️Awaal marka uu leeyahy kufriga iyo macaasida iyo iimaanka iyo camalka saalixa ah daarta aakhiro inay leeyihiin | 2 606 |
| 9 | 🪴فوائد سورة طه🪴
1️⃣طه ١ ------------ ٱللَّهُ لَاۤ إِلَـٰهَ إِلَّا هُوَۖ لَهُ ٱلۡأَسۡمَاۤءُ ٱلۡحُسۡنَىٰ ٨
1.✨️In labaabi’iyo nadariyada qabto in takaaliifta inay dhib tahay oo adoonko dhib ku tahay
2.✨️Caqiidada waxyiga in la sugo iyo nabiga nabinnimadiisa ﷺ inaan sugno
3.✨️Inaa sugni sifaatka ilaahay uu leeyahay جل جلاله sida istiwaaga ikaashada carshiga uu ku ekaaday inee waajib tahay in la rumeeyo anagoo howl gab aan ka dhigeenin tashbiihna aan ku sameeneenin oo cid u ekeesiineenin
4.✨️Rubuubiyada ilaahay inaan qirno oo shay walbo ilaahay abuuray
5.✨️Inaa sugno towxiidka iyo Asmaada ilaahay oo aadka u wanaagsan iyo sifaatkiisa sareeya
2️⃣وَهَلۡ أَتَاكَ حَدِیثُ مُوسَىٰۤ ٩ -------------- فَلَا یَصُدَّنَّكَ عَنۡهَا مَن لَّا یُؤۡمِنُ بِهَا وَٱتَّبَعَ هَوَىٰهُ فَتَرۡدَىٰ ١٦
1.✨️Nabi muxammed nabi nimadiisa in lasugo ﷺ
2.✨️In lasugo towxiidka oo لآ إله إلا الله dacwada rususha dhan inay ahayd
3.✨️In ilaahay سبحانه وتعالى Aan hadal u sugno inuu ilaahay hadlo
4.✨️Mashruuciyada in la barakeesto wixii ilaahay mubaarak ka dhigay uu barakeeyay
5.✨️Inay waajib tahay in salaada la toosiyo muhiimada salaada loo jideeeyayna inaubtahay in ilaahay la xuso
6.✨️Xikmada saacada loo qariyay inuu ilaahay noo cadeeyay oo qof walbo in awaalkeeda lasiiyo eh
3️⃣وَمَا تِلۡكَ بِیَمِینِكَ یَـٰمُوسَىٰ ١٧ ------------- ٱذۡهَبۡ إِلَىٰ فِرۡعَوۡنَ إِنَّهُۥ طَغَىٰ ٢٤
1.✨️Nabiga nabinnimadiisa in lasugo Maxaa yeelay akhbaartaan oo kale qof loo waxyooday me ehee qof kale ma keen karo
2.✨️Inay wanaagsan tahay wax yaabaha wanaagsan in midigta lugu qabsado
3.✨️Sharciga inuu qabo in ul laqaato nabigaba wuu wadan jiray ﷺ
4.✨️Sunnada ari raaca in Anbiyada ilahay inay ariga raaci jireen
5.✨️Mashruuciyada in lugu tababarto hubka inta aadan isticmaalin ama dagaalka aa galin
6.✨️Aayaadka la siiyay nabi muuse usha isku badleesay abeesada iyo gacnta cad sida barafka oo kale ama shucaaca qoraxda iyadoo leh ayay soo bexeese
7.✨️Duqyaanka iyo xad gudubka ninka ilaaha sheegtay oo fircoon eh
4️⃣قَالَ رَبِّ ٱشۡرَحۡ لِی صَدۡرِی ٢٥ ------------إِنَّكَ كُنتَ بِنَا بَصِیرࣰا ٣٥
1.✨️Inay waajib tahay in ilaahay labaryo wax walboo adoonka murug galinaayo inuu ilaahay weydiisto
2.✨️Sharciga inuu qabo inaa is diyaarisid
3.✨️Fadiilada tasbiixda iyo digriga ay leeyihiin iyo in lugu tawassulo magacyada ilaahay iyo sifaatkiisaba
5️⃣قَالَ قَدۡ أُوتِیتَ سُؤۡلَكَ یَـٰمُوسَىٰ ٣٦ ------------- وَٱصۡطَنَعۡتُكَ لِنَفۡسِی ٤١
1.✨️Ludfiga iyo dhimrinta wanaagsan ee ilaahay sida adoomadiisa ugu naxariisanaayo iyo muulkiisa wanaagsan uu khalqigiisa u maamulaayo
2.✨️Madaahirta ka muuqato ikraamka ilaahay ludfigiisa adoonkiisa iyo rasuulkiisa Muuse عليه السلام siduu ukaraameeyey
3.✨️Jeceelka uu ilaahay jeclaaday nabi muuse Ayna raadeese arinkaas dadka inay jeclaadaan
4.✨️Sugid lasugaayo nabi maxamad ﷺ nabi nimadiisa maxaa yeelay Arimahaan oo kale qof aan loo waxyoonin ma sheegi karo
6️⃣ٱذۡهَبۡ أَنتَ وَأَخُوكَ بِـَٔایَـٰتِی وَلَا تَنِیَا فِی ذِكۡرِی ٤٢ ---------------إِنَّا قَدۡ أُوحِیَ إِلَیۡنَاۤ أَنَّ ٱلۡعَذَابَ عَلَىٰ مَن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰ ٤٨
1.✨️Digriga ilahay sha,nigiisa oo ilaahay laga xuso qalbiga iyo carabka iyo jawaarixda wanaaga ay leedahay
2.✨️Inay waajib tahay dadka dacwada loogu yeerayo xikmad in loo raaco
3.✨️Maciyyada ilaahay in lasugo Awliyadiisa iyo adoomadiisa wanaagsan uu u gar gaaraayo
4.✨️Cadaabka aduun iyo mid aakhiro oo laga bad baado inay ku jirto hanuunka oo laraaco
5.✨️Mashruuciyada qofka daalimka in loo tago oo wax la amro waxna laga reebo laguna sabro dhibkiisa
6.✨️Qofka cabsida wax in loogu qabaneenin haday jirto sabibihii cabsida | 2 612 |
| 10 | ﷽
🟣Suuratu طه :Suurah makkiyah
🟣Aayaatkeeda: 135
⚪️MUNAASABADDA KALA DHAXEYSO SUURADA KA HOREESO
🟥1.Suuarada maryam qisaska anbiyada lugu sheegay qaarna waa la waasiciyay qaarna waa la koobay sidi qisada nabi Ibraahim CS Aa lugu sheegay oo lawaasiciyay isaga iyo aabihiis wixii dhex maray Qaarna Aadaa loo gaabiyay sida nabi muuse qisadiisa oo kale 3 aayad oo kale ayaa looga hadlay iyo nabiyo qaar oo si mujmal ah loos sheegay
🌹=Suuradaana qisatu muusaa oo suuradaas lugu koobay aa lugu kala dhig dhigay
✨️ sidoo kale qisada nabi aadam waa lugu kala dhig dhigay suuratu maryamne magaciisa bes lee lugusheegay ومن ذريةآدم waa tii ilaahay dhahay
🟥2. Suuratu maryam aakhirkeeda waxaa lagu sheegay in quraanka carabka nabiga lugu yasiray ilaahay wuxuu ku dhahay
{ فَإِنَّمَا یَسَّرۡنَـٰهُ بِلِسَانِكَ لِتُبَشِّرَ بِهِ ٱلۡمُتَّقِینَ وَتُنذِرَ بِهِۦ قَوۡمࣰا لُّدࣰّا }
🌹=Suuradaan bilowgeedana quraankuu ilahay oga hadlay wuxuu ku dhahay
{ مَاۤ أَنزَلۡنَا عَلَیۡكَ ٱلۡقُرۡءَانَ لِتَشۡقَىٰۤ ... إِلَّا تَذۡكِرَةࣰ لِّمَن یَخۡشَىٰ }
🟤🟤🟤🟤🟤🟤🟤🟤🟤
🔮معاني الكلمات🔮
1.لِتَشْقَىٰ✨️ inaad dhibtootid
2.تَحْتَ الثَّرَىٰ✨️Carada iyo dhulka waxa ka hooseya
3.امْكُثُوا✨️ nagaada
4.آنَسْتُ✨️ waxan arkay
5.بِقَبَسٍ✨️ dhinbil
6.نُودِيَ✨️ waa loo dhawaaqey
7.فَاخْلَعْ✨️ Siib
8.أَكَادُ✨️ waxaan sigey
9.أُخْفِيهَا✨️ inaan qariyo
10.بِمَا تَسْعَى✨️waxay shaqaysatey
11.فَتَرْدَىٰ✨️ aad halaagsanto/ ku shalwato
12.وَمَا تِلْكَ✨️ maxay tahay taas
13.أَتَوَكَّأُ✨️ waan cuksadaa
14.وَأَهُشُّ✨️ /wan ugu shabiya/ugu luxaa
15.مَآرِبُ أُخْرَىٰ✨️ dano kale
16.سِيرَتَهَا الْأُولَىٰ✨️ sideedi hore
17.جَنَاحِكَ✨️dhinacaaga
18.اشْرَحْ لِي✨️ ii waasici
19.وَاحْلُلْ✨️ fur
20.عُقْدَةً✨️ gunad
20.وَزِيرًا✨️ mid kaalmeya ah
21.أَزْرِي✨️dhabarkayga
22.أَنِ اقْذِفِيهِ✨️ ku tuur muuse sanduuqa
23.فَاقْذِفِيهِ✨️Sanduqana kutuur
24.فَلْيُلْقِهِ✨️hasoo tuurto
25.الْيَمُّ✨️ Bada
26.بِالسَّاحِلِ✨️Xeebta
27.وَأَلْقَيْتُ✨️waan ridey
28.وَلِتُصْنَعَ ✨️ si luguugu sameeyo/ luguugu ilaaliyo
29.وَلَا تَنِيَا✨️ haka daalina
30.قَوْلًا لَيِّنًا✨️hadal jilcan
31.أَنْ يَفْرُطَ✨️nagusoo deg dego
32.مَهْدًا✨️ gogol
33.وَسَلَكَ✨️idin qaadsiyey
34.فجاجا✨️ Waasac
35.سُبُلًا✨️wadooyin.
36.شَتَّىٰ✨️kala duwan
37.وَارْعَوْا✨️daajista
38.لِأُولِي النُّهَىٰ✨️Cuqusha usaxibka ah
39.سُوࣰى✨️loo siman yahay/dhexdhexaad
40.فَیُسۡحِتَكُم✨️ idinku jirid gooyo
41.ٱلۡمُثۡلَىٰ ✨️ugu fiican/ugu sareyso
42.حِبَالُهُمۡ ✨️xargahooda
43. وَعِصِیُّهُمۡ✨️Ulahooda
44. یُخَیَّلُ✨️ loo ekeysiiyey/loo suuradeyey / waxa loo mala galinaya
45.دَرَكࣰا ✨️haleelid /gaarid
46.وَمَن یَحۡلِلۡ✨️Cidii kudegto
47.وَعَجِلۡتُ إليك✨️Waakuu soo degdegay
48.بِمَلۡكِنَا ✨️xoriyadeena/ikhtiyaarkena
49.حُمِّلۡنَاۤ ✨️Waa nalagu xambaariyey
50.وَلَمۡ تَرۡقُبۡ قولي✨️ hadalkeegana ma dhageesanin /Ama ani hadal igamaadan maqlin
51.فَقَبَضۡتُ ✨️waan cantoobey
52.فَنَبَذۡتُهَا ✨️waa tuurey
53.سَوَّلَتۡ✨️Iiqurxisey
54.لَنَنسِفَنَّهُۥ✨️Waan bitinaynaa oo bitinaynaa
54.وِزْرًا ✨️Culees
56.زُرۡقࣰا ✨️ indho buluugan /indho cagaaran
57.قَاعࣰا ✨️Meel banaan
58.صَفۡصَفࣰا ✨️Sibsib Siman ah
59.عِوَجࣰا ✨️Meel qalooc ah
60.وَلَاۤ أَمۡتࣰا ✨️Meel taag ah
61.هَمۡسࣰا ✨️ Shanqar
62.وَعَنَتِ : wey qushuucdey
63.هَضۡمࣰا ✨️Nusqaamin
64.عَزۡمࣰا ✨️Go,aan
65.وَلَا تَعۡرَىٰ✨️ dhar la,aan
66.لَا تَظۡمَؤُا۟✨️inaadan ku oomin/ haraadin
67.ولا تَضحَى✨️Aadan qoraxeesanin
68.لَّا یَبۡلَىٰ✨️aan duugoowin/aan dhamaanin
69.فَغَوَىٰ✨️ wuu lumey
70.ضَنكࣰا ✨️ Ciriiri
71.وَٱصۡطَبِرۡ✨️ Kusabir
72. خُوَارٌ ✨️ Codka saca | 2 921 |
| 11 | 🌸مناسبة سورة طه مع مريم
🌸التبيان🌸 | 2 913 |
| 12 | sticker.webp | 2 955 |
| 13 | sticker.webp | 2 971 |
| 14 | sticker.webp | 2 988 |
| 15 | sticker.webp | 1 068 |
| 16 | 🌸سبب نزول قوله تعالى ( بَلْ قَالُوٓاْ أَضْغَٰثُ أَحْلَٰمٍ بَلِ ٱفْتَرَىٰهُ بَلْ هُوَ شَاعِرٌ فَلْيَأْتِنَا بِـَٔايَةٍۢ كَمَآ أُرْسِلَ ٱلْأَوَّلُونَ.. )
🌸التبيان🌸 | 3 522 |
| 17 | 6️⃣1️⃣وَذَا ٱلنُّونِ إِذ ذَّهَبَ مُغَـٰضِبࣰا فَظَنَّ أَن لَّن نَّقۡدِرَ عَلَیۡهِ فَنَادَىٰ فِی ٱلظُّلُمَـٰتِ أَن لَّاۤ إِلَـٰهَ إِلَّاۤ أَنتَ سُبۡحَـٰنَكَ إِنِّی كُنتُ مِنَ ٱلظَّـٰلِمِینَ ٨٧ ------------------ وَٱلَّتِیۤ أَحۡصَنَتۡ فَرۡجَهَا فَنَفَخۡنَا فِیهَا مِن رُّوحِنَا وَجَعَلۡنَـٰهَا وَٱبۡنَهَاۤ ءَایَةࣰ لِّلۡعَـٰلَمِینَ ٩١
1.🌟Fadiilada ay leedahay ducada nabi yuunis عليه السلام oo eheed لآ إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين nabiga ﷺ wuxuu dhahay qof mu,min eh ilaahay kuma baryo ducadaan illa waa la ajiibaa
2.🌟Inay wanaagsan tahay cunug inaa ilaahay waydiisato dan wanaagsanna aad ku weydiisato ziino iyo lahwi darteed ma ahan
3.🌟Zawjada saalixada ah inay kamid tahay wanaaga aduunka
4.🌟Fadliga ay leedahay in khayraadka loo dag dago iyo baryada ilaahay زعبة ورهبة in ilaahay loo baryo, iyo in lugu khushuuco cibaadaadka gaar ahaan salaada iyo ducada
5.🌟Fadiilada cifada iyo dhowrsanaanta ay leedahay farjigana la xifdiyo
6.🌟Maryama iyo wiilkeeda nabi Ciise Aayad ayuu ilaahay ka dhigay
7️⃣1️⃣إِنَّكُمۡ وَمَا تَعۡبُدُونَ مِن دُونِ ٱللَّهِ حَصَبُ جَهَنَّمَ أَنتُمۡ لَهَا وَ ٰرِدُونَ ٩٨ ---------- یَوۡمَ نَطۡوِی ٱلسَّمَاۤءَ كَطَیِّ ٱلسِّجِلِّ لِلۡكُتُبِۚ كَمَا بَدَأۡنَاۤ أَوَّلَ خَلۡقࣲ نُّعِیدُهُۥۚ وَعۡدًا عَلَیۡنَاۤۚ إِنَّا كُنَّا فَـٰعِلِینَ ١٠٤
1.🌟In lasugo towxiid iyo awaal marinta iyo inlis soo saaraayo malinta qiyaamo
2.🌟qofkii lacaabudo ilaahay ka soke raali ahaanshihiisa iyo amarkiisana lugu caabudo isaga dadki caabudaaye jahannamo ayaa xaabo looga dhigaa, lkn qofkii aan raali ka eheen isaga naarta magalaayo
3.🌟Cadamada ilaahy جل جلاله cirkana aad aragto siduu uweyn yahay ayuu midigtiisa ku duubaa
4.🌟Dadka iyagoo kaba la, oo qaawan oo gudneen yay soo baxaayan siduu ilaahayba dhahay كما بدأكم تعوودون
8️⃣1️⃣وَلَقَدۡ كَتَبۡنَا فِی ٱلزَّبُورِ مِنۢ بَعۡدِ ٱلذِّكۡرِ أَنَّ ٱلۡأَرۡضَ یَرِثُهَا عِبَادِیَ ٱلصَّـٰلِحُونَ ١٠٥ --------------- قَـٰلَ رَبِّ ٱحۡكُم بِٱلۡحَقِّۗ وَرَبُّنَا ٱلرَّحۡمَـٰنُ ٱلۡمُسۡتَعَانُ عَلَىٰ مَا تَصِفُونَ ١١٢
1.🌟Mu,umiinta muttaqiinta ah oo ilaahay ka cabsadaan iyagaa saalixiin jannadana dhaxlaayaan oo galaayaan
2.🌟Quraankan kifaayaa kusugan iyo sahay qofkii ilaahay rimeeyo oo camalkiisa wanaajiso
3.🌟Fadliga nabiga uu leeyahy ﷺ iyo sharfiisa maadama رحمة للعالمين uu ilaahay ka dhigay
4.🌟Inay waajib tahay ahlu shirkiga iyo ahlu tawxiidka inay kala baxaan
5.🌟Wax walbo oo adoonka soo wajahaayo oo dhibato iyo tacab ah inuu illaahay kaashado
〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰
🤍واسلك دروب العارفين بهمة🤲
والزم كتاب الله غير مبال. 🤍 | 3 674 |
| 18 | 4️⃣1️⃣وَدَاوُۥدَ وَسُلَیۡمَـٰنَ إِذۡ یَحۡكُمَانِ فِی ٱلۡحَرۡثِ إِذۡ نَفَشَتۡ فِیهِ غَنَمُ ٱلۡقَوۡمِ وَكُنَّا لِحُكۡمِهِمۡ شَـٰهِدِینَ ٧٨ ----------------- وَمِنَ ٱلشَّیَـٰطِینِ مَن یَغُوصُونَ لَهُۥ وَیَعۡمَلُونَ عَمَلࣰا دُونَ ذَ ٰلِكَۖ وَكُنَّا لَهُمۡ حَـٰفِظِینَ ٨٢
1.🌟Inay waajib tahay in lasameeyo qudaat قضاة oo dadka kala xukumo
2.🌟Maashiyada ama xoolaha xukun keeda haday habeeka wax daaqdo kuwa ariga iska lahaa ayaa larabaa inay wax dhiiban maxaa yeelay habeenkii waa amni iyo amaan, haday maalin tahay lkn kan beerta lahaa aa danbiga iska lahaanaayo kan xoolaha lehna danbi mayeelanaayo
3.🌟Tasbiixda fadliga ay leedahay
4.🌟Aaladaha dagaalka in lasameesto oo lisku diyaariyo الجهاد في سبيل aad ayay muhiim u tahay
5.🌟Shukrinta ilaahay waajibka ay tahay nimco walbo oo qofka ku soo cusboonaato inuu ilaahay oga shukriyo
6.🌟In lasugo nabinimada nabi Muxammad ﷺ maxaa yeelay qisaskaan oo kale iskama keen san karo illa qof ilaahay u waxyooday me ehe
7.🌟Wax walbo oo kownkaan ka dhaxaayo oo dhacdooyin eh ilahay wuu ogyahay سبحانه وتعالى
5️⃣1️⃣وَأَیُّوبَ إِذۡ نَادَىٰ رَبَّهُۥۤ أَنِّی مَسَّنِیَ ٱلضُّرُّ وَأَنتَ أَرۡحَمُ ٱلرَّ ٰحِمِینَ ٨٣ --------- وَأَدۡخَلۡنَـٰهُمۡ فِی رَحۡمَتِنَاۤۖ إِنَّهُم مِّنَ ٱلصَّـٰلِحِینَ ٨٦
1.🌟Maqaamka sabarka siduu sareeyo waxaa lamid ah shukrinta tan hore waxaa wye dhibaatada iyo mashaakilka ku asiibayaa ku sabree tan kalana waa ku shukrinee nimcada ilaahay uu ku siiyey
2.🌟Fadliga ducada Ay leedahay istijaabadaan waxaa waaye inuu ilaahy kugu ilhaamiyo
3.🌟Dadka saalixiinta ah siiradooda iyo qisaskooda waano ayaa ku jirto cibrana way ku sugantahay
4.🌟Qofkii lugu ibtileeye ama lugu imtixaanay inuu waayo maal ama walad ama ehel oo ku sabra ilaahay badal ayuu siinaayaa waliba markay musiibada ku dhacdo uu dhoho إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم أجرني في مصيبتي وأخلف لي خيرا منها | 2 908 |
| 19 | 0️⃣1️⃣وَلَقَدۡ ءَاتَیۡنَاۤ إِبۡرَ ٰهِیمَ رُشۡدَهُۥ مِن قَبۡلُ وَكُنَّا بِهِۦ عَـٰلِمِینَ ٥١ -------- فَجَعَلَهُمۡ جُذَ ٰذًا إِلَّا كَبِیرࣰا لَّهُمۡ لَعَلَّهُمۡ إِلَیۡهِ یَرۡجِعُونَ ٥٨
1.🌟madaahirta imcaamka ilaahay iyo ikraamkiisa ay ka muuqato ciduu doorto oo adoomadiisa kamid ah sida nabi Ibraahim oo kale
2.🌟Nabi nimada nabi Maxamed ﷺ in lasugo
3. Taqliidka in la dhaliilo oo wax daliil iyo Burhaan loo heenin
4.🌟Mashruuciyada maqaraati kaca iyo fadligeeda
5.🌟In munkarka gacantaada aad ku in kirtid ama aad ku zuulisid qofkii awoodo waxaana laga hormarinaa carabka in lisku daro sida nabi Ibraahim oo sameeye iyadana way fiicantahay
1️⃣1️⃣قَالُوا۟ مَن فَعَلَ هَـٰذَا بِـَٔالِهَتِنَاۤ إِنَّهُۥ لَمِنَ ٱلظَّـٰلِمِینَ ٥٩ -----------------ثُمَّ نُكِسُوا۟ عَلَىٰ رُءُوسِهِمۡ لَقَدۡ عَلِمۡتَ مَا هَـٰۤؤُلَاۤءِ یَنطِقُونَ ٦٥
1.🌟Dulmiga macruuf ayuu ka ahaa basharka agtiisa iyo mukarkaba dulmiga nafta hadaynan jiri leheena maynan qiri leheen
2.🌟Bayyino iyo daliil in lakeeno oobmar walbo la oogo wye in wax kasto liska sheegto daliil la aan ma anfeceeso
3.🌟Usluubta maxkamadana waxay keeneesaa in lahadlo oo la jawaabo
4.🌟Masruuciyada in latawriyeesto inay banaan tahay hadaa ka cabsanaysid inaa been sheegtid
2️⃣1️⃣قَالَ أَفَتَعۡبُدُونَ مِن دُونِ ٱللَّهِ مَا لَا یَنفَعُكُمۡ شَیۡـࣰٔا وَلَا یَضُرُّكُمۡ ٦٦ ----------- وَوَهَبۡنَا لَهُۥۤ إِسۡحَـٰقَ وَیَعۡقُوبَ نَافِلَةࣰۖ وَكُلࣰّا جَعَلۡنَا صَـٰلِحِینَ ٧٢
1.🌟Ibraahim doodiisa awooda ay leheed iyo usluubta dacwadiisa siday u atkeed
2.🌟Ehlu baadilka in baadilkooda lugu canaanto
3.🌟Aayad aayaatka ilahay kamid ah inay tahay dabka inaynan gubin Ibraahim xerkihii ku xer xirnaa me ehee
4.🌟Quwada iyo awooda ay leedahay taka saarashada ilahay la tala saaranaayo sababna waxay u eheed inay mucjisadaas dhacdo nabi Ibraahimna wuxu dhahay حسبي الله ونعم الوكيل Markaasuu ilaahay naarta wuxuu ku dhahay كوني برداً وسلاماً على إبراهيم ilaahayna waa ka kafiyay waxa lasheegaa inuu jibriil u imaaday uu ku dhahay هل لك يا إبراهيم من حاجة؟ wax dan ah ma leedahay ibraahiimow wuxuu dhahay nabi Ibraahim أما أليك فلا، حسبي الله ونعم الوكيل Adiga dan kaama lihi lkn ilaahy ayaa igu filan oo tala saartay
5.🌟Towxiidka oo lasugo shirkaga uu labaadil yeelo
6.🌟Nabi Ibraahim kabixida uu ka baxay dhulka Ciraaq uu aaday dhulka shaam waxay eheed hijradii u horeesay taariikhda islaamka
3️⃣1️⃣وَجَعَلۡنَـٰهُمۡ أَئمَّةࣰ یَهۡدُونَ بِأَمۡرِنَا وَأَوۡحَیۡنَاۤ إِلَیۡهِمۡ فِعۡلَ ٱلۡخَیۡرَ ٰتِ وَإِقَامَ ٱلصَّلَوٰةِ وَإِیتَاۤءَ ٱلزَّكَوٰةِۖ وَكَانُوا۟ لَنَا عَـٰبِدِینَ ٧٣ ---------- وَنَصَرۡنَـٰهُ مِنَ ٱلۡقَوۡمِ ٱلَّذِینَ كَذَّبُوا۟ بِـَٔایَـٰتِنَاۤۚ إِنَّهُمۡ كَانُوا۟ قَوۡمَ سَوۡءࣲ فَأَغۡرَقۡنَـٰهُمۡ أَجۡمَعِینَ ٧٧
1.🌟fadkiga dacwada ilaahay ee leedahay dadka utaaganna sharfta ay leeyihiin
2.🌟Salaada oo latoosiyo zakada oo labixiyo Afcaasha khayrka oo la sameeyo fadliga ay leedahay
3.🌟Amaanta ilaahay uu amaanayo awliyadiisa cibaadada wanagsan iyo khushuucoda uu ku maaanayo ayaan ka qaadaneenaa
4.🌟Khubthiga iyo xumanta haduu umada ku batana hlaag iyo bur bur ayaa kuwada dhacaayo umada
5.🌟Fisqiga iyo cawaaqibtiisa in liskaga digo waayo iyadaa bur burinta keento والعياذ بالله
6.🌟In lasugo nabinimada nabi Muxammad ﷺ maxaa yeelay qisaskaan oo kale iskama keen san karo illa qof loowaxyooday me ehee | 2 636 |
| 20 | 6️⃣وَمَن یَقُلۡ مِنۡهُمۡ إِنِّیۤ إِلَـٰهࣱ مِّن دُونِهِۦ فَذَ ٰلِكَ نَجۡزِیهِ جَهَنَّمَۚ كَذَ ٰلِكَ نَجۡزِی ٱلظَّـٰلِمِینَ ٢٩ ------------وَهُوَ ٱلَّذِی خَلَقَ ٱلَّیۡلَ وَٱلنَّهَارَ وَٱلشَّمۡسَ وَٱلۡقَمَرَۖ كُلࣱّ فِی فَلَكࣲ یَسۡبَحُونَ
1.🌟Qudrada ilaahay سبحانه وتعالى iyo cilmigiisa iyo xikmadiida oo waajibineeso inaa ilahy kaligiis rumeeno oo adeecno
2.🌟Xikmada ilaahay siduu u abooray buurahaan qotomo
3.🌟In lacadeeyo Nidaamkaan ilaahiga ah oo daqiiqa ah iyo ilaahay cilmigiisa iyo xikmadiisa weyninkeeda
4.🌟Dadka badankood inay ka jeesteen aayaadka ilaahay
7️⃣وَمَا جَعَلۡنَا لِبَشَرࣲ مِّن قَبۡلِكَ ٱلۡخُلۡدَۖ أَفَإِی۟ن مِّتَّ فَهُمُ ٱلۡخَـٰلِدُونَ ٣٤ --------- وَیَقُولُونَ مَتَىٰ هَـٰذَا ٱلۡوَعۡدُ إِن كُنتُمۡ صَـٰدِقِینَ ٣٨
1.🌟in la baabi'iyo waxyaabaha shaacay oo ee dheheen khadar wuu noolyahay
2.🌟Cillada khayrka iyo sharta uu ilaahy ukeenay waxay tahay in imtixaan tahay
3.🌟Wixii mushrikiinta ku sugnaayeen oo rasuulka ku jees jeesi jireen
4.🌟Xaqiiqo in lasugo insaanka inuu dag dag ka abuuran yahay illaa mid tarbiyo wanaagsan qaatay me ehee
8️⃣لَوۡ یَعۡلَمُ ٱلَّذِینَ كَفَرُوا۟ حِینَ لَا یَكُفُّونَ عَن وُجُوهِهِمُ ٱلنَّارَ وَلَا عَن ظُهُورِهِمۡ وَلَا هُمۡ یُنصَرُونَ ٣٨ ------------- أَمۡ لَهُمۡ ءَالِهَةࣱ تَمۡنَعُهُم مِّن دُونِنَاۚ لَا یَسۡتَطِیعُونَ نَصۡرَ أَنفُسِهِمۡ وَلَا هُم مِّنَّا یُصۡحَبُونَ ٤٣
1. In lasugo saacada qiyaamo inay imaaneenin illa kado me ehee
2.🌟In lasugo عقيدة البعث والجزاء
3.🌟In loo qalbi dajiyo nabiga ﷺ dhibaatada uu kla kulmaayo tolkiisa umadihii horena inay saas ahaayeen
4.🌟Waxay mushrikiinta caabudaayan inay cadaabka ka celinaynin
5.🌟Cilada keeneeso inay mushrikiinta madax adeegan oo
ah inay quraanka ku tadaburaynin
8️⃣بَلۡ مَتَّعۡنَا هَـٰۤؤُلَاۤءِ وَءَابَاۤءَهُمۡ حَتَّىٰ طَالَ عَلَیۡهِمُ ٱلۡعُمُرُۗ أَفَلَا یَرَوۡنَ أَنَّا نَأۡتِی ٱلۡأَرۡضَ نَنقُصُهَا مِنۡ أَطۡرَافِهَاۤۚ أَفَهُمُ ٱلۡغَـٰلِبُونَ ٤٤ ------------- وَنَضَعُ ٱلۡمَوَ ٰزِینَ ٱلۡقِسۡطَ لِیَوۡمِ ٱلۡقِیَـٰمَةِ فَلَا تُظۡلَمُ نَفۡسࣱ شَیۡـࣰٔاۖ وَإِن كَانَ مِثۡقَالَ حَبَّةࣲ مِّنۡ خَرۡدَلٍ أَتَیۡنَا بِهَاۗ وَكَفَىٰ بِنَا حَـٰسِبِینَ ٤٧
1.🌟Cimriga dheer iyo rizqiga waasca ah inta badan qofka waxay u keenaan kado
2.🌟Shayga lajeclaadana dadka wuu indho tiraa
3.🌟Dacfiga insaanka haduu cadaab yar ku dago inuu xamili karin
4.🌟In lasugo in lis soo saaraayo oo lis xisaabinaayo oo lis abaal marinaayo
9️⃣وَلَقَدۡ ءَاتَیۡنَا مُوسَىٰ وَهَـٰرُونَ ٱلۡفُرۡقَانَ وَضِیَاۤءࣰ وَذِكۡرࣰا لِّلۡمُتَّقِینَ ٤٨ --------- وَهَـٰذَا ذِكۡرࣱ مُّبَارَكٌ أَنزَلۡنَـٰهُۚ أَفَأَنتُمۡ لَهُۥ مُنكِرُونَ٥٠
1.🌟Gaalada uu alle ku galadeestay nabi Muuse iyo tolkiisa iyo nabi muxamad tolkiisa inuu alle ku soo dajiyay nabi Muuse towraat nabi Maxamed ﷺ in lugu soo dajiyay furqaan
2.🌟sifaatka kuwa ilaahay ka cabsado in lugu sheego oo ah inay ilaahay qeybka (الغيب) oga cabsanaayaan
3.🌟Quraankan inuu barakeesan yahay kufrigana la dhaliilo
4.🌟In lacanaanto qofka ku kufriyo quranka oo inkiraayo waxa kusugan oo hanuun ah iyo nuur | 2 506 |
