cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Maktabadda altibyaan dufca3⃣ad

Waa makatabadda🌹 dufcada 3⃣aad ee markazka🪻altibyaan ,waxaa kahelaysa asbab nuzuul 🌹iya macaani mufradat 🪻iya fawaaidka aayaadaha

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
7 021
Obunachilar
+1824 soatlar
+1637 kunlar
+47630 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

🌸مناسبة سورة مريم مع الكهف 🌸التبيان🌸
Hammasini ko'rsatish...
1.53 MB
sticker.webp0.21 KB
sticker.webp0.19 KB
sticker.webp0.57 KB
9️⃣1️⃣أَفَلَمۡ یَهۡدِ لَهُمۡ كَمۡ أَهۡلَكۡنَا قَبۡلَهُم مِّنَ ٱلۡقُرُونِ یَمۡشُونَ فِی مَسَـٰكِنِهِمۡۚ إِنَّ فِی ذَ ٰ⁠لِكَ لَـَٔایَـٰتࣲ لِّأُو۟لِی ٱلنُّهَىٰ ١٢٨ ۝ ------------------ وَأۡمُرۡ أَهۡلَكَ بِٱلصَّلَوٰةِ وَٱصۡطَبِرۡ عَلَیۡهَاۖ لَا نَسۡـَٔلُكَ رِزۡقࣰاۖ نَّحۡنُ نَرۡزُقُكَۗ وَٱلۡعَـٰقِبَةُ لِلتَّقۡوَىٰ ١٣٢ ۝ 1.✨️In lasugo mabda'a in Caaqilka  uu ku cibra qaato qeyrkiisa 2.✨️Caqliga fadliga uu leeyahy saaxibkiisana sharf leeyahay 3.✨️Inay waajib tahay in dacwada lugu sabro oo salaada lakaashado 4.✨️Awqaada salaadaha shanta eh 5.✨️Wixii ehlul kufriga ay  heestaan oo maal ah iyo alaab oo lugu imtixaanaayo inaadan u hanqal taagin 6.✨️Inaa ku raali noqoto wuxuu ilaahay u qeebiyay adoonka oo irzaaqad eh oo rizqiga ilaahay aa sugtid 7.✨️Inay waajib tahay in salaada lis amro 8.✨️Fadliga ay taqwada leedahay iyo karaamada saaxiibkeeda iyo liibaanta uu leeyahy 9.✨️Salaada in la toosiyo usrada dhexdeeda ilaahay asbaabaha risqiga uu ku saqiraayaa wuuna u waasicinaayaa 10.✨️Inay waajib tahay salaada in la amro ehelka iyo awlaada iyo muslimiinta oo loo dulqaato 0️⃣2️⃣وَقَالُوا۟ لَوۡلَا یَأۡتِینَا بِـَٔایَةࣲ مِّن رَّبِّهِۦۤۚ أَوَلَمۡ تَأۡتِهِم بَیِّنَةُ مَا فِی ٱلصُّحُفِ ٱلۡأُولَىٰ ١٣٣ ۝ ---------------------قُلۡ كُلࣱّ مُّتَرَبِّصࣱ فَتَرَبَّصُوا۟ۖ فَسَتَعۡلَمُونَ مَنۡ أَصۡحَـٰبُ ٱلصِّرَ ٰ⁠طِ ٱلسَّوِیِّ وَمَنِ ٱهۡتَدَىٰ ١٣٥ ۝ 1.✨️Aayaat iyo mucjizo in la dalbado waa sunne umadihii shucuubta iska raac raacay markay xaqa inkiraayaan 2.✨️Dulliga iyo hooga ehlu naarka wuu asiibaayaa markay iimaanka iyo camalka wanaagsan ay ka tageen 3.✨️Aayaatka waxaa ku jiro xadiiska ilaahay inay la doodaayaan 3 qolo: 🌹1.Qolada fatrada ku dhimatay oo rasuul aanan arkin 🌹2.Kuwa caqligooda laga qaalib noqday 🌹3.Qofka sabiga oo saqiirka ah 🟥Marka intoodaba maalinta qiyaamo aa la imtixaanaa ilaahay aa amar siinaayo naarta jahannamo gala aa la dhaha way diidaayaan marka ilaahay wuxuu leeyahay aniga oo idin amray aaba diideen Xaalka  rususha siduu noqon karaa 〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰 🤍واسلك دروب العارفين بهمة🤲             والزم كتاب الله غير مبال. 🤍
Hammasini ko'rsatish...
6️⃣1️⃣وَكَذَ ٰ⁠لِكَ أَنزَلۡنَـٰهُ قُرۡءَانًا عَرَبِیࣰّا وَصَرَّفۡنَا فِیهِ مِنَ ٱلۡوَعِیدِ لَعَلَّهُمۡ یَتَّقُونَ أَوۡ یُحۡدِثُ لَهُمۡ ذِكۡرࣰا ١١٣ ۝ ------------------ وَلَقَدۡ عَهِدۡنَاۤ إِلَىٰۤ ءَادَمَ مِن قَبۡلُ فَنَسِیَ وَلَمۡ نَجِدۡ لَهُۥ عَزۡمࣰا ١١٥ ۝ 1.✨️Xikmada Quraanka luqafa carabiga loogu soo dajiyay waciidkana lugu rogrogay 2.✨️In ilaahay loo sugo sareen iyo علوِّ iyo qasbid adoomada uu qasbo iyo inuu ilaahay boqortooyada leeyahay uuna ka nazahanyahy walad iyo shariik iyo nusqaanoo dhan 3.✨️Inay wanaagsan tahay ta,anniga quraanka marka la aqrinaayo, marka latafsiirinaayo marka lafityoonaayo kulli in loo sugo 4.✨️In lis jeclaysiiyo cilmiga in ilaahay laweydiisto in ziyaado luguu siiyo markastana jahliga Naftaada aad dareensiisid 5.✨️In liskugu qalbi dajiyo hilmaamkii nabi aadam iyo qalbigiisa daciifka uu noqday shaydaanka markuu ku kadiyay 7️⃣1️⃣وَإِذۡ قُلۡنَا لِلۡمَلَـٰۤئكَةِ ٱسۡجُدُوا۟ لِـَٔادَمَ فَسَجَدُوۤا۟ إِلَّاۤ إِبۡلِیسَ أَبَىٰ ١١٦ ۝ -------------- ثُمَّ ٱجۡتَبَـٰهُ رَبُّهُۥ فَتَابَ عَلَیۡهِ وَهَدَىٰ ١٢٢ ۝ 1.✨️Nabi nimada nabi Maxamed ﷺ in lasugo 2.✨️Cadaawada ibliis binii aadamka uu uqabo 3.✨️In luguu cadeeyo jannada daal iyo tacab ay leheen 4.✨️In liskaga in ibliis la ajiibo maxaa yeelay qofka way halaageesaa 5.✨️Haweeneeda inee daciif tahay 6.✨️Markasta haweeneed inay ninkeeda raacsan tahay 7.✨️Xaaraan inay tahay cawaraatka in la qaawiyo waajibna ay tahay in la asturo 8.✨️In lasugo nabi nimada nabi aadam عليه السلام  iyo in laga towbad aqbalay iyo inuu ilaahay camalka uu jecelyahay uu ku hanuuniyay 8️⃣1️⃣قَالَ ٱهۡبِطَا مِنۡهَا جَمِیعَۢاۖ بَعۡضُكُمۡ لِبَعۡضٍ عَدُوࣱّۖ فَإِمَّا یَأۡتِیَنَّكُم مِّنِّی هُدࣰى فَمَنِ ٱتَّبَعَ هُدَایَ فَلَا یَضِلُّ وَلَا یَشۡقَىٰ ١٢٣ ۝ --------------- وَكَذَ ٰ⁠لِكَ نَجۡزِی مَنۡ أَسۡرَفَ وَلَمۡ یُؤۡمِنۢ بِـَٔایَـٰتِ رَبِّهِۦۚ وَلَعَذَابُ ٱلۡـَٔاخِرَةِ أَشَدُّ وَأَبۡقَىٰۤ ١٢٧ ۝ 1.✨️Cadaawada shaydaanka insaanka uu uqabo 2.✨️Balan qaadka uu ilaahay u bulanqaaday qof walboo iimaan iyo camal saalix ah la imaato inuu ilaahay nolol wanaagsan nooleenaayo Aakhirana uu hoogeenin 3.✨️Awaal marka uu leeyahy qofka ka jeesto quraanka aduunka iyo Aakhiraba 4.✨️In la dhaliilo oo lacambaareeyo Israafka dunuubta iyo macaasida iyadoo aayaatka ilaahay lugu kufrinaayo iyo abaalka ay leeyihiin dadka saas sameenaayo
Hammasini ko'rsatish...
1️⃣1️⃣وَمَاۤ أَعۡجَلَكَ عَن قَوۡمِكَ یَـٰمُوسَىٰ ٨٣ ۝ ------------------أَفَلَا یَرَوۡنَ أَلَّا یَرۡجِعُ إِلَیۡهِمۡ قَوۡلࣰا وَلَا یَمۡلِكُ لَهُمۡ ضَرࣰّا وَلَا نَفۡعࣰا ٨٩ ۝ 1.✨️ Dag daga inuu xun yahay dhibaatooyin inee ka imaan karaan 2.✨️Mashruuciyada in laraadiyo raali ahaanshaha ilaahay lkn wuxu ilaahay jecelyahay in loogu dhawaadana loogu dhawaado 3.✨️Sharciga inuu qabo inaa dar ilaahay u carooto oo umurugooto sida nabi muuse عليه الصلاة والسلام oo kale 4.✨️Sharciga inuu qabo inay dumarka soo is ticaateesan karaan dahabka iyo waxa lisku qurxiyo lkn xaaraan ay tahay inay inkiraan 5.✨️Waajib inay tahay caqliga in li isticmaalo oo la fikiro oo xaqa iyo baadilka lakala saaro iyo khyrka iyo shrtaba 2️⃣1️⃣وَلَقَدۡ قَالَ لَهُمۡ هَـٰرُونُ مِن قَبۡلُ یَـٰقَوۡمِ إِنَّمَا فُتِنتُم بِهِۦۖ وَإِنَّ رَبَّكُمُ ٱلرَّحۡمَـٰنُ فَٱتَّبِعُونِی وَأَطِیعُوۤا۟ أَمۡرِی٩٠  ۝ ---------------- قَالَ یَبۡنَؤُمَّ لَا تَأۡخُذۡ بِلِحۡیَتِی وَلَا بِرَأۡسِیۤۖ إِنِّی خَشِیتُ أَن تَقُولَ فَرَّقۡتَ بَیۡنَ بَنِیۤ إِسۡرَ ٰ⁠ۤءِیلَ وَلَمۡ تَرۡقُبۡ قَوۡلِی  ۝ 1.✨️Nabiga oo la caasiyo inay fitno keeneeso diinta qofka caasiyay iyo aduunkiisaba 2.✨️Inay banaan tahay canaanta qofka aa jeceshahay markuu gabood falo wixii aad kula balantay sida uu u canaantay nabi muuse walalkisa haaruun عليهما السلام 3.✨️Cudur daarka inuu banaan yahay qofka gaabin lugu tuhmo inuu cudur daarto 4.✨️Qofka mujtajidka ah inuu gafi karo uun asiibi karo 3️⃣1️⃣قَالَ فَمَا خَطۡبُكَ یَـٰسَـٰمِرِیُّ ٩٥ ۝----------------إِنَّمَاۤ إِلَـٰهُكُمُ ٱللَّهُ ٱلَّذِی لَاۤ إِلَـٰهَ إِلَّا هُوَۚ وَسِعَ كُلَّ شَیۡءٍ عِلۡمࣰا ٩٨ ۝ 1.✨️Sharciga inuu qabo in laga hadashiiyo qofka la tuhmaayo oo jawaabtiisa lafiiriyo 2.✨️Shey Qof naftiisa uma qurxiyo  illaa wuu ku sinbiri raxdaa waxay nafta uqurxisay 3.✨️Waxaa laga yaabaa adoonka in loojamciyo cadaabka aduunyo iyo midka aakhiro sida ninkaan saamiri ladhoho loogu jamciyay 4.✨️Mashruuciyada qofka mubtadica in laga hijroodo oo laburiyo qof inay udhawaatana loo ogolaanin 5.✨️Asnaamta in labur buriyo iyo sawirada iyo aaladaha lahwiga iyo baadilka oo dadka diinta udiidaayo 4️⃣1️⃣كَذَ ٰ⁠لِكَ نَقُصُّ عَلَیۡكَ مِنۡ أَنۢبَاۤءِ مَا قَدۡ سَبَقَۚ وَقَدۡ ءَاتَیۡنَـٰكَ مِن لَّدُنَّا ذِكۡرࣰا ٩٩ ۝ -------------------- نَّحۡنُ أَعۡلَمُ بِمَا یَقُولُونَ إِذۡ یَقُولُ أَمۡثَلُهُمۡ طَرِیقَةً إِن لَّبِثۡتُمۡ إِلَّا یَوۡمࣰا ١٠٤ ۝ 1.✨️in lasugo nabi nimada nabi Maxamed ﷺ maxaa yeelay qisadaas oo kale qofaa nabi ehen kama hadli karo 2.✨️Quraankaan inuu dikri u yahay kuwa ku waantoowaayaan xujajka iyo adiillana uu wato 3.✨️Xaalka kuwa mujrimiinta siday uxumaanaayaan kuwaasoo quraanka ka jeesteen 4.✨️Ahwaasha maalinta qiyaamo Weyninka ay qabto oo qofka aduunka ku noolaa sanadooyin ay la noqonee inuu ku noolaa hal maalin iyo maalin galeed kaliya 5️⃣1️⃣وَیَسۡـَٔلُونَكَ عَنِ ٱلۡجِبَالِ فَقُلۡ یَنسِفُهَا رَبِّی نَسۡفࣰا ١٠٥ ۝ --------------------- وَمَن یَعۡمَلۡ مِنَ ٱلصَّـٰلِحَـٰتِ وَهُوَ مُؤۡمِنࣱ فَلَا یَخَافُ ظُلۡمࣰا وَلَا هَضۡمࣰا ١١٢ ۝ 1.✨️Jahliga mushrikiinta in lacadeeyo 2.✨️In la sugo in lis soo saaraayo 3.✨️Shafaacada inay leheen ehlu towxiidka me ehee qof mushrik eh shafeeco qaadaan uma sugnaanin mana loo shafeeco qaadaayo 4.✨️Inay hoogaayaan mushrikiinta muwaxidiintana inay liibaanaayaan
Hammasini ko'rsatish...
7️⃣مِنۡهَا خَلَقۡنَـٰكُمۡ وَفِیهَا نُعِیدُكُمۡ وَمِنۡهَا نُخۡرِجُكُمۡ تَارَةً أُخۡرَىٰ ٥٥ ۝------------فَتَوَلَّىٰ فِرۡعَوۡنُ فَجَمَعَ كَیۡدَهُۥ ثُمَّ أَتَىٰ ٦٠ ۝ 1.✨️Kibirka fircoon iyo xad gudub kiisa 2.✨️Sixirka inuu leeyahay raad madaaris lugu barto uu leeyahay iyo rag yaqaano oo barto oo qarar ku eh 3.✨️Mubaaraatka sharciga inuu qaboo oo lisku boxo si xaqa loo muujiyo baadilkana loo tirtiro in lis balan san karo 4.✨️Sharciga inuu qabo makaanka iyo zamaka ku haboon in la doorto 8️⃣قَالَ لَهُم مُّوسَىٰ وَیۡلَكُمۡ لَا تَفۡتَرُوا۟ عَلَى ٱللَّهِ كَذِبࣰا فَیُسۡحِتَكُم بِعَذَابࣲۖ وَقَدۡ خَابَ مَنِ ٱفۡتَرَىٰ ٦١  ۝ ----------------- قَالَ بَلۡ أَلۡقُوا۟ۖ فَإِذَا حِبَالُهُمۡ وَعِصِیُّهُمۡ یُخَیَّلُ إِلَیۡهِ مِن سِحۡرِهِمۡ أَنَّهَا تَسۡعَىٰ ٦٦ ۝ 1.✨️Inay xaaraan tahay in ilaahay lugu been abuurto iyo inay tahay danbi lugu baabo,o oo lugu khasaaro 2.✨️Shirqoolka iyo dhakrida insaanka uu ilahay aayaadka ugu hadlay oo qadiyada diinta eheed oo xaqa iyo baadilka eheed oo mucjizo ilaahay aheyd inuu ubadalo arin siyaaso ah si nufuusta uu usaameeyo ayna urumeeso taladiisana ay qaataan 3.✨️Maciyyada ilaahay iyo lajirka ilahay oo muuse ilaahay la jiray waxay ka muuqataa tasarrufaatka Muuse عليه السلام waqti ay idin weydiisteen adi maa dhigi mise anagaa dhigeeno oo adinka dhiga ku dhahy maxaa yeelay xaikmada ku jirto waxay tahay nufuusta wax fiirsnaayan waxaa ugu danbeeneeso aa la dhahay mash-hadka ugu daneeyo iyo kalmada udanbeeso aa dadka infa badan saameeneeso mar walbo gaar ahaan lawo mawqif oo xaqa iyo baadil kala wataan  9️⃣فَأَوۡجَسَ فِی نَفۡسِهِۦ خِیفَةࣰ مُّوسَىٰ ٦٧ ۝ -------------- قَالَ ءَامَنتُمۡ لَهُۥ قَبۡلَ أَنۡ ءَاذَنَ لَكُمۡۖ إِنَّهُۥ لَكَبِیرُكُمُ ٱلَّذِی عَلَّمَكُمُ ٱلسِّحۡرَۖ فَلَأُقَطِّعَنَّ أَیۡدِیَكُمۡ وَأَرۡجُلَكُم مِّنۡ خِلَـٰفࣲ وَلَأُصَلِّبَنَّكُمۡ فِی جُذُوعِ ٱلنَّخۡلِ وَلَتَعۡلَمُنَّ أَیُّنَاۤ أَشَدُّ عَذَابࣰا وَأَبۡقَىٰ ٧١ ۝ 1.✨️Cabsi in la dareemo markii sababeheeda la arko iimaanka wax dhibaato ah uma keeneeso nabi muusaba wuu cabsaday 2.✨️In lasugo waxay saxarada ay muujinaayaan wax luguu mala galinaayo inay tahay wax xaqiiqo ah ma ahan 3.✨️Xaaran inuu yahay sixirka 4.✨️Saameenta nafta dadka saaxiriinta ah ay ku yeesheen markii ay arkeen farqiga u dhexeeyo aayada mucjizada iyo sixirka wayna rumeeyeen aayaatka ilaahay 5.✨️Qofka mu'minka geesinimadiisa oo goodin iyo dil iyo in la daldalo uu ka cabsaneenin 0️⃣1️⃣قَالُوا۟ لَن نُّؤۡثِرَكَ عَلَىٰ مَا جَاۤءَنَا مِنَ ٱلۡبَیِّنَـٰتِ وَٱلَّذِی فَطَرَنَاۖ فَٱقۡضِ مَاۤ أَنتَ قَاضٍۖ إِنَّمَا تَقۡضِی هَـٰذِهِ ٱلۡحَیَوٰةَ ٱلدُّنۡیَاۤ ٧٢  ۝ ------------- جَنَّـٰتُ عَدۡنࣲ تَجۡرِی مِن تَحۡتِهَا ٱلۡأَنۡهَـٰرُ خَـٰلِدِینَ فِیهَاۚ وَذَ ٰ⁠لِكَ جَزَاۤءُ مَن تَزَكَّىٰ ٧٦ ۝ 1.✨️Kufriga ma saameen karo iimaanka baadilkana ma saameen karo xaqa waxa quraafaadka ahna ma saameen karto diinta saxiixa ah illaa qof jaahil me ehee 2.✨️Mabda' in luguus ugo cadaabka aduunka in la xamili karo oo loo sabri karo markii loo fiiriyo midka aakhiro 3.✨️Ikraaha ama qasabida waa 2 nooc: 🌹1.mid dil iyo dhibaato ay tahay qofkana uu awoodin ayna ku qasbantahay inay sameeso 🌹2. Midka kale waa mid danbigeeda luguu dhaafeenin illa towbo saadiq eh aa la timaado me ehee 4.✨️Awaal marka uu leeyahy kufriga iyo macaasida iyo iimaanka iyo camalka saalixa ah daarta aakhiro inay leeyihiin
Hammasini ko'rsatish...
🪴فوائد سورة طه🪴 1️⃣طه ١  ۝ ------------ ٱللَّهُ لَاۤ إِلَـٰهَ إِلَّا هُوَۖ لَهُ ٱلۡأَسۡمَاۤءُ ٱلۡحُسۡنَىٰ ٨  ۝ 1.✨️In labaabi’iyo nadariyada qabto in takaaliifta inay dhib tahay oo adoonko dhib ku tahay 2.✨️Caqiidada waxyiga in la sugo iyo nabiga nabinnimadiisa ﷺ inaan sugno 3.✨️Inaa sugni sifaatka ilaahay uu leeyahay جل جلاله sida istiwaaga ikaashada carshiga uu ku ekaaday inee waajib tahay in la rumeeyo anagoo howl gab aan ka dhigeenin  tashbiihna aan ku  sameeneenin oo cid u ekeesiineenin 4.✨️Rubuubiyada ilaahay inaan qirno oo shay walbo ilaahay abuuray 5.✨️Inaa sugno towxiidka iyo Asmaada ilaahay oo aadka u wanaagsan iyo sifaatkiisa sareeya 2️⃣وَهَلۡ أَتَاكَ حَدِیثُ مُوسَىٰۤ ٩ ۝ -------------- فَلَا یَصُدَّنَّكَ عَنۡهَا مَن لَّا یُؤۡمِنُ بِهَا وَٱتَّبَعَ هَوَىٰهُ فَتَرۡدَىٰ ١٦  ۝ 1.✨️Nabi muxammed nabi nimadiisa in lasugo ﷺ 2.✨️In lasugo towxiidka oo لآ إله إلا الله dacwada rususha dhan inay ahayd 3.✨️In ilaahay سبحانه وتعالى Aan hadal u sugno inuu ilaahay hadlo 4.✨️Mashruuciyada in la barakeesto wixii ilaahay mubaarak ka dhigay uu barakeeyay 5.✨️Inay waajib tahay in salaada la toosiyo muhiimada salaada loo jideeeyayna inaubtahay in ilaahay la xuso 6.✨️Xikmada saacada loo qariyay inuu ilaahay noo cadeeyay oo qof walbo in awaalkeeda lasiiyo eh 3️⃣وَمَا تِلۡكَ بِیَمِینِكَ یَـٰمُوسَىٰ ١٧  ۝ ------------- ٱذۡهَبۡ إِلَىٰ فِرۡعَوۡنَ إِنَّهُۥ طَغَىٰ ٢٤  ۝ 1.✨️Nabiga nabinnimadiisa in lasugo Maxaa yeelay akhbaartaan oo kale qof loo waxyooday me ehee qof kale ma keen karo 2.✨️Inay wanaagsan tahay wax yaabaha wanaagsan in midigta lugu qabsado 3.✨️Sharciga inuu qabo in ul laqaato nabigaba wuu wadan jiray ﷺ 4.✨️Sunnada ari raaca in Anbiyada ilahay inay ariga raaci jireen 5.✨️Mashruuciyada in lugu tababarto hubka inta aadan isticmaalin ama dagaalka aa galin 6.✨️Aayaadka la siiyay nabi muuse usha isku badleesay abeesada iyo gacnta cad sida barafka oo kale ama shucaaca qoraxda iyadoo leh ayay soo bexeese 7.✨️Duqyaanka iyo xad gudubka ninka ilaaha  sheegtay oo fircoon eh 4️⃣قَالَ رَبِّ ٱشۡرَحۡ لِی صَدۡرِی ٢٥ ۝ ------------إِنَّكَ كُنتَ بِنَا بَصِیرࣰا ٣٥  ۝ 1.✨️Inay waajib tahay in ilaahay labaryo wax walboo adoonka murug galinaayo inuu ilaahay weydiisto 2.✨️Sharciga inuu qabo inaa is diyaarisid 3.✨️Fadiilada tasbiixda iyo digriga ay leeyihiin iyo in lugu tawassulo magacyada ilaahay iyo sifaatkiisaba 5️⃣قَالَ قَدۡ أُوتِیتَ سُؤۡلَكَ یَـٰمُوسَىٰ ٣٦ ۝------------- وَٱصۡطَنَعۡتُكَ لِنَفۡسِی ٤١ ۝ 1.✨️Ludfiga iyo dhimrinta wanaagsan ee ilaahay sida adoomadiisa ugu naxariisanaayo iyo muulkiisa wanaagsan uu khalqigiisa u maamulaayo 2.✨️Madaahirta ka muuqato ikraamka ilaahay ludfigiisa adoonkiisa iyo rasuulkiisa Muuse عليه السلام siduu ukaraameeyey 3.✨️Jeceelka uu ilaahay jeclaaday nabi muuse Ayna raadeese arinkaas dadka inay jeclaadaan 4.✨️Sugid lasugaayo nabi maxamad ﷺ nabi nimadiisa maxaa yeelay Arimahaan oo kale qof aan loo waxyoonin ma sheegi karo 6️⃣ٱذۡهَبۡ أَنتَ وَأَخُوكَ بِـَٔایَـٰتِی وَلَا تَنِیَا فِی ذِكۡرِی ٤٢ ۝---------------إِنَّا قَدۡ أُوحِیَ إِلَیۡنَاۤ أَنَّ ٱلۡعَذَابَ عَلَىٰ مَن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰ ٤٨ ۝ 1.✨️Digriga ilahay sha,nigiisa oo ilaahay laga xuso qalbiga iyo carabka iyo jawaarixda wanaaga ay leedahay 2.✨️Inay waajib tahay dadka dacwada loogu yeerayo xikmad in loo raaco 3.✨️Maciyyada ilaahay in lasugo Awliyadiisa iyo adoomadiisa wanaagsan uu u gar gaaraayo 4.✨️Cadaabka aduun iyo mid aakhiro oo laga bad baado inay ku jirto hanuunka oo laraaco 5.✨️Mashruuciyada qofka daalimka in loo tago oo wax la amro waxna laga reebo laguna sabro dhibkiisa 6.✨️Qofka cabsida wax in loogu qabaneenin haday jirto sabibihii cabsida
Hammasini ko'rsatish...
﷽ 🟣Suuratu طه :Suurah makkiyah 🟣Aayaatkeeda: 135 ⚪️MUNAASABADDA KALA DHAXEYSO SUURADA KA HOREESO 🟥1.Suuarada maryam qisaska anbiyada lugu sheegay qaarna waa la waasiciyay qaarna waa la koobay sidi qisada nabi Ibraahim CS Aa lugu sheegay oo lawaasiciyay isaga iyo aabihiis wixii dhex maray Qaarna Aadaa loo gaabiyay sida nabi muuse qisadiisa oo kale 3 aayad oo kale ayaa looga hadlay  iyo nabiyo qaar oo si mujmal ah loos sheegay 🌹=Suuradaana qisatu muusaa oo suuradaas lugu koobay aa lugu kala dhig dhigay ✨️ sidoo kale qisada nabi aadam waa lugu kala dhig dhigay suuratu maryamne magaciisa bes lee lugusheegay ومن ذريةآدم waa tii ilaahay dhahay  🟥2. Suuratu maryam aakhirkeeda waxaa lagu sheegay in quraanka carabka nabiga lugu yasiray ilaahay wuxuu ku dhahay { فَإِنَّمَا یَسَّرۡنَـٰهُ بِلِسَانِكَ لِتُبَشِّرَ بِهِ ٱلۡمُتَّقِینَ وَتُنذِرَ بِهِۦ قَوۡمࣰا لُّدࣰّا } 🌹=Suuradaan bilowgeedana quraankuu ilahay oga hadlay wuxuu ku dhahay { مَاۤ أَنزَلۡنَا عَلَیۡكَ ٱلۡقُرۡءَانَ لِتَشۡقَىٰۤ ... إِلَّا تَذۡكِرَةࣰ لِّمَن یَخۡشَىٰ } 🟤🟤🟤🟤🟤🟤🟤🟤🟤 🔮معاني الكلمات🔮 1.لِتَشْقَىٰ✨️ inaad  dhibtootid 2.تَحْتَ الثَّرَىٰ✨️Carada iyo dhulka  waxa ka hooseya   3.امْكُثُوا✨️ nagaada 4.آنَسْتُ✨️ waxan arkay 5.بِقَبَسٍ✨️ dhinbil 6.نُودِيَ✨️  waa loo  dhawaaqey 7.فَاخْلَعْ✨️ Siib 8.أَكَادُ✨️ waxaan sigey 9.أُخْفِيهَا✨️ inaan qariyo 10.بِمَا تَسْعَى✨️waxay  shaqaysatey 11.فَتَرْدَىٰ✨️ aad halaagsanto/ ku shalwato 12.وَمَا تِلْكَ✨️  maxay tahay taas 13.أَتَوَكَّأُ✨️ waan cuksadaa 14.وَأَهُشُّ✨️ /wan ugu shabiya/ugu luxaa 15.مَآرِبُ أُخْرَىٰ✨️ dano kale 16.سِيرَتَهَا الْأُولَىٰ✨️ sideedi  hore 17.جَنَاحِكَ✨️dhinacaaga 18.اشْرَحْ لِي✨️ ii waasici 19.وَاحْلُلْ✨️  fur 20.عُقْدَةً✨️ gunad 20.وَزِيرًا✨️ mid kaalmeya ah 21.أَزْرِي✨️dhabarkayga 22.أَنِ اقْذِفِيهِ✨️ ku tuur muuse sanduuqa 23.فَاقْذِفِيهِ✨️Sanduqana kutuur 24.فَلْيُلْقِهِ✨️hasoo tuurto 25.الْيَمُّ✨️ Bada 26.بِالسَّاحِلِ✨️Xeebta 27.وَأَلْقَيْتُ✨️waan ridey 28.وَلِتُصْنَعَ ✨️  si luguugu sameeyo/ luguugu ilaaliyo 29.وَلَا تَنِيَا✨️ haka daalina 30.قَوْلًا لَيِّنًا✨️hadal jilcan 31.أَنْ يَفْرُطَ✨️nagusoo deg dego 32.مَهْدًا✨️ gogol 33.وَسَلَكَ✨️idin qaadsiyey 34.فجاجا✨️ Waasac 35.سُبُلًا✨️wadooyin. 36.شَتَّىٰ✨️kala duwan 37.وَارْعَوْا✨️daajista 38.لِأُولِي النُّهَىٰ✨️Cuqusha usaxibka ah 39.سُوࣰى✨️loo siman yahay/dhexdhexaad 40.فَیُسۡحِتَكُم✨️ idinku jirid gooyo 41.ٱلۡمُثۡلَىٰ ✨️ugu fiican/ugu sareyso 42.حِبَالُهُمۡ ✨️xargahooda 43. وَعِصِیُّهُمۡ✨️Ulahooda 44. یُخَیَّلُ✨️ loo ekeysiiyey/loo suuradeyey / waxa loo mala galinaya 45.دَرَكࣰا ✨️haleelid /gaarid 46.وَمَن یَحۡلِلۡ✨️Cidii kudegto 47.وَعَجِلۡتُ إليك✨️Waakuu soo degdegay 48.بِمَلۡكِنَا ✨️xoriyadeena/ikhtiyaarkena 49.حُمِّلۡنَاۤ ✨️Waa nalagu xambaariyey 50.وَلَمۡ تَرۡقُبۡ قولي✨️ hadalkeegana ma dhageesanin /Ama ani hadal igamaadan maqlin 51.فَقَبَضۡتُ ✨️waan cantoobey 52.فَنَبَذۡتُهَا ✨️waa tuurey 53.سَوَّلَتۡ✨️Iiqurxisey 54.لَنَنسِفَنَّهُۥ✨️Waan bitinaynaa oo bitinaynaa 54.وِزْرًا ✨️Culees 56.زُرۡقࣰا ✨️ indho buluugan /indho cagaaran 57.قَاعࣰا ✨️Meel banaan 58.صَفۡصَفࣰا ✨️Sibsib Siman ah 59.عِوَجࣰا ✨️Meel qalooc ah 60.وَلَاۤ أَمۡتࣰا ✨️Meel taag ah 61.هَمۡسࣰا ✨️ Shanqar 62.وَعَنَتِ : wey qushuucdey 63.هَضۡمࣰا ✨️Nusqaamin 64.عَزۡمࣰا ✨️Go,aan 65.وَلَا تَعۡرَىٰ✨️ dhar la,aan 66.لَا تَظۡمَؤُا۟✨️inaadan ku oomin/ haraadin 67.ولا تَضحَى✨️Aadan qoraxeesanin 68.لَّا یَبۡلَىٰ✨️aan duugoowin/aan dhamaanin 69.فَغَوَىٰ✨️ wuu lumey 70.ضَنكࣰا ✨️ Ciriiri 71.وَٱصۡطَبِرۡ✨️ Kusabir 72. خُوَارٌ ✨️ Codka saca
Hammasini ko'rsatish...
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.