cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Aisha Bintu Ahmed ❤✨

"JECLOW naftaada, wax badan aqri, aqligag kaasho , waalidkaga ka duceeyso, unoqo dadka mid naxriis badan..!"😌❤ Waxa aasaasnay channelkan 27.july.2021 WIXII FIKRAD 👉 @Aishabintuahmed

Show more
Finland408The language is not specifiedReligion & Spirituality6 104
Advertising posts
14 050
Subscribers
+924 hours
+477 days
+26330 days
Posting time distributions

Data loading in progress...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Publication analysis
PostsViews
Shares
Views dynamics
01
Statuska waad saaran kartaa😁
2250Loading...
02
Buugga Waxaad Tahay Saxaabiyad🥰
3310Loading...
03
Waan jeclahay gabadha aan ka khajilin dumarnimada ee ku faanta, gabadha jecel fidrada uu Alle ku abuuray ee uu kaga duway ragga. ♥️ Gabadha akteeda lagu dareemayo naxariista oo gurigeeda laga dareemayo in ay gabar joogto, gabadha quruxdeeda, naxariisteeda, jiljilcanaanteeda iyo codkeeda dabacsan ay astaanta u yihiin ee ay waayuhu ka dhigin mid ad adag oo sidi ragi laga baqo. ♥️ Mana jecli dumarka nimanka isku ekeysiiya ee la tartama ee doorkoodi dafira, ee raadiya waxay ula baxeen xuquuqda dumarka ee meelaha taagan ayaga oo ree galbeedka ku dayanaya. #marwo
3361Loading...
04
Nafaha qaarba aamusnanta jecel #jeclownaftada @AishaAhmed99
4822Loading...
05
Qalbiga waa dhalo aan qaadi karin qaxar iyo culeys ka dhawr xuman oo idil . Ha dhawicin kan ku nugul hana dhaleysan midka ku jeceyl hana ceebeynin kan ku aaminay oo sirtiisa kugu qarsaday ciseey oo dhaw qof walbo 🥰❤ #dacadnimo @aishabintuahmed
5072Loading...
06
HORTA KUMA AHAY ANIGA MA IS GARANAYA ? 🤔 Waxaan ahay mid jeceyl  badda ,bunka,buugaagta,banooniga iyo dalxiiska dhul marka ah . Waxaan ka mid ahay dadka  waydiimaha badan, mawduuc kasta oo laga faallonaayo waxan jecelahay in wax badan oo dheeri ah ka ogaado. illaa iyo markii ay yaraa dadku waxa ay i aqoonsanaayeen mid madax adag oo madaxeeda ku socta waxan  jecelahay hadda xariir sameynaayo in hal qof aan  xiriir la sameeyo, mana ka helo haasaawaha iyo shukaansiga dadka kala duwaan ama  gedisan .  Waxaan ahay mid markey safreyso ama ay raacayso gawaarida ama baabuurta xigsatan dhinacyada daaqadaha leh . marka aan raacaayo koox dad ah oo dal-xiis si tamashle ah,  waxa aad u jeclahay ina ay gaar ahaado wakhtigeyga  qaato. Waxaan aad ujeclahay la sheekaysiga dadka waayeelka ah , ubadka yar yar iyo kuwaa dhimarka wax logu daray midabada aaan aadka u xiiseeyo  waa madawga ama midabka cad.  Meelaha dhirtu ay ku badantahay, buuralayda, xeebaha, iyo jawi-roobaad yada aad ayaan u jecelahay .   Waxaan ahay mid dadka qiimaysa , aadna ugu fiirsata wax kasta, kala xulashada iyo doorashadana si fiican ugu dheeraahay WAAD KU MAHADSANTAHAY AKHRISKAAGA 😊❤ #LIKE  #SHARE  #COMMENTS Aisha Bintu Ahmed
6622Loading...
07
“Waxa aan jecelahay in aan dadka oo dhan u jirsado masaafo aamin ah, ma noqdo mid aad ugu dhaw oo la dhibsan karo, mana ihi mid aad uga fog heer la ilaawi karo. Waxa aan ahay mid jooga haddana maqan sida cadceed dhaca oo kale. Waxa aan ahay mid jooga inta loo baahanyahay, sidoo kale tegi kara marka aan joogitaankiisu qiimo weyn lahayn. – Charles Bukowski
6202Loading...
08
Qisada gabadhii ugu horreeysay oo nin gaal ah dishay Daawo 👉https://youtu.be/z4U6fuPxD6Q
6730Loading...
09
https://t.me/Dhiiragaliye
7321Loading...
10
Qisada gabadhii ugu horreeysay oo nin gaal ah dishay Daawo 👉https://youtu.be/z4U6fuPxD6Q
4030Loading...
11
Gabadhii ugu horreeysay oo Taariikhdeeda Biyo dahab ah lagu qoray Wali ma maqashay taariikhdeeda 👉 https://youtu.be/z4U6fuPxD6Q
1060Loading...
12
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█         🫧 Community ++ 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 📮Somali Free Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Somali Librarians   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Xikmado iyo murti ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Kobciye Books        ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Mucaashaq Jacayl↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dhiirigaliye nolol   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hoyga Farsamda    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aqoon Kobciye      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hidaayatu Rabbi   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dunida suugaanta ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Quruxda islaamka   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 jacaylside channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 alxakiim channel    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮xaqiiqada Nolosha  ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dareen Side channel↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Som Motivation       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hassan Caashaq       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Qalbi Dhaye               ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qalbiyadeena          ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Guulaayso bet         ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kalimat Kariim        ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aisha bin Ahmed    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Faiido Channel       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hogaan Dumar       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 albaani channel      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dhaqan Wanaag     ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dinteena suuban   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qoraalo kooban    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Nuxur Side FXV      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kaydka Qormo     ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Ruuxda channel    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 MaanHage School ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ anti-delete 🔝12hrs in channel
9420Loading...
13

150Loading...
14
Wanaaga aad u rajayso qof walaalkaa ah oo Muslim ah hadduu rabo yaanu kuuba ogaane waa wax addiga uun kugu soo laabanaya, mid kasta oo inaga mid ahi wuxuu guran doonaa midhaha wixii uu sii hor marsaday.💝
9282Loading...
15
Maku baraarug santahay codka gudaha ee qofka la hadlaa in uu ka qaato qaybta ugu weyn ee nolosheena? Codka gudaha kasoo baxaa waa mid aanay kula maqlayn cidna illaa addiga iyo illaahay mooyee, waa codka qofka liidnimadiisa iyo iinhihiisa oo dhan tusiya, khaasatan dadka negative-ka u fekera halis daran buu ku hayaa haddii ayna ku baraarug sanayn oo canaan badan iyo kalsooni daro ba'an ayuu mar walba uga waramaa, codkanu waa cod ay badanka ku loolamaan caqliga iyo qalbigu waana is diidooyin ay labadaasu ku dagaal galaan mar kalana waxaabad moodaysaa qof kula socda siduu marwalba kuugu waramayo ee kuula sheekaysanayo. Haddaba khatarta codka gudaheena ka imaadaa wuxuu u baahanyahay ku baraarug-sanaan iyo awoodd aad iskaga celiso oo mar kasta oo uu ku canaanto amma kutusiyo meelaha aad ka jilcantay aad iskaga celiso. Ugu danbayn aan ku celiyee dadka Negative-ka u fekera hadaad tahay caddawga ugu weyn ee aad leedahay waa codkaa gudaha, ee aad ugu baraarugsanaw walaw aanu cidnaba u wacnayn oo in lagu wada baraarugsanaado fiicantay.
1 1093Loading...
16
Gabdhuhu Wey Guursan Karaan Nin Nolol Qurux bdn Galinaya lkn Nin Gabadh Jecel gabadh Kle ma qaadn karo👌 #xaqiiqa
10Loading...
17
Nin Hduu Tago Uu Kuso Laabto Waa Nin ku Jecel, Gabadh Hdy kaa tagto Ay Kuso Laabato Nin Kaa Fcn Bay Weysy, Nimanku Hdy Wx Jecelyihiin Ma Socon Karaan Wxuu Jecelyhy Wa Inuu Helaa, Amaa Gabadha Nin Kaa Fcn Hdy Hesho Wey Kaa Raceysa Xitaa Hdy Ku Jeceshahy👌 #xaqiiqa
1 1092Loading...
18
Waxaan jeclahay jacayl aan xitaa geeridda uga cabsado ❤🥺🥲
1 2463Loading...
19
🎶Dhageysi Buugga waxaad tahay Saxaabiyad 👉Qeybta 1aad 👉Qeybta 2aad 👉Qeybta 3aad 👉Qeybta 4aad 👉Qeybta 5aad 👉Qeybta 6aad 👉Qeybta 7aad 👉Qeybta 8aad 👉Qeybta 9aad 👉Qeybta 10aad 👉Qeybta 11aad 👉Qeybta 12aad 👉Qeybta 13aad 👉Qeybta 14aad 👉Qeybta 15aad 👉Qeybta 16aad 👉Qeybta 17aad 👉Qeybta 18aad 👉Qeybta 19aad 👉Qeybta 20aad 👉Qeybta 21aad 👉Qeybta 22aad 👉Qeybta 23aad 👉Qeybta 24aad 👉Qeybta 25aad 👉Qeybta 26aad 👉Qeybta 27aad 👉Qeybta 28aad 👉Qeybta 29aad Ramadaankii hore ayaan duubay, buugga inta uusan soo bixin😊
8930Loading...
20
Muuqaal Muhiim ah 👉https://youtu.be/P788D_WlE2A
450Loading...
21
Quraan joogta inaa leedahay isku day maalmahaga ❤️ wardi "Qur'aanka waa barako waa shifa" "Quraanku waa sheyga kaliya aan ku hilmameynin aduna iyo aqiro " Alle hanaga dhigo ehelka quraan 🥺
1 3001Loading...
22
Tacsida qofka iyo sawirkiisa kala reeba oo alle ka cabsada.! Aniga markaa dhinto ma doonay ama ma rabo sawir aan leeyahay amaa qof la galay in la rajeeyo lagu soo dul qoro tacsideyda . Inta sawir leeyahay wareejin laheed isoo duceey oo alle ibary inuu inaxriisto walal.
3 0333Loading...
23
Media files
1 5150Loading...
24
Media files
10Loading...
25
Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:" ma idiin ka warramayaa wax tagsiiya oo baabiiya kulayka laabta(murugta..)-waa- in bil kasta 3cisho laga soomo" #Axadith #r2024
1 4435Loading...
26
Dumar jeceylnimo waxaan maraa heer ninka shukansado in aan ka xanaqo marku idhaho dumarka wax dheertahay.! aniga wax dumarka ma dheeri wllo 🥴😂
1 3304Loading...
27
💎يا أهل باب الريّـــــان💎 📍‏صيام الأيّام البيض 💬 ‏12 ذو القعدة - الإثنين 20/5/2024m ‏13 ذو القعدة - الثلاثاء 21/5/2024m 14 ذو القعدة - الأربعاء 22/5/2024m 15 ذو القعدة - الخميس 23/5/2024m Ilaahey Hanaga Dhigo Kuwii Ka faaideysta 🤲
1 3751Loading...
28
Kulankii Aniga Iyo Uukow Kulan aan qorshaysnayn oo ku bilowday, - Fiicnaan ma dareemayo shaqo badanna waa ii taallaa. - Maxaad jeclaan lahayd in aad samaysid. - In aan badda tago ayay naftu doorbidaysaa. Bajaaj ayaan raacnay, cabbaar baan ka cabannay nolosha na gu hareeraysan, daqiiqado dabadeed waxa aan joognaa xeebta liido oo aan kula kulmay jawi aanan horay ugu arag. Dadkii oo aad u yar, dayaxii oo badda bartankeeda heehaabaya, neecaw macaan oo aad moodid in ay leedahay ‘kaalay aniga igu illow wax walba oo ku dhibaya.’ Sidii gabar yar oo albaabka ka soo gashay aqalkii hooyadeed oo ay u hilowday ayaan sanka ula raacay carafta badda. Ma qaylisaa oo waxa laabtaada culaysinaya oo dhan bannaanka ma u soo saartaa. Saaxiibkay Abdulkadir oo ila socday ayaan iri ‘Ma qayliyaa?’ ‘Haa qayli, oo ka soo qaad in aysan cidina ku maqlayn.’ Maya go’aan fiican maaha ee deganaan u daawo hirarka is hardinaya ayaan nafta kula faqay. Waxa aan fariisannay xeebta, meel biyaha xoogaa u jirta, ciiddu waa ay qallalnayd, dharka aan wadanayna maahayn kuwo wasakh la ga ilaalinayo oo waan ugu soo talo galnay. Taleefankaygii ayaan furay. Heeso aan is waydaarsanno ayaan is niri. Mid walba mar ayuu hal hees daarayaa waynu wada dhagaysan dabadeedna jawigaaas ayaan ku dhex dhumaynaa, liido oo cidlo ah, neecaw macaan iyo dayaxa oo korkaaga taagan sidii in uu markhaati ka yahay joogitaankaaga oo uu hubinayo wacnaantaada. Agagaarka Wadnahaa ee uu Qaado Awais lillahi ayaa nasiib u yeelatay heesta koowaad, oo aniga doorashadayda ku timid. Dhawr kale oo dhex taal ah, waxaa ku xigtay Abdi diini - Dawadii Naftaydaay . Buuga Cusub ee uu Soo wado Dhawaan Ee Naafada Caashaqa ayaan ku dheeraannay ka sheekaynta qisadooda. Heestii Amina Sahra ee Waa dab iyo naar caashaq ayaan ku soo gabo gabaynay jawi aan la ga sheekayn karin. Kadib waan iska soo dhaqaaqnay oo Bajaaj ayaan soo raacnay, inta wadada kusoo jirnay Bajaajlihii oo ahaa saaxiibkeyga ayaa inoo shiday Hees uu si cusboonaysiis u qaadey Cabdi diini oo Ereyadeeda aan ka xasuusto : "Kuwa Nala da'da ahna way is doonanayaan Anagana duleedka iyo darbiyada wareegnaa Doqonimo weeyaan" Gurigeena ayaan nimid ugu dambayn
4 0313Loading...
29
Waxaad si yaqiin ah u ogaata in haddii qofka muslimka ahi uu kitaabka Alle ku akhriyo niyad wanaagsan isagoo Qur'aanka weyneynaaya oo niyadda ku haya cidda uu hadalkiisa akhrinaayo weynideeda inuu yahay Rabbul caalamiin isla mar ahaantaana uu aayadaha ka baarandego uguna fiir-fiirsado sidii uu ugu hanuuni lahaa, haddii taasi dhacdo... waxa hubaal ah inuu akhriskaas dhamaysan doono isagoo yeeshay qalbi aan qalbigiisi hore ahayn iyo naf aan ahayn tii u ku bilaabay.. waxa uu xaqiiq ka helaa doona iimaan, naxariis iyo degaanansho. Yaa Rabbi Ahlul Qur'aan Naga Dhig🤲 #Tibyan
1 4994Loading...
30
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🫧 @somalibooks 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 🕋Muslim Channels🕋👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎥 @Diinteenna_Macaan ➦🎥 @Al_xakiim ➦🎥 @Quruxdaislaamka ➦🎥 @Hidaayatu_Rabi ➦🎥 @hogaan_Dumar ➦🎥 @Dhaqan_wanaag ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇😂JOKES AND FUN😂👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎧 @XikmadoSom ➦🎧 @Dhiiragaliye ➦🎧 @Mucaashaq_Jacayl ➦🎧 @AishaAhmed99 ➦🎧 @QalbiDhaye143 ➦🎧 @kalimakariim ➦🎧 @xaqiiqadanolosha ➦🎧 @Albaanichannel252 ➦🎧 @Ruuxda ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📽ENTERTAINMENT📽👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦✍️ @Dareen_side ➦✍️ @Hasancaashaq) ➦✍️ @daren_jaceyl ➦✍️ @Mohametahmed ➦✍️ @Noqoxiddig ➦✍️ @FAAIDOCHANEEL ➦✍️ @guuleyso11 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 📲 Educations 📲👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📲 @maanhage ➦📲 @farsamada ➦📲 @KobciAqoontaada2 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📚 Pdf Books📚👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📕 @somalibooks ➦📕 @Somalilibrary ➦📕 @kobciyebooks █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
1 6200Loading...
31
Clear rejection is better than fake promise
1 3854Loading...
32
Part of @somali_admins
811Loading...
33
Aisha , i jecelow jacayl aan waarayn, jacayl aan ballamo lahayn, jacayl aan masuuliyad lahayn. Jacayl farxad iyo qosol ku dhisan filashana ka maran. Jacaylkaygii waxa aan ku jeclaanayaa jacayl aysan berri jirin, jacayl aan lihi la isu qaadanayn, jacayl daqiiqad walba dhammaan kara, jacayl wadnuhu la garaacmo hubanti la’aanta dhexdeenna dhooban. Jacaylkaygii, isii jacayl aan ku illaawo wax walba oo horay ii soo maray, jacayl illintu indhahayga soo buuxiso markasta oo aan kula qaato waqti u qalma xasuusasho. Jacaylkaygii, waxa aan ku siinayaa jacayl aad ku illowdid in aad tahay, qof wayn oo leh masuuliyado waawayn, jacayl dib kuugu celiya carruurnimadii, iyo xilligii qar iska xoornimada. Jacayl xasuustaada ka buuxsama, si le’eg sida ay kuu xanuujinayso iswaayitaanka daqiiqad walba imaan kara. Jacaylkaygii, waxa ay dhahaan noolow inta aad nolosha helayso, jacaylkeennu waxa uu ahaanayaa jacayl astaan u ah isu dhawaansho, si le’eg kala fogaansho iyo wax walba oo labadaas u dhaxeeya. Qabo gacantayda oo ila dhex lugee duni wayn oo lama yaqaan ah.
1 8564Loading...
34
‏قال العلامة ابن عثيمين - رحمه الله:(إذا رأيت مِن نفسك أنك كلما تلوت القرآن ازددت إيماناً ؛ فإن هذا من علامات التوفيق ). Wuxuu yidhi ibnu cuthaymiin:" Hadaad naftaada ka aragto markasta aad qur'aanka akhrido inaad iimaan siyaadsatay , taasi waxay kamid tahay calaamadaha tawfiiqda Yaa Rabbi Ahlul Quraan naga dhig🤲 #Tibyan
1 6715Loading...
35
قال أبو سعيد الخراز رحمه الله: مَنْ أحَبَّ اللهَ أحَبَّ كلامَ الله، ولم يشبع من تلاوته. Wuxuu dhahay abu saciid al-kharaaz " qofkii illaahay jeclaada wuxuu jeclaadaa hadalka alle ( qur'aanka) kamana dhergo akhrintiisa". Alle ha inaga yeelo kuwo alle iyo quraankiisa jecel, aan marnaba ka daalin akhrinta kitaabka alle. #Tibyan
1 9443Loading...
36
Sometimes, you can strongly feel when someone is making dua for you. Sometimes, you can strongly feel when someone is missing you. Alhamdulillah, Allah has blessed us with intuitions and senses. Sometimes, the strong urge for something is guidance from Allah. Don't ignore these!
2 0464Loading...
37
Mararka qaar Waxaa jiraan xasuuso uu Qofka diidayo inuu xataa naftiisa U qirto.😐👌 #AdoontiiRabbi
2 1883Loading...
38
Wali ma maqashay qaabka loo burburiyay sanamkii ugu weynaa hindiya Daawo 👉https://youtu.be/P788D_WlE2A
2 1281Loading...
39
Hal maalin yeysan ku dhaafin /ka tagin adigoon qur'aanka aqrin xataa hal bogna ha ahaadee wax uun ka aqriso qur'aanku waa nolol raaxo iyo qabow badan waana saaxiibka kaliya ee aanan kaa tagynin.. #quraan @aishabintuahmed
2 2722Loading...
40
⭕️❗️ Community ++ ❕⚪️ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan ├ @Al_xakiim ├ @Quruxdaislaamka ├ @Hidaayatu_Rabi ├ @hogaan_Dumar └ @Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom ├ @Dhiiragaliye ├ @Mucaashaq_Jacayl ├ @AishaAhmed99 ├ @QalbiDhaye143 ├ @kalimakariim ├ @xaqiiqadanolosha ├ @Albaanichannel252 └ @Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side ├ @Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl ├ @Mohametahmed ├ @Noqoxiddig ├ @FAAIDOCHANEEL └ @DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage ├ @farsamada ├ @goodirfx └ @KobciAqoontaada2 └ @guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks ├ @Somalilibrary └ @kobciyebooks └ @somalienglish3 ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
2 1620Loading...
Repost from Dhiiragaliye
00:14
Video unavailableShow in Telegram
Statuska waad saaran kartaa😁
Show all...
14🥰 2🤯 1
Photo unavailableShow in Telegram
Buugga Waxaad Tahay Saxaabiyad🥰
Show all...
🥰 7 3
Waan jeclahay gabadha aan ka khajilin dumarnimada ee ku faanta, gabadha jecel fidrada uu Alle ku abuuray ee uu kaga duway ragga. ♥️ Gabadha akteeda lagu dareemayo naxariista oo gurigeeda laga dareemayo in ay gabar joogto, gabadha quruxdeeda, naxariisteeda, jiljilcanaanteeda iyo codkeeda dabacsan ay astaanta u yihiin ee ay waayuhu ka dhigin mid ad adag oo sidi ragi laga baqo. ♥️ Mana jecli dumarka nimanka isku ekeysiiya ee la tartama ee doorkoodi dafira, ee raadiya waxay ula baxeen xuquuqda dumarka ee meelaha taagan ayaga oo ree galbeedka ku dayanaya. #marwo
Show all...
💯 15🥰 2👍 1
Nafaha qaarba aamusnanta jecel #jeclownaftada @AishaAhmed99
Show all...
🥰 8👍 4👏 1
Qalbiga waa dhalo aan qaadi karin qaxar iyo culeys ka dhawr xuman oo idil . Ha dhawicin kan ku nugul hana dhaleysan midka ku jeceyl hana ceebeynin kan ku aaminay oo sirtiisa kugu qarsaday ciseey oo dhaw qof walbo 🥰❤ #dacadnimo @aishabintuahmed
Show all...
👍 8 3🥴 2
HORTA KUMA AHAY ANIGA MA IS GARANAYA ? 🤔 Waxaan ahay mid jeceyl  badda ,bunka,buugaagta,banooniga iyo dalxiiska dhul marka ah . Waxaan ka mid ahay dadka  waydiimaha badan, mawduuc kasta oo laga faallonaayo waxan jecelahay in wax badan oo dheeri ah ka ogaado. illaa iyo markii ay yaraa dadku waxa ay i aqoonsanaayeen mid madax adag oo madaxeeda ku socta waxan  jecelahay hadda xariir sameynaayo in hal qof aan  xiriir la sameeyo, mana ka helo haasaawaha iyo shukaansiga dadka kala duwaan ama  gedisan .  Waxaan ahay mid markey safreyso ama ay raacayso gawaarida ama baabuurta xigsatan dhinacyada daaqadaha leh . marka aan raacaayo koox dad ah oo dal-xiis si tamashle ah,  waxa aad u jeclahay ina ay gaar ahaado wakhtigeyga  qaato. Waxaan aad ujeclahay la sheekaysiga dadka waayeelka ah , ubadka yar yar iyo kuwaa dhimarka wax logu daray midabada aaan aadka u xiiseeyo  waa madawga ama midabka cad.  Meelaha dhirtu ay ku badantahay, buuralayda, xeebaha, iyo jawi-roobaad yada aad ayaan u jecelahay .   Waxaan ahay mid dadka qiimaysa , aadna ugu fiirsata wax kasta, kala xulashada iyo doorashadana si fiican ugu dheeraahay WAAD KU MAHADSANTAHAY AKHRISKAAGA 😊❤ #LIKE  #SHARE  #COMMENTS Aisha Bintu Ahmed
Show all...
26👍 4🥰 1
“Waxa aan jecelahay in aan dadka oo dhan u jirsado masaafo aamin ah, ma noqdo mid aad ugu dhaw oo la dhibsan karo, mana ihi mid aad uga fog heer la ilaawi karo. Waxa aan ahay mid jooga haddana maqan sida cadceed dhaca oo kale. Waxa aan ahay mid jooga inta loo baahanyahay, sidoo kale tegi kara marka aan joogitaankiisu qiimo weyn lahayn. – Charles Bukowski
Show all...
5💯 3
Qisada gabadhii ugu horreeysay oo nin gaal ah dishay Daawo 👉https://youtu.be/z4U6fuPxD6Q
Show all...
🔥 4
Show all...
Dhiiragaliye

Kanaalka dhiiragaliye waa kanaal aad ka heli karto Qoraalo maalinle ah xikmadaha iyo dhiiragalinta Iyo qisooyinka Fadlan kusoo biir : ╭══💜 ════════ღ❦ღ ══╮ @Dhiiragaliye ╰══ღ❦ღ ════════💜 ══╯

🥰 3👍 1
Qisada gabadhii ugu horreeysay oo nin gaal ah dishay Daawo 👉https://youtu.be/z4U6fuPxD6Q
Show all...
👏 4