cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Aisha Bintu Ahmed ❤✨

"JECLOW naftaada, wax badan aqri, aqligag kaasho , waalidkaga ka duceeyso, unoqo dadka mid naxriis badan..!"😌❤ Waxa aasaasnay channelkan 23.july.2021 WIXII FIKRAD 👉 @Aishabintuahmed

Show more
Finland389The language is not specifiedReligion & Spirituality6 138
Advertising posts
13 957
Subscribers
+5424 hours
+1037 days
+27030 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Mararka qaar Waxaa jiraan xasuuso uu Qofka diidayo inuu xataa naftiisa U qirto.😐👌 #AdoontiiRabbi
Show all...
💯 6
Wali ma maqashay qaabka loo burburiyay sanamkii ugu weynaa hindiya Daawo 👉https://youtu.be/P788D_WlE2A
Show all...
5👍 1👏 1
Hal maalin yeysan ku dhaafin /ka tagin adigoon qur'aanka aqrin xataa hal bogna ha ahaadee wax uun ka aqriso qur'aanku waa nolol raaxo iyo qabow badan waana saaxiibka kaliya ee aanan kaa tagynin.. #quraan @aishabintuahmed
Show all...
💯 20👍 8 6🥰 1
⭕️❗️ Community ++ ❕⚪️ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan@Al_xakiim@Quruxdaislaamka@Hidaayatu_Rabi@hogaan_Dumar@Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom@Dhiiragaliye@Mucaashaq_Jacayl@AishaAhmed99@QalbiDhaye143@kalimakariim@xaqiiqadanolosha@Albaanichannel252@Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side@Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl@Mohametahmed@Noqoxiddig@FAAIDOCHANEEL@DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage@farsamada@goodirfx@KobciAqoontaada2@guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks@Somalilibrary@kobciyebooks@somalienglish3 ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
Show all...
SOMALI CHANN

zhacro ™ invites you to add the folder “SOMALI CHANN”, which includes 33 chats.

👍 2 2
[Cilmu nafsi dumarka ku saabsan.]👇 1- Gabadha way dhoola cadaysaa marka ay aragto qofka ay sida dhabta ah u jeceshahay dhoola cadeyntaas farxad ayaa ka keentay. 2- Gabdhaha saaxiibada dhabta ah waxbo ma kala qarsadaan midkood hadduu qof naco ama ay is dagaalan tan kalena way la nacdaa. 3- Cilmu nafsiga wuxuu leeyahay gabdhaha 95% way naxaris badan yihiin balse uma naxristaan qofka aan iyaga u naxrisan. 4- Gabadhu inta badan way ka caajistaa markii shaqo loo diro balse mar hadday hawsha faraha la gasho wax kasta way sii dhamaystirtaa. 5- Gabdhaha way xishood badan yihiin wayna aamusnan badan yihiin marka ay ka ag dhaw yihiin wiilal aysan aqoon balse wax ka qaylo badan ma jiraan markay la joogan wiilal ay yaqaanan sida saxiibadood walalahood. #AdoontiiRabbi
Show all...
🥰 8 2👍 1
Xaqiiqooyin badan oo aan horay laguugu sheegin Daawo 👉https://youtu.be/P788D_WlE2A
Show all...
👀 3👍 2🥴 1
Qofkii qur’aanka la jira.. Qur’aanku wuxuu u noqon saaxiibka xilida kalinimda,dawada xanuunka, wehelka xiliga cidlada , iyo kuhagaha jannada Carabkeena aan kayeelno mid marwaliba uu kaqoyanyahy xuska allh🤍. Jimco wanaagsan 😊❤️ Saliga nabiga ha ilaawinaa .
Show all...
9👍 5🥰 2👏 1💯 1
Sumnaat | Xaqiiqooyin badan oo ku saabsan Sanamkii ugu weynaa Hindida iyo sida loo Burburiyay Daawo 👉https://youtu.be/P788D_WlE2A
Show all...
🥰 1
Nabiga "scw" ayaa maalin waxa uu galay beer ay lahaayeen dad Ansaar ah, waxa uu ugu tagay neef geel ah, neefkii geelka ahaa ayaa markii uu arkay Nabiga ooyay oo indhihiisa ilmeeyeen! Nabiga "scw" ayaa usoo dhawaaday madaxa ayuu ka salaaxay heer neefkii uu aamusay. Waxa uu yiri; Nabiga "scw" yaa leh geelkaan?! Waxaa u yimid wiil Ansaari ah waxa uu yiri; aniga ayaa leh rasuulkii Alloow! Waxa uu yiri; Nabiga miyaadan Alle uga cabsaneynin neefkaan uu Allaah "swt" gacantaada galiyay waa uu iisheegay in aad baahi ku dishay wax uusan qaaddi karina aad dusha ka saartay! Rasuulka Alle "scw" kuma uusan raali noqon neefkaas geela ah in uu baahdo wixii uu xaqqa uu lahaana aan la siinnin wax uusan qaaddi karina dusha laga saaro. Diinta islaamka waa midda kor u qaaday dadka aaminsan gaarsiisayna heerka ugu sarreeyo ee banii'aadamnimada, waxa ay ku boorrisay in ay xayawaannada u naxariistaan kawaran dadka?!
Show all...
8👍 5
عَنْ أَبِي هُرَيْرَة رَضِيَ اللَّه عَنْهُ، ان رسول الله ﷺ  قال: (إِيَّاكُمْ وَالظَّنّ فَإِنَّ الظَّنّ أَكْذَبُ الْحَدِيثِ) متفق عليه. Abuhurayra wuxuu ka wariyey Nabiga ( ﷺ) inuu yidhi: iska jira malaha, maxaa yeelay malaha waa been sheegis mida ugu daran.
Show all...
12🥰 3👍 1