en
Feedback
Fasalka Form One

Fasalka Form One

Open in Telegram

Ku So dhawaaw fasalkan cusub ee πŸ“š Form One πŸ“š AdminπŸ‘‰ @Ustaad_Qaasim insha.Allah wax badan kafaa.idi dontaa βœ…οΈ F.g Garubkan waxaa sameyay S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso waxbarashada ardayda somaliyeed SPONSOR πŸ‘‡πŸ‘‡ https://t.me/StudentsSomaliaExam

Show more
2 592
Subscribers
No data24 hours
-87 days
+1830 days
Posts Archive
Madada biology bdf waa diyaar 3 chapter Laxariir ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Maahir

photo content

Ψ§Ψ³Ω„Ψ§Ω… ΨΉΩ„ΩŠΩƒΩ… ΩˆΨ±Ψ­Ω…Ψ© Ψ§Ω„Ω„Ω‡ ΩˆΨ¨Ψ±ΩƒΨ§ΨͺΩ‡ Salaan kadib koxda S.S.E waxey shaacin doonta waqtiyada soo socdo Natiijada imtixaanka Teeramk
Ψ§Ψ³Ω„Ψ§Ω… ΨΉΩ„ΩŠΩƒΩ… ΩˆΨ±Ψ­Ω…Ψ© Ψ§Ω„Ω„Ω‡ ΩˆΨ¨Ψ±ΩƒΨ§ΨͺΩ‡ Salaan kadib koxda S.S.E waxey shaacin doonta waqtiyada soo socdo Natiijada imtixaanka Teeramka Fasalka Form One 2023-2024. F.g Waxaa lashaacin doonaa 10 Arday ee ugu sareeya insha'Allah. Ugu dambeyn waxaan idin rajeynaa natiio qurux badan dhamaantiina waxaana rajeynaa inaad waxbadan kafaa'iideyn. WIXII SU.AAL DHEERAAD AH πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Maahir @Ustaad_Maahir MAHADSANIDIIN Wabilaahi Towfiiiq

Madada Islamic bdf waa diyaar 3 chapter Laxariir ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Maahir

photo content

Madada Business f1 waa diyaar 2 chapter Laxariir ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Maahir

photo content

Madada Arabic f1 waa diyaar 5 chapter Laxariir ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Maahir

photo content

Madada Taariikh bdf waa diyaar 2 chapter Laxariir ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Maahir

photo content

Madada Chemistry f1 bdf waa diyaar 3 chapter Laxariir ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Maahir

photo content

Madada biology bdf waa diyaar 3 chapter Laxariir ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Maahir

photo content

Buuga isbar far-quruxnta macalin la,aan BDF kiisa hada kadalbo ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Caamir @Ustaad_Caamir
Buuga isbar far-quruxnta macalin la,aan BDF kiisa hada kadalbo ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Caamir @Ustaad_Caamir

Repost from Fasalka Form One
OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH Β€ Shaacinta waqtiga ey galidonaan ardayda Fasalka Form One ee koxda S.S.E imtixaanka Teeramka ee
OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH Β€ Shaacinta waqtiga ey galidonaan ardayda Fasalka Form One ee koxda S.S.E imtixaanka Teeramka ee sanad dugsiyeedka 2023 2024 Waxeyna gali donaan Taariikhda⏰️: 18/1/2024 βœ…οΈ insha.alaah guul Β€  Hadaba iska diwaan gali ciwanka hoose waqtiga uu koban yahay πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Maahir @Ustaad_Maahir @Ustaad_Maahir                    γ€Š MAHADSANIDIIN 》

School 🏫 Aad dhigato magaciisa sooqor? waxaan qiimeyn rabnaa ardyada ubadan garubkan halkeey dhigtaan insha.alaah

Repost from N/a
Kusoo dhawaaw kooxda S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso Ardyada soomaliyeed > kana dhisto dhanka waxbarashada > kaliya do
Kusoo dhawaaw kooxda S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso Ardyada soomaliyeed > kana dhisto dhanka waxbarashada > kaliya dooro fasalka aad tahay nagu soobiir waxbadan kafaa.idi doontaa insha.alaah

Group keena kooxda S.S.E waxeynu ku gaarnay mudo kooban Tiro arday gaareysa 5000/5k oo follows ah Dhamaan Ardayda nagaarsiisa
Group keena kooxda S.S.E waxeynu ku gaarnay mudo kooban Tiro arday gaareysa 5000/5k oo follows ah Dhamaan Ardayda nagaarsiisay waxaan rajeynayaa inaad waxbadan naga faa,ideen insha.alaah Taasina waxey caadeyneysaa dadaalkiina waxbarashada Waadna kumahadsan tihiin kunjeer tirada aad nagaarsieyn waxaana rajeyneynaa kabadan insha.alaah Hadii Aad tahay arday jacel waxbarashada Nagu soobiir taabo lingiga hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://t.me/studentssomaliaexam Thank you for support πŸ™