fa
Feedback
Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴

Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴

رفتن به کانال در Telegram

Kannaalka rasmiga ah ee Telegram ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. https://www.mfa.gov.so/

نمایش بیشتر
5 209
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
-307 روز
-16130 روز

در حال بارگیری داده...

ابر برچسب‌ها
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
مه '26
مه '26
+22
در 0 کانال‌ها
آوریل '26
+34
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '26
+44
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '26
+60
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '26
+50
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '25
+54
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '25
+59
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '25
+52
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '25
+54
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '25
+60
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '25
+78
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '25
+93
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '25
+87
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '25
+96
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '25
+126
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '25
+110
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '25
+187
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '24
+274
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '24
+518
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '24
+454
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '24
+787
در 3 کانال‌ها
Get PRO
اوت '24
+694
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '24
+190
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '24
+173
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '24
+187
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '24
+201
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '24
+118
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '24
+200
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '24
+258
در 3 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '23
+174
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '23
+98
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '23
+103
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '23
+106
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '23
+163
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '23
+161
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '23
+113
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '23
+129
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '23
+125
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '23
+129
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '23
+79
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '23
+99
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '22
+68
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '22
+103
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '22
+130
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '22
+73
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '22
+104
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '22
+65
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '22
+86
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '22
+110
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '22
+75
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '22
+128
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '22
+82
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '22
+101
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '21
+126
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '21
+240
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '21
+335
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '21
+44
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '21
+36
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '21
+23
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '21
+10
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '21
+209
در 0 کانال‌ها
تاریخ
رشد مشترکین
اشارات
کانال‌ها
27 مه0
26 مه0
25 مه+2
24 مه0
23 مه+1
22 مه0
21 مه0
20 مه+2
19 مه0
18 مه+2
17 مه0
16 مه0
15 مه+1
14 مه+1
13 مه0
12 مه0
11 مه+2
10 مه0
09 مه+1
08 مه+3
07 مه+1
06 مه+1
05 مه+2
04 مه0
03 مه+2
02 مه0
01 مه+1
پست‌های کانال
2
+9
بدون متن...
1 161
3
+9
بدون متن...
330
4
بدون متن...
241
5
+9
بدون متن...
229
6
+9
بدون متن...
174
7
Afur-Diblomaasiyadeed 2026 – Iyadoo la qaadanayo halkudhigga “Horumarka Soomaaliya”. Muqdisho | 26 Febraayo 2026 Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer sare ah oo si guul leh u qabsoomay, looguna talagalay Diblomasiyiinta laga aqoonsan yahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Kasoo qaybgalka ballaaran ee Danjirayaasha iyo wakiillada caalamiga ah ayaa muujiyay qoto dheeraanta xiriirrada diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo kalsoonida dib loo cusboonaysiiyay ee ku aaddan jihada iyo horumarka dalka. Wasiirku waxa uu u mahadceliyay Diblomaasiyiinta asigoo u muujiyay qaddarin ku aaddan wada shaqeyntooda, ka qeybgalka firfircoon iyo taageeradooda joogtada ah, xilli ay Soomaaliya dardargelinayso dadaalladeeda nabadeed, dowlad dhisidda, iyo mudnaanta horumarinta dhaqaalaha. Wixii Faahfaahin dheeraad ah kala xiriir: Mohamed Mahmud Allaale Waaxda Warbaahinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Email: comms@mfa.gov.so Twitter: @MOFASomalia Bogga Af-Inrigiska: Ministry of Foreign Affairs of Somalia
156
8
+9
بدون متن...
145
9
+9
بدون متن...
205
10
+9
بدون متن...
173
11
+6
بدون متن...
269
12
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Booqday Xarunta SODMA, si loo Xoojiyo Jawaabta Qaran ee Abaaraha Muqdisho, Soomaaliya | 25 Febraayo 2026 Mudane Abdisalam Ali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta dhexe ee Somali Disaster Management Agency (SODMA) ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle. Wasiirku wuxuu kormeer ku sameeyey nidaamyada digniinta hore iyo la socodka xaaladaha bini’aadantinimo ee ay adeegsato SODMA, isaga oo bogaadiyey shaqada hufan ee ay hay’addu ka waddo ka jawaabista abaaraha iyo taageerada bulshada nugul ee ay saameeyeen xaaladaha adag ee cimilada. Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa carrabka ku adkeeyey baahida loo qabo isku-duwid qaran oo mideysan, si loo dardargeliyo dadaallada gurmadka, isla markaana loo sii xoojiyo iskaashiga iyo taageerada beesha caalamka ee ku wajahan badbaadinta iyo ilaalinta nolosha muwaadiniinta Soomaaliyeed ee nugul. Sidoo kale, Wasiirku wuxuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, gudaha iyo dibaddaba, inay muujiyaan midnimo iyo garab istaag qaran, ayna ka qayb qaataan taageeridda howlaha gurmadka iyo samatabbixinta ee socda. Wixii Faahfaahin dheeraad ah kala xiriir: Mohamed Mahmud Allaale Agaasimaha Warbaahinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Email: comms@mfa.gov.so Twitter: @MOFASomalia Bogga Af Ingriiska: Ministry of Foreign Affairs of Somalia
285
13
+9
بدون متن...
286
14
Soomaaliya iyo Turkiga oo yeeshay wadahadallo heer sare ah oo ku saabsan xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 26 Janaayo 2026 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Muqdisho ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Jamhuuriyadda Turkiga, kuwaas oo u yimid wadahadallo heer sare ah oo lagu xoojinayo xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga laba geesoodka ah ee u dhexeeya labada dal. Intii uu socday kulanka, Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Dowladda Turkiga taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay Soomaaliya, gaar ahaan ilaalinta midnimada, madaxbannaanida, iyo wadajirka dhuleed ee dalka, isagoo sidoo kale xusay doorka muuqda ee Turkigu ka qaato taageeridda Soomaaliya fagaarayaasha caalamiga ah, oo ay ku jirto Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC). Kulanka waxaa ka qeyb galay Mudane Cali Onaner, Agaasimaha Guud ee Arrimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga, iyo Mudane Alper Aktaş. Safirka Turkiye u fadhiyo somalia. Labada dhinac ayaa isla qaatay in la sii amba-qaado wadatashiyada joogtada ah iyo iskaashiga ku aaddan dhinacyada mudnaanta u leh labada dal, si loo sii xoojiyo xiriirka istaraatiijiyadeed ee Soomaaliya iyo Turkiga. Wixii faahfaahin ah kala xiriir: Mohamed Mahmud Allaale Waaxda Warbaahinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
1 165
15
+6
بدون متن...
796
16
+9
بدون متن...
1 167
17
+1
بدون متن...
890
18
+9
بدون متن...
476
19
Muqdisho, Isniin, 12 Janaayo 2026:-– Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu buriyay dhammaan heshiisyadii iyo is-afgaradyadii ay Dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta, kuwaas oo la xiriiray dhinacyada iskaashiga amni iyo difaac ee laba geesoodka ah. Go’aankaan waxa uu khuseeyaa dhammaan heshiisyada iyo wadashaqaynta ay ku joogeen dekadaha Berbera, Boosaaso, iyo Kismaayo, Go’aankaan ayaa la xiriiray warbixinno iyo caddaymo xooggan oo ku saabsan tillaabooyin gurracan oo lagu dhibaataynayo gobonnimada, midnimada Qaranka, iyo madaxbannaanida siyaasadeed ee Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya, waxa ay ku caddaynaysaa masuuliyaddeeda iyo xuquuqdeeda madaxbannaani ee la xiriirta dhulkeeda, dekadaheeda, arrimaheeda amniga, iyo arrimaheeda dibedda. Golaha Wasiirrada ayaa sidoo kale ansixiyey Hindise-sharciyeedka Ilaalinta Madax-bannaanida iyo Midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda F. Soomaaliyeed, Hindise-sharciyeedka Taxkiimka iyo Xeer-nidaamiyaha Sharciga Adeegyada Shirkadaha. Hindise Sharciyeedka illaalinta madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed oo ka kooban dhawr iyo tobon qodob, ayaa mamnuucaya heshiis kasta oo ay maamul hoosaadyada iyo hey’adaha gaarka ah la galaan cid shisheeye ah, iyada oo aanan wax ogeysiin iyo oggolaansho laga haysanin dowladda federaalka Soomaaliya, korjoogtayna aysan ku lahayn wasaaradda uu heshiiskaas khuseeyo. - DHAMMAAD -
287
20
+9
بدون متن...
301