Hamse Ducaale
Open in Telegram
I'm Hamse Ahmed Suleiman, I'm The CEO and founder of Ducaale International Book-shop (DIBS)."My Vision is to promote Islamic Religion and be beneficial to the community " Raad Reeb Inta Aanad Dhiman " اترك أثرا قبل الرحيل- Leave an impact before you "die
Show more334
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
You can get in touch with me through all these Social Media:
Whatsapp: https://wa.me/252634662174.
Skype: https://join.skype.com/invite/deEWjxkVkog4
Facebook: https://www.facebook.com/HASD41423
Instagram: https://www.instagram.com/hasd41423
Ticktock: tiktok.com/@hamse.ducaale
LinkedIn: https://www.linkedin.com/in/hamse-ducaale-a20a35ab
Snapchat: https://www.snapchat.com/add/hamse_s23
YouTube:
https://www.youtube.com/channel/UC-9w5bhBrmz5ibI3Te2zPFA?sub_confirmation=1
Telegram: https://t.me/HamseDucaale
Aad ayay u mahadsan yihin dhaman walaalaha soo diray lacagaha kala duwan dollar iyo shiling ba .
"اللهم إني أسألك للمحسنين المتبرعين زيادةً في إيمانهم، وسعةً في رزقهم، وسعادةً في الدنيا والآخرة، وبركةّ في العمر، وعافيةّ في الجسد، وجنة الفردوس في الآخرة".
Ololaha *" Walaal Qur'aanka I Bar"* Ee Tobanka Maalmood ee Aduunka ugu Fadliga Badan - *10-Dulxij-1445H*
*----«خَيْرُكُمْ مَنْ تَعَلَّمَ القُرآنَ وَعَلَّمَهُ»----*
Wlaalo ku Soo Dir Waxaad la Baxayso :-
*Darasalaam:* 62084071
*ZAAD:* 0634142390
*Dahab Shiil:* HRGD56013
*EDAHAB:* 0654662174
MAGACA SOO BAXAYAA WAA
*HAMSE AHMED SULEIMAN*
مَن يُحافظ على قراءة سورة البقرة لمدة طويلة متواصلة سوف يرى في حياته عجبًا، وفي جسده شفاءً، وفي رزقه زيادةً، وفي صدره انشراحًا، وفي عمره بركة.
قال -صلى الله عليه وسلم-: "اقرؤوا سورة البقرة، فإنّ أخذها بركة، وتركها حسرة، ولا يستطيعها البَطَلة"!
Caawa waxa la gali Doonaa Seminarka ardaydki is diwaan galisay insha Allah gaar ayaa loola soo xidhiidhi doonaa insha Allah, waxay diwaan galintu xidhmaysa Maqribka. Ee ka Faa'iidayso
*Soonka Maalinta Carafa[Maalinka 9aad ee Dul-Xaj]*
Abuu Qataada Ilaahay haka raalli noqdee Waxa Uu yidhi, waxa Rasuulka (SallallaahuCaleyhiWasallam) la weydiiyey soonka maalinka Carafa La soomo, wuxuuna yidhi:
*Waxa lagu dhaafaa danbiga Sannadki tagey iyo sanadka soo socdaba"*
*Waxaa wariyey Muslim*
Xadiis Kalena waxa uu Nabigu Sallallaahu Caleyhi Wasallam yidhi : *"Waxaan rajaynayaa in Allah u danbiga ku dhaafo sanadkii ka horreeyay iyo sannadka ka dambeeya."*
------------------
*Sii Faafi oo Walaalkaa Gaadhsii ama Walaashaa.*
◾ 𝘼𝙭𝙠𝙖𝙖𝙢𝙩𝙖 𝙊𝙙𝙭𝙖𝙙𝙖
1- in la Odxiyaysto waa Sunneh Muhiim ah
2-Neefka lagu Odxiyaysanaayo haddii uu yahay
☆-Ido waa Hal sano jir
☆- Haddii uu yahay Riyo waa Laba jir
☆_ Haddii uu yahay Geel waa shan jir
☆_ Haddii uu yahay Lo, waa laba jir ama saddex jir.
3-Neefku waa inaanu lahaan wax ceeb ah sida; Xanuunada, iyo Taagdarnida, iyo Lafjabnanta, iyo dhagaha oo lajaray, iyo wixii lamid ah ee Nusqaaminaaya Hilibka Neefka.
4- Waxa laqalayaa Salaada Ciida kadib
5- Saddexda Cisho ee Ciida ka danbeeya waa laqali karaa Odxiyada.
6- Neefka Adhiga ah waxaa uu ka gudayaa qof kaliya (qoys) .
Neefka Geela ah iyo Lo,da waxa ay ka gudayaa Todoba qof.(qoys)
7- Neefka Marka Laqalaayo waxa la odhanayaa (Bismillaahi Allaahu Akbar)
بسم الله الله أكبر
8- Middi af wanagsan ayaa lagu qali, oo si wanaagsan ayaa nafta looga raaxayn.
9- Waxa fiican inuu Hilibka Wax uu kacuno qaybna uu sadaqaysto, qaybna uu hadyad ubixiyo.
10- Cuntada Lagu israafimaayo Maalinta ciida
والله اعلى وأعلم وبالله التوفيق.
✍ 𝑺𝒉 𝑴𝒂𝒙𝒂𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒖𝒔𝒆𝒆𝒏
