en
Feedback
Hamse Ducaale

Hamse Ducaale

Open in Telegram

I'm Hamse Ahmed Suleiman, I'm The CEO and founder of Ducaale International Book-shop (DIBS)."My Vision is to promote Islamic Religion and be beneficial to the community " Raad Reeb Inta Aanad Dhiman " اترك أثرا قبل الرحيل- Leave an impact before you "die

Show more
334
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
photo content

photo content
+7

photo content
+3

photo content

#Fadlan_Wixii Faah-faahin ah Nala Soo Xidhiidh whatsappkan* ➡https://wa.me/252654662174.
#Fadlan_Wixii Faah-faahin ah Nala Soo Xidhiidh whatsappkan* ➡https://wa.me/252654662174.

Xaasidku waa mid g’oaan yar, gacan adag, oo aan kalsooni lahayn, waana taasi ay keenaysa marka fursaduhu dhaafaan in shirqool iyo xumaan kula dhaqmo inta wakhtiga ka faa’iidaysanaynsa. Isagoo af iyo addinba kaga hor imanaya. Waxaana uu xaasida qofka ka horeeya. Gabaya Carbeed ayaa isagoo ka hadlaya wiil dadaal badan oo ay dad badani ka xumaadeen ayaa yidhi: “ Way xaasidayaan wiilka, markii ay gaadhi waayeen dadaalkiisa”, Gabayaagii Carbeed ee Cantrah oo caana aha ayaa isna isagoo ka hadlay xasadka yidhi: “ Xasadku kuma qaado meel sare, cadhadana laguma gaadho guul” (Kitaabka Khuluqul Muslim/Maxamed Qasali). Waxa loo baahan yahay in maskaxada laga faa’iidaysto oo hadalka badan ee beenta iyo dhawaaqa aan xasad mooyee xikmad lahayn la iska dhafo. Oo yaan la noqon : “ Hadal been ah dheg Been ah ayaa lagu dhegaystaa”. “ FAKHRIGA FADHI LAGUMA REEBO”.

photo content

‏(طالب العلم، والاستقرار المالي والاجتماعي) ١-قال الحافظ اﻷﻋﻤﺶ: "ﻛﻨﺖ ﻋﻨﺪ ﺇﺑﺮاﻫﻴﻢ ﻓﺤﺪﺙ ﺑﺴﺘﺔ ﺃﺣﺎﺩﻳﺚ ﻓﺤﻔﻈﺘﻬﺎ. ﻓﺠﺌﺖ اﻟﺒﻴﺖ ﻓﻘﺎﻟﺖ ﻟﻲ اﻟﺠﺎﺭﻳﺔ: ﻳﺎ ﻣﻮﻻﻱ ﻟﻴﺲ ﻓﻲ اﻟﺒﻴﺖ ﺩﻗﻴﻖ، ﻓﻨﺴﻴﺘﻬﺎ". ٢-لمّا صنّف أبو عبيد القاسم بن سلّام كتابه (غريب الحديث)، عرضه على الأمير عبد الله بن طاهر فاستحسنه، وقال: "إنّ عقلًا بعَثَ صاحبه على عملِ مثلِ هذا الكتاب لَحَقيقٌ ألّا يُحْوَجَ إلى طلب المعاش!"، فَأجْرى له عشرةَ آلاف درهم فى كل شهر". ٣-ذكر الشيخ البسام في "علماء نجد": أن بعض ‎#علماء_نجد (قبل ٢٥٠ سنة )، كان يكفل الغرباء من طلاب العلم، ويقوم بكفايتهم ونفقتهم، ويمنعهم من الإنفاق على أنفسهم ولو كانوا أغنياء.. ويقول: "من لم ينتفع بطعامنا، لا ينتفع بكلامنا".

photo content

photo content
+5

Dawooyinkani waa been abuur Fadlan ka ilaali waalidka inaad u qaado dawadaasi dhiig karka iyo gaastariga, dawooyinka iska hubi yaanu ku sirin galka quruxda badan ee muuqaalka la hagaajiyay. Waxa dawooyinkan xaqiijiyay beentooda haayadda dhawrista tayada oo gacanta kuwada haysa, hadii aad daawatay Barnaamijka dawooyinka ee aan wiigan sii deynay waa kuwa muuqaalka ku jira MM Somali TV youtube. Cadaymaha dhamaantood halkan ka Akhriso iyo qoraalka Haayadaba ay bulshada uga digayso.

U jejebi natiijada aad rabtid in aad gaartid shaqooyin yar yar oo aad qaban kartid, joogtayn kartid, aadan ka daalayn, kuuna noqda caado aad qabatintid. Qaado nasasho markaad u baahatid si aad dib ugu karaar qaadatid. "سدّدوا، وقاربوا،واغدوا، وروحوا، وشيء من الدلجة، والقصدَ القصدَ تبلغوا" رواه البخاري من حديث أبي هريرة رضي الله عنه. Dr. Mohamoud A Mohamoud

Consistency vs. Intensity ==================== Qofku in uu dadaalo oo juhdi badan bixiyo waa wax aad u fiican oo uu natiijo f
Consistency vs. Intensity ==================== Qofku in uu dadaalo oo juhdi badan bixiyo waa wax aad u fiican oo uu natiijo fiican ku gaari karo. Waxaase dhici kartaa in aad muddo yar ka dib ka daashid oo aad wadi waydid. Hal ama labo maalmood oo aad Gym tagtid oo biro badan qaadid ... muruqyadu ku xanuunaan, kadibna aadan bil ku noqon! "Intensity" waa in aad muddo gaaban juhdi badan ku bixisid si aad u heshid natiijo deg deg ah. Haddii aad yar yaraysid juhdigaaga, laakiin aad joogtaysid ... maalinba inta aad qaban kartid, laakiin aadan ka daalin najiidada waxay kugu qaadan waqti dheer ... laakiin yoolkaagi waad gaaraysaa. Joogtayntu (Consistency) waxay ku baraysaa in aad yeelatid caado (habit) wanaagsan. Mar hadday caado kuu noqontana dhib kugu qaban mayso ... adigoo samayay baad arkaysaa.

photo content
+1

photo content

photo content
+9

🏅 #U_Hadyadee_Cumro_Qof_Aad_Jeceshahay, oo Ka Faa'iidee #Fursadan_Dahabiga Ah ee Bilaha Xurmada Leh Dhexdeeda,#Dul_Xajj_Iyo_Muxaram. Haddii uu Jiro Qof aad jeceshahay oo Xanuunsan, ama da' ah oo aan safar gali Karin, ama qof qoyska ka mid ah oo dhintay isagoo ku jira qabri, oo aad jeclaan lahayd inaad u sameyso wax Qurux badan U Cumree. 📣 *Ka Qayb Qaado Kordhinta abaal marinta Qofka Dhintay ama Xanuunsan Oo Awoodi waayey, Adna Ajar Hel.* Hada Waxa Socota Diwaan Galinta Cida Rabta In Laga Soo Cumreeyo. #Wixii_Faah_faahin_ah_Nala_Soo_Xidhiidh* ➡*https://wa.me/252654662174.*