cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Waayo AraG 😎

Ha isku hawlin in aad noqoto shakhsiga guusha iska leh, ee ku dadaal in aad noqoto qofka qiyamka leh

Show more
Finland858The language is not specifiedReligion & Spirituality12 290
Advertising posts
7 786
Subscribers
No data24 hours
+507 days
+12730 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
............... ☟........... 😍❀ 𝗪𝘂𝘂 𝗟𝗌𝘀𝗹𝘆𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗮𝘆𝗲𝗹𝗮𝘆 𝘄𝘂𝘅𝘂 𝗌𝗎𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻𝗮𝘆 𝗛𝗌𝗌𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗟𝗮𝗹𝗯𝗶𝗎𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗞𝘂 𝗟𝗮𝗮𝗱𝗮𝘆𝘀𝗌 𝗲𝗲 𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗶𝗹𝗞𝗲𝗵𝗲𝗱𝗮.....❀✍🫂 ᎇʀᎇʏɢᎀ " ʜᎏᎏʏᎏ " Ꭱᎀxᮀ ᎅᎀʀᎇᎍɪ ᎋᎀʀᎀ ᮅᮀᮅᮀ Lᮏᮠᮇ sᎀʀᎀ ❀🀏 𖊹𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗪𝗮𝗮𝗎𝘀𝗮𝗻 🀚
Show all...
❀ 9
Show all...
Gunta Nolosha☀ |قاع الحياة

"Hadalkaaga Yaraada Caqligaaga Batay"🀏

Photo unavailableShow in Telegram
Sawirkan iyo qoraalada yar yar ee ku yaalaa waxay tilmaam fiican ka bixinayaan farqiga u dhexeeya akhristaha buugga uu akhriyo ka samaysta xog kaydsan iyo akhristaha aan buugga uu akhriyo xog ka reeban. Haddaba xikmadu waxay ku jirtaa akhristuhu inuu lahaado xog-qaadasho (Note Taking). Buugga aad akhrisato waxa ay xasuustiisa cilmi ama fariinta uu xambaarsanaa ku baaqi ahaankartaa inaad xog ka reebto si haddii aad wax uga baahato si sahlan dib ugu dhugan karto. Akhriste buugga aad akhrido xog maka reebataa? ——————- Muse M. Osman
Show all...
👍 3
🔎🔎
KULMIS
🔎🔎 Linkigan hoose  waxa ku jira 96 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. 👇👇👇👇👇 Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali 👇👇👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/h3vQESiP3J02Yjc0
Show all...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 96 chats.

"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid. Sponsored ⬇ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @WADNOJACAYL
Show all...
🫵 KU-DHIIRRO 🫵
😢 JACEYL 😢
💪XIGMAD SIDE💪
🀯 MASKAX MAAL 🀯
🥰 SHEKOOYIN 🥰
🫵HORMARI HANKA🫵
❀WADNO JCYL❀
🫠RIYOOYINKA🫠
💪ISBADALKA GUSHA💪
😊WAAYA ARAG😊
🀯MAAN HADAL🀯
💪WADOYINKA GUSHA💪
😍WEHEL CAASHAQ😍
🀌HAGAHA NOLOSHA🀌
🫵 HANKAAGA 🫵
🀯AQOON KORDHIYE🀯
😍HOYGA FARXADA😍
💪DHIIRISO💪
🗂MAD'XAFKA🗂
🀯MUFAKIR🀯
🫚SOYAALKA🫚
😍HAYAANKA😍
💪DHAWAR ADEYG💪
💪DHIIRIYE💪
✊HADAFKA NLSH✊
🫱CILMIYE🫲
🫵 U-FIIRSO 🫵
🫠DAACAD CALI🫠
📚 SOM PDF 📚
📞BEST IMAGES📞
✍QORMOYIN✍
👍MADAALIYE👍
🫵NAGU SOO BIIR🫵
Photo unavailableShow in Telegram
"Haddii mu'min iyo gaal ay bad ku wada dhacaan, hadba ka dabaasha bartay ayuun baa badbaadaya, ilaahayna ma jeclo jaahiliinta. Waxa kaliya ee aad diin ku yeelan kartaa waa aqoon oo ilahay jaahilnimo laguma caabudo Inta aad ku foorartaan sii daynta gadhka, laabista marada iyo muuqaalka guud, ku dedaala dhisida aqoontiina wax walba waxa ka horeeya aqoonta'e Aqoonta dhabta ahi sinaba ugama hor timaaddo diinta ee waa u cadayn iyo xaqiijin. Xorriyaddu waxa kaliyea ee ay jidkeeda ku barraxan kartaa waa aqoon
Reer galbeed ilxaad kuma ay horumarin ee waxa ay ku horumareen aqoon."
Dr Mustafa Mahamuud AUN Xigasho Sahanka xogaha
Show all...
❀ 7👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Sikasta aad uqurux badan tahay ama aad ufoolxun tahay sidaan waa sida ay dumarka kuu arkaan marka aad shiidka tahay wiillow....😁😂
Show all...
😁 6👍 2
01:01
Video unavailableShow in Telegram
Alx calaa nicmatil awlaad 🀲
Show all...
2.70 MB
❀ 8👍 3
Photo unavailableShow in Telegram
📚 Dadow ogaada in dhamystiranka diintu tahay cilmi doon iyo ku camal falid. 🙏🏌☺
Show all...
❀ 10
🔎🔎
KULMIS
🔎🔎 Linkigan hoose  waxa ku jira 96 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. 👇👇👇👇👇 Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali 👇👇👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/h3vQESiP3J02Yjc0
Show all...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 96 chats.

Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.