cookie

ะœั‹ ะธัะฟะพะปัŒะทัƒะตะผ ั„ะฐะนะปั‹ cookie ะดะปั ัƒะปัƒั‡ัˆะตะฝะธั ัะตั€ะฒะธัะฐ. ะะฐะถะฐะฒ ะบะฝะพะฟะบัƒ ยซะŸั€ะธะฝัั‚ัŒ ะฒัะตยป, ะฒั‹ ัะพะณะปะฐัˆะฐะตั‚ะตััŒ ั ะธัะฟะพะปัŒะทะพะฒะฐะฝะธะตะผ cookies.

avatar

Waayo AraG ๐Ÿ˜Ž

Ha isku hawlin in aad noqoto shakhsiga guusha iska leh, ee ku dadaal in aad noqoto qofka qiyamka leh

ะ‘ะพะปัŒัˆะต
ะ ะตะบะปะฐะผะฝั‹ะต ะฟะพัั‚ั‹
7 786
ะŸะพะดะฟะธัั‡ะธะบะธ
ะะตั‚ ะดะฐะฝะฝั‹ั…24 ั‡ะฐัะฐ
+507 ะดะฝะตะน
+12730 ะดะฝะตะน

ะ—ะฐะณั€ัƒะทะบะฐ ะดะฐะฝะฝั‹ั…...

ะŸั€ะธั€ะพัั‚ ะฟะพะดะฟะธัั‡ะธะบะพะฒ

ะ—ะฐะณั€ัƒะทะบะฐ ะดะฐะฝะฝั‹ั…...

ะคะพั‚ะพ ะฝะตะดะพัั‚ัƒะฟะฝะพะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒ Telegram
............... โ˜Ÿ๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽ........... ๐Ÿ˜โค๏ธ ๐—ช๐˜‚๐˜‚ ๐—พ๐—ผ๐˜€๐—น๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜†๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚ ๐—ผ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ž๐˜‚ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฒ๐—ต๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ.....โค๏ธโœ๐Ÿซ‚ แด‡ส€แด‡สษขแด€ " สœแดแดสแด " แดกแด€xแด€ แด…แด€ส€แด‡แดษช แด‹แด€ส€แด€ แด…แด€แด…แด€ Lแดแด แด‡ sแด€ส€แด€ โค๏ธ๐Ÿค ๐–ฆน๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐Ÿคš
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒัะต...
โค 8
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒัะต...
Gunta Noloshaโ˜€๏ธ |ู‚ุงุน ุงู„ุญูŠุงุฉ

"Hadalkaaga Yaraada Caqligaaga Batay"๐Ÿค

ะคะพั‚ะพ ะฝะตะดะพัั‚ัƒะฟะฝะพะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒ Telegram
Sawirkan iyo qoraalada yar yar ee ku yaalaa waxay tilmaam fiican ka bixinayaan farqiga u dhexeeya akhristaha buugga uu akhriyo ka samaysta xog kaydsan iyo akhristaha aan buugga uu akhriyo xog ka reeban. Haddaba xikmadu waxay ku jirtaa akhristuhu inuu lahaado xog-qaadasho (Note Taking). Buugga aad akhrisato waxa ay xasuustiisa cilmi ama fariinta uu xambaarsanaa ku baaqi ahaankartaa inaad xog ka reebto si haddii aad wax uga baahato si sahlan dib ugu dhugan karto. Akhriste buugga aad akhrido xog maka reebataa? โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”- Muse M. Osman
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒัะต...
๐Ÿ‘ 3
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด
KULMIS
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด Linkigan hoose  waxa ku jira 96 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/h3vQESiP3J02Yjc0
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒัะต...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder โ€œKULMIS 1AADโ€, which includes 96 chats.

"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid. Sponsored โฌ‡๏ธ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @WADNOJACAYL
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒัะต...
๐Ÿซต KU-DHIIRRO ๐Ÿซต
๐Ÿ˜ข JACEYL ๐Ÿ˜ข
๐Ÿ’ชXIGMAD SIDE๐Ÿ’ช
๐Ÿคฏ MASKAX MAAL ๐Ÿคฏ
๐Ÿฅฐ SHEKOOYIN ๐Ÿฅฐ
๐ŸซตHORMARI HANKA๐Ÿซต
โค๏ธWADNO JCYLโค๏ธ
๐Ÿซ RIYOOYINKA๐Ÿซ 
๐Ÿ’ชISBADALKA GUSHA๐Ÿ’ช
๐Ÿ˜ŠWAAYA ARAG๐Ÿ˜Š
๐ŸคฏMAAN HADAL๐Ÿคฏ
๐Ÿ’ชWADOYINKA GUSHA๐Ÿ’ช
๐Ÿ˜WEHEL CAASHAQ๐Ÿ˜
๐ŸคŒHAGAHA NOLOSHA๐ŸคŒ
๐Ÿซต HANKAAGA ๐Ÿซต
๐ŸคฏAQOON KORDHIYE๐Ÿคฏ
๐Ÿ˜HOYGA FARXADA๐Ÿ˜
๐Ÿ’ชDHIIRISO๐Ÿ’ช
๐Ÿ—‚MAD'XAFKA๐Ÿ—‚
๐ŸคฏMUFAKIR๐Ÿคฏ
๐ŸซจSOYAALKA๐Ÿซจ
๐Ÿ˜HAYAANKA๐Ÿ˜
๐Ÿ’ชDHAWAR ADEYG๐Ÿ’ช
๐Ÿ’ชDHIIRIYE๐Ÿ’ช
โœŠHADAFKA NLSHโœŠ
๐ŸซฑCILMIYE๐Ÿซฒ
๐Ÿซต U-FIIRSO ๐Ÿซต
๐Ÿซ DAACAD CALI๐Ÿซ 
๐Ÿ“š SOM PDF ๐Ÿ“š
๐Ÿ“ธBEST IMAGES๐Ÿ“ธ
โœQORMOYINโœ
๐Ÿ‘MADAALIYE๐Ÿ‘
๐ŸซตNAGU SOO BIIR๐Ÿซต
ะคะพั‚ะพ ะฝะตะดะพัั‚ัƒะฟะฝะพะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒ Telegram
"Haddii mu'min iyo gaal ay bad ku wada dhacaan, hadba ka dabaasha bartay ayuun baa badbaadaya, ilaahayna ma jeclo jaahiliinta. Waxa kaliya ee aad diin ku yeelan kartaa waa aqoon oo ilahay jaahilnimo laguma caabudo Inta aad ku foorartaan sii daynta gadhka, laabista marada iyo muuqaalka guud, ku dedaala dhisida aqoontiina wax walba waxa ka horeeya aqoonta'e Aqoonta dhabta ahi sinaba ugama hor timaaddo diinta ee waa u cadayn iyo xaqiijin. Xorriyaddu waxa kaliyea ee ay jidkeeda ku barraxan kartaa waa aqoon
Reer galbeed ilxaad kuma ay horumarin ee waxa ay ku horumareen aqoon."
Dr Mustafa Mahamuud AUN Xigasho Sahanka xogaha
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒัะต...
โค 7๐Ÿ‘ 2
ะคะพั‚ะพ ะฝะตะดะพัั‚ัƒะฟะฝะพะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒ Telegram
Sikasta aad uqurux badan tahay ama aad ufoolxun tahay sidaan waa sida ay dumarka kuu arkaan marka aad shiidka tahay wiillow....๐Ÿ˜๐Ÿ˜‚
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒัะต...
๐Ÿ˜ 6๐Ÿ‘ 2
01:01
ะ’ะธะดะตะพ ะฝะตะดะพัั‚ัƒะฟะฝะพะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒ Telegram
Alx calaa nicmatil awlaad ๐Ÿคฒ
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒัะต...
2.70 MB
โค 8๐Ÿ‘ 3
ะคะพั‚ะพ ะฝะตะดะพัั‚ัƒะฟะฝะพะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒ Telegram
๐Ÿ“จ Dadow ogaada in dhamystiranka diintu tahay cilmi doon iyo ku camal falid. ๐Ÿ™๐Ÿผโ˜บ๏ธ
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒัะต...
โค 10
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด
KULMIS
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด Linkigan hoose  waxa ku jira 96 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/h3vQESiP3J02Yjc0
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ัŒ ะฒัะต...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder โ€œKULMIS 1AADโ€, which includes 96 chats.

ะ’ั‹ะฑะตั€ะธั‚ะต ะดั€ัƒะณะพะน ั‚ะฐั€ะธั„

ะ’ะฐัˆ ั‚ะตะบัƒั‰ะธะน ั‚ะฐั€ะธั„ะฝั‹ะน ะฟะปะฐะฝ ะฟะพะทะฒะพะปัะตั‚ ะฟะพัะผะพั‚ั€ะตั‚ัŒ ะฐะฝะฐะปะธั‚ะธะบัƒ ั‚ะพะปัŒะบะพ 5 ะบะฐะฝะฐะปะพะฒ. ะงั‚ะพะฑั‹ ะฟะพะปัƒั‡ะธั‚ัŒ ะฑะพะปัŒัˆะต, ะฒั‹ะฑะตั€ะธั‚ะต ะดั€ัƒะณะพะน ะฟะปะฐะฝ.