DAARUL HIDAAYA
Open in Telegram
📩 Kala xidhiidh maamulaha fariimaha qaabilsan:- 👉 T.me/Faadil_som 👈 Muxadaroyin MP3 ah hadaad rabtidna Linkigan hoose guuji ka dibna ka dhageyso kuna biir. 👇👇👇👇👇👇 https://t.me/diiwaanka_muxadaroyinka
Show more7 776
Subscribers
+124 hours
+147 days
+3130 days
Posts Archive
7 776
Repost from Muxaadaro Soomaali
Dhagayso Muxaadaro Ka hadleysa "Fadliga 10ka hore bisha dul-hijjah".
Waxaana soo jeedin doona Inshaa'Allaah Sheekh XASAN Ibraahiim Ciise.
🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
7 776
Repost from Muxaadaro Soomaali
FADLIGA TOBANKA DUL-HIJJAH
Bisha Dil-xijjah waxay ka mid tahay mid ka mid ah bilaha Alle ee Xurmada badan, waxaana ku jirta bishan 10 maalmood oo khayr badan waxaana inoo caddeynaya hadalka Alle oo ku dhaartay 10kaan Maalmood, Sidoo kale Rasuulku wuxuu yiri SCW: "maalmaha aduunyada majirto maalmo ka fadli badan tobanka maalmood ee bisha Dul-Hijjah ugu horeysa...". Haddaba walal ugu dadaal tobankani maalmood oo caawa habeenkii labaad ay tahay si aad iyo aad ah.
Waxaa sunno ah:
1: Hadii Aad awooddo soon 9ka maalmood ee bishaan Carafo.
2: Shanta Salaadood ku tuko Jamaacada, Sidoo kale ku dadaal salaadaha sunnada.
3:Qur'aan Akhriska, Ducada, Tasbiixda, Taxmiidda, Adkaaraadka...
4: Waxaa sunno ah in aadan timahaaga ama cijiyadaada jarin inta lagu guda jiro maalmahaan hadii aad udxiyada neef qalaysid.
5: Waxaa aad ubadisaan oo kor uqaadan inta aan ku guda jirno maalmahaan Takbiirta sida uu Nabiga SCW iyo Saxaabadiisu samayn jireen oo kale.
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
7 776
Repost from Muxaadaro Soomaali
FADLIGA TOBANKA DUL-HIJJAH
Bisha Dil-xijjah waxay ka mid tahay mid ka mid ah bilaha Alle ee Xurmada badan, waxaana ku jirta bishan 10 maalmood oo khayr badan waxaana inoo caddeynaya hadalka Alle oo ku dhaartay 10kaan Maalmood, Sidoo kale Rasuulku wuxuu yiri SCW: "maalmaha aduunyada majirto maalmo ka fadli badan tobanka maalmood ee bisha Dul-Hijjah ugu horeysa...". Haddaba walal ugu dadaal tobankani maalmood ee soo socda oo caawa bisha kow tahay.
Waxaa sunno ah:
1: Hadii Aad awooddo soon 9ka maalmood oo berri bisha kow tahay ilaa maalinta carafo.
2: Shanta Salaadood ku tuko Jamaacada, Sidoo kale ku dadaal salaadaha sunnada.
3:Qur'aan Akhriska, Ducada, Tasbiixda, Taxmiidda, Adkaaraadka...
4: Waxaa sunno ah in aadan timahaaga ama cijiyadaada jarin inta lagu guda jiro maalmahaan.

Repost from Taa'ib Media
Daawo Muxaadaro ku saabsan Fadliga Tobanka Hore ee Dul Xijah. Waxaana soo jeedinaya Fadiilatu Sheekh Maxamed Cumar Dirir [Xafidahullaah].
Nagala soco halkaan si aad u heshid kalimad ku saabsan 10ka Dul Xijah oo aan si maalinle ah idinla wadaagi doono Siina faafiya kheyrka:
https://t.me/Taaib_Media
7 776
Bisha Dil-Xij ayaa laga arkay Dalka Sacuudiga qayb ka mid ah, waxaana Boqoradayda Sacuudiga si Rasmi ah ugu dhawaaqday in berri oo Jimca ah ay tahay maalinta Koowaad ee bisha Dil-Xij.
7 776
Repost from DAARUL HIDAAYA
XASUUSIN SOONKA 6-DA MAALMOOD EE BISHA SHAWAAL.
Rasuulka ﷺ ayaa waxa uu yiri:- "Qofkii sooma bisha Ramadaan oo raaciya lixda Bisha Shawaal waxa ay ahaan doontaa xagga ajarka sida nin soomay sannadka oo idil".
---------------------
@Daarul_Hidaya
7 776
Repost from Taa'ib Media
Zaakatul Fitriga iyo Axkaamteeda.
Waxaa soo jeedinaya Sheekh Xassaan Xuseen Aadam.
https://t.me/Taaib_Media
7 776
Ciid Mubaarak:
عـــيـــد الـــفـــطـــر الـــمـــبـــارڪ: تـــقـــبـــل اللـــه مـــنـــا ومـــنـــڪم صـــالـــح الاعـــمـــال، وڪــل عـــام وانـــتــم بـــخـــيـــر
7 776
Dhagayso Majaalista bisha barakaysan ee Ramadaan sanadkan 1445 Hijri.
{Siirada Saxaabada Allaah ka raali noqdee}.
Majliska 30aad:
Saxaabiga: Cabdullaahi Ibnu Cabaas RC.
"عبد الله بن عباس -رضي الله عنه-"
Waxaa soo jeedinaya: Sheekh Dr Cumar Iimaan Abuubakar.
Nagu soo biir si aad u hesho Muxaadarooyinka Culimada:
🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
7 776
Dhagayso Majaalista bisha barakaysan ee Ramadaan sanadkan 1445 Hijri.
{Siirada Saxaabada Allaah ka raali noqdee}.
Majliska 29aad:
Saxaabiga: Zeyd Binu Thaabit RC.
"زيد بن ثابت -رضي الله عنه-"
Waxaa soo jeedinaya: Sheekh Dr Cumar Iimaan Abuubakar.
Nagu soo biir si aad u hesho Muxaadarooyinka Culimada:
🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
7 776
Dhagayso Majaalista bisha barakaysan ee Ramadaan sanadkan 1445 Hijri.
{Siirada Saxaabada Allaah ka raali noqdee}.
Majliska 27aad:
Saxaabiga: Camar Ibnu Caas RC.
"عبد الله بن عمرو بن العاص -رضي الله عنه-"
Waxaa soo jeedinaya: Sheekh Dr Cumar Iimaan Abuubakar.
Nagu soo biir si aad u hesho Muxaadarooyinka Culimada:
🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
7 776
Dhagayso Majaalista bisha barakaysan ee Ramadaan sanadkan 1445 Hijri.
{Siirada Saxaabada Allaah ka raali noqdee}.
Majliska 26aad:
Gabaygii Xassaan Ibnu Thaabit (Allaah ka raali noqdee) uu ku difaacayay islaamka.
"شعر حسان بن ثابت-رضي الله عنه- في الدّفاع عن الإسلام"
Waxaa soo jeedinaya: Sheekh Dr Cumar Iimaan Abuubakar.
Nagu soo biir si aad u hesho Muxaadarooyinka Culimada:
🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
7 776
Dhagayso Majaalista bisha barakaysan ee Ramadaan sanadkan 1445 Hijri.
{Siirada Saxaabada Allaah ka raali noqdee}.
Majliska 25aad:
Saxaabiga: Xassaan Ibnu Thaabit RC.
"حسان بن ثابت-رضي الله عنه-"
Waxaa soo jeedinaya: Sheekh Dr Cumar Iimaan Abuubakar.
Nagu soo biir si aad u hesho Muxaadarooyinka Culimada:
🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
7 776
Dhagayso Majaalista bisha barakaysan ee Ramadaan sanadkan 1445 Hijri.
{Siirada Saxaabada Allaah ka raali noqdee}.
Majliska 24aad:
Saxaabiyadda: Faatima Bintu Muxamad ﷺ.
"فاطمة بنت رسول الله ﷺ"
Waxaa soo jeedinaya: Sheekh Dr Cumar Iimaan Abuubakar.
Nagu soo biir si aad u hesho Muxaadarooyinka Culimada:
🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
7 776
Dhagayso Majaalista bisha barakaysan ee Ramadaan sanadkan 1445 Hijri.
{Siirada Saxaabada Allaah ka raali noqdee}.
Majliska 23aad:
Saxaabiyadda: Ummu Cadhiyah RC.
أمُّ عطيّة -رضي الله عنها-"
Waxaa soo jeedinaya: Sheekh Dr Cumar Iimaan Abuubakar.
Nagu soo biir si aad u hesho Muxaadarooyinka Culimada:
🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
7 776
Dhagayso Majaalista bisha barakaysan ee Ramadaan sanadkan 1445 Hijri.
{Siirada Saxaabada Allaah ka raali noqdee}.
Majliska 20aad:
Saxaabiyadda: Khadiija Bintu Khuweylad RC.
"خديجة بنت خويلد -رضي الله عنها-"
Waxaa soo jeedinaya: Sheekh Dr Cumar Iimaan Abuubakar.
Nagu soo biir si aad u hesho Muxaadarooyinka Culimada:
🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
7 776
Dhagayso Majaalista bisha barakaysan ee Ramadaan sanadkan 1445 Hijri.
{Siirada Saxaabada Allaah ka raali noqdee}.
Majliska 19aad:
Xaasaskii iyo Zowjaadkii Nabiga ﷺ.
"زوجات الرّسول ﷺ".
Waxaa soo jeedinaya: Sheekh Dr Cumar Iimaan Abuubakar.
Nagu soo biir si aad u hesho Muxaadarooyinka Culimada:
🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
7 776
Dhagayso Majaalista bisha barakaysan ee Ramadaan sanadkan 1445 Hijri.
{Siirada Saxaabada Allaah ka raali noqdee}.
Majliska 18aad:
Saxaabiga: Abuu Hureyra RC
"أبو هريرة -رضي الله عنه-"