Taa'ib Media
Open in Telegram
Halkaan waxan idinku soo gudbin dona Insha Allah hadi Alle idmo Arahda, Dardaranada Culimada muslimiinta. Fadlan kuso biir Channeladena siina share gareya 👇👇👇👇👇 https://t.me/Taaib_Media https://t.me/Daarul_Hidaya https://t.me/Diiwaanka_muxadaroyinka
Show more416
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Data loading in progress...
Similar Channels
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
September '23
September '23
+2
in 0 channels
August '23
+5
in 0 channels
Get PRO
July '23
+13
in 0 channels
Get PRO
June '23
+11
in 0 channels
Get PRO
May '23
+10
in 0 channels
Get PRO
April '23
+9
in 0 channels
Get PRO
March '23
+47
in 0 channels
Get PRO
February '23
+13
in 0 channels
Get PRO
January '23
+4
in 0 channels
Get PRO
December '22
+29
in 0 channels
Get PRO
November '22
+6
in 0 channels
Get PRO
October '22
+11
in 0 channels
Get PRO
September '22
+20
in 0 channels
Get PRO
August '22
+16
in 0 channels
Get PRO
July '22
+2
in 0 channels
Get PRO
June '22
+11
in 0 channels
Get PRO
May '22
+14
in 0 channels
Get PRO
April '22
+15
in 0 channels
Get PRO
March '22
+97
in 0 channels
Get PRO
February '22
+46
in 0 channels
Get PRO
January '22
+302
in 0 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 24 September | 0 | |||
| 23 September | 0 | |||
| 22 September | 0 | |||
| 21 September | 0 | |||
| 20 September | 0 | |||
| 19 September | 0 | |||
| 18 September | 0 | |||
| 17 September | 0 | |||
| 16 September | 0 | |||
| 15 September | 0 | |||
| 14 September | 0 | |||
| 13 September | 0 | |||
| 12 September | 0 | |||
| 11 September | +1 | |||
| 10 September | 0 | |||
| 09 September | 0 | |||
| 08 September | 0 | |||
| 07 September | 0 | |||
| 06 September | 0 | |||
| 05 September | 0 | |||
| 04 September | 0 | |||
| 03 September | 0 | |||
| 02 September | 0 | |||
| 01 September | +1 |
Channel Posts
Fadliga soonka bisha Muxarram iyo maalinka Caashuura:
|| Sh Muxammed Cabdi Umal.
Soonka caashuura waxa uu ku beegan yahay sanadkaan:
Maalinka 9aad: Khamiis 27/07/2023 - 09/01/1445
Maalinka 10aad: Jumce 28/07/2023 - 10/01/1445
Nagu soo biira Siina faafiya Channelkeena:
https://t.me/Muxaadaro_Soomaali
| 2 | Sanad Wanaagsan Allaah ha inooga dhigo sanadkaan 1445-Hijri Sanad Khayr badan Allaahna sanado kale oo badan nabad iyo Caafimaad ha inagu gaarsiiyo.
كل عام وانتم بخير ألف مبروك لجميع المسلمين. | 103 |
| 3 | WAXAA SUNNO AH MAANTA OO CIIDDA AH IN AAD SAMAYSAAN QODOBADAAN SOO SOCDA EE HOOS KU XUSAN:
1: In aad ku labisato dharka ama marada kan ugu wanaagsan sida uu Nabigeena samayn jiray oo kale.
2: In aad afxirato ilaa aad kasoo tukanayso salaadda Ciidda oo aadan wax cunin waxna cabin.
3: In aad waddooyin kala duwan aad marto oo hal waddo kale isticmaalin inta lagu guda jiro maalintaan Ciidul Adxaa ee tan ah.
4: In aad badiso Takbiirta marka aad guryihiina aad ka baxaysaan ilaa aad ka gaartaan Musalaha aad ku tukanaysaan Labada Rakcadood ee Ciidda.
5: In dumarka loo khudbadeeyo Lana tujiyo isla markaana la waaniyo laguna booriyo inay bixiyaan saddaqo sida uu samayn jiray Nabigeena ﷺ marka la gaaro Ciidda.
6:In aad muujiso Farxadda Ciidda waxay ka mid tahay Shacaa'iirta Diinta.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال | 187 |
| 4 | عيد الأضحى المبارك
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
https://t.me/Taaib_Media | 148 |
| 5 | Axkaamta ciida & Udxiyada || Sh Xassaan.
https://t.me/Taaib_Media | 1 451 |
| 6 | Ku ducayso ducadani uu Nabigu ﷺ nagu booriyay inaan ku ducaysano maanta oo kale (Yowmu Carafa) oo aanu aad u badino. | 1 852 |
| 7 | XASUUSIN: Maalinta berri oo ah maalin Thulatho ama Talaado waa Maalinta ugu Fadliga badan maalmaha Alle waana maalinta Carafo. Qofkii sooma maalinkaa waxa uu Allaah u danbi dhaafayaa laba sano Duniibtii kaa dhacday ama ku dhacday sida ku cad Xadiithkii Nabiga ﷺ ee Micnihiisa ahaa: "Soonka maalinta Carafa Allaah wuxuu ku dhaafaa dunuubta sanadkii tagay iyo sanadka soo socda."
Marka aan ka faa'ideysano maalinkaa aadka fadliga badan igana faa'ideyso soon, takbiirta, Ducada iyo Istiqfaarta. | 88 |
| 8 | Waxay ahaayeen Cabdullaahi Ibnu Cumar iyo Abuu Hurayra –Ilaahay ha ka raali noqdee- kuwa suuqa u baxa maalmahan tobanka ah iyaga oo takbiiranaya dadkuna way la takbiiran jireen suuqana wax kale umay tagi jirin aan ahayn inay takbiirtaan. | 105 |
| 9 | Hadii Maalinta Ciidda iyo Maalinka Jimcaha ay kulmaan Maxaa la samaynayaa?!
|| Sheekh Xasaan Xuseen Aadam || | 297 |
| 10 | Axkaamta Ay leedahay Zakatul Fidrigu
|| Sheekh Muxammed Cumar Dirir || | 3 565 |
| 11 | Sidee ayaynu u Sabootinaa Bisha Ramadan
ll Sheekh Muxammed Cumar Dirir ll | 1 801 |
| 12 | Maxaad ka ogtahay Dagaalkii Badar oo lagu xasuuqay Kufaartii Qureesh?
Sh. Muxammed Sh. Cumar Dirir. | 212 |
| 13 | DHACDOOYINKII DHACAY MAALINTA 17-AAD EE BISHA RAMADAAN WAXAA KA MID AH:
Maanta waxaa dhacay mid ka mid ah dagaalladii iyo duulaannadii ugu waa waynaa ee taariikhda diiwaan gelisey ee lagu xasuuqay Kufaaru Qureesh, waana dagaalkii ugu horeeyey ee Muslimiinta iyo Gaalada ama Xaqa iyo Baadhilka dhexmara waana dagaalkii Badar oo Muslimiinta ku guulesteen afka ciida u daraan Gaaladii isqaa qaladka iyo santaagga badnayd ee saxaabada iyo Nabiga ﷺ ka harsanaa waayeen ka dib markii magaaladoodii kasoo eryadeen.
Warbixin kooban oo diiradda ku saari doono macrikadaas iyo Natiijada ka dhakatay kala socda halkaan Inshaa'Allaah:
👇👇👇👇👇
https://t.me/Axdaathta | 231 |
| 14 | رمضان مبارك: أسأل الله العظيم ان يكون شهر رمضان الفضيل شهر الأمن والأمان والاستقرار في بلادنا والسكينة علينا جميعاً... اللهم آمين آمين آمين.
T.me/Diiwaanka_Muxadaroyinka | 62 |
| 15 | Fadliga habeenka 15 Bisha Shacbaan ay leedahay:
عن أبي موسى الأشعري رضي الله عنه، عن النبي صلى الله عليه وسلم قال: (إن الله ليطلع ليلة النصف من شعبان، فيغفر لجميع خلقه، إلا لمشرك أو مشاحن
[ابن ماجة1390، وابن أبي عاصم، واللالكائي]
[Abu Muusa Al-Ashcari (I.R.H) waxa laga wariyey inuu ka wariyey Nabiga (N.N.K.H) inuu dhahay: Ilaahay (SWT) wuxuu fiiriyaa habeenka badhtama bisha Shacbaan markaasuu dhamaan makhluuqaadkiisa/uunkiisa u danbi dhaafaa marka laga reebo gaalka iyo mid cuqdad u haya cid kale oo Muslima.]
FG:-
Shan iyo tobanka (15) bisha #Shacbaan waxa ay ku beegan tahay caawa oo #Jimco ah.
@Daarul_Hidaya | 20 |
| 16 | ڪَيـفِــيَةُ إِســتِقــبَالُ رَمَـضَــانُ؟!
Habeenka Arbacada soo galayso oo habeen danbe ah waxaa idin soo gudbin doonnaa Inshaa'Allaah Muxaadaro Qayim ah oo uu jeedinayo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo uu si faahfaahsan uga hadli doonno Sida aan u qaabili doonno Bisha Ramadaan ee Foodda in lagu soo hayso. Halaga faa'ideysto muxaadarada oo aan soo dhigi doonno Habeen danbe Inshaa'Allaah.
Haddaba Muxaadarada waxaad kala soconaysaan Muxaadarada Barteena Telegramka ee Muxaadarooyinka:
🔻🔻🔻🔻🔻
https://t.me/Diiwaanka_muxadaroyinka | 1 |
| 17 | 📌 XASUUSIN SOONKA AYAAMUL BIID:
Waxa sunna ah in laga soomo bil waliba 13, 14 iyo 15 sidaas darteed waxa xasuusinaynaa dhamman muslimiinta in maalinta berri ah oo Axad ah oo ay taariikhda ku beegan tahay 13ka Shacbaan 1444 Hijriyada oo berri ah, waxaana sunno ah in la soomo maalmaha kala ah Axad, Isniin iyo Thulatho ama Talaado.
Nabiguna ﷺ wuxuu ahaa siday axaadiithtu sheegeyso bisha Shacbaan bisha uu ugu Soonka badnaa marka Laga soo tago Ramadaan, xitaa axaadiithta qaarkii waxay sheegeysaa in uu soomii jiray dhamaan bisha shacbaan.
FG:
Ma banaana in la soomo wixii ka dambeeya shan iyo Tobanka (15) bisha Shacbaan, illaa waxaa soomi kara qofkii 15ka wixii ka horeeyey soomi jiray.
Nagu soo biir oo share garee:
👇👇👇👇👇
T.me/Daarul_Hidaya | 59 |
| 18 | DHAGAYSO:
Sidee ayaynu uga faa'ideysanaynaa bishan aan ku guda jirno ee SHACBAAN?
¦¦ SHEEKH MAXAMED CUMAR DIRIR ¦¦.
╭══💚════════💚══╮
@Taaib_Media
╰══💚════════💚══╯ | 76 |
| 19 | Daawo Qiso Cajiib ah oo dhexmartay Wiil gabar u doontay Nin odey ah.
[Sheekh Xuseen Cali Jabuuti].
Nagu soo biira walaal oo Share gareeya
https://t.me/Taaib_Media | 442 |
| 20 | No text... | 112 |
