en
Feedback
DAARUL HIDAAYA

DAARUL HIDAAYA

Open in Telegram

📩 Kala xidhiidh maamulaha fariimaha qaabilsan:- 👉 T.me/Faadil_som 👈 Muxadaroyin MP3 ah hadaad rabtidna Linkigan hoose guuji ka dibna ka dhageyso kuna biir. 👇👇👇👇👇👇 https://t.me/diiwaanka_muxadaroyinka

Show more
7 776
Subscribers
+124 hours
+147 days
+3130 days
Posts Archive
01.TADRIIBU RAAWI.MP39.27 MB

💡Duruusta Culimada Soomaaliyeed ee la diiwaangaliyay. #علم_المصطلح_الحديث 📚 Kitaabka 2aad . 📎 Taqriib Imaamu Nawawi. (التقريب للإمام النووي). 🎙 Sheekha: Shariif Cabdi Nuur Shariif Xasan {Raximahullaah}. 💿 Tirada cajaladaha (xalqadaha): 18 🔉@Daarul_Hidaya ⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️ Filo Galabta marka saacaddu ku beegan tahay 04:00pm Insha'Allah.

💡Duruusta Culimada Soomaaliyeed ee la diiwaangaliyay. #علم_المصطلح_الحديث 📚 Kitaabka 2aad . 📎 Taqriib Imaamu Nawawi. (التقريب للإمام النووي). 🎙 Sheekha: Shariif Cabdi Nuur Shariif Xasan {Raximahullaah}. 💿 Tirada cajaladaha (xalqadaha): 18 🔉@Daarul_Hidaya ⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️ Filo Galabta marka saacaddu ku beegan tahay 04:00pm Insha'Allah.

sticker.webp0.08 KB

+4
11_Musdalaxul Xadiis 11.mp342.72 MB

+8
02_Musdalaxul Xadiis 02.mp342.56 MB

01_Musdalaxul Xadiis 01.MP342.44 MB

تيسير مصطلح الحديثpdf

💡Duruusta Culimada Soomaaliyeed ee la diiwaangaliyay. #علم_المصطلح_الحديث 📚 Kitaabka 1aad . 📎 Teysiir Musdhalaxul Xadiith. (تيسير مصطلح الحديث). 🎙 Sheekha: Shariif Cabdi Nuur Shariif Xasan {Raximahullaah}. 💿 Tirada cajaladaha (xalqadaha): 15 🔉@Daarul_Hidaya ⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️ Waxyar ka dib halkaan kala soco Insha'Allah.

بِسْــمِ اللَّٰٰــهِ الـرَّحْـمَـٰنِ الـرَّحِـيْـمِ. السَّــلَامُ عَـلَــيْــڪُــمْ وَرَحْــمَــةُاللَّٰــهُ وَبَــرَڪَــاتُــهُ. أَمّابَــعــدُ؛ وَسَـنَــبْــدَأُ لــڪُــمْ الــدُرُوسُ الدِّيــنِــيَّــة مِــن جَــدِيــدٍ إِن شَــآءَ اللَّٰــهُ. ♻️ رابـــط الـقــنــاة:↙️ T.me/Daarul_Hidaya

Repost from Taa'ib Media
Hadaad waqtigaaga ilaaliso, waxkastood rabto inaad gaadho waad gaadheysa... [Sheekh Mustafe]. 👇👇👇👇👇👇👇 https://t.me/Taaib_Media

Repost from Muxaadaro Soomaali
XASUUSIN: Soonka Yowmu Cashuura oo ku beegan: Maalinka 9aad: Isniin 15/07/2024 - 09/01/1446. Maalinka 10aad: Talaado 16/07/20
XASUUSIN: Soonka Yowmu Cashuura oo ku beegan: Maalinka 9aad: Isniin 15/07/2024 - 09/01/1446. Maalinka 10aad: Talaado 16/07/2024 - 10/01/1446. عن أبي قتادة – رضي الله عنه- عن النبي –صلى الله عليه وسلم- ( صيام يوم عاشوراء أحتسب على الله أن يُكفّر السنة التي قبله ) رواه أحمد (5/296)، ومسلم 1163 Ikhwaanii Filcaqiidah, Nebigu Scw Wuxuu Yiri Xadiis uu warinaayo Abii Qataatah Rc: (Soonka Maalinta Caashuuraa Waxaan Allaah ka rajaynayaa inuu iigu dhaafo sanadkii tegay) Waxaa Wariyey Axmed: 5/296, Muslim:1163. Waa fursad qaali ah aynu ka wada faa'ideysano, lana wadaag fariintaan sxbkaaga uu moogan yahay si uu isagana uga faa'ideysto adigana ajar aad uga heshid.

"Nin walba oo diinka la dagaalama meel xun buu ku danbeyn doona kuligood waad ogaan doontaan". [Sheekh Xassaan Xuseen]. https://t.me/daarul_hidaya

SANADKA CUSUB EE HIJRIGA1446-HIJRI: Waxaana taariikhda Hijriga soo bilaabatay ka dib hijradii Nabiga ﷺ iyo Saxaabadiisa ay u
SANADKA CUSUB EE HIJRIGA1446-HIJRI: Waxaana taariikhda Hijriga soo bilaabatay ka dib hijradii Nabiga ﷺ iyo Saxaabadiisa ay u hijroodeen Magaalada Madiina iyaga oo kasoo hijroodeen magaaladii Maka Al-Mukarrama, halkaas oo ay diintooda kala soo carareen ka dib markii culeysyo kala duwan iyo dhibaatooyin fara badan ay kala kulmeen Mushrikiintii Qureysh isaga iyo Saxaabada Allaah ka raali noqdee. Wixii maalintaas ka danbeeyey waxaa bilowday Taariikhda Hijriga, waxaana si rasmi ah u qoray taariikhda Hijriga Allaah ka raali noqdee Saxaabigii jaliilka ahaa ee Cumar Binu Khadhaab. Waxaana Tan iyo waagaas Taariikhda Hijriga ahayd Taariikhda kaliya ee ay Muslimiintu xisaabsadaan. Waxaan Allaah weydiisanaynaa in sanadkaan Cusub ee 1446-Hijri inooga dhigo sanad Barwaaqa badan, dalkeenana amni iyo xasilooni ku dhisan Shareecada Islaamka ina siiyo hadaan nahay umadda muslimka ah ee Soomaaliyeed, Allaah sidoo kale waxaan weydiisanaynaa in dadkeena kala dhex dhigo quluubtooda maxabo iyo Jacaylka Diintiisa.

Repost from Taa'ib Media
Axkaamta ciida & Udxiyada || Sh Xassaan. https://t.me/Taaib_Media

عيد الأضحى المبارك عيد — تقبل الله منّا ومنكم صالح الأعمال
عيد الأضحى المبارك عيد — تقبل الله منّا ومنكم صالح الأعمال

Repost from Muxaadaro Soomaali
Nabiga ﷺ wuxuu yiri:- {Duco lagu duceysto waxaa ugu khayr badan ducada la duceysto maalinta Carafo, waxaana ugu khayrka badan
Nabiga ﷺ wuxuu yiri:- {Duco lagu duceysto waxaa ugu khayr badan ducada la duceysto maalinta Carafo, waxaana ugu khayrka badan ee aan ku duceystey aniga iyo Nabiyadii iga horeyeen waa; "لا إله إلا الله، وحده لا شريك لهُ، له الملك وله الحمدُ، وهو على كل شيء قديرٌ".

Repost from Taa'ib Media
Fadliga ay leedahay maalinka Carafada. - Sheekh Maxamed Cumar Dirir. Nagu soo biir: https://t.me/Taaib_Media

Repost from Taa'ib Media
Soonka la soomayo 10-ka hore ee Bisha carafo in la xiriiriyo Nabiga ﷺ maka sugan yahay?
Sheekh Xassaan Xuseen Aadam.

Halkaan ka dhageyso Muxaadaro ku saabsan tahay "Fadliga Tobanka hore ee bisha Dul-Xijjah", waxaana soo "𝑺𝒉𝒆𝒆𝒌𝒉 𝑿𝒂𝒔𝒔𝒂𝒏 𝑰𝒃𝒓𝒂𝒂𝒉𝒊𝒊𝒎 𝑪𝒊𝒊𝒔𝒆". https://t.me/Muxaadaro_Soomaali